apdiqadir Daweeye dumarka garanay ha isku qabqabsadaan ragee adigu ma kuwa daba careemka loo mariyaad tahay badaw yahaw afkaga uraya Ogaden ha ku sheegin Ogaden waa dad kareemaysan kaana aqoon badan kana wayo aragsane hadad khaniis tahay isa soo cadee xafiiska khaniisyada ha lagaa soo regester gareeye lax fuqul lax 🐑🐑🐑
Heestan mrkee soo bxdaa dhgeysan jiray kdib marmar aa dhgeysn jiray lkn mnta music bes tiktok ka soo maqlay sasa mr kleh kusoo radiyay musickeeda leeba xifdiyay allow alle😮
MRka hure waxaan meeshan Kasalamayaa Sxb iigu Qaali Ah Caamir & Darwesh Yare waallh Kaabe waaad shidan Tihiiin inbadan I am Saying You Everybody Take In Out
Waan ogahy ina soradineysid hestan laxanka mcn hada iga dambeso like isar😂💔
Ani heestam markii la qaday 7years jira lkn imjka dawadey inta hada dawatey🥺😫❤
2024🎉8years ago
Heestan sanad walba Waan Zoo ziyaartaa😅yaakh🤘laxankan Dabka iyo Codadkan Shidan
Maalaga fuqi karaa Mac😍@Mokaappe
28.2.2018
Sanadkan masoo aday😂
@@Inna_mohamet 😂
@@Inna_mohamet sanadkaaana 😂
@@Caatopl 2022 uu ahaa mala😂😂😂
@@Inna_mohamet 😂😂
heeskan laxankisa waxba sisan karin❤️ 2023 waqtigu wuu socda illaahy hana amansado
we love shaqsigii dalkiisa jecel waaaaw dalkogay kufaanayaan ana smalilnd waan ku faanaa sxp dalkiina jigjig hanoolaado
jigjiga iyo hargesa ma dalba shimraha ba ayuqan dal masidasa
+Maxamed Omar wlhi inn kucaya iga hysaa cm mrkn akhriyey dhiiga igu kcy lkn wn is dajinyaa cuqdada iska dhaaf bro hady xamar baabady anaga horumrknaga hka xumaane masha allh dhe
yeah runtaa waaye Somaliland iyo ddsi waa laba dowladood aan aaad u taageero inkastoo aan u dhashay Somaliland lknse ddsi waa axyaa dad rer muqdisho iyo bushland waa ay dhaamaan 100% noolaada SLN iyo ddsi 👍👍👍👍👍
+Maxamed Omar dadkii bukay ayaa tahay miyaa eee horumarka walaalahood ka xumaa intaad ka xuntihiin horumarkayaga ayaad dhamaateen oo meel gaadhi Kari waydeene iska dhaaafa xaasid nimada aad horu mar gaadhaane iyo nabade.
Huda Abdirizak sidokle gacalka 😍😍😍😍
2015 still ilaa hada wan dhagaystaa
plz hadii aad iga dambayso love isaar❤
iam still watch 2019 yaa ila dhagyasanaya farta tag😂😂😂🙋
january / 14 / 2024 Âpre-midi ayaan dawanayan hestan wana shaqen fom switzerland 🇨🇭 ragan wan searching gareya marmarka qar
❤❤❤❤❤
2019 yaa dhagaysanaya plz like
Still am listening this masterpiece song until December 2022❤️🎶
legend
Me to 2023❤❤
Alla ya cizak in badan wan raadshe wan heley heesteydi an jeclaa one love sxbyal♥️😂🌡💉💪4 years ago
Happy New Year 2023 still wan dhagysanya
jigjiga boyz 😍👌❤🏃
daadax wlhi
queen Buntish Wilashan rer jig jigo maha sxbey
Bahjo Ismael doqon ogaden jigjigawi ah weeye ragga
apdiqadir Daweeye dumarka garanay ha isku qabqabsadaan ragee adigu ma kuwa daba careemka loo mariyaad tahay badaw yahaw afkaga uraya Ogaden ha ku sheegin Ogaden waa dad kareemaysan kaana aqoon badan kana wayo aragsane hadad khaniis tahay isa soo cadee xafiiska khaniisyada ha lagaa soo regester gareeye lax fuqul lax 🐑🐑🐑
Bahjo Ismael hadanay ree jigjiga ahayn adigu meel u sheeg camiir👉jawhar jigjiga lijooj waliba nawaari
inanka dimple ka le wuu idhex qaaday dhoolacadayntiisa kama dhargo😊😘
Allow hooyaday caafi cdy waa lguu kenaa
Allow hooyaday caafi 😆😆
I still have crush on him😭❤️
Dimple don’t do nothing. Penis does. Get your priorities straight
Still Iam listening 13/1/2025 8:36 maaLin isniin ah
jigjiga boys legend 💖👈
masha allah handsome willashan qurux camir zaki iyo willka kalan ka helay yaaaaa chocolate weyan
Caamir zaki telkiisa maku siiiyaa dee😀
JJGA Boys wilashayda Idin Ma wayo ❤❤❤😘🙏
three of emm looking so awesome 💜😍 Hater's grow up it's 2015 👅😏
Nia H ⛼⛼
It's 2020
2022🤭
@@a.rahmanmohamed2922 2022
@@ayma_f2514 😭😂😂
Heestan moto bajaj ano mel u raacay baa wiil motada waday dartay sa keni wyey ka dip baan soo rashay ee hdad iga danbedo like 😊
waa camir aya qurux lodaye abowe mcn wad kawadata
Ramla Ruun jawahar baa ugu sita naasiil wayen😄😄😄😄👏👏👏👏 hhhhhhhh😉😉
Happy New Year 2021 !!! STILL HEESTAN WAAN DHAGYSANAYAA ❤
Best song ina mada shidan🤣👈 2020 like
Yaa Dhageyzanaya 28 ocTobar 2018
Farta taaG 😂
Yaa dawanaya 2019 bishi 10 wixi kadan beyey
This is fv songgg wlh i can't forget😭💕and who's same with me watching 2023📺
Jowhar darwiish boqortoyo jidwaaq😍😍asalkii reer jigjiga!!!!
dadka kla tag qabylda
camir zaki Geri kombe 🥱
I adore Men in Pink walahi 😄 I think its cute. These boys are 🔝well done lads 🙌
2022 wan dhagaysanayaa hees iyo bar intii iga dambaysa like😘😍
😂wats apkaaga soo sheeg
...ax yaa khadar.....
ayaa leeh..viiva boyz
❤jigjigaa...✔
qurux iyo qimo iga dhe wow boyz wan idhin salame siwa wilka dimpleska leh
Heestan mrkee soo bxdaa dhgeysan jiray kdib marmar aa dhgeysn jiray lkn mnta music bes tiktok ka soo maqlay sasa mr kleh kusoo radiyay musickeeda leeba xifdiyay allow alle😮
Hestan 6sano kahor igudambese dhageyso ogadambeyn tiktok markan ku arke hadan soboqdey inta igadambeso like isara❤❤❤❤
From tiktok
Wan salamaya dadka 2016 ki heestan xafladaha ciyaalka xafada oga dheeli jirey ❤
Nice song ina adeer yaal waan jcl ahay dadka ku faano wdankooda like boys 😍ku jcli yaa Kuna jigjiga tlhi💋💋💋
Masha allah 😍😍 wilasha jigjiga amaizing 0:36 iyo 0:37
Best song ever zaki , ugas ,jawhar ;) big respect My big brothers ❤️❤️❤️❤️true
who still here 😂❤
Caaadi mahan wiilasha aay handsome
Hestan dadki so saraay kamid aha 😮
jigjiga boyz😍👌
Marki iguga horeysay 2015 ESTV ayaan Kadaawaday
still inta dawanysa 2024 like❤😢😮
Waaaaw Kama xiiso dhaco fanaan qaringa 15/3/2019 yaa ila dhagzynya
Wllhi waan xusustaa shaleemada markaan galno intaan filimka la gayn ka hor baa lagayn jiray 😢
Dad jelous ah an arkaa best hees camiir zaki cadawga unolow i liket u😍😍😍
wiilasheena from jigjiga quruxda waan udhalanay 😍😍😍😛😜😛
After 9yrs waxaa soo boqday xasuustii qaangarkeyga 2015
Wxa soxasustay wardhiigley geedjecel iyo saxibkey iiyow
Dad iswaye aduuna kala geeyay 👋
my boys jjgawi aaaax Miss you wllhi my wilashaydi 👩❤👩👩❤👩👈
Woow❤ 2015🎉
jijiga boyz noolada ma brothz zaki n jawhar
nasrudin Jararawy ❤️❤️
nasrudin Jararawy dhalinti jijiga weeye aadban usalamaynaa, macal adiga fanankena nosokacay wa kufana
Siteen kugu helaa 😍
Best song yaqe 👌👌
Yahuu 👌👌👌 Macquul Lkn Dheesha Laga Dhintay
Is Muuji Aan Ku Tabtabtee wyy Dheeshooda 👣👣👣
L
ahsan hees bro
horay u socda
aabahiin wasse
caadi ma tihiin
superb guyz zaki iyo jawhar like ur style nd codka mnshllh lop uh guyz hori usocoda 143 mwaaah
Some one 2024👀❤️
Old is gold waan ogahay inaad dib usoo raadin doontid ❤😢
Still 2021 is my fav this song💥❤
Best song ever i love it ❤️❤️❤️😍
best song er i love de somgt
Hey
Haa
suaad Jb hhnbvxzbv
Waa shthay
Well done guys..... voice..style..dance intuba waa fit ✅✅✅✅✅
2024 yaa nool 😂😂
MRka hure waxaan meeshan Kasalamayaa Sxb iigu Qaali Ah Caamir & Darwesh Yare waallh Kaabe waaad shidan Tihiiin inbadan I am Saying You Everybody Take In Out
2020 ayaa dhagayzanayaa inta iga danbaysa like
Caamir Zaki
wiil Cajaa'ib ah.
wanka helay hesta.
welipa Cod Caamir Zaki.
iyo Body giisaba
ciyaartisa...
2020 ya ila dawanya Hestan ❤❤❤❤❤
come on guys, not everyone meant to be a fanan warya darwish chill out. auto tune became your best friend that's what's up😘😘
Muna Ibrahim hhhhhh sanadadaan auto tune baa la weheshadaa hhhh
Heesta kaliye an marki an yara ila hada an dhageesto runti waa hees an ad uu jeclahy 2015 ila iyo 2022 ayad uun dhageesta
waaaw nice song jawhar waanku taagersanahay adiyo asxaabtada halkaa kaga siihay mansha allah codwaad haysaa il iyo cawri la aw🌹🌺 👌👌 ✌✌ 💪👍😘😘😋
After 8 years ago cawan ku arkay hestan youtube ka 😂2018 ayaan aad udhagaysan jiray heestan xasuus 😊
wooow Eshkiyashik Inapa Caadi MaaHa ZhpoH Caamir ZaKi And His Friends
heestan waan xiijiyey wlhi.😂
Inaba caadi maaha caamir zaki iyo daraawish❤✌ jigjiga boys
sadam zaki
dj jo
jawhar
you are so swag
:-) I appreciate on this song walahi :-)
Zaki iyo jawhar nollada pro amzing song runtii
g
g
end
hi
woow waxaa idin leeyahay heesa noo kordhiya caadi ma tihiin thnks
Heestan mba ka xiisa fhigo 2022❤❤
2022 yaa ila daawanaya😂🔥
Who listen 2025 decebmer 27❤😮😮❤❤❤
Nice song Somali brother you did good job
2020 like me
waaaw nice song horey usocdaa
masha Allah my ina hooyo caamir ❤❤we xiis you
waxa tihinba wa qurxontihin hestana belo waaye lkn nasib daro qarirada itobiya aa qorta kuwada taaan so waba idin.nacay uma.firinayo qabil wa dontan ahada gobolka rabta kaso jeda lkn hada somali nimada ka baxden uf aa tihin quruxdinana waxa ku ciyaray itobiyan.nimadina
Ina madan jigjiga ka so jedan qariirada haday watana de kuma galoobayan😂cadi iska dhig wilasha quruxdooda u qiiir
Doqonkas ayaa Qorta ku wato Ragaan kala ma ahni
jigjiga iyo tulli guled hady kaso jeedaan maaha itoobiyaan inay yihiin balse cabdi ilay ayaa dadkii oodhan ku wada shupay fikir itoobiyaanimo
Sorry abyo waxa qarirada etopia mahn eee qarada africa micnha map of africa
@Hunny bella na adoon wax garanaynin mesha haiskaga dibiro dhacsanin sifcn ufiri qarirada africa waye laiskama hadlo une 😏
They on point no mashqul and keep it up guys 👌
I listen 👂 this song more about 20 time in this day 2022-april_26
Still listening to this song in nov 2023
2024 dhagaysanayna kawarn❤😂
2022🔥 Friday 9:20AM night
jawhar sxb sare alla maxaa iswaynay 10sano kahor jigjiga caday
Aniga midka dhahdaa ku jiiro ayan ku haasta red t-shit haasto 😍😍
woooow nice song sxbyaal waad ifaysaan saln sare zaki wanaqana long time walhida
Heestan iyo xasuusteeda wlhi ma iloobo😅😢
Hestan xasuus gaar ay igu leedahay
1:51 2022 waqtigu wu socdaa
www Ddsi boys zaki N jawhar nice song style cod inaba cadi maha👌👌👌
fantastic song wow
I like it 😍😘😍😍
Jigjiga boys doing their thing. Rageedii baa tihiin halkaas ka wada
wawawawaw waad shidan tihin u guys did gd job dance siga codka music ga style ka never seen like this song.
wiilkan waan ka helay codkiisa Saki waaaw cadi mahin 😘😘😘😘😘😘
Ala heestaan sidaan u jeclahy😢❤
Woooww i like this song i never heard a song like this i like their stly and their dance also i like their voices so keep it up guys mansha allah
Inta Daawaneysa 2021 like ku qabta 😍👍💯