SAHRA AXMED ( shafka kaalay igu qabo )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 8

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 5 ปีที่แล้ว +7

    heestan oo ku jirtay riwaayaddii Dabjacyal kari waa markii hore waxa wada qaaday Cigaal iyo Sahra Axmed ka dibna markii dambe ee riwaayadda la dhigay ayey wada qaadeen Khadra iyo Cigaal laxankana waxa saaray Axmed Nuur jaangoo , muuqalka kooxda Muusida tumaysa waa 1974 iyo Abu Dabay mar ay bandhig u tagen , Saado Cali , Axmed Naaji, Faadumo Qasim , Samatar iyo Nakruuma iyo koox kale oo u uka mid ahaa Cabdiqaadir Muuse Lugey , muuqaalkan Sahra ee hadda waa Jabuuti ninka heesta la qaadayna waa Axmed yaasiin oo ka mid ahaa hoboladii Jabuuti

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST 3 ปีที่แล้ว

      Cumar Seerbiya mahadsanid walaal. Ninka heeska la qaadayaa ma aha fannaaniinta reer Jabuuti waa Axmed Yaasiin Aadan oo ka tirsanaan jiray kooxdii HORYAAL Band ee Jigjiga markii dambena noqotay kooxda Ilays. imikana waxa uu ku sugan yahay dalalka Yurub. heeskan waxa ay wada qaadanayaan mar ay Sahra Axmed Jigjiga ka soo kaxaysay isaga iyo Digfeer oo ay show gaasi Jabuuti ku soo qabteen sannadkii 1995-kii

    • @adamabdi743
      @adamabdi743 2 ปีที่แล้ว

      Laxanka waad qaladay Cumar Seerbiya sxb. Laxanka waa Cigaal. Jaangow wuxuu laxameyay heesta Qalanjo ee Cigaal iyo Amina iyo qaar kale oo riwaayada ku jiray

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 8 ปีที่แล้ว +7

    Sannadku waa 1974, waa goor duhur ah oo ay cadceeddu bartanka cirka ku sugun tahay, goobta aan ku suganahay waa miyi ka tirsan gobolka Hiiraan, oo Ololhii Horumarinta reer Miyiga aan u joogaa, waxaan raadiyo Muqdishu ka dhageysanyaa heestan Shafka kaalay igu qabo oo ay wada qaadayaan Sahra Axmed & Axmed Cali Cigaal. Waxay ka mid aheyd riwaayaddii Dab Jaceyl kari waa ee uu sameeyey abwaan Xasan Ganey.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 2 ปีที่แล้ว

      Heestan Anod u aqaan in Khadra iyo Axmed ay wada qaadaan baan 1991kii ka dhegeystay radio Muqdisho Sahra ahn iyo Axmed oo isla qaadaya. Tan hore ayaan aad u la socday.

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 ปีที่แล้ว

    Mirihii x.ganey laxankii a.c.cigaal codka sahra axmed

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 ปีที่แล้ว

    Ilahay hawnaxariisto

  • @XaashiMohammed
    @XaashiMohammed 3 หลายเดือนก่อน

    M.. ..
    M😊