Qoys wada faraxsan oo waqti wada qaadanayaa.. Alla Soomalida inta badan ma helaan farxadaas iyo jaceylkaas, markaas bey cayaalka urdufka ah ee naceybka lagu koriyay ay leeyihiin waa qoys qasaaray. Waxaa qasaaray qof aan jaceyl iyo farxad ku heysan qoyskiisa. Allaha dhowro Reer Axmed Cali Cigal.. jannadaa noo ballan ah.
So sheeg aniga waa aqaa naa mana ahan qiyaali balse 7 legend oo kaban ka ku caan baxday iyo kow mid ka keenay halka ow ka keenay ayaa lagaa rabaa teeda kale ogow waxaa jiray kuwa ka horeyay balse ketaar ayey garaci jireyn gadaal dambe na kaban ayey uso waregeen waliba ku qurux bateen suasha hadan uso labto oo ila socoto hal hal uso sheg 7 legend sxb iyo macaln kooda
I think it's beautiful scene wa family happy isku ah idinku Allah na kama xigtan afka xun iska daya somalida wa la yaba wa just aqal bay iska joogan bashalayan
2019 qof kii ila socdo waa ku slmy inta naga so horey say neh waan slmy waxan kaso hadlaa qurac jomo waa tuulo ku dhaw janta kundisho Gobol ka hiiraan waxey daris la tahay feer feer ama balad weyne waa magalo weyn inta u dhaw marka somali ha is barato kkkkkk
Horta markii uu ogaaday axmed ali cigaal in maryan mursal tahay midgaan ayuu xataa nimankan oo ay u dhashay kaga baxsadaya ayaa la yidhi ee arinkaa bal i saxa haduu run yahay Inkastoo majeertanka iyo isaaquba ay iska shabahaan xaga qab waynida oo ay yihiin labeenta somali iyo halka ay u dhimato somali
Dadku waa isku mid sxb lkn caadadaas xun soomaalida ku dhaqanta ilaa maanta. Axmed iyo Maryal waa reer Galkacyo waa is yaqaaniin ee caadi bay isu guursadeen iyagoon arrinka qabiilka u joojineyn, mudday u adkeysteen dhibka soomaalida kaga imanaya is qabistooda. Wiilka labaad waxa la dhahaa magaciisa KEENADIID macnaha sida ka muuqata KUNCIIL markuu dhashay baa la rabay in la kala furo lkn nin labaad baa haddana reerkii ku soo biiray marka waa KEENADIID. Iyagoo is qaba ayuu haddana Axmed guursaday KHADRA DAAHIR CIGE,, marka mar dambe inay si caadi ah u kala tageen baan filayaa labada fannaan.
ina maxamed sheekhow hanaank Rabbi baa iskale, hibada fanka xalaashana Allensw baa bixiya waana hub halisa hadu tuugo gacanta u galo dad badan lagu halligi karo, hadu dad wanaaga ku haga helana hanuunin dadweyne noqonkara, waana hubki gumeystaha lagu saarey dadweynahana geeryada gumeysiga looga tuurey ayago la rarto ee waad qaboobiye quryar soco.
Maryan Mursal markey sex matasha fanka Maxamed Siyad Bare ka fadhisiyey heso kabana ayey meelaha ka qaadi jirtay Laakiin fan waa laga fadhiisiyey waayo Talyaniga soo diray cajaladii ay kuma tashay sex oo yidhi adigo muslina ayey fananintadi waxa samaynayan.Waxaan ku caqliyeystey iyadoo barabarada Maryan Mursal loo yaqaan.
Qoys wada faraxsan oo waqti wada qaadanayaa.. Alla Soomalida inta badan ma helaan farxadaas iyo jaceylkaas, markaas bey cayaalka urdufka ah ee naceybka lagu koriyay ay leeyihiin waa qoys qasaaray. Waxaa qasaaray qof aan jaceyl iyo farxad ku heysan qoyskiisa. Allaha dhowro Reer Axmed Cali Cigal.. jannadaa noo ballan ah.
somalida ma oga in axmed cali cigaal kujiro 7 NIN ee xaga kabanka somaliwayn ugu badiya iyo laxanka
Qabilkii walal hortaa ninkaan
Adeerkay waa mj landheere labo ma ahan
So sheeg aniga waa aqaa naa mana ahan qiyaali balse 7 legend oo kaban ka ku caan baxday iyo kow mid ka keenay halka ow ka keenay ayaa lagaa rabaa teeda kale ogow waxaa jiray kuwa ka horeyay balse ketaar ayey garaci jireyn gadaal dambe na kaban ayey uso waregeen waliba ku qurux bateen suasha hadan uso labto oo ila socoto hal hal uso sheg 7 legend sxb iyo macaln kooda
Somali 2ba nin baa kamanka ugu badiyay oo 12 xarig ka garaaci jirsy inta kal waxay ka garaci jireen 8 ilas 9 xarig
Waa
#Cumar.dhuule
Iyo
#Xudaydi
Kunciiil iyo ahmed lama kala yaqaan masha allah xataa hadda kunciil ahmed batiguu yaraa buu u egyahy
Masha allah such beautiful family Farxadu iiib maha👍👍👍👍
Qoysa fanka 🇸🇴qiimo wayna ku le all Idina xafido
Sidii ubad Aan dhaly bn Ku ilaaliya qoys wado fani ah waayey
Pure class🤩😍 Adeer & 👑👑 Maryaan 😎I love you all. 😍😍😍❤❤❤❤
Xifdulah family Cigaal ubaxi jacelka ❤❤❤❤❤
Ilaahow na Hanuuni Bal Ka warrama hadduu Xaqu u yimaado Iyagoo Tumanaya music
Yaa 2021 daawanya eesha calaa qiyaasak
I think it's beautiful scene wa family happy isku ah idinku Allah na kama xigtan afka xun iska daya somalida wa la yaba wa just aqal bay iska joogan bashalayan
asal fan weye ma arag cidku haysata fanka qoyskan
kkkkkkkkkkkk eagal iyo qoyskisa waa tunteen lkn walahi waa isku cood wiil iyo aabihii
Burhan Yusuf kkkkkkkkkkkkk waaa tunteeen yaaah daaa iska tuntaane
habarta gurbanka odayga kabanka wiilka na heesta
2019 qof kii ila socdo waa ku slmy inta naga so horey say neh waan slmy waxan kaso hadlaa qurac jomo waa tuulo ku dhaw
janta kundisho Gobol ka hiiraan waxey daris la tahay feer feer ama balad weyne waa magalo weyn inta u dhaw marka somali ha is barato kkkkkk
شرماک Tupe zxp mahadsanid wax badan kaa bartay wlll waxan joogaa somaliland, Hargaisa, isha boorama villige bro. tuuladaa waan kaa bartay zxp mahadsanid
Happy family!
Caday yarey reer khatraaaayna iyo saygeed.
alle haso hanuniyo Aamiiiiiiiiin
allaah waayn isagaa awod leh adigu ma hanuunsan tahay??
War waa cabdi baadl
kkkkkkk ahmed iyo qoskisa cadi mahan
ahmed ali cigaal waakan kabanka utumeya kuniiicl ahmed cali cigaal oo heesaya iyo hoyadiis msrysn mursal ciise oo bonkaha utumeysa
Hhhhhhhhh qoyska cigaal by u shidantahay.
Wlhi so funny.
ayub bashir kkkkkkkkkkkkkkkk
queen nihaal 😬😀😄
family wada marqaansa
Happy family God bless you
Waxa layir awlad jacayl udgon kad ku garta mama maryan mursal nolow
I love my fimly say manshaalah
ilma adeerayaloow keeladhalay kantumaya mise kanheesaya wale waa ask RR cigaal caymo lkn aniga kiiladhalayba garanlahay xunuga hesyaba abihi kawayn
Wonderful family
9/10/1999 hada maha
Miyay cabsanyiin
Waana ninkii reer Wembley yaraañ isku ahaan jirteen kun Ciil iyo keena diidaw wsç yaa asxaabu reer London UK.
They look so happy 😚😚😚
Waa family faqsuus ilahay haso hanuuniyo
❤abdiinasir axmednur abdulle mashaa
Family.
Horta markii uu ogaaday axmed ali cigaal in maryan mursal tahay midgaan ayuu xataa nimankan oo ay u dhashay kaga baxsadaya ayaa la yidhi ee arinkaa bal i saxa haduu run yahay
Inkastoo majeertanka iyo isaaquba ay iska shabahaan xaga qab waynida oo ay yihiin labeenta somali iyo halka ay u dhimato somali
Dadku waa isku mid sxb lkn caadadaas xun soomaalida ku dhaqanta ilaa maanta. Axmed iyo Maryal waa reer Galkacyo waa is yaqaaniin ee caadi bay isu guursadeen iyagoon arrinka qabiilka u joojineyn, mudday u adkeysteen dhibka soomaalida kaga imanaya is qabistooda.
Wiilka labaad waxa la dhahaa magaciisa KEENADIID macnaha sida ka muuqata KUNCIIL markuu dhashay baa la rabay in la kala furo lkn nin labaad baa haddana reerkii ku soo biiray marka waa KEENADIID.
Iyagoo is qaba ayuu haddana Axmed guursaday KHADRA DAAHIR CIGE,, marka mar dambe inay si caadi ah u kala tageen baan filayaa labada fannaan.
Maya axmed iyo maryan hacayl run ah ayaa dhexyaaley arima qabiilna umay joojin lkn soomalida dhaqankeda guracan reerkii iyo jacaylkii wey kala direen aakhirkii
Hhhh riyo ayaaa ku jirtaaaa
Royal family
qoos wada qasaarey waaye kuwaan walaahi
war waa kunaciil ahmed cali cigaal iyo hoyadiis maryan mursal maha odeygii
+siham ahmed haa hadaan arkey qofka tumeyaa waa ahmed ali cigaal
Abdalla Maxamed Sheekh,Adaaa Khasaarey
caadi maahan
Wwwwwwwwwwwyaasalam
maryan family
Muuqaalkanu waxaan filayaa inuu ku cusub yahay TH-cam maxaa yeelay Cigaal aad baan u taageeraa ,, weliba isagoo kaban tumaaya waan raadshay ,, lkn horey umaan arkin ,, marka haddaa la soo gashaaan filaayaa..
Wllh waa Qasaaro tii ugu weeyneed wayo Qoos dhan oo hal hees moyee Cipado kale An lagu arag Allow oowlada inuu gayeel Aqiro inoo shafeeca qada
ina maxamed sheekhow hanaank Rabbi baa iskale, hibada fanka xalaashana Allensw baa bixiya waana hub halisa hadu tuugo gacanta u galo dad badan lagu halligi karo, hadu dad wanaaga ku haga helana hanuunin dadweyne noqonkara, waana hubki gumeystaha lagu saarey dadweynahana geeryada gumeysiga looga tuurey ayago la rarto ee waad qaboobiye quryar soco.
Wlhi this is family so funny
Mamada wey jilbeesanthy kkkkkkkkkk
A
Waa uun salaan idiin ka timi suldankà idoor
Abwan Suldanmuuse Ali channel Google.com.
Kkkkkkkkkkkkkk
Hhhhhhhhhhhhh
Calolse
Maryan Mursal markey sex matasha fanka Maxamed Siyad Bare ka fadhisiyey heso kabana ayey meelaha ka qaadi jirtay
Laakiin fan waa laga fadhiisiyey waayo Talyaniga soo diray cajaladii ay kuma tashay sex oo yidhi adigo muslina ayey fananintadi waxa samaynayan.Waxaan ku caqliyeystey iyadoo barabarada Maryan Mursal loo yaqaan.
qoos wada qasaarey waaye kuwaan walaahi
Abdalla Maxamed Sheekh dadkena dawadeyna lamiduun