#pizzawithoutoven

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 843

  • @ilyaasmoha4495
    @ilyaasmoha4495 5 ปีที่แล้ว +584

    Waligeey anoo cunta karin aa channelkaan hal habeen dhan daawanaayay hada waxaa ka shaqeeyaa maqayad cuntadane sifiican aa u bartay Bishi waxaa qaataa 1000$

    • @wacyigalinchannel2918
      @wacyigalinchannel2918 5 ปีที่แล้ว +6

      masha Allah walal wan ku hambalyeyna

    • @umuomar1782
      @umuomar1782 5 ปีที่แล้ว +9

      masha Allah bro hanbalyo👍

    • @alhudaonlineacademy5474
      @alhudaonlineacademy5474 5 ปีที่แล้ว +1

      Hampalyo wlo

    • @abdurahmanking1899
      @abdurahmanking1899 5 ปีที่แล้ว +6

      Ma shaa ALLAH Brother. If you are competent in a subject you will also be able to deal with the matter yourself in shaa ALLAH. I'am pleased that you got the job. ALLAH SWT love you. Congratulation!

    • @gabadhashidan9160
      @gabadhashidan9160 5 ปีที่แล้ว +1

      Mashlh keep going 💓❤💓

  • @abdurahmanking1899
    @abdurahmanking1899 5 ปีที่แล้ว +17

    Ma shaa ALLAH. Yummmy so delicious. Now I have a craving for Pizza. Keep going Nasra. God bless you and your Family Amin.

  • @abdulnaserabdulkadir1379
    @abdulnaserabdulkadir1379 5 ปีที่แล้ว +81

    Masha Allah my Sister Nasriina ABTIDOON Allah ha kuu BARAKEEYO gacantaada Caafimad igu cuna inta iga danbayso like ayaa la iga baqiilin 😍😍😍😍

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 5 ปีที่แล้ว +54

    Masha allah gawarteyda illahey ha nii barakeyo

    • @opihahom
      @opihahom 5 ปีที่แล้ว +1

      My rajo time salan sare

    • @maaxaaa2641
      @maaxaaa2641 4 ปีที่แล้ว

      Asc nasra waankutageraa nolaaw

  • @sahromashaalaahxabiibtiill700
    @sahromashaalaahxabiibtiill700 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah abaayo nasra abti don illaah haku dhowra wlhi waxwalba wad no fududeeysa isii aya noga dhigta sharafey waxad mudan tahay in bilad dahab ah lagu gudon siiya alaah qeer badan haku siiyo wana ku ku farax sanahay janada illaah haku ku bishareyo qaaliyey

  • @Tayba283
    @Tayba283 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha allh allha ku xfdo abyo dadka foorna mawada heestan sidaa dadka u fahmeysan kheyr allha ku siiyo

  • @aishaaqueen9165
    @aishaaqueen9165 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh abyo mcney wllhi waan bartay 3 camal aaan sameystay
    Thnka xptiii
    Wli wan ku duceeyey ❤❤
    Allha ku sharfo

  • @salmachannel9877
    @salmachannel9877 4 ปีที่แล้ว +1

    nasro wlhi waxan ka bartay ma la soo koobi karo markan damco in an cunto sameyo anigoo muqaladaada soo daawan maba kariyo cunto wlhi abaayo mudo badan ayan kugu xeranahay lkn ma jecli comment badanaa in an soo qoro dhorsano xitaa hadey ka soo wareegto muqaladaada aniga wey ila cusub yihiin 😍😍waxa thy gabadha yaliya an ugu jeclahay TH-cam ka mansha allah abaayo il xun kuma aragto👌👌♥️

  • @qamarqaali1050
    @qamarqaali1050 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah wlshey Wlhi macalimad fican thy allah no ka xafido nasro cadey xabiiibti 😍😍😍😍😍😍

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran huno ❤
    gacantada Allah ku barakeyo

  • @mankainahassan407
    @mankainahassan407 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xabbti Allaha ku sharfo WA ino fa ideyseee wad ku mahadsantahay hore u soco Aya ku leyahay

  • @bestcooking1427
    @bestcooking1427 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah abaayo Nasro allh haku barakeeyo waxan ku waydinaa korka ma isagaa iska bislanaya bilaa formo

  • @abdulahimohamed4379
    @abdulahimohamed4379 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah Nasroy Ninkii Kugursada Waa nin nasiib leh Abayo Ilahay Dartii ayan kuu jeclahay I Love you soo much

  • @qaali1236
    @qaali1236 4 ปีที่แล้ว +2

    Nasra iyo fil fisha maxaa kle heysta meel kasta wax sameynayso waa ku darsan masha allaaah😍😍😍😍

  • @rahmahussein3016
    @rahmahussein3016 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Nasra Allah ha ku barakeeyo adiga, xaaji iyo caruurta ❤❤👏👏👏

  • @sahrocabdulahi4452
    @sahrocabdulahi4452 5 ปีที่แล้ว +3

    Nasro abyo waxan rabaaa inaa barto cuntada xgee kala soo xariir ilaahay gacantadad hakuu barkeeyo

  • @deeqodegan4358
    @deeqodegan4358 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah nasroy adaa kaga mhd celinaayaa sida quruxada bdn ad waqtigaga noogu hurto thnks malabsaney

  • @intawanagajecelwalashod3358
    @intawanagajecelwalashod3358 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abayo nasro waad mahadsan tahay sidaa noga faideysay runti ani aad ayan u jeclahay biidsaha forno maheysanin lkn hada ka dib wan sameynaa insha allh

  • @warsanshow6193
    @warsanshow6193 5 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah yummy xabiibti qaali gacanta Allah ku barakeeyo xidigta xamar 😍😍😍

  • @sundusasad1008
    @sundusasad1008 5 ปีที่แล้ว +4

    Thanks abaayo wan ubahna wlhi 🙏 ilahay dartis aan iskaga kajeclahay 😘

    • @nazlinbeauty8797
      @nazlinbeauty8797 5 ปีที่แล้ว +1

      Sundus Asad isoo boqo abaayo subscribe isaar

    • @sundusasad1008
      @sundusasad1008 5 ปีที่แล้ว

      @@nazlinbeauty8797 wakuso boqday abaayo wana kusaray subscribe 😍

  • @simanzakariye7182
    @simanzakariye7182 5 ปีที่แล้ว +2

    Cunta karis I jecleesiisay xbbti gacantaada Allah ku barakeeyo

  • @youngck5996
    @youngck5996 5 ปีที่แล้ว +15

    Wallahi nasra kuli wan fahmay Alxamdulillah 😂😂😂😂 team nasra gabarta aan u karinaayo yee noqon doonta 😂😂😂👋

  • @ogaasomuse
    @ogaasomuse 4 ปีที่แล้ว

    M.a adaan ujeclahay pizzaha malinkastana mahelayo wa inan gurigeyga kusameystaa allha ku barakeyo wad nadhiri galisa abyo

  • @shukrimohamedabdullahi9134
    @shukrimohamedabdullahi9134 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah abaayo waad noo faidisay illaahay ajar hakaa seeyo mcnto

  • @lindaratibarobleh6558
    @lindaratibarobleh6558 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo allaha ku mara keyo la kin firij ma galaserka ayda kawada

  • @laylajaamac2758
    @laylajaamac2758 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllshy
    Nasra Abtiidon wll
    Alle haku barakeeyo
    Gacmahaga iyo caqligaga
    Qali

  • @sahrahaji1455
    @sahrahaji1455 5 ปีที่แล้ว +1

    abayo masha allh wax badan a ka faiday waxa noso galisa bas bas shidan o mel ladhigto oo qabow xogaha oo 1week kuhen karo waxyalaha laka sameyo

  • @hashimsalman3745
    @hashimsalman3745 5 ปีที่แล้ว

    Aniga guriga ayaan ku kariyaa waliba maalmaha jimcada in aan rasginka karsado waan kufarxaa waxaad karsato ayay naftaada kuqanacdaa mashllah walaal allaha kubarakeeyo

  • @umumeymuunxuseen5255
    @umumeymuunxuseen5255 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh biiz aan inaba cadi eheeyn gacantaada alle haku barakeeyo xabiibti

  • @Mudankhayre555
    @Mudankhayre555 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakalah Allah Haku xafido abyo
    Ayada le sifican u fahmaa gacantada Allah Haku barakeyo

  • @najmodegan1644
    @najmodegan1644 ปีที่แล้ว

    mansha Allah nasro gacantada Allah kuu barakeyo mcnto dar Allah ayaan kuu jeclahy

  • @azmaaadan7307
    @azmaaadan7307 4 ปีที่แล้ว

    Mnzha allh wllhi WN ku taageraa nazra aptidoo

  • @zuhurabdulahihersi9941
    @zuhurabdulahihersi9941 4 ปีที่แล้ว

    Waxaaan so fiirsadey chenelo aaad utiro badan lkn nasro abtidoney wlh laisma xaqire cidaan ku garab dhigo somaali ah waan waayey waxaan ku faraxsanhy inaad wadankada Hoyo jogta aadna adigu kaalinta kobaad heysato allaha ku barakeyo abayo mcn

  • @ENGYONISHUSSAIN
    @ENGYONISHUSSAIN 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow..machallah, great vedio thanks for the vedio tutorial you provide..!!!

  • @fatimasaed6838
    @fatimasaed6838 5 ปีที่แล้ว +1

    Wuu i cajabiyey saa'id qaaliyeey Nasra Abtidoon Hore u soco

  • @حليممحمد-ن2ق
    @حليممحمد-ن2ق 5 ปีที่แล้ว +4

    M.a all fans nasra adtidon like haley saaaaro

  • @fatumahani1586
    @fatumahani1586 5 ปีที่แล้ว

    Xabbtii shukran in bdn rabi haa kuu ziyaadiyo caqliga iyo fikradaadha mahadsanid in bdn runtii waxaa nosoo badhisa xabtiiii burka iyo waxyaabaha laga sameeyo qali

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 4 ปีที่แล้ว +2

    Mcha allah aad io aad ugu hely
    Mclimdena nasra
    Allha ku barkeyo gcntada

  • @qamarbintmaxamedchannel5973
    @qamarbintmaxamedchannel5973 4 ปีที่แล้ว

    waxaa iga halesnajiri qeebta laku baxsho comdiga waxyaaha aan karatay aad ayee u farabadayahiin ee allaah ku xafido abaayo

  • @ayeyo9503
    @ayeyo9503 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭 waad iga farxisey
    cookarko ii yaala foornadiisa maba aqaani allaha kaa abaal mariyo abaayo

    • @umamuzamilcooking3866
      @umamuzamilcooking3866 5 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu caawi plz ilahey dartii

    • @sumayafaraxsumayafarax932
      @sumayafaraxsumayafarax932 5 ปีที่แล้ว

      Hoosa jansigarka lagaa daraa abyo haduuu ku leyahay dad isticmala waydii hoos lee jansigarka kaga dare intas le waye abyo

    • @iqraosoble4385
      @iqraosoble4385 4 ปีที่แล้ว

      Habibiti hoos waxa lagu daraa jajar ayuu wada bareska korantad gali agisa kuu fican

  • @sahromahamed8406
    @sahromahamed8406 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sand abaayo sida no sharaf tay Allaha ku sharfo🤲🤲❤❤

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 2 ปีที่แล้ว

    Nasro galabta rabay inan bizza sameyo chanalo kle ka dawade wan fahmi waye channelkaga marka ka firsade wan fahme wlhi wax fahansiska aada ugu dhereysa waxa adi ka firsan mawa fahmo mansha alha ❤

  • @bahjomursal2793
    @bahjomursal2793 5 ปีที่แล้ว +2

    Thank u xbbti pizza maqani lkn hda wan barty jasakallah ukhayr

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว

    Wcs Aabyo nasra masha Allah tabrikllha jizakalaha qeer xabti 👌👌👌❤❤❤

  • @MAANKA_47
    @MAANKA_47 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta samenoya i•a ina safican uhabeyo Rajena ❤❤🎉

  • @muqtaarxuseen6033
    @muqtaarxuseen6033 5 ปีที่แล้ว +2

    Gacantaada allah kuu barakeeyo waa gabar ka mid ah taageerayaashaada

  • @jaamacducaale978
    @jaamacducaale978 4 ปีที่แล้ว

    Manshlha tabaarka Alha wllshy qaali ilaahy gacntaad ha ku barkyo

  • @ummohamed359
    @ummohamed359 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah abaayo allaha ku xafido waad no faaiideysay sharafey

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 ปีที่แล้ว +1

    Abyo Mcn in.aan SamaYstaa Rabaa marka Cananaas mxaa ka wadaa ino soo Gali pless Wn kaa sugaYnaa Nasrai 🙏🥺

  • @qamarali6968
    @qamarali6968 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah aniga ugu horeyo nasra abayo wan ku taageeraa love you

    • @munamxamedsharif3248
      @munamxamedsharif3248 5 ปีที่แล้ว

      Masha Allah piza qurux bdn waaye masha Allah abaayo gcntada alle ha kuu barkeyp xppti

  • @asmaibraahim4525
    @asmaibraahim4525 5 ปีที่แล้ว

    Abayo nasra gacanta alle haku barakeyo markaste anaga ley notagan tahy sidad nogu faiden lahayd jasakalahu khaye

  • @shariifaguure2752
    @shariifaguure2752 2 ปีที่แล้ว

    Nasro abaayo noo soo samee sida ugu fudud ee loo sameeyo chips

  • @sahroamohamed2987
    @sahroamohamed2987 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah Abyo nasro gacantaada alle ha ku barakeeyo 😍😘👍from 🇺🇸

    • @hamdaqali3190
      @hamdaqali3190 5 ปีที่แล้ว

      sahroa mohamed abaayo ila so xiriir wa wlsha 0615088181

  • @abdiazizmadari247
    @abdiazizmadari247 ปีที่แล้ว

    Mansh
    hall allah wall alle gacanta hakuu barakeyo ❤

  • @layloabdirashiidsaciid4036
    @layloabdirashiidsaciid4036 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh wlshy nasro mahdsanid

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 4 ปีที่แล้ว

    😘😘😘😘😍😍 abayo aniga aad ayn u jeclahy lkn maqano sida losameyo🤔

  • @sagalosmaan2561
    @sagalosmaan2561 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks macalimadeyda💋💋 allah ku xifdiyo

  • @shukrimohamedali1557
    @shukrimohamedali1557 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a allha ku hifdiyo nasro wax badan laga faidey abaayo

  • @quenfaraxsan6306
    @quenfaraxsan6306 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a abyo inbadan waan kaa faa iideesty xabiibti allaha kuxafido my quen nasra💋❤

    • @xawaluul2372
      @xawaluul2372 4 ปีที่แล้ว

      Ani wakutagera xabibti gacantada alahaku barakey

  • @xaliimodegan609
    @xaliimodegan609 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah qli 😋😋😋😋😋wx badn ayaan sugyey qli ilah gcntda haku brkeyo

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว

      Abayo igu cawi subscribe

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 5 ปีที่แล้ว +18

    Maasha allaah 😋😋👌

    • @hamdaqali3190
      @hamdaqali3190 5 ปีที่แล้ว +1

      Qamar Bint Amiir abaayo qamar 0615088181 abyo mgaceygu wa hayat muhudin ila so hdl

  • @sabiirinmohamuudhassan7774
    @sabiirinmohamuudhassan7774 4 ปีที่แล้ว

    Walhi wax padan baa kaa fadiidahy walshy mcneh keep going

  • @nalkabbe4619
    @nalkabbe4619 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi waxan isdhihi jiray dadka kale pizza wey so sameyaane nasro meyso sameyso waxada Len fahmi karaa wllhi jazakallah mcnteyda nasrina qalbi furan 😘🥰

  • @caishacadey6395
    @caishacadey6395 5 ปีที่แล้ว

    Asc abayo nasro tnks hda kahor pizza an sameesanaaye cananaas kudarey kadip qaraar bu iga noqday sababt maxay tahay qrxy!?

  • @kaltuunmohamed9226
    @kaltuunmohamed9226 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wanka helay wll shugran

  • @maryanalichannel9872
    @maryanalichannel9872 4 ปีที่แล้ว

    M.a cdey keep going nasra wlh abyo wax badan kaa faidney

  • @draishatohow9374
    @draishatohow9374 4 ปีที่แล้ว

    Maaanta gabdhyda cunto dhan wey iga diidy 2 sano iyo bar jirtaaa sidaaaan u fikirye anoo chanelkda fiirinyo nasro ayaaaan pizza han ka hely wlh waa ku duceeyay ilhy hakaa aqblyo sooonka iyo acmaashada 💋❣ alx sificne igu cunty

  • @edabsanhussen2496
    @edabsanhussen2496 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alllh nasra wllo alle haku sharfo keep you going mxnto❤❤❤❤❤🙏🌹🌹🌹❤❤

  • @BushroWarsame-uk9nr
    @BushroWarsame-uk9nr 4 หลายเดือนก่อน

    Shukran xabibti

  • @aaminaxasanmaxamed3568
    @aaminaxasanmaxamed3568 2 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah

  • @jaabirishak4401
    @jaabirishak4401 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah alle haku xafido walashey ❤️❤️

  • @hibonuura2864
    @hibonuura2864 4 ปีที่แล้ว

    Abya Nasra mxaa ladhahaa soos? basa shii maskaa ku wixii kle maxay ahaayeen

  • @maqsudosoble1899
    @maqsudosoble1899 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah thank u sweetie Ilahey hku barakeeyo aqontada

  • @xaawomohamed4912
    @xaawomohamed4912 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah macalilamedan nasra wax badan àyaan kaa bartey xbbti jasaakalaah

  • @مريممحمد-ك8ه9د
    @مريممحمد-ك8ه9د 4 ปีที่แล้ว

    Pizza whith out fooorno zugaaaye shukran nasra abtidoooon

  • @faizaabdulkadir8116
    @faizaabdulkadir8116 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah illaahay gacantaada hakuu barakeeyo abaayo mcn 💋💋💋

  • @fahmahussein9628
    @fahmahussein9628 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah illah haku barakeeyo gacanta nasro quruxey aadban uga faidnaa runti waxa sameyso

  • @xalaawishxasan2786
    @xalaawishxasan2786 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah xbbtii awal Wan fiirsan jiray lkn hada wn sameyy masha allaah xbbtii

  • @mohamedkajiado8820
    @mohamedkajiado8820 ปีที่แล้ว

    Inshallah hada kadib xaafada ayaan kuhagaajisana pizza wlhi inuu adag yahay maleenaayay

  • @zahrabeauty4083
    @zahrabeauty4083 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah abaayo Nasro mabruuk xabibti horumar wacan ayaan kuleryahy 👍👍👍👍👍👌👌👌🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @deeqaluula7760
    @deeqaluula7760 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks abayo mcnto sida wacan aad wax nogu faaideyso jizakalah

  • @munoali1809
    @munoali1809 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo waxan ku waydiiyay burka aad fidisay marka digsiga ku ridaysay wax saliid ah maadan marin miyaa digsiga

  • @nasiimachannel112
    @nasiimachannel112 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo nasra illahey haku barakeeyo gacantaada waxaan kasii jeclan lahaayi inaa cuno pizzahaan saan umac lkn indhahaa kacuunaa

  • @sucdimacalin8101
    @sucdimacalin8101 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku barakeeyo quruxey

  • @najmofashiyon2378
    @najmofashiyon2378 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah my sister nasra xayati mar walibo wan dawada wan ku amiisanhy qalanjadii hablaha allah ii ka xafido qali

  • @layloluza5119
    @layloluza5119 5 ปีที่แล้ว

    Allh kubarkeeyo gacntada xbbti mahdsanid nasra 🤩🤩🤩😘😘

  • @sucdiyalaxow5710
    @sucdiyalaxow5710 5 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah wlshn waad noo faa iideysy waliba in bdn alha kuu barakeyo gacmhga❤❤❤❤❤

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว

      Igu cawi subscribe

  • @munamohamed499
    @munamohamed499 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa cad aad ku shubtay basashoo qudha waaxay walaal pls iiso sheega

  • @faatigaas3721
    @faatigaas3721 5 ปีที่แล้ว

    First go forward qaali Nasra

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mahadsanid abaayo ilaahay ha Ku xafido

  • @fadumoahmed8482
    @fadumoahmed8482 4 ปีที่แล้ว

    Xabibti waan ka heley msha allh kher allha kusiyo mcnto

  • @ugaasojamiilo2086
    @ugaasojamiilo2086 2 ปีที่แล้ว

    Sxby codsi halmar manatusikartaa pizza adoo oven kusameneysid please

  • @jowharad1437
    @jowharad1437 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc xbti waxan kuweydiyey kalluunka Omarka ee daasadaha ku jira isgu bisleyn miyuu ubaahan yhy ?se imisa xabbo ayaa igu filan ?
    Plz iso jawap?...

  • @qurxbathninamohamed6856
    @qurxbathninamohamed6856 5 ปีที่แล้ว

    Mashaaalh apyo gacantatha Allah kubarakeyo wlh wax bathn kafaaiithay thnx alot habbty

  • @samiramahamoudmohamed1042
    @samiramahamoudmohamed1042 3 ปีที่แล้ว

    Abayo mcn mar kowaad iyo mar labaad waad mahadsan tahay. Abayo digsigaas mahayo maqlo daboolan midka malaxa lagu dubo maku sameen kara

  • @safiaahmed90
    @safiaahmed90 5 ปีที่แล้ว

    Hore usoco nasra abtidoon wll alle gacanta haku barakeeyo xilwayn ayaad uhaysa umadee

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaw qaali fariid quruxley hore u soco qaali 😘😘😘😘😘😘👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👑👑👑👑

  • @deeqojimcaale4070
    @deeqojimcaale4070 3 ปีที่แล้ว

    Jisla an malasamey karo miyaa bidsaha abayo noo soogili

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 5 ปีที่แล้ว +1

    Wow mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto

  • @ayansaleban9874
    @ayansaleban9874 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ilahay gacmaah ha ku barakeeyo