DAAROOD INTU DALKA XUKUMI LAHA SOMALIA HALA WAAYO WAA GO'ANKA SIYAASIYINTA HAWIYE, BADIINA LA QAADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 124

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    San balooshe Hawiye maaha ee waa xawaadle.

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waar xasan sheekh iyo tiimkiisu waa masiibo somaali loosoodiray ee ilaahay hanaga qabto aamiin aamiin yaarabi

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    xaawaadle iyo leelkase waa walalo is ku Aabe Ah kala bah Ah❤❤💯💯🦁🦁✊✊💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Asc.
      Jaalle Osman Ahmad ma waxaad ka wadaa Xawaadle waa DAAROOD?Sababta an saas u iri baa ah in uu Leelkase yahay Daarood an shaki ku jirin.

  • @MahmoudjibriilAbdi
    @MahmoudjibriilAbdi 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Hawiyo intiina gata o ah gobalka banadir inta kle iib Maha 😂😂

  • @11naa44
    @11naa44 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Hawiye inta ficn midnimada jecel ha qabtaan inta xun ee wadanka burburineysa hawl weyn maha hawl adag maha wd is wada garaneysan is qabta umada ka xishooda

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Sanbaloolshe waa horgal xawaadle😂😂😂😂😂😂

  • @Raho339
    @Raho339 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sanbalooshe Waa Xawaadle Ma’Ahan Hawiye

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    mashallh wlal lhii koxafdo daarrrrrod guuuul isko gacn noqda daarrrodo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Somali isma dhanto iyo dashed qabiyaalaad guul mahaya

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Cbdi fataaxow walal Aniga xawaadle ma Ahi balse waan taager sanahay balse san baloolshe xawaadlaha uuka dhashay Ayaa ku dhiban waana horgal👍👍👍👍👍👍

  • @cj3561
    @cj3561 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Oo xagay ku cuni xoolaha xaaranta ah ooy ku noolaam mooryaanta fiiqatada guryaha dadka

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxay rabaan inay ku noqdaan
      Xabaalihi iyo
      cago bararkii

  • @mohamedabsiye2634
    @mohamedabsiye2634 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Mashaal Allaah VIVA. Daarood ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Hawiye iyo iidoorku wa iska riyoodaane

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alaysa minkum rajulun rashiid hawiyoow dhiiqo Fiqi iyo sanbalooshe Waa ciil qabayal

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hawiye dadkooda iyo dadkooda bay baabinayaan. Wadanka daarood waa dhisanyahay mana baabin kaaraan.

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Jaalle Ubah madaxda Hawiye ee xiligaan Talo Keen ma aha oo Talo Raac ma aha.Macnaha ayagu wax ma maamuli karaan in la maamulana ma ogala.Tan kale waa runtaa oo dhulalka Daarood iyo Isaaq way CAMIRAN yahiin oo si weeyn baa loo hor mariyey.Laakiin madax ku sheega Hawiye ee waayahaan nin walba waxuu mashquul ku yahay suu u heli lahaa doolar badan Xaalaal iyo Xaaraam kuu rabo ha ahaadee.Madaxda Isaaq iyo Daaroodna waxay ku fakaraan wanaajinta dalalkooda iyo raali galinta dadkooda.Calaa kulli xaal Hawiye wax qabsan waah in loo qabtana ma ogala.Hawiye 33 sano buu Xamar kaliya maamul u suubin la yahay ee dad hal magaalo maamuli waayey ma wadan dhan bay maamuli karaan ?Jawaabtu waa maya.

  • @abdirashidomar3680
    @abdirashidomar3680 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Kkkkkkkkko
    Maxaa guulysten ayagaa islaayey yeh

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War yaa ilaahay yaqaana
    Mini layaabo yaasinka 🤔
    Subxaan Allaah
    Ilaahayow xaqa nagu suug ❤❤❤

  • @yaxyeofficial6332
    @yaxyeofficial6332 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hadalkaaga waa run

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxaanallah minakii layaabo yaasiinka, Hassan bililiqo ilaahay dalka ha qabto

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habaryar Aallaah haku xefdeyo Eshoodana Aallaah hakaaduwo wallaa nemankan haweya dalana marabaan waxay boobaan iyo belelqo iyo hanyare iyo nacaayb darood bay esku darsadaan waana dad aan han lahaayn qadeyadoodu waa maxaan cunaa maxaan fulaa iyo maxaan beleleqaystaa balsa maanta waa laays bartay laysu gabanmaayo oo danbaa loo kalatage haweay xamar yaad ku maamule maalwalba warqad baa lagaadhegayaa wadanku wuu kala go iyaa nen walba tuuladesuu xaar xaaranayaa edena gaalada haydeen fadhedo xamar guulayso weelkay waa lasoo jadaa shalay iyo maanta eskumed manehen hurdayooww toos ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MohamedDubad-v4x
    @MohamedDubad-v4x 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    inagu manta waxan ku dhawaqayna jamhuuriyadda puntiland 🇸🇱 xamar qaraxland it's over.

    • @blabla6915
      @blabla6915 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      👍👍🇸🇱🇸🇱

    • @MohamedDubad-v4x
      @MohamedDubad-v4x 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​​War sh​eekadan waxay i xasuusisay marki madaxweynaha suuriya bashar al assad shalay laga cayreyay wadanka jabhadhii so gashay casimada Damascus Hal duukan may jabsan bal hada eega suuriya ka naga cilmi badan🤣 @@blabla6915

    • @Wrd-x8h
      @Wrd-x8h ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@blabla6915 Puntland guleysta

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ciil qabyaal dowlad sheganaya

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yaahu yaahu xasan asga maa dhimanyo kkkkk sheeko abe siiyad allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤tigtetarku waa kii aqoonta u gaalda ku leef lefayo barey

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daarbiijiif aagoon aah buu, aaha waaxah soobaarbarsheey Siyad wanah baaray maantanah aagontah muqdisho buh iskuladkodih aay aayaguh iskah bexinayeen duumi ayah oh gaadanaya.

  • @Madaxey-r2f
    @Madaxey-r2f 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bishii 91kii ayaan Mombasa ku tagey Doon aan ka raacay Kudhaa oo Jubada Hoose ah! Wallaahi waxaan Dekeda Mombasa ku arkay 4 Qaboojiyaha Meydka la geliyo ah oo laga keenay Isbitaalada Muqdisho oo iib loo keenay! Wallaahi waa run! From Baardheere /Jubaland

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Bishii 9aad 91kii ayaay ahayd.

  • @Lalaa22-jl8qh
    @Lalaa22-jl8qh 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xagay kaguleysteen away xamarcade dhuxulo madmadoow bay kadhigeen ayaga iscunay

  • @ja1946
    @ja1946 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    SAXIIXA XASAN WAXBA KAMA JIRAAN

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Asc boondhariga caashaqa sxp

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    AAKHIRKA ARDOGONE BAA SOO DHIIBAYA MAXKAMADNA WAA LASAARAYAA

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh allxmduliilh

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nimohassan133
    @nimohassan133 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliya Now or never To be protected 😭😭

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ar darodoow caloshood ushaqesta yashaas namawada metelaan kiwadaniyamoyee

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay Somaali quluubta ha u nadiifiyo

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Soomaali hadey kala tagto waxay ku xun tahay hawiye oo inta uu dalka ka dego hoy argagixiso yihiin

  • @RumaanG
    @RumaanG 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hawiye dowladnimana ma yaqaan in dowlad loo noqdana ma ogola.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC Allahu Akbar VIVA 5 D From Harti SSC KH GUUL IYO GOBANIIMOInsha Alalh🤲❤💪😘💯✊👍👮‍♂👮‍♀🦁🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War d5 majirto mj oo kuugu dhaw waxay kugu tahay xaasid adeer dhulbahante kaliya kufaan

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mudaaharaad halaga sameeyo, halaga soo jiido madaxtooyada eeyga duliga ah XASAN DHIIQO 😡🇸🇴

  • @shaykhmaxamedsayid2386
    @shaykhmaxamedsayid2386 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Boodhari,cidii waxaa ku kacday ee qaranka burburiyay wuxuu ahaa galaal & mooryaantii muqdisho & hawiye.

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul iyo Gobonimo Gedo state. Guul iyo Gobonimo Jubaland. Guul iyo Gobonimo Puntland. Guul iyo Gobonimo SSC Khaatumo. Guul iyo Gobonimo ONLF.

  • @Salamin77
    @Salamin77 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa kuma Siyaad Barraha nool.

  • @suleimanzain1429
    @suleimanzain1429 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤hori u soco runta ayaan kugu ogahay

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sanboloshe Cosoblihii Casho hore lahaa Jarrerta Ayaa kabadan Daroodka,Balcadd Moryaanta Villada wada jooga Sanboloshe Kacdonkii Cali Jeyte ee khawarijta looga saarayay Hiiran Sanboloshe oo lagu domiyay A.Bodhari soo qabo,Isaga oo leh HSM iyo xukumadisa Cidamada Djibouti Balad weyne iyaga loo igmaday In eey Hawlgalka Hiiran eey si Somalinima ah Abaalkii lagu lahaa eeysan Abaal gudin waare oo.mdx Ka'ah Hirshabelle oo khawarijta Isaga degan dagal sokeye 30 km Dhinaca Bari kaxigta ayaa Khawarijta wadada u galeyn mino qarax loo diyariyay Sanboloshe Cosoble HSM canasirta kale.Baladweyn eey xasili la'dahay waa eey kuwada jireyn shaxda khawarijta.Waare halis uu galay mooye gesiyadii Gorgor Haramacadd ayaa Cadowgii dab saray,Sanboloshe musdhafa xagjar Ayaa 9 Gadiid ah oo 6 eey qoryaha jugta culus lagu soo xiray 2 Zaadka qada Ambulance boyado shidaal.iyo midda cidamada Biyaha u qaata ayaa Feer cidama Gesiyada liu poliska oo soo raacay si aan dhexda looga keexsan.A.Bodhari soo qabo.kuwan waa in lafashilaa.HSM ayaaxa bahan gaari.maayan guul

  • @Mza122
    @Mza122 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Badda Xasan ma gadi karo. Waa laga daba tegayaa. Waxba kama jiraan badda la gaday. Xasan iimaan la'aan baa sidaa ka dhigtay.

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawiye dameer leh kunoqda shaqadiinii dameeraha tasa shaqadiinii ahe

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    HAWIYE WUXUU AAMIN SANYAHAY INUU DAAROD JEBIYEY. HHHHH DUMAR CARUUR YARO XAMAR KABAXAY. LADABA ROOREE.
    MAXAY KISMAYO KELIYA U HAYSAN WAAYEEN XATAA JILIB.
    HADDA DAAROOD DAGAAL UBAHANYAHAY KUDHAARTE MANA BAAQANAYO. KUBIYO CAB DAGAAL WAA BALLAN.

  • @lulali8651
    @lulali8651 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa wax jiira warkaas moorayaanta waqooyi iyo tan koonfuureedaba waa kuwada.socodaan ariinkaas.

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waayahaye hawiye dowladnimo waxba kama ogee mana rabaan nidaam iyo kala danbeyn maxaa talo ah ???subxaanaka yaa cadiim.

  • @abdirobleh8923
    @abdirobleh8923 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    asc yaa hoo

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ani waxan qaba somali kala yacdaye qolowalba wakuwa calamda site qolowalba degankoda ha u madaxeyan

  • @laylischannel
    @laylischannel 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War boodhariyow hanoo qaban xasan iyo sanbaloolshe waa laba nin oo qabiil daashadaye

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    riinjigaan 1991 ee hawiye umarsan ilaa laga tirtiro somalia hasugina

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ILLAAHAY BAADIL BUU UGU DHAARANAYAA. DAMBI WEYNAA QOFKU..!!!

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h ชั่วโมงที่ผ่านมา

    40sano e hawiye wadnki ibsaday HAITI Hawiye Moryan

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo allaha ummada ka gabto maasiibo weyan ikare ku dhacdo

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂ok ya yaugaah fuutomadow

  • @cj3561
    @cj3561 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masjidu dhiraar weeye

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkk ina adeerow Sanbalooshe waxaa magaalo uguh horeysay. Adeerkiis oo Airport haysta

  • @jamaisse-q2y
    @jamaisse-q2y 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia lacag ma bixiso badelkeeda xabad ayeeg bisaa tusaale kooban berbera heshiiskij khaldanaa ee lagu siiye 19% meeshui ku dambeeyey raadi.
    Bixinta xeebaha Somalia ee la baxshey shared iyo heshiis laguma bixin ee waa wareejinta qarsoon ee wadanka ku socota.

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Respect

  • @DhalacIlfur-kx4nq
    @DhalacIlfur-kx4nq 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sax

  • @sacdiyocabdulaahi1174
    @sacdiyocabdulaahi1174 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dalka alaha nohaga jiyo balayada adshe geso dhi nac alaha naga marsho dalkan somali weyn aaiskaleh hawiye aaku walatay subxanal laah

  • @luulwatsame354
    @luulwatsame354 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nimanka soomaaliya ay itoobiya u dirtey ayaga bayba passport diplomatic ah kaheystaan waa garsoor dabangaalihii aan schoolka kusooqaadaney

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    D5 IYAGA OO ISKAASHANAYA DALKOODA IYO DADKOODA HA BADBAADIYEEN. MAXAA KA GALAY DALKA AMA DOWLADA SOOMAALIYA. MAXAA KA GALAY MUUQDISHO OO QUDHUNTAY????

  • @issackhaasan6450
    @issackhaasan6450 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaiia waxay ku dhisnayd darood iyo issack

  • @Keenadiid100
    @Keenadiid100 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Doqon yaa tahay. Naagaha waa la isla qabaa. Mid Naasaha waynaysats "Naasowayntii" Nid Futada waynaysata & Mid Diyaano marsata. Askartaa Ethiopian waxay (W) aan dad yaa u qaabilsan oo "Bahi" soo dirsatay.

  • @Buurta1
    @Buurta1 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    1991 Hawiye HADAY caqli leeyihiin magaladoodii saan aragnay umaysan galeen xitaa jiingadihii ayay fujisteen ilaa maanta amaan muqdisho way kadhigi layihiin

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyaasiyiin ta daarood waakaxishoodaan anoo daarood ah haday qabyaad garanayaan ninka saa uhadlaya lama safteen

  • @daacaddood3740
    @daacaddood3740 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masajidka haugafin xasan waxaa donto kusheek haunoqon

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anagu from on we need to call all gaalo acuuudu billah

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DHL HARTI D5 OO DHAN WAA INAY MEEL WALBA IYO SI WALBA UWADA SHAQEEYAAN SI AY U BADBAADAAN DALKOODANA U BADBAADIYAAN.

  • @ismailmohamed4071
    @ismailmohamed4071 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sax big sax

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HAWIYE MUU GUULAYSAN EE IYAGA AYAABA LOO GURMADAY OO PL IYO C.LAAHI YUUSUF KALA QABTAY MUUQDISHANA XASILIYEY EE OGAADA

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SOOMALI HURUDOY DALALKA GAALADU WAXAY KA QHIRAYAAN SIDI DEKEDA BADA EE ITOBIA XASAN SIIYEY SIDA LOO DHISAYO😢. XASAN WAA BIXIYEY BADII. WAX AYNU OGEYN BAA JIRA. FIQI WAA BEENAALE WAAYO WUXUU YIRI BADA MA AANU BIXIN. BALSE GAALADII BAA FASHILIYEY😂

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hala waayo yaa gaalo naga xiga ayagaa caasimadii hii haysta sxb 😱😡😡😳😳💔💔🤠⁉️⁉️🇸🇴❌🛑 aanagaa nacnay Somalia 🇸🇴 why maxaan ku haysanaa bada iidoor halagu fuulo gaalooy kaalay. Qabso now wallahi iyagoo falstiina waa bañan anaguna new government 🤨😱💔❌⁉️🤠🛑⁉️❌💔😳😳❌⁉️🛑😡🤠⁉️❌💔🇸🇴❌❌🛑😡 faan bay nagu dileen

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    nikii dhoocisha xoogay intey ooyday baa kuye waa waxaan lawasi jirin hawiye waa waxaan wax xakumi jirin wey ku wareeren bahashu

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadal looma baahna, WAA in lagala noqdaa xilka, ficil baa loo baahan yahay ⛔

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaxanuusanyihiincudurdaaroodbaahaya

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo14 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawiye dhib ka haysta nin karto Leh oo siysad yaqaan uma Soo bazo nio
    Dhibkooga wakaas.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HADEERBA SUURIYA WAXBA LAMA BILILIQAYSAN OO XAFIUSYADII WAY DHAQANYIHIIN...!!!

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aad iyo aaf waa niman aan aqoon sida wax loo hogaamiyo ee umad loodhiso waa udhalasho hogaamintu waxan wadanka halaga qabto soomaaliyeey waa usc casdiyaha kkķkkmm

  • @lulali8651
    @lulali8651 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sax taaseey jeceleyihiin isaaq iyo hawiyee

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CEYLAC IYUU XASAN DHIIQO BIXIYEY. SOMALILAND NA WAY HURUDAA OO KAMA HADLIN. CIRO MUSE BIIXI BAABA DHAAMAY😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DIPLOMATIC CRISIS BUU XASAN TUUG DALALKA JAARKA KA GEYSTEY. MADAXUU ISU GESHEY😂. WAA LA YAABAN YAHAY. TUUG TUUG DHALAY😂

  • @NimcoMaxamed-gk4tn
    @NimcoMaxamed-gk4tn 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta away ( KABATAN AYUUB ) ??????? Indr soo noqo maanta MANIN lagaga bahi badan yahay ma leh. Hadii kale anaa SOCAIL media soo galaayo. War ragayagii away? war hurdada ka kaca. Meel walba oo Darood dago iyo qof walba oo Somali ah oo laga gardaran yahay waa in loo hadalaa.
    KABATAN Ayuub come back to the social media ,adaa moryaan iyo mujirm kasta af yaqaaneeh!!
    Boodhariyow gaarsii fariintaan KABATAN Ayuub. Mahadsanid

  • @Dacaadmedia
    @Dacaadmedia 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadi ay burburiyan yaaa oga futo xun xamar wallagu kala. Tagaya nin walbo neh xafadisa waa ku filan tahy

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkan for sure waxba ma wadaagno we came from Arab world 🌎 before so we don’t care about anymore Distrory

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasanmunafaq. Wamacaruf. Axmad madobekawaran. Waifacaysa. Calashn. Qabiil. Asagadalkakenay. Kiniyanka. Shaky. Marki Farmajo. Manta a. Itobiya I. Waxkadhe

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar odaygan xassan biiq tol haduu leyahay ha qabsadeen

  • @hashiali689
    @hashiali689 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar maxad tiri caadi maha adkaatay 😁 oo fogatay cajaib sheikhow illahay Amarkii waa caqli xumada dhibka mnta tagan marka midkii somali ugu caqli liitay hogaamiyo waa in somali jabto .

  • @engyamani7576
    @engyamani7576 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Boodhariyow sxb walhi nin qaran inaad ahaato ku quruxbadantahy sxb

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Boodhari Markuu madax kutida darood uu ka hadlaayo waa wadani markuu madax kutida hawiye ka hadlaayo waxaad leedahay nin qaran noqo......waa caqliga munaafaqa.. wixii somaliya la oran jiray waxaa helay rag darood iyo hawiye iyo isaaq ah oo rag u eg lakiin dhaqanka haweenka sharmuutooyinka leh ..kuwaas buuna ka hadlaa boodhariga caanshaqa...

  • @SS_industries
    @SS_industries 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia hadii lagu kalatago yey u daran tahay??? Hadii dhul la boobayo waxaa la boobin dhulka irir samaale oo dadkooda iyo duunyadooda ayaa la qarameysan. Nin fiyoow masoo haweysanayo dhul harti mana u maleynayo in ay haweysanayaan dhulka daroodka koofureed ee jubooyinka iyo gedo. Dhul direed waa la boobin oo dhul hawiyena looma daahayo waayo waa kan ugu nugul boob iyo dhac

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadaad Fahanteen? Wacade war la aan baa idin Haysa?.

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bodhariyow 91 Xawadle waxaa la. Dhaafiyey Mustaxiil waxay ka maqnaayeen 9 bilood oo Ogadeen iyo Reer Shabeele magan u ahaayeen Waxaana looga bixiyey Gobolka Hiiraan waxaa idinka soo Carfaaya Darod Darodnimo Marka Sanbalooshe wuu Illaabey 91 Sorry

  • @BashkaLibaax
    @BashkaLibaax 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan xarash.xasan.xoolo.xasan.xumow.xasan.caruur.xasan.cilaj.xasan.caWan.xAsan.bakhti.usujude.xAsan.burdanana.xAsan.bahane..afnolina.wahadla.damerna.waciya.arya.qadho.fildaran.kudishaye.maxamed.siPad.barre.miPad.gadhikarta.yahow.bax.ado.an.waxba.ahayn.buwax.kadhigay.qadho.gaal.usujuda.yahu

  • @NimoAbdi-il4um
    @NimoAbdi-il4um 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    He is right my friend daadka guuleysta ayaa sharciga iyo xuukumada iska leeh talada daroodow idiinku iska amuusa waa la idiin taliinaya yee hawiyee uu daaya xaamar iyo xaalkeeda😂😂😂

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XAWAADLE GOORMUU HAWIYE NOQDAY??? MIYUU ISKU QORAYAA SI AY U AQBALAAN WAANA WUXUU KU HELAY XILKA NISA..!!!

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay Somaali quluubta ha u nadiifiyo