Kkkkk Maxameed maxaa kugu yaab badan horta hadaan runta ku sheego wixi shalay lasoo dhaafo mawa mawa xasusti kulahaa Mashalaah Maxameed edo cade ale ha ku xifdiyo ❤️❤️❤️🥰🥰 waa iidle o yar 😜
Iidle Yare hal xabo baradho ah biyo ku kari markay bislato qaado ku jejebi kadib cano yar ku dar ee wajiga marso mesha madow mari waakaa baabaee marka tukatana saliga nabiga gacnta ku aqri e mari wajiga
idle yare walaahi you are on company you are boys masha Alaah adigo inta tagan waaye waa sideda oo kaleeto inka raga ha shawadisa waa ino kaso baxa asigo kaleeto masha Alaah isgu miit ayaa nahay saxiib rag waa raag🔥🔥✌✌👍👏
M.a ani idle waxan ku jclhy kalsonida u naftiisa ku qabo alle haku xifdiyo adi iyo owladada bedel khayr qaba od fanka ugabaxdana alle haku siiyo inshllh aduunkan waxba lagama qaadayo
Digiin Facabook page hadii uu muuqaaladeena sidisa usoo dhigo dacwad ayaa usoo dhici doonto,qofkii daqiiqado intuu kasoo jarto soo gashto waa caadi lkn waxaa mamnuuc ah muuqaalka oo dhameystiran salaama family xiisaha wararka
Oo maxaad naga xaasidaysaan wllo
@@maxdar11 bro xaasidnimo ma jirtee hoos udhac xoogan waxa nagu keenay waa facebooga muuqaaladeena xitaa dib u fiiri
@@XiisahaWararka waa runta wllaahi xata link TH-cam kiina inay kor saaran ma u quudhaan somalidu ma taqano xuquuq
@Xiisaha Wararka idle yare qaraaxadiisa ama shactiradiisa yaa lawada rabaa maalin walba soo dhiga
Ina adeer waxaaga qofkii kugu qabsado sidii kanecada u jaf
Hadaad iidle yare jceshhay qoslkisa like iisar
Walal isoo booqo
Subscribe igu caawi walal please
Iidle Waxaan Ku jeclahay Daacadnimada shaqsiyadiisu waa Dabeecad Wanaagsan oo soomaalidu Aanay u badnayn.
Ustaad Koronto Waan ka helay Barnaamijkan 💯
Iidle waxa alle kaga baryaa xaas wanaagsn ilmahaaga hooyo wanaagsn u naqato illahey Haku siiyo faraj qeyr qabo rabi Haku siiyo
Subscribe igu caawi walal please
@@iqraacooking6079 Wan ku saaray wllshey
@leylo BB leyloBB gabadha weyn hooyadeed wey dhimathy sidoo shegay iidle qadar hooyadiis wey Kala tageen iidle waa nin wanaagsn caruurtiisa si wanaagsn buu ukoriyay bilaa hooyo masha Allah iidle halagu daydo ragow
Iidle wlhi wn u xiisnay 2diinaba wada fadhidaan mnshallh respect 🙏 sidee buu xanunkii madaxa ka noqday Iidle Alaha caafiyee
Ilamahag hooyadod ma dhimtey mise wa kala tageen mar walbo ilamhiis ka fikira masha alllah idlee keligis miyu hayo
Kkkkk Maxameed maxaa kugu yaab badan horta hadaan runta ku sheego wixi shalay lasoo dhaafo mawa mawa xasusti kulahaa Mashalaah Maxameed edo cade ale ha ku xifdiyo ❤️❤️❤️🥰🥰 waa iidle o yar 😜
masha alha iidle yare nolowaliga wan ku tagera sanahy
Iidle Yare inta tagerta like Ta
Mazhaallh wllhi waxtahy aabah aduunka ugu fiicn iidle yare 👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏
Wlhi iidle waxu sheegay runta iyo masulnimada Aabe nimo wxaad ikalisay qiiro walid nimo 😭😭😭😭😭💙😭
Kulaha iidle kursiga wuu jabanyhy hada arkan waxey dhahay inta ila aragtey kursiga inuu jabanyhy like isaar kkkkk😂🤣🤣
Iidle masha allah waa aabo aad ufiican siduu ilmihiisa uga fagaro
Allah haku daayo caruurtaada mash allah idlle yare 🔥🔥🔥🔥
Funny
Masha Allah idle wan iska jeclay family xiisaha wararka we love u guys
👐🙌✍️
Qof qiima badan weeyaan iidle, salaada qiimaheeda wuu gartay, walal waxaan ku oran lahaa ku adkeyso salaada.
Iidle waa nin been io Balaayo kafog Noloshiisana Runta Kasheego Waana Aabe caruurtiisa uhagar baxa insha allah IIDLE caatanimo baaka Muuqata io Xanaano la aan Runtii Balse Ciyaalkiisuu Tacab Galiyay Allaha idin ilaaliyo adigio familygaagaba🙏
Ildle yar waa Abo fiicaan horya usoco wlll👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
Walal isoo booqo
Msha alh iidle wilkiisa adeer msha alh iidle nin somalida dhan jaceshay shactaro leh
Iidla yare waa nin qalbi fiican maa sha allah allah idin barakeeyo walalkey koranto
Idle yare i really Love you my brother keep going and giving advice
Jecliyaa Iidle yare walaahi wana best aabo asiigo single father ah ayuu shaqeesta ilmahiisa heesta
Masha allah aabo iyo wiilkiisa waxaan idiin leeyahay allah idiin xafida. Aamiiin
Walal isoo booqo
Subscribe ii saar walal please
Iidle wiil aadan horey kaamirada ubarin sidee ugu nacee Naxdinta khadar yare kamirada waad bartay hada si nin weyn ayuu uwaramayaa Msha allah 😎😎😎
IDLE yare nin an shekadisa jacelahy salan sare wll
Walal isoo booqo
Subscribe ii saar walal please
Mashallah mohamed yare waa aqyaar
GJ INTE ILA FAHANTAY LIKE
Wlhi iidle waa qof qalbi xabxab ah waan.iska jelahay
Walal isoo booqo
mnshallah iidle wada kaftan nooladaa
Allah Baa Kusoo Hanuuniyo Wallo iidle Ku Dadaal Salaada 🤲🤲🤲🤲
Aaamiin
Eidle Yare kiisa yaraa ayaan yaqaanay ee mohamed miyaa ugu wayn caruurta. Eidle runta ugu kaalay waa ninka kaliya ee noloshiisa runta ka sheega macha allh
Idle iyo koronto m.a dad wngzn aya tihin ee noladaa
Zxb korontow idle kaftankisa iyo muqaldisa so badi i.a. idle walal qalbi wngzn nolow adnh 👏
Walal isoo booqo
Subscribe igu caawi walal please
muuqaalkan wax badan ayaa kabartay wllkey iidle waan salama maalin waan lakulmi doona waa qof qalbi furan
Iidle Yare hal xabo baradho ah biyo ku kari markay bislato qaado ku jejebi kadib cano yar ku dar ee wajiga marso mesha madow mari waakaa baabaee marka tukatana saliga nabiga gacnta ku aqri e mari wajiga
Mahadsanid walal 💯💯
ما شاالله
ayan odawaa please subscribe ii saar codsi walal qaali ifkaa walal lagu yahay
idle inkaru qaba inta samen mayo😂
Mahadsanid
Masha allaah iidle yare all somali oo dhan hadaa nahay waanu jecelnahay
idle yare walaahi you are on company you are boys masha Alaah adigo inta tagan waaye waa sideda oo kaleeto inka raga ha shawadisa waa ino kaso baxa asigo kaleeto masha Alaah isgu miit ayaa nahay saxiib rag waa raag🔥🔥✌✌👍👏
M.a ani idle waxan ku jclhy kalsonida u naftiisa ku qabo alle haku xifdiyo adi iyo owladada bedel khayr qaba od fanka ugabaxdana alle haku siiyo inshllh aduunkan waxba lagama qaadayo
Ameen
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏
Tugsi casri miya imathi mid magan allay leen ogonee
Adeshvermaa please subscribe ii saar codsi
Wankugu saciday wll SUBSCRIBE thanks
Viva iidle wllo
Iidle daah qurux badan aadsoo gadatee
I soo dhaweey markaan imaado Kenya I like ma jaajilaada
Iidle yare waxaan ku faraxsanahay sida uu masuuliyada caruurtiisa maskaxda uga hayo❤️🙏❤️
Wlhi ilma adera nahay iidle wiilkiisa wu iga qosliyay masha Allah fariid yar waye soo weynow adeer
Koronto alla yacizak sida aad codsigeena utix galisay
Iidle iyo koronto noolaada walalayaal
Kkkkkkkk ar iidle yare aadban ugu xiisney marwlibo lagama dhergo sheekadiise ee korontow noo Soo badi shee kadiisa aadbana kuu salaamayaa keep going ayaan kulee yahay
Walal isoo booqo
Subscribe igu caawi walal please
@@iqraacooking6079 ok
team xiisaha wararka hadan nahay idle wanku heeysanaa runti
Wlhi iidle waa qof qalbi nadiif ah qof waxu so marey ka sheekenayo
Wiilka an adeerka U ahay Mohamed iidle yare
Big bro ader subscribe isaar like neh isaar
Mashallah iidle wlh aapo aad u fcn ayaa thy illahay ha ku xafido caruurta❤️
Horta iidle Yare caruurtan gabadhii udhashay meeday waar bal iga daba geeya faduulba ha igu ahaatee
Australia jogtaa sxb
@@mohamedhassan-yc2cw makala taggeen
Waay dhimatay allah unaxaristo
@@samaranur442 😓😭oo Runnaa wllo, qofkaan 🇦🇺 ku sheegyoa
Run waaye asiga dhaxay walal allah yaa Raxma مبارك
Idle qosolbadnaa. Intii aragtay kursiga jaban like iisaar ay dhahayaan ku lahaa.😁😁
Masha allh tabark fanka allaha madobeeyo
Madooweeyo
Gj anaa ah yaaa igeeyo idle plz igu caaweya idle kenya lajooga ina aderkey inaan bartaa rabaa
Somalinimo iyo inow yahay fanan somaliyed kubaro e haku baranin qawiil qawilaa qalbiga kagale uf 👿👿🤛🤥🤛
Hhhhhh,🤣😂🤣😂🙊🙊
Masha Allah ilahey iidlow qadada hakugu hanuniyo dhamanten alha nahuniyo runsheg aatahay
Iidile fani weeyi ku wadana
Iidle waxaan ku taageeraa heesihiisa maaha balse waxaan ku taageeraa nolashiisa ayuu runta ka sheegaa beena kama sheego
Aad iyo aad
@@nuuraadan9166 haa zxp 🙏
inta ila aragtay waxaan arkay like isar kikale oo anan arkina waan kusoshegi ee qofkale haa ushegin
Inta ila aragtay kursiga idle like iisaara🤣
Nakupenda==waan kujecle..... Sana===saaid.......nakupenda sana===saaid ayaan kuujecle
Walal isoo booqo
Subscribe igu caawi walal please
@@iqraacooking6079 OK iqra I.A
Iidle ninka kaliya ee iga qosliyo
'Naku penda sana' i love you so much singular
Plural yacni dadbadan
'Nina wapenda sana'😂😂
Sawaxili baro
Kkkkkk funny walahay
idle inu catoway intaa ila aragtey like isar 😅
Haa hee koris ayuu kujiraa ilhy ha ufududeeyo
Idle wa nin qalbi fican allaha barakeyo
Nin culus idle yare
Walal isoo booqo
Nakupenda sana......I love you so much
Nawapenda.......I love you all
Masha allah xamudi edo ale hakudhowro
Eegista maa kutagtaa 😀😀😀😀
Ilhy wxaa kaka baryaya fankana inaa iskadeyso runtii salada xumaanta dhan ayeey reeebta Allow khatumada nosahal
Saladkasta aa tukatana wxaa dhahda Allahumma A'aniini Alla Dhikrika washukrika wa xusnu Iibaadhatika wabillahi tawfiiq ilhyna markasta janada weydiiiso Alle wuu naxariiis badan yhy walalhy usooduceeya wllkiin iiidle yare🤲🤲🤲🥰🥰
Illaahow iidle marwo wanaagsan sii Waa aabe wanaagsan
Aaamin nag wada sax ku hagto allh ha usahlo
Maad u cimaamadaan idinkaba hhhh maxaa idiinka hortagan 🙊
@@Saidkeygachannel hhhh anaka marabno ani midkle raba kk
MAXAMED YARE WAA NIN DAACADA OO QALBI FIICAN SIDA AABBIHII.
AAMIIN BUU YIRI
Maxamad....idle wilkisa no so qabtoo markale..yaa iguracsan
idle gacmaha waxan.kadaremoya ma istabte inta ila argte.ha is mujiyaan
Iiidle wllky runsheg wixi xun lee faafiyaan xaqa mafiiriyaan umadeena soomaliyed
M.a walahi you have amazing voice 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Abowe Alle haku xafido adi iyo caruurtadaba❤✌🥰
Iidle yare sheekadiisa kama dharagno mahad sanid koronto horay usoco wll 🙏
Allaha u naxariistee waxaa Alifay heesta Abwaan sangub nayruusku ....
Kkkkkk war idlle cugu su ugaley muxu dhahy wilka Ani wixi shaly aha ma xasusto idle orod iga tag wlh wn qoslay😂🤣
Maasha Allah xiisaha wararka aad baan idin salamsay salan qaali ah salan kadib waxaad na soo xasuususeen waayo waayo iyo wagii dudgiga aan dhigan jirnay cambuuladii dadii canka la marsan jiray ushii unturka aheed iyo looxii la marin jiray cagaarka aad ayaan idin salamey dhaman xisaha warka
Gabadhii ugu horaysay oo guursaday waa fahmo
Waa Aabo fican Oo caruurtiisa ka fikira wlhi Alle haw daayo
I like iid layare
You’re right bro I seen before Toronto allah Haso hanuniyo umada
Masha alh alh ku xfido adi carurtada wll
Maa shaa Allah idle iyo koronto
Walal isoo booqo
Wan isin salamay rer xiisaha wRarka iyo rer iidle
Walal isoo booqo
Masha allah idleyare khader yare awey
Iidle qof qalbi fiican weye wllhi
OMG wiilkada Aad buu kugu eg yahay wiilkaada plz illahay dartiis U dhaaf heesaha raalina noqo thnks
Masha Allah horay u socda
Walal isoo booqo
Subscribe igu caawi walashay please
Manshallah sxp Koronto
Walal isoo booqo
Wlh ilmahiisa xataa waa qosol miiran
Ani hadaa runta ku shego wax shalay idhaafay maxasuusto kulahaa wiilkisa
iidle yare shekAdiisa lagama daalo
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Xaqiiq anaa kal iyo laab ugu quslay ereygaas kulahaa asna ma dhaqmatay kkkk bax iga tag ayuu tagan yahay 😂🤣
Wllhi cadi mhn idle
Wll qalbi fiican idle cllahi nuune wllky inolow
Walal isoo booqo
iidle yare waxuu u eg yahay badmaceeyay
Walal isoo booqo wll
Asc
Wcs
M.a iidle kp going
wan idin salamay xisah wrka iyo idle yare
Masha allah 🌹🌹❤️❤️👍🏼👍🏼
idle sida u cadyahay sax ma ahan . waa qasab wuxuu marsadaa Gaaska cad e 98 , waana hubaaa
Ilmahu dhalay maraktid qaraar balaayo najeeriyan aatahay marka quruxdiisa arki la dahay yur
Iidle wa daacad runlow ah
Mansha allaah iidle yare aadban ugu xiisnay wllky koranto hore usoco ❤❤❤❤❤