Zaki waxba hana weydiin waana ogtahay inuu xasan sheekh khalad ku taagan yahay mida kale dalkaaga dhexdhexaad kama noqon kartid adeer qalinka ku halgan oo sheeg ceebaha siyaasiyiinta ileen dantaada ayaa ku jirtee waayo waa dalkaagii waxa dhiiladu ka timid
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
Waala hesheen halka kawada
❤
Waa lala helay heesta kan ALLAAH hana dhaafiyo xasan sheekh
200 % sax weeye heestan 👍👍
From jigjiga 🇬🇶
Waa sax waa sax
Xasan sheekh xoolo waa munaafaq jiran ilaahey umada haka qabto Ameen
Heestaan waa sax 100%👍. waxaan leeyahay fanaaniintu weyba lasoo daarheen.
Waa ku saxsanyihiin 100/%100
Heestu waa sax❤😊Qaylo dhan guuuul 🎉❤😍🇸🇴👍❤️🩹🙏🏾
Heesta berteda la.dhigay
Waa sax wa lala helay.👏👍👌
Prefect song, right time 😂😂😂😂😂
Hestan wey ku saxsanyihin fananiitu 🇸🇴✍️🇸🇴
Wasax
We love farmaajo He was honest Please come back, we need you🤲☝️🇸🇴🌎💎🦁⭐️🇸🇴🌎👑🌹💯👍🫶♥️🫶🥰
Waakuhabontay.xiligan.guulasta
Sxb farmajo maxusameeyey
Waa hees runta.ka sheegtey xaalada xassan dal xaraashe
Waa tii ugu saxnayd ee aligned looqaado madax❤❤🎉 waa xaqiqo
Waa sax gaal baa dalkeenii lasiin ah yaa ah na dhaafo
Asc woow xuxeyn shiire al fanan waa sax heestan qaabaayadii sheegii jiirey wuu dhiimeeystiirey waa miida haada taala dhiibkaan maalaaga amuuskar waa maay somaliya ilaahey baan umaaqan
Best song ❤️❤️❤️☝️☝️ Best song
❤
Heestaas waa sax waayo wadankeenii hooyo bad iyo bariba waa lagaday xabaalihii ayaa nabaf geli waayey wadankeena hooyo ilaahay faraj khayr qaba ha FURO
WILASHAAN WAA GESIYO ❤. QOF AY KA QARSOONTAY SIDA DALKA LOO BOOBAYO MA JIRTO😢.
HEESTAAN INTA AY FANAANIINTU KA HADLEEN, DHAMAANTEEN WAA U JEEDNAA❤. BEEN MAAHA
heestu waa sax waana lagu sugay viva qaylodhaan
SHALAY XASAN DALKII ITOBIA UU WAA CADAW LAHAA WAAKAA DALKEENI ITOBIA SHALAY U SAXEEXAY😢
Waa xaqiiq heestan kolay dad bay dhibaysaa
Welcome back qeylo dhaan 😁😁🥰🥰🥰♥️🫶🏻
Saxweeyaan heesta
Absolutely waa sax
Way saxanthy heestan ma khaldna wa ku raacnay ha baneeyo xilka xasan shiikh
I highly support this song
Sax weeye heestaan🇸🇴❤❤❤❤❤❤👍
Wey ila saxanthy 100/100 heesta❤❤❤❤
Viva xassan sheekh❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Best waye
Heestan. Weey. Asiibeen
Xasan. Sh. iyo. Xamse
Qaaylo. Dhaan barteedii
Beeydhigeen.
Soomaaliyeey. Qaaylo. Dhaan
Hallaraaco. Heestan. Waa
Xaq.
Waa sax wallalo
Yes that’s right
Waa saxantahay Heestan
Canaanite run bay sheegen
Waay saxantahay😂😂😂😂❤
Nasra waa sax
Heesta wa sax
Hawiye waa oromoda somaalida
Tangiyuu🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
heesta iyo fanaaniinta xaqiiqda ayeyka hadashay
Heestaan waa sax🎉🎉🎉
Zaki waxba hana weydiin waana ogtahay inuu xasan sheekh khalad ku taagan yahay mida kale dalkaaga dhexdhexaad kama noqon kartid adeer qalinka ku halgan oo sheeg ceebaha siyaasiyiinta ileen dantaada ayaa ku jirtee waayo waa dalkaagii waxa dhiiladu ka timid
Waa wax uu kasbady istaahil calee.
❤❤❤ l Love somalia
Xusen shire afkaaga caana lagu qabey
Waaw wa sax wu istaahilaah
Good song💯👍🎤🎶💯⭐️🏆🎖👏👏👏
👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Madaxwaynaha haduu ina adeerkii oo 🆎 kaa xigsado waa qabyaaladiisto waayo xasan umadda soomaaliyeed buu u yahay qabiilkiisa madaxwayne uma aha markaa qabyaaladiisto sidii Dameer ha qayliyo👍👍👍👍👍
Yes yes yes
Waa saax ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍💪🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🫶
Mw xasan wakhayin wadan waatuug wa imanlawe wa qabaladayste wa madherge
Waad mudantahay
11:07 wa.sax.
Asc wlmc fanaaniinta Soomaaliyeed nacam wey ku saxanyihiin.
WAA SAX❤💯👌👍🏻. HAWIYE YAY ISU ARKIN IN LA NECEB YAHAY. XASAN ISAGAA TUUG AH. MA UU METELO HAWIYE IYO CIDNA. DHAMAANTEEN AYNU DALKA KA QABANO😢
Waaruntood waa in uu iscasilaa wadankii burbur iyo qabyaalad laysku haysto ayuukabixilayahay hanadhaafo from dadka laguumaysto somali galbeed
Halkalimad ah oben ku ma jir to hees tan wa sax
Way saxan yahiin qadaad wayn😂😂😂
Heesti ugu runta badned
Waruntood❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
2 LABADA GOOR OO XASAN TUUG LA DOORTAY WAA LAGA HOOGEY‼️ BOORAAN BUU DALKA KU RIDAY😢😢😢
❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤
Saara saxwaydhaftay❤
Way saxantahay heestaan
Waa saxsn yohiin
Waamudantaha
Goood waaaaye Hasan sheydhan 😂😂😂😂
❤❤❤❤❤
Koda khadhaan wakadahdeen mar hore bala idinkarbay melkaxun baykala dheceen
Saxiix ❤
Waa sax heestaan
Weysaxantahy 100 kiba 💯 kusoco deh lpxa 💪💪💪🔥
Asc sax❤❤❤❤
Waa sax
Halkedii baydhigeen
Way saxsanta 👍👍👍👍100%100
Saxsanyahay
❤
Walagusaxanyahay halqaladkumajiro
Waa sax sidii muuse biixi
Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
Way kusaxnyihiin Waxay kusheegeen Wax kasto oo uu yahay
Masha laah heestu waa sax laakin dad bey dhibaysaa
waa sax Allow nadhafi Hasan sajuude gal markuarko Saturday nadhaaf
Hasan dhiqoo 😂😂🤦🏾 inkaaar ha ku dhacdo Amin
Kadhadhc korsiga
Qaylo Dhaan waxa socda oo aynu markhaati kanahay ayay hees kusoo gudbiyeen. 💯 💯 waa ✅.
Inta dhibsaneysa waa koox madaxa kusocota.
Ok The only President prefered by Somali community
Xassan sheikh wa dal xooreye iyo dad xoreeye farmaajo magaafe okale ma, ahaan lamana amiinikaro marnaba xussein shire wa qabyaladeyste beenabuurka iyo naceebka xassan sheikh ayaa kuweynatay uu sheega deganada mare khawarijsta aya waada hestaha kooxda qaydhan wa masiibo magaafe yasha somaliyed xassan sheikh Allahhakuxafiido madaxweyne xassan sheikh ee dalka xooreye hooray usoco
😂😂😂 maskiin waan idiin calool xumaade reer xassan gar guurte jini maa niigala xoreeye 😅😅😅
Hestan wey ku saxsanyihin soomali 👍🙏
WAA SAX UDIGA TUUGA HALA KARBAASHO
Xaxwaaye❤❤❤
Yes good job
Waaa laheleeeeeen xasan buste hadana dhul iiib ayuuu kudarsaday xasan iyo inta lasocota habaneeyeen shacabkuna hakaceen oo waa yaheeda hakatashadeeen
They are right
Waa
Sax
Weliba
Run
Iyo
Wax
Jirah
Sax sax 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Ilahay waa I maqlaa xasan hadan awoodo xilka an ka tuuri lahaa kuye badan itopia sinaa qumayo 5 cad kaa dhigtay