Beelaha Habarjeclo waa inaynu ololihii Ugu cuslaa bilowna, Cidii Lacag la ordaysana magaca

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @ibrahimfaro1296
    @ibrahimfaro1296 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waaa war fiican.rag.adag.waaa.laga.filay😊

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah somaliland way israacday muusana uu tagayaa hj gobta somaliland guul iyo gobanimo somaliland Insha Allah

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    isbadalkana.dalka.ayaa.ubahan.dadlana.waa.in.laga.dulqaadaa.nuxuustaa.iyo.jaajadaa.dhaqalihi.odagày.in.lagadulwaadaa.qudhunka.iskudirka..lagagaadhaa

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma sha Allah habatjeclo wa laf dhabarta somaliland wana beesha keliya ee kala dambeyn leh wa hogankanka dhaqanka somaliland hambalyan lehay sidanba ma moodeyn wa dad jira sharaf & cizi ku noolada. Wa walala jira runti.

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gobanimo tolkay habarjeclo noolada . Habarjeclo Ma Kala hadho waa run. ❤❤❤

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha’Allah Boqorka Allah ha barakeeyo. SOMALILAND way israacday. Guul Ciro & Kaah. Guul SOMALILAND ❤️❤️❤️ 🩸🩸🩸

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maraa waxid aleylehee afkaaga caano lagu qabay gobonimo wa u dhalasho ♥️♥️♥️

  • @SaynabCrahmaan
    @SaynabCrahmaan 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul iyo gobanimo beesha baho waad mahadsantiin gabtii hbr jclo jecliyaa midnimada isaaq bariyoow midooba hadaad nolo doonaysaan gobaladeena dibu dhacbaa ku dhacay maanta caasimad ku xegeenkaa laynugu haystaa colaadaa inagu furan goboladeenii diba dhacwaynbaa ku yimi waxaasina wax kale maaha waa kala daadsanaateeda oodi abkadhaw isaaq bariyoow is aamina midooba gamaa isqabsada markasaynu isaaq galbeeda waxtari karaa iyo walaalenakale lkn intaynu inagu is xaasidayno guul gaadhimayno maanta cadawna inamasoo hungureeyeen hadaan midnahay waayo difaaca dalka wlhi isaaqbaribaa ku filan hadii aad midowdaan waar midooba oo is iimaansada isaaq galbeed wuu is aaminsanyahay galbeedna horumar buu gaadhay reer bariyoow midooba dalkii iyo dadkiiba baribay xigaan inagaana udayac badan inagaa isdayacnay waar isdabaqabta

    • @SakariyeSiciid-df9zs
      @SakariyeSiciid-df9zs 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa run gobalada bari dib u dhac badan baa ka jira, waa inaynu midownaa HJ & HY. Oo waxa ina dhexyaala meel saarno, oo wada shaqayno.

  • @abdihakimmohamed4097
    @abdihakimmohamed4097 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ololaha dhexda loo xidhanayaa waa kulmiye ee maaha wadani

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Good job boqorka geedka Africa

  • @Axmed7222
    @Axmed7222 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa waajib in kanbayn wayn la galaa si loo xaqiijiyo go,aankii c/wayn

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sharafi kor kiina ha ahaato.
    Boqor Ciismaan aw maxamud wallee waa nin raggeed.

  • @FarhanBurale
    @FarhanBurale 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Iska hubso LOOMA dhama ,waa go,aan tahriib

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Biqorkushergga jab iyo hagoogxumo ayaa ka muuqata....sland guuuuuullllll....

  • @se1059
    @se1059 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah guul iyo gobanimo war cad weeyi

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ninkii.xisaab.qaĺday.iskugaystay.isagaa..ayay.dhibidontaa.waxgaradkii.somalland.7sano.way.àrkayeen.waxiidhacay.inaad.dhamaysatona.waysugayeen.maanta.dalka.iyo.dadka.ba.iyagaa.utalin.dona.codkina.waa.isbadal.doon

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    cadaaladu.waataa.dalku.isbadalbuu.ubashan.yàhay.qarankii.xaafad.buuku.ururay.xafaduna.waxqaĺdan.bay.iskadhacisay.. 11:25 11:25

  • @cabdiqafaarxasan1670
    @cabdiqafaarxasan1670 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habarjaclomanabalantoismanawaydo

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dalka..nakhli.iyo.qibqob.qaybin.sixirbarar.iiyo.dhiig.miirato.rabta.in.dadka.caĺaa.madax.cashur.ugusorogan..xataa.maydka..kulmiye.iskubadalay.badbaado.ayuu.ubaahanyahay.

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkk miyaad ka shakideeen 😂socodkiisa

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    𝑏𝑢𝑢𝑟 𝑚𝑎𝑑𝑜𝑤 𝑖𝑠𝑘𝑎 𝑎𝑎𝑚𝑢𝑠 𝐻𝑎𝑏𝑎𝑟 𝑗𝑒𝑐𝑙𝑜 𝑎𝑛𝑎𝑔𝑎 𝑎ℎ𝑒 𝑛𝑎𝑚𝑎 𝑚𝑎𝑡𝑎𝑠ℎ𝑖𝑑 𝑑𝑎𝑑𝑘𝑎 𝑐𝑎𝑑𝑜𝑤𝑔𝑎 𝑎ℎ 𝑑𝑎𝑙𝑘𝑎 𝑏𝑢𝑟𝑏𝑢𝑟𝑘𝑖𝑠𝑎 𝑘𝑎 𝑠ℎ𝑎𝑞𝑒𝑦𝑛𝑎𝑦𝑎 𝑎𝑦𝑎𝑎𝑑 𝑛𝑎𝑔𝑢𝑠𝑜 𝑑ℎ𝑖𝑠𝑎𝑦𝑠𝑎 𝑤𝑎𝑑𝑎𝑛𝑘𝑢 𝑤𝑎𝑎 𝑘𝑢𝑙𝑚𝑖𝑦𝑒 💚🧡💚💯