KHUDBADDA MADAXWEYNAHA JFS EE XUSKA 12-KA APRIIL AAS AASKII CIIDAMADA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 เม.ย. 2022
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 88

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 ปีที่แล้ว +11

    Man shaa Allah tabaraka raxmaan alhadullilaahi rabil caalameen
    Madaxwayne guulayso
    Waad na xoraysay ilaahay naarta
    Ha kaa xireeyo
    Amin yaa rabil caalameen shukran

  • @Glydh
    @Glydh 2 ปีที่แล้ว +8

    I 💘 Somalia i love Somalia i love Somalia Allah bless Somalia

  • @ahmedabdi33
    @ahmedabdi33 2 ปีที่แล้ว +15

    Madaxweene FARMAAJO geesi somali ilaahay u soo diray guuleeso cadawgaa ha jabo dal iyo dibadba aamiin aamiin

    • @MrMoe612
      @MrMoe612 2 ปีที่แล้ว

      Amiin yaa allah

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 2 ปีที่แล้ว +11

    Maxwaynah iyo cidankabaa guulalhaa siyo amiin

  • @Glydh
    @Glydh 2 ปีที่แล้ว +6

    Guul kuwa qaranka jecel Ilaahey baa jeclaanaya dalka waan ogaa in uu halyeeyo joogaan oo ayna naga lumin Ilaahey ha nila jiro Allah akbar guuleysta Toronto ayaan idiinka soo dirayaa hambalyo iyo duco

  • @maryamabdala1715
    @maryamabdala1715 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allaah so noqo mar labaad madaxweyne farmaajo. Insha Allaah. Cadowgaada ha jabo. Shartoodana Allaah hakaa xijaabo. Ciidamada qarankeena Hambalyo guuleysta geyshkayagoow guuleysta. Kuwa rabo iney dalka dib u celiyaan musiibo Allah haku rido. Habargidir dowlad iyo ciidan ma rabaan waxey rabaan bililiqo. Dagaal boob, dhac.

  • @xaliimoninkeeda5488
    @xaliimoninkeeda5488 2 ปีที่แล้ว +6

    M.a md geesi qaran keep going aabo❤❤❤❤💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👊

  • @sagalgeenyo6207
    @sagalgeenyo6207 2 ปีที่แล้ว +7

    Markle alle hakuso celiyo

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Guuuuuul farmaajo guuuuuul ciidanka Somalia 🇸🇴

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa Allah! Madaxdena qaran Mudane Faramajo adiga ayaa sabab uah disitanka cidankan qaran. Mudane Farmajo markale solaba. Somaliya hagulesata. Somaliya hanolata🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💟💟💟💟💟❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @bravaboy441
    @bravaboy441 2 ปีที่แล้ว +8

    Insha Allah Guuul farmaajo

  • @abdullahiabdi5473
    @abdullahiabdi5473 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha.alahu.guul.ciidankeena.xooga.dalka.iyomadaxweynaha.ummadda.somaliyeed.farmaajo.soonoqo..markale.marsadexad.insha.alahu

  • @ahmedmagan7294
    @ahmedmagan7294 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah guuuuuul Somalia allah ha kuxafido mudane sonoqo adonabad ah

  • @kingkhazar1565
    @kingkhazar1565 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah allow Somali iso celi abo farmajo

  • @babunabdan8063
    @babunabdan8063 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Alaah guul iyo gobanimo waxaan layaabanahay kuwa taageeraya rooble iyo axmed madoobe iyo dani nimanka raba xamar inay burburto si ay usiijoogaan

  • @xaliimoisxaaq1097
    @xaliimoisxaaq1097 2 ปีที่แล้ว +5

    Guulayso madaxwayne markasta iyo meelkastaba

  • @farhiamohamoud1393
    @farhiamohamoud1393 2 ปีที่แล้ว +11

    🇸🇴🙏🏽❤👏🏽Guul madaxweynaha jamhuuriyada federaalka soomaaliya. Guul ciidanka xooga dalka 💪🏽💪🏽💪🏽👏🏽👏🏽 soomaaliya.

  • @abtinuur796
    @abtinuur796 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah madaxweynaheyga solaba markale

  • @abshirhassan3848
    @abshirhassan3848 2 ปีที่แล้ว +6

    Oo soo tii somali national TV 📺 inay u afduubnayd Mooryaan rooble tuug tusbax gaab baahane iyo tuugada ay isku haybta yihiin soo ma ahayn?? Intana waxaad Lee dihin somali national TV 📺 ayaa soo gudbinaya sidee wax u jiraan..??

  • @muminahmed3011
    @muminahmed3011 2 ปีที่แล้ว +6

    mashaallah mdw farmajo waxnoodama lawaa aabow soonokho maamule noonoqho markale adhoo nawad ahh cafimad iyo cimrideere allah kuziyathiyoo guleysa walligaa allah kugarabgalo cadhowgaga somalia khaasatan kuwa sokeye oodhabadilifiinta ooshisheyekalkaaliyasha robla baahana iyo midhowga munaafiqhinta shartooda allah kaa khabto cagtahos i.a amiiiiin yarabiiiii

  • @petersimsen6009
    @petersimsen6009 2 ปีที่แล้ว +1

    The greatest president in the history of Somalia! 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🤍💙🤍💙🤍💙🤍💙🤍💙🤍💙🤍
    Greetings to my Somali friends all the way from Germany! 🇩🇪
    Germany stands with Somalia
    🇸🇴🤝🇩🇪

  • @xamuuremedia7718
    @xamuuremedia7718 2 ปีที่แล้ว +5

    Guul ciidanka xooga dalka waligiin jira oo jooga

  • @abdilahiabdikadir8711
    @abdilahiabdikadir8711 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah madaxweene Mar labaad soolabo

  • @mzgamer3497
    @mzgamer3497 2 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA ALLAAH MUDANE FARMAAJO GUUL IYO GOBONIMO ALLOOW NOO SOO CELI AFAR SANO KALE FARMAJO WAA WADANI DHAB AH AAMIIN YAA RABI CADAWGA CIIDANKA IYO CALANKA HA DHACO AAMIIN YAA RABI

  • @haydar378
    @haydar378 2 ปีที่แล้ว +6

    Farmaajo soo noqo madaxweyne markale.. Farmaajo2022

  • @ahmedmohammed7025
    @ahmedmohammed7025 2 ปีที่แล้ว +5

    Guul geesiga umada mudane farmajo

  • @transsomalirealestate3004
    @transsomalirealestate3004 2 ปีที่แล้ว

    Habalyo ciidanka guulaso inshaallah Madaxwayne Farmajo ✊✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @toosiyewakan4964
    @toosiyewakan4964 2 ปีที่แล้ว +4

    Sntv television qaran matihin as a personal im not gonna trust what you say 🤫

  • @mzgamer3497
    @mzgamer3497 2 ปีที่แล้ว +2

    Rooble iyo al qabiil or al cadala caloosha ha idiin xanuuno kkkkkk idiinkoo qabiil ka dhigteen tvga SNTV aana ka qeybgalin manta xuska ciidanka aan videogan ka soo qadateen Universal tv iyo Tv shabeele waa idinku ceeb shaqalaha SNTV ceeb malaha laakiin madaxda TVga ayaa qabiileysta shacabka saas ula socda LIKE ha saarina ilaa intey QABIIL ka tagayan ina doortaan QARAN sida anaga oo kale ma rabno qabiil waa rabnaa qaran ONE VOTE ONE MAN next insha Allah

  • @jmanolaabdulle4
    @jmanolaabdulle4 2 ปีที่แล้ว +1

    Jiro joog frmaajo moudku ku ilow somalia laantaa waa iber

  • @hodangeedi5393
    @hodangeedi5393 2 ปีที่แล้ว +1

    manshalah baarikalaah hambalyo hambalyo

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 2 ปีที่แล้ว +3

    Wcw jaale madaxweyne

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 2 ปีที่แล้ว

    Inkaar qabe na dhaaf idim Alle. BALAAYO aan la arkeynin Allah kuugu rido. Inshallah

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 2 ปีที่แล้ว +2

    Guul farmaajo iinsha allah

  • @fafumoceydiid717
    @fafumoceydiid717 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxan jecelahy in aad cawa ama bariba inaad wadanka qabato ciinqilabku qabso hawiiye dad iyo dal maa raban abo farmajow naa bad badi

    • @ugaskabeesha4539
      @ugaskabeesha4539 2 ปีที่แล้ว

      Duqunbaa tahay kalay fafmajo ma daroodba wato mise darood aya durtay markad ledahay hawiye dowlad maraban war hawiye aya durtay hawiye ayu mesha ku joga weyna raba ilaya hada lakin dad xun ka dhashay hawiye ma matalan tasi ogaaw ilaya hada wan jecelnahay hadan nahay shacabka reer muquadisho lakin dadka laloshaka qatan in lagu so qaato qabil dhanmaha

  • @fardawsacali2043
    @fardawsacali2043 2 ปีที่แล้ว +2

    Guuuul madane farmaajo geesi wadani ah aloowkudaaa

  • @onlyme562
    @onlyme562 2 ปีที่แล้ว +3

    Aloow ku dhoor mudane madax weyne, la aanta cidaan kan ma jirteen.

  • @abdihakinmohamed9352
    @abdihakinmohamed9352 2 ปีที่แล้ว +2

    Geesi qaran u istaagay dalkiisa mudane farmaajo

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahow dalkan Somalia u gargaar ,,,
    Yaa rabi adiga ayuu gacantaada ku nasrigu

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ปีที่แล้ว +1

    Heybat qaranka waa CXD waa astaan qaran iyaga oo la'argay wazqabad koodi.

  • @zakidhere459
    @zakidhere459 2 ปีที่แล้ว +7

    Guul farmajo

    • @hoyodhol2787
      @hoyodhol2787 2 ปีที่แล้ว

      Jahil waxa la shegayo mafahantay horta

    • @weproduction1804
      @weproduction1804 2 ปีที่แล้ว

      @@hoyodhol2787 cbb wax ma fahman

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 2 ปีที่แล้ว +1

    Siyaasad digir ma ahan wax barta qabqable

  • @ayalazakora9920
    @ayalazakora9920 2 ปีที่แล้ว

    Guuuuul madaxweyne so laabo markale

  • @nin-geed-saaran
    @nin-geed-saaran 2 ปีที่แล้ว +1

    CBB

  • @kamsarodobe7104
    @kamsarodobe7104 2 ปีที่แล้ว +2

    ASC 🌴🌴🌴dhamantin dadka somalida🇸🇴 iyo dadka Ethiopian🇪🇹 ka bacdi 😷😷🗣️🧤🚑🏥waxa ini ogaysina dadka noga imiday wadanada Asia sida ciise warabe😷🧤🐒👿 iyo garer toda😷🧤🦍👺 inay bilabeen inay dadka somalida iyo Ethiopian ay ko la yaan rashin iyo dawoyiin son lago daray ok ISKO Daya inaa beraha WIXI iniga so baxayaa un cuntan marna dawo ka dhigatan ok lakin iska dhafa waxa wadanka laso galinayo rashin iyo dawo baa ok wax walba sidha qata UU beerta Marka sida iyaa ko badbaday siin ok dawado NAA Waa Berta un WIXI kaga so baxa sida dawada shobanka sonkor iyo lindhanan ka bacdi n'a canu garora yogourt ok ........dawada xomada iyo garaca UU DHAN WA filfisha iyo sonkor iyo biyo isko fixi ok........ dawada xanonada god UU DHAN antibiotiques waa tunta iyo sonkor iyo biyo isko fixi ok ........dawada qofaca AMBA hargabka Marko qofko UU xomad la hayn Waa NAC NAC AMBA xawash qaxwaha iyo sonkor iyo biyo isko fixi Marko xomad iyo garac leyahay n'a waa tunta iyo sonkor iyo biyo isko fixi xomada n'a filfil iyo sonkor Iyo biyo isko fixi ok ........dawada indha xanonka WA shaha ko dadi dhoxosha UU indhaha ko kala for wax yar qiqa hamenki inta sexan ok .........dawada habibta Waa haylka iyo sonkor iyo biyo isko fixi ok .........dawada dhago xanonka Waa qolfo dhagole iyo sonkor iyo biyo isko fixi ok ..........dawada sanka waa San jabil iyo sonkor iyo biyo isko fixi ok......... dawada Tamar la aanta Waa timirta iyo canaha ok......... dawada gilib xanunka Waa xawash gilibka iyo sonkor iyo biyo isko fixi ok........ dawada xobinta taranka EE raga Waa gedu aradi AMBA kosbarada ok.........dawada hobinta taranka EE dumarka Waa kamsarada ok.........dawada markay calosho qofka adagtahay Waa xamarta AMBA xolbada ok....... dawada casirada xalosha Waa sactarka ok ....... dawada goniska AMBA cagar shoga waaa canu badan iyo dofanka UU qofka ka Ila lisid iyo furoto badan UU sisid ok ...............dawada macanka WA linmacan iyo sonkor ok........byyy all and thanks ha faidaysi wacan dhamantiin dadka somalida iyo Ethiopian 🔚🌴🌴🌴🌴🌴🌴🧕🏽📿🕌......

  • @babunabdan8063
    @babunabdan8063 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan shacabka soomaaliyeed alaan idinku dhaarshee idinkaan caadifad idin jiidan farmaajo 5 sano xamar guri ma ka dhistay waxaan weydiinayaa dadka xamar ku nool

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 2 ปีที่แล้ว +1

    Alqabyalah miyaa madaxweynaha soo dayay qudbadiisi

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 2 ปีที่แล้ว

    Aabe farmaajo ale hakusooceliyo mar labaad ilaahay idinkii inshalaah you come back again inshalaah

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 2 ปีที่แล้ว

    FARMAAJO Taariikhda Soomaaliya ayaad baal dahab ka qashay guul mar kale soo noqosho wacan

  • @jmanolaabdulle4
    @jmanolaabdulle4 2 ปีที่แล้ว

    Onwaarschijnlijk hanblye sare allah idin dhowro

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 ปีที่แล้ว +1

    XASAN SHEKH BAA SUCUUDIGU KU AMRAY INUU IRAN XIRIIRKA UGOOYO LACAGNA QAATO WUUNA UGOOYEY XASAN XIRIIRKI IRAN LACAGTINA WEY UDIIDEEN MARKUU XIRIIKI UGOYEY XASAN IRAN WAA SIDA LA SHEEGAY

  • @sayidii1
    @sayidii1 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah - Tabaarak Allah. Ciidamadeena Allaha u baxsho Hogaan suuban.
    Wadaniyad afka baarkiisa ah waxaa ka fiican qabyaalad go'go' ah.
    Ninkan nooga sheekeenaayo cabcabsida iyo saan ey aheyd iyo saas ey ahaan laheyd Allaha nooga gargaaro.
    Warkiisu waa war beenloow. Allaha ka cafiyo.!

    • @waalayaabaywaalayaabay9130
      @waalayaabaywaalayaabay9130 2 ปีที่แล้ว

      Adiga damiir kaa ku dhintay dhiig Somali na ma lihid. Hadaad horumarka ciidanka iyo dalka ka xun tahay.

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe2046 2 ปีที่แล้ว

    Ka hadal dilkii Ikraam Tahliil iyo cidii dishey hadaad wadani sheeganeysid

    • @jakobjama4612
      @jakobjama4612 2 ปีที่แล้ว

      why was roble laughing with yasin farey head of nisa, yet against fahad yasin?

  • @onlyme562
    @onlyme562 2 ปีที่แล้ว

    war waa maxay music la kor garaacaayo madax weynaha?😡😡

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 ปีที่แล้ว

      Shan sano ee bambeydaan saas sameyneysay ee hadda lee maa ogaatay? Heesta _nin lagu seexdoo ha seexan_ ee muusik kaliya ka dhigeen.

  • @maxamedibrahim9469
    @maxamedibrahim9469 2 ปีที่แล้ว

    farmajo maxaad u soo deey seen waa darood TV qabiil leyahaay viva RRA sacad wasee

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 2 ปีที่แล้ว

    GOBANIMO CIDANKENA QARAN HAMBALYO!

  • @dolalberbera6255
    @dolalberbera6255 2 ปีที่แล้ว

    Shacabka wa innocent and victim

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว +1

    Hotel jazira dag musharax ayaa tahay otherwise nin xoog leh ayee xaaja utoostaa sakaratul kursi ayaa tahay

  • @abdiabdullahi8432
    @abdiabdullahi8432 2 ปีที่แล้ว

    Ciidanka. Isaaq. Majeerteen iyo ogaadeen laga waardiyeeyay ma odhan karnaa waa ciidan soomaaliyeed

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 ปีที่แล้ว

    war waa nin waalan gudoomiyaha golaha shacabka kkkkkkhhhh

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว

    Wasiirki gaashaandhiga meeyey ???

    • @ahmedabdi33
      @ahmedabdi33 2 ปีที่แล้ว +1

      Guriga Rooble ayuu ka shaqaynayaa dharkii Rooble ayuu dhaqayaa

  • @mohamedsaciid3805
    @mohamedsaciid3805 2 ปีที่แล้ว

    Ani Lkn midaan fahmi la ahay waxay tahay askarta aan soomalida aheyn ee meesha fadhiyay maxay tahay

    • @qaranyuusufcaliburmad8696
      @qaranyuusufcaliburmad8696 2 ปีที่แล้ว +1

      Ninkii ciidamada kuu tababaray miyaadan ku casuunteen inuu arko ciidamadii uu kuu tababaray si uu ugu dhiirado inuu kusii labalaabo

  • @haruunadam9578
    @haruunadam9578 2 ปีที่แล้ว +1

    NIN KAAN MAFAYOBA HALMAR DOORASHO KAMAHADLIN
    WALIGIIS NIN JOOGAYO CAMAL UU U HADLAY
    AMA BOQOR DHAXAL TOOYO HEESTO CAMAL
    QUDBADAAN WAXAA KAFAAIDAY DOORASHO MABA
    IGA MAQNA INTA AAN CASHUURTA XAMAR VILADA KU DHUUQAYO

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 ปีที่แล้ว

    Waar waa lagu danbaabaya malaha maba fayooba

  • @DS-fb2vr
    @DS-fb2vr 2 ปีที่แล้ว

    FARMAAJO cali maxamed geedi ayuu usoo kaxeestay sidii RASULWASAARE, MURSAL SIDII GUDOOMIYE BAARLAMAAN, CALI JEEB KUJIRE SIDII WASIIRKA AMNIGA, CUMAR FINISH SIDII WASIIRKA GAASHAAN DHIGA farmaajo dowladiisii maanta way u dhameed laakiin waxay aheed FAKE DOWLAD KKKKKKKKKKKKKKKK

  • @abdiabdullahi8432
    @abdiabdullahi8432 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo walaal wakhtigaadii wuu dhamaaday ee meeshii aad aadi lahayd raadso adiga iyo beesha mareexaana Kenya wey idin kala taqaanaaye

  • @yuusufabubakar3888
    @yuusufabubakar3888 2 ปีที่แล้ว

    Mr shaariboow adiga oo nabad ah iyo somalia oo nabad ah nadhaaf wan kugu dib dhacnaye

  • @am.b5688
    @am.b5688 2 ปีที่แล้ว

    Qolyaha muusikda iyo adiga xitaa hadaydaan Isla socon, side wadan loo maamulayaa?

  • @majdanuur6550
    @majdanuur6550 2 ปีที่แล้ว

    Odayga wan tageri jiraye bala qadatay ikran ayn ku cunay

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 ปีที่แล้ว

    ma abii baakasari lahaa 5sanno aayaajogtay ku aaway xageekujirtay cidanka masakinta benhakashegin beenbadana nidaamkii abayasha kelitalis ayaad boorka kajaftay iskudirka dadka ,guulwadayaal aaad badisay cidamo belaysan aad badisay anaa laakiin nidaamkaas aad boorka kajafaysay axmaaro iyo abii wuunecbaa ee uma sujuudin sidaado kal dekedana masiin abasiiniya wadaniyada ciidanka ma manderas uhiiliyaa ciidanka aad dhistay waa gedo ookaliyawaxaad dhistay waakuwii jufidaada nin kaa gunsan somalimasomarin car hadhaho dagaaladii aan aan itopia kulajirnay xagjirka waa axmaro ciidanka maxaa xamar dhoobay oo malinkasta dadka udilayan maskiin yaalugooyay farmaajo

  • @abdiasisadendualle1723
    @abdiasisadendualle1723 2 ปีที่แล้ว

    Farmaajo ka hadlaaya midnimo iyo qabiil kkkkkkkkkkkk kkk
    Ninka yiri gedo xukumi maayo axmed madoobe ayaa lleh qabiil baan diidayaa

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 2 ปีที่แล้ว +1

    Guul rooble kan Mar Hana dhafo

    • @jamaaloromo3698
      @jamaaloromo3698 2 ปีที่แล้ว +2

      🤣

    • @saynabmohamed8983
      @saynabmohamed8983 2 ปีที่แล้ว +4

      Adigaa iyo isagabaa alhaay waad usinanthiin lakiin cadowgu hajabo somaliyaa hagulaysto qarandumisku halaawayo amiin

    • @xaliimoisxaaq1097
      @xaliimoisxaaq1097 2 ปีที่แล้ว +2

      Bililiqo

    • @jamaaloromo3698
      @jamaaloromo3698 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xaliimoisxaaq1097 🤣