JABUUTI, ITOOBIYA & FRANCE OO U SHIRAY SOOMAALIYA | GO’AANKA MW XASAN MUXUU YAHAY?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 83

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 19 วันที่ผ่านมา +14

    Waligood hashiraano intey naf inagu jirto waan difaacaneyanaa dalken iyo dadken iyo badena

  • @Ahmett__Dhiirane
    @Ahmett__Dhiirane 19 วันที่ผ่านมา +11

    Raaxo marabtaa🤔?
    Quraanka Aqri💔✅️

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 19 วันที่ผ่านมา +3

    Jabuti Waa Cadowga Umada Somaliyed 😢 Allah Naga Qabto Dhamantod Cadowga Umada Somaliyed Aamiin Aamiin Aamiin

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 19 วันที่ผ่านมา +2

    cadowga soomaalia allah jabiyo aamiin guul soomaalia aamiin

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 19 วันที่ผ่านมา +1

    Egypt 🇪🇬 Somalia 🇸🇴 Eritrea 🇪🇷

  • @awaleahmed2387
    @awaleahmed2387 19 วันที่ผ่านมา

    Cadowga number one waa jabuuti

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 19 วันที่ผ่านมา

    Cadowga Soomaaliya waxay diidanyihii kabsashada dadka iyo qaranka Soomaaliyeed. Insha Allah Soomaaliya wey guuleysan doontaa. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed. Guul Horumarka qaranka iyo Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 19 วันที่ผ่านมา +2

    basabor shasheye Ku taliyo dowlad Ku ah xildhiban iyo wasiro basabor shasheye watan ilmahoda yurub jogan dhiga shacabka somaliyed Ku bishan tugada

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 19 วันที่ผ่านมา +2

    Cumar geele waa rufyankii gumeystaha iyo itoobiya 1970gii hadana waa dilaalka soomaalida isma badalin, xasana waa NGO eey tababsrteen shisheyuhu. Allah heynaga badbaadiyo

  • @bintohalimacali6637
    @bintohalimacali6637 19 วันที่ผ่านมา +1

    Saxsax

  • @maryanahmed9538
    @maryanahmed9538 19 วันที่ผ่านมา

    Saaax waaye❤❤❤❤❤

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 19 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia 🇪🇹 cida ey isu diyaarineyso wa Eritrea 🇪🇷

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 19 วันที่ผ่านมา

    .in.sha.allah.wadan.walba.oo.dhibka.soomaali.ka.shaqeya.asagaa.burburaya.kuwa.nagu.mashquul.san.balaayo.alle.haku.salado

  • @sewy8
    @sewy8 19 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan Sheekh dhagartiisa Ilaahay Soomaali ha ka badbaadiyo, dalkaan madaxweyne ka xun ma soo marin.

  • @MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k
    @MaxamedcumarMaxamedcumar-j1k 19 วันที่ผ่านมา

    ALLAH KALIGIIS AYA HAYO UMUURAHA SOOMAALIDA E BANI ADAM IYO WAX LAMID AH WAXBA KAMA QABAN KARAAN e WAXNA KAMA BEDDELI KARAN ARRIMAHA UMMADDA SOMALIYEED . ALLAH AYA GEESKA AFRICA KA CAYRIYEY GUMEYSTA YASHI REE YURUB O FRANSISKU KU JIREY E SIDAA AWGEED UMMADDAAN ALLAH BA WATOO WEHEL UMA BAAHNO .

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 19 วันที่ผ่านมา

    asc shirane iyo iska dhafane itoobiya waa bexe madoneno

  • @Darulqalam12
    @Darulqalam12 19 วันที่ผ่านมา +1

    insha allah faraj ayaa imanayo

  • @Naadiamohamud
    @Naadiamohamud 19 วันที่ผ่านมา +2

    Shira mahe waligiinba fadhiya awalba madaxweynha jabuuti ma jeclo somalia nbdeda iyo horumarkenba Wana khowda makhashi waxna ha ukhabn marka somaliyeey utobia an iska celino

  • @mkch-f4y
    @mkch-f4y 19 วันที่ผ่านมา

    Is this radio new or tv new??

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 19 วันที่ผ่านมา +1

    Itoobiya iyo Masar labadoobuba ciidamadoodu waa imaanayaan Soomaaliya

  • @sucaado7
    @sucaado7 19 วันที่ผ่านมา

    Kuwa shiraya o dhan waa kuwa ku mash qul san iney somaaliya kor u kicin ilaah aya u jeeda waxey ka tashanaya

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 19 วันที่ผ่านมา

    SSCK oo ka guulestay cadowgii gooni goosada SNM, Madax Alshabab wuxu yaalaa Hargeisa, Dibka Alshabab wuxuu yaalaa Jilib iyo Jamaame

  • @MubYus
    @MubYus 19 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia Bada waxaa u saxiixay Xasan sheekh , heshiiska Ankara wax kale kuma saabsana.

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 19 วันที่ผ่านมา

    Qaranka Soomaaliyeed waxaa ku soo duulay cadowga Itoobiya.
    Dagaalka ka holcaya gayiga Soomaaliyeed waxaa shiday jaajuusiin Itoobiya u shaqeeya.
    Jaajuusiinta waxay isku diraan Qabiilada Soomaaliyeed.

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 19 วันที่ผ่านมา

    Wlhi aniga waxaan dhihi la haay cidamada itobiya oo oromo ah in ee dul kooda dhifacan oo amxaaro iska dhifacan dul kooda guwanaya

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 19 วันที่ผ่านมา

    Waxba nagama qaadayan meeshi nalooga shirayey allah waa jooga

  • @AbdinazeMohamed
    @AbdinazeMohamed 19 วันที่ผ่านมา

    Tugii Ismaciil caloley iyo xasan shiiq allaha nagaqabto.Farmaajo allaha nosoceliyo.

    • @demhalladbaruoras5270
      @demhalladbaruoras5270 19 วันที่ผ่านมา

      Xaroodow cirka idinka dhow inad madax dhib unoqotan 😂

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 19 วันที่ผ่านมา

    Cunagaan waa mdd aaan ku fiicnayn wqxbq garanayn waxii aw soo dhegaysto waliba kuwa mucaaradka ah waxa ay ku hadlaana analays gareeyo meega ayuu soo hor fariistaa.

  • @AbdikadirRashid-t8w
    @AbdikadirRashid-t8w 19 วันที่ผ่านมา

    Masar iyo eretria hala keeno, etoobiya marabno marabno, hassan sheekh haduu noo keeno itoobiya ,waxaan ka fiirsan doonnaa hoganka somaliya inuu sii ahaado hassan shiikh.anoo ku hadlaya afka dhalinyarada somaliyeed,

  • @maxamuudxaashibalal9592
    @maxamuudxaashibalal9592 19 วันที่ผ่านมา

    asc.

  • @birta_noolbirta_nool-lx4nb
    @birta_noolbirta_nool-lx4nb 19 วันที่ผ่านมา

    War anaga yaab nay madax wenaha haduu madaxweyne lakulmo Ethiopia ushirooso ladhahaa see buu ushaqena marka yaab😂

  • @abdulaahikulmie5570
    @abdulaahikulmie5570 19 วันที่ผ่านมา

    jabuti aya la miga itobiya ee halaga lexdo jabuti

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 19 วันที่ผ่านมา

    ,faransa anaga shaqo naguma laho jabutina nama qasbi karto ciidamo badan umabahnin

  • @MustafAbdinoor-yq7iq
    @MustafAbdinoor-yq7iq 19 วันที่ผ่านมา

    Soomaali heshiis ah dunidana heshiis la ah sow saqiir siyaasadeed maaha

  • @Rahma-dg4lj
    @Rahma-dg4lj 19 วันที่ผ่านมา

    Dagaalada waxaa ka dambeeyaa dawladda Xassan sheekh waayo asoo ka hadlayo ama xataa cambaareynayo ma aragno waayo shabaab markii hureyba wadankan waay joogeen dagaalana ma jirin

  • @Habibasom
    @Habibasom 19 วันที่ผ่านมา

    Somali.
    😴😴😴.
    Cadawgeeda.
    😂😂😂

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 19 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti waligeed cadaw aye ahayd qof walbo siyasada yaqaano ayaa og arintan

    • @demhalladbaruoras5270
      @demhalladbaruoras5270 19 วันที่ผ่านมา

      Siyasad haku marmarsiyon xaroodow waligin baa so oya dee 😂

  • @sadiyoali286
    @sadiyoali286 19 วันที่ผ่านมา

    Qaniis maguulesto tankale somaliya dhalin yardey utala umidowa diifaca dalkina rer qasa firiya

  • @SamatarAbdi-lc1zd
    @SamatarAbdi-lc1zd 19 วันที่ผ่านมา

    Aan uwada tashano dalkeena innagguba waa lannoo tashanaya sidii lanoo hagardaamon laahaa

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 19 วันที่ผ่านมา

    Soomaalidu waa in ay fahmaan etobiya waxa ay dooneyso..
    Etobiya bad ma rabto ee waxay doonaysaa in ay soomaaliya dhinac kasta ka degto si ay ugu diido in ay dowladnimo soomaaliyeed dhaqan gasho

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 19 วันที่ผ่านมา

    Waxaa jira rag lasoo siiyay lacag si ay u huriyaan dagaal sokeeye dalka gudihiiisa ka dhacay

  • @abdirizaq6408
    @abdirizaq6408 19 วันที่ผ่านมา

    Those Groups are the Real Somali Enemies.

  • @wilwiil7630
    @wilwiil7630 19 วันที่ผ่านมา

    Aragtidayda
    Somaliya waa loo tashaday lkn Allah ayaa
    Joogay meeshii loogu tashaday
    Aqliga saxda ah waxa weyan in Dowlada Somaliya iyo AS ay hishaayan si qarsoodi ah hadii la ogaado waa la fashilina geed hoostis
    Inay ku shiraan
    Heshiis sax ahna ay gaaraan
    Ayaa ah wadada ugu saxsan waxaad aragtaan in la isku haysto innagaa Soomaliya nabadeeda ilaalineyna iyo innagaa ilaalinayna yaab
    Meesha maxaa yaala
    Wax aan Somalidu aqoon ayaa loosoo ordayaa taasaa noogu fillan cadeyn in naloo tashaday waligeedna nabad iyo wanaag ka imaanmaayo ilaa ajaanibta hubka wadata iyo kuwa lacagta wata
    Wadanka laga saaro
    Mana sahlana shaqadaasu
    Waxay u baahantahay
    Aqli iyo raganimo siyaado ah
    Xalku waa kaa ee u sheeg adeer cidii wax qabankarta iyo cidey quseydaba
    Mahadsanid

  • @maxamuudxaashibalal9592
    @maxamuudxaashibalal9592 19 วันที่ผ่านมา

    asc

  • @Maxamuudcabdi-s4c
    @Maxamuudcabdi-s4c 19 วันที่ผ่านมา

    Soomaliyey tooos

  • @yuusufsheekhabdisulub4342
    @yuusufsheekhabdisulub4342 19 วันที่ผ่านมา

    Waxa socda oo dhan xasan sh baa siyaasad xumadiisa iyo iimaan xumadiisa baa la,og badana waa laxaraashayaa

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 19 วันที่ผ่านมา

    Waxaa fungareeya lacag a ku dhiiba, imraadka iyo etobiya soo a mara somaliland

  • @Adam-sq8ol
    @Adam-sq8ol 19 วันที่ผ่านมา

    Oo ismaaciil soo walaaljeen maahan

  • @abdifataxcali-hl7qb
    @abdifataxcali-hl7qb 19 วันที่ผ่านมา

    Abgaal doowladnimo marbaan ceeldheer habeen 3 sedexaaad waxaa gari lagala dagay 7 nin oo murusada kamana hadashid wll ee arinkaas ka hadal fadllan meela veyay ragaas lama yaqaan

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 19 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂 dawlada abgaal kaliya ma dhisanin ee xanuun abgaal la dhaho ayaa ku haayo ee allaha ku caafiyo qaluubta ayaad ka buktaaye

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 19 วันที่ผ่านมา

      Abagaal naceeb qabta dolada qola walba ku jirto

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 19 วันที่ผ่านมา

    Hadii manta mas dhaho waxan ahay ree hebal kuwo tageeri ayad arki

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 19 วันที่ผ่านมา

    Comments kayga waxaan u arkaa dabin kale oo cusub in uu wado madaxwaynaha dalka Jabuuti sababtoo ah dabinka uu awal nagu ridey ee vada uu Itoobiye siiyey Muuse Biixi uuna u saxiixay waa markii ay iskugu rageen Jabuuti madaxwayne Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi uuna Jabuuti ka dhacay saxiix la qariyey. Marka nadaxwaynaha dalka Frence waa aad u neceb Islam ja hadaba African ay isja soo wada ceer sheen uu hadda uu rabo narka uu arkay in uu madaxwaynaha dalka Turkey uu ku guuleystay in uu heshiisiiyo Soomaaliya iyo Itoobiye uu rabo in uu dhinac kale u rago arinta Jabuuti asagaa soo gumeystay wuxuu rabana waa ay u suubinaayaan. Madaxwayne Xasan Sheekh waa in uu la tashadaa baarlamaanka dalka iyo madaxda dalka haddii kale shirqool cusub ayuu u maleegataa nadaxwaynaha dalka Jabuuti.

    • @demhalladbaruoras5270
      @demhalladbaruoras5270 19 วันที่ผ่านมา

      War iska nafis Djibouti habar iyo aman midna idinkagama baxna ee cil laoyay oo iska riyoda 😂

  • @shaaciraxmed9967
    @shaaciraxmed9967 19 วันที่ผ่านมา

    Waaqurun xum o cadaw ah waxabana nagamaqadayo

  • @MohamedIlyas-yx2tn
    @MohamedIlyas-yx2tn 18 วันที่ผ่านมา

    Waaryaa ina cumar illaahaaga ka bas kadaa umada soomaaliyeed dibindaabyada nacsyahaw

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 19 วันที่ผ่านมา

    War.gaalka.abii.inla.goowracuurabaa.ninka.gumaadayo.çiidankeena.gArab.yarta.ah.ee.gulbada.noo.sheegtay.gayigeena.noo.ga.rara

  • @reallyg9264
    @reallyg9264 19 วันที่ผ่านมา

    maxey naga badalayan marka

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 19 วันที่ผ่านมา

    Waxa noga masul aabe ismaciil

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro 19 วันที่ผ่านมา

    Arimaha itobiya marki lagalo maxa dagal beledyada keno

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn 19 วันที่ผ่านมา

    Adiga wax kaa galay malaha dowlada maa tahay adiga waxaa rabtaa si laguu fiirsado shed

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 19 วันที่ผ่านมา

    Waar ninyar ayaa tahaye Berbara iyo Djabuti loo dhaxaynmaayo waa balakh balakh waxa kale.

  • @XasanGelemuse-ih4nr
    @XasanGelemuse-ih4nr 19 วันที่ผ่านมา

    Nimankaasi waxa ay qorayaan waa iska mala-awaal, adiguna waad sii buunbuunineysaa oo sidaadii hore ma tihid, af wax cunay xishood
    Runtuse waxaay tahay; siyaasad xumada gola-ka-fuulka ah ee adeer gurguurte, waxaana u daliil ah doowladii mw faramaajo wax dagaalo ah oo wadanka ka dhici jiray ma jirin.

  • @MohamedIlyas-yx2tn
    @MohamedIlyas-yx2tn 18 วันที่ผ่านมา

    Duli fawqal duli ina cumar si xun ayaad u dhiman doontaa saaqid yahaw soomaaliyeed ha aaminin ina cumar waligaa

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 19 วันที่ผ่านมา

    Ismaaciil hororo walaal maha waa cadaw somali. Ilknse ninkaan xasan ah aya jecel wa isla qaraabtaan. Maxaa gabadhiisa uu u siiyay xasan .wa inuu hantiyo uu gacanta ku hayo.xasan wax walbo wuu gadanayaa .hadda xittaa arrinta ciidamada ethiopia wuu gadanayaa. Si aay u joogaan dalka.

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 19 วันที่ผ่านมา

    3da.qodob.waabe3n.dagaaladasukeeeye.waxaakadambeeya.mw.xasan.sheekh.isagaa.hubka.uqeeybiyay..wuxuuislahaa.hawiye.kuhubeey.daarood
    Imagine.ayaaiskulaayay

  • @HDheere-ju8em
    @HDheere-ju8em 19 วันที่ผ่านมา

    Ninka warkaas qoray iyo adiguba been ayaad hurinaysaan. Dagaal beeleedku wuxuu kor ukacaa marka TUUG XASAN SHEEKH xukunka yimaado baa dagaaladu qarxaan
    Waa ninka somalia gaaladu u wakiilatay duminteeda

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 19 วันที่ผ่านมา

    Dhulka hawiye 30sano hal mar kama jogsan dagal

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 19 วันที่ผ่านมา +1

      Naceb hawiya ku haaya

    • @GggfFtffy
      @GggfFtffy 19 วันที่ผ่านมา

      @Wanagjecel-w2m walaahi ima hayo lkn wan ka xumay dhulka in hawiye kadago unbaa dhigu ka qubanayaa shaqsi aya lanacaa ee qabil qofka nacab wa xoolo camal