" Nin ka HJ ka go,iyo kii HJ ka baydhaa ina ga maaha."Mohamed Awil aya sida yidhii oo ah odaysha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @NasirSulub-t3p
    @NasirSulub-t3p 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walahi waan qoslay kulmiye munafaqadii 1994 bay wadaan 2024 dadkii way ilbaxen

  • @NasirSulub-t3p
    @NasirSulub-t3p 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wadani guuul

  • @NasirSulub-t3p
    @NasirSulub-t3p 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Muuse saladinta habrjeclo u hanjabay no vote kulmiye

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkk Geesi Ina sii arag Waadhawdhy rajadii shacabka insha allah

  • @se1059
    @se1059 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qof u badheedhay inay somaliland burburto uun baa kulmiye iyo muuse biixi u codaynaya qof wadanka iyo qaranka rajo ka qaba u codayn maayo waa xaqiiqa taasi

  • @se1059
    @se1059 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta waa masha allah haday reer somaliland fahmeen muuse biixi iyo inta la socota.maanta garxajis waxay ku sheegaan cadowga gudaha iyo somaliwayn habar jeclona ictisaam walaahi dorashada hadu ku guulaysto habar jeclooy bari alshabaab buu idin odhanaya waa hubaal taasi.umalayn maayo qof maskax iyo somaliland jeceli maanta inu kulmiye iyo muuse u codayn

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse dalka wuu burburinayaa waa in si wadajira layskaga qabtaa. GUUL Somaliland . GUUL habarjeclo

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oday wa adiga ninka Habar jeclo ka hadhay abaal laawaha ah E sida Umusha u ilaaway in Habar jeclo oo dhan ayaa deegaankaga difaacayso oo ku dul fadhido kuna dhimatay una diyar ah inay u dhimato markas baad u rax leedahay Dadkii ku lahaa Huwan so eryada HJ oo. CAYNABA SO DHAFIYA ANAGUNA FIRXAD KODA BURCO AYANU ISU TAGAYNA WELIBA SARFAGA AYAANU IDINKA SARAYNA QABSADA QURULUGUD IYO CAYNABA IYO COODANLE IYO BALIDHIIG , ILAAHAY Koofiyad bacle oo dhan sharkooda ha ka qabto umada
    Muusa Biixi ayanu dooranaynaa باذن الله العلي العظيم Mawluhuna wu nagu guulaynayaa wax lakala hadh kuu shafeecda.

  • @NasirSulub-t3p
    @NasirSulub-t3p 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Muuse saladinta habrjeclo u hanjabay no vote kulmiye