WARBIXIN AAD U XIISO BADAN "WAA KUMA MAXAMED-DEEQ CUMAR "

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Soo Saare Cumar Seeriya
    PRO JEESTAAWI CHANNEL

ความคิดเห็น • 76

  • @abdirisaqosman5381
    @abdirisaqosman5381 ปีที่แล้ว +2

    waku racsanahay fikirkas aynu ubahaneyn qof boskas buxiyaa talent naa uleh arimaha dhiri galintaa masha allah 👍👍👍

  • @abdirzakable
    @abdirzakable 9 ปีที่แล้ว +12

    masha allah walahi maxamed da diisa iyo isma laha maskaxda saaran macal qaabka afsomaliga naxwahaleh ugu hadlayo siirayo iyo xasan sheikh inan kaa yar baa dhaama
    labadaaba in kaar baan ku ogahay shaqadoodii kaa yar baa haya

  • @mustafe.mhassan5947
    @mustafe.mhassan5947 9 ปีที่แล้ว +4

    Warbixn qiimo badan weeyi. cumar Seerbiya Halkaa ka sii wad warbixinada wanaagsan ee aad diyaariso.. Maxamed Deeq waa wiil aad mufakar u ah... Guulayso walaal

  • @صاحبهسريعةالثقه
    @صاحبهسريعةالثقه 5 ปีที่แล้ว +7

    Mohmed omer kama daalo anagoo jaar Ahna history giisa dhagysanaya l

  • @hamzealhiiz6249
    @hamzealhiiz6249 5 ปีที่แล้ว

    Macha allah mohamed cumar izmail alle hakuu siyaadiyo cilmigaaga noloshatda ayaad wax badan ka badashay wllky qali alle mar uun hayk KEENO ADOO SOCDA 💔❣💞

  • @musmo6504
    @musmo6504 9 ปีที่แล้ว +4

    mansha allaaah nin kani isku fikrad baan nahay waa nin wax alifay caqligiisii iyo wax barashadiisa way muuqdaan maaha sida kuwa geedaha iska hoos fadhiya eeyidhaa nolol xumaa jirta ama maxaan qabanaa waliba waxbaan soobaranay waxba ma alifikaraan

  • @faysadeeq7697
    @faysadeeq7697 5 ปีที่แล้ว +1

    mohamed deeq omer cisman illaahay ha ku sharfo wllo jasaakul laahu khayr illahay ha kula garab qabto

  • @xamdakaldeeqa8694
    @xamdakaldeeqa8694 5 ปีที่แล้ว +2

    waa dhiiri galiyaha kaliya ee noloshyda wx ka badalay
    mnsha alh
    wll guul wcn
    😘

  • @wardoudi9993
    @wardoudi9993 4 ปีที่แล้ว +1

    Mzha allh allh wllo maskaxda ha ku ziyadiyo wllo

  • @asmayusuf3895
    @asmayusuf3895 4 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso wllo wllhi waan ku taageera

  • @Queenibtisam2214
    @Queenibtisam2214 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha kusharfo wl Mohamed omar

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 5 ปีที่แล้ว +3

    Wariyaha iga qosliyay.. Markad leedahay noolashada sameyso ma lacag aruursaad ula jeedaa??

  • @qalbiholcayqalbiholcay3219
    @qalbiholcayqalbiholcay3219 6 ปีที่แล้ว +2

    Wiil fcn weeyan anigana kalsooni iyo dhiiri galin uyuu igu abuuray macalinka hormarinta😘😘👈

  • @APDIKANIDHAKO
    @APDIKANIDHAKO 5 ปีที่แล้ว

    Mchaa Allah mohamed omer osman tababare nolaleed alla had iyo goor xiizeeyaa inaa ku daydo zii zoo kleh

  • @hodanmodan3591
    @hodanmodan3591 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaLlah Maxamad Cumar Allh kudhowro amiin

  • @mssro9945
    @mssro9945 7 ปีที่แล้ว +8

    waxynu odhan karnaa legend geezi

  • @yasinahmedosman82
    @yasinahmedosman82 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah
    waa aqoonyahan ahna aftahan

  • @farduuusdeeeqadeen6978
    @farduuusdeeeqadeen6978 8 ปีที่แล้ว

    mashallah wall ilahay maskaxdaada hakuudaayo wallhi wxbdanana kabartay aadnin u aqlidheer aya athay fakarkaada ama the way a ad uhadlayso od biladaanka uqancinayso waankahelay

  • @cabdicasiis7824
    @cabdicasiis7824 3 ปีที่แล้ว

    Waaw horumar wcn

  • @Axyaadunya
    @Axyaadunya 2 ปีที่แล้ว

    Mohamed omer good man👍🏻🗣🧠

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Alle caqliga hakubarakeyo

  • @rashidadan8274
    @rashidadan8274 5 ปีที่แล้ว +1

    For the sake of ALLAH(S.W) Muhammed Omar I love you, your words of choice are absolutely heart felting. I appreciated you every second and efforts of your life.

  • @fahiimo0705
    @fahiimo0705 5 ปีที่แล้ว

    Man sha allh mohamed waxatahay dhiiri galiye sare runtii waxan kafaa iidaa wax badan maxamed mar walba waxan kulee yahay hambalyo

  • @mohamoudadan390
    @mohamoudadan390 7 ปีที่แล้ว +1

    mashallah nin caqli badan allah haku barakeeyo aamiin

  • @faysadeeq7697
    @faysadeeq7697 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahay ha ku la garab galo hawsha aad hayso shkran jasaakulaahu khayr

  • @nasraeraad6247
    @nasraeraad6247 8 ปีที่แล้ว +1

    asc abowe masha allah wan kafadiday jazakallahu kheyr

  • @sihaamabdirisaq2204
    @sihaamabdirisaq2204 3 ปีที่แล้ว

    Insha allh guul wll akhriyo adunyadaba

  • @khaalidsiciid9779
    @khaalidsiciid9779 8 ปีที่แล้ว +2

    taas ayaad ayaan ugu raja waynaa taas inaan dhigto lkn haka furo bareefad hargaysa

  • @تفسيرالقراءنالكريم
    @تفسيرالقراءنالكريم 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @hakaquusanguusha5360
    @hakaquusanguusha5360 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh hawl fiican ayuu wadaa keep going

  • @nacimajwarsame387
    @nacimajwarsame387 6 ปีที่แล้ว +1

    ALLE Haku barakeeyo

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble1060 ปีที่แล้ว

    Dhowr meelood ayaan isku mid ka nahay Maxamed Omar
    Isku sanad ayaan dhalanay 1990
    Isku mihnad ayaan baraney "cilmiga shaybaadhka"
    Aqoon uma lihi isku gobolna ma joogno lkn
    Figradaha uu ka hadlo inta badan waxay u badanyihiin wax aan isku dayay oo igu abuuran
    Tababarka ugu fiican waa adoo yar wakhtigu ku tababaro.

  • @abdiqadir3015
    @abdiqadir3015 9 ปีที่แล้ว

    Masha allah maxamed saxiib kasiiwad meeshada gesi ayaatahay

  • @engzalmaanzaedcaalincamir3138
    @engzalmaanzaedcaalincamir3138 7 ปีที่แล้ว +1

    macha allah magacaagu ha jiro

  • @alishalish44
    @alishalish44 8 ปีที่แล้ว +1

    maa shaa alaah mahamed

  • @husseinmohamed5651
    @husseinmohamed5651 4 ปีที่แล้ว

    Wa macalin dhiiri galiye ah

  • @xamdanuura3787
    @xamdanuura3787 8 ปีที่แล้ว +1

    maan shaa allah

  • @zaahimyonis395
    @zaahimyonis395 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay.cimrigahakuudheereyo

  • @muxiyadiinabiibakarabiibak4095
    @muxiyadiinabiibakarabiibak4095 8 ปีที่แล้ว +1

    maa shaa alaah fariid fariid nin raga

    • @yasminkhadar5526
      @yasminkhadar5526 6 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah waxan jecelan lah ina kula kulmo mohamed Deeq

  • @idilmaxamed9884
    @idilmaxamed9884 7 ปีที่แล้ว

    msha allaha wll Maxamed
    halkaa kaga hay

  • @zuzumakeupartis9995
    @zuzumakeupartis9995 8 ปีที่แล้ว +1

    mash Allah
    well done brother

    • @oscarbruce7741
      @oscarbruce7741 3 ปีที่แล้ว

      i guess im asking the wrong place but does someone know of a method to log back into an Instagram account?
      I was stupid lost the account password. I would appreciate any assistance you can give me!

  • @safiyomohamed9879
    @safiyomohamed9879 8 ปีที่แล้ว

    masha allah allah misanka xasanadka hakusaaro

  • @huseanahmed9671
    @huseanahmed9671 7 ปีที่แล้ว

    guuleeyso walaal

  • @nuurdawlad4820
    @nuurdawlad4820 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @abdirisaaqalto4741
    @abdirisaaqalto4741 7 ปีที่แล้ว +2

    anuu rayigeyga mohamed deeq waxa uu wadaa waa wax fiican lakiin waxan kula talin lahaa haduu doonayo iney dadku wa ka qataan inuu horemarka sheegayo uu horta isaga noloshiisa ku dabaqo oo uu noloshiisa badalo dadkana macalin u noqdo markas baaa wax laga dhageysan karayaa lakiin hadaan qaylo kula soo galo anigoo noloshaydu qasan tahay oo aan horumarba ka gaadhin dee ruwaayad uunbey noqoneysaa

    • @asiyamoha4353
      @asiyamoha4353 7 ปีที่แล้ว

      abdirisaaq alto oo Maxaad ka ogtahay Noloshiisa?

    • @abdirisaaqalto4741
      @abdirisaaqalto4741 7 ปีที่แล้ว

      he graduated from camuud university borama his biggest accomplish waxa weyaan he become teacher and motivation speaker uu waliba kasoo xigtey waxa uu leeyahay rag american motivation speaker ah sida less brown, TI it and etc

  • @SaidAdan
    @SaidAdan 2 ปีที่แล้ว

    Aqoon yahan😂😂😂 wuxuu ku hadlyay ma English buu ahaa,I couldn't even catch one single word.....

  • @moustaphamk6597
    @moustaphamk6597 5 ปีที่แล้ว +1

    Mufakir somaliyed oo nadhirogaliya markastaa

  • @huseanahmed9671
    @huseanahmed9671 7 ปีที่แล้ว +1

    runti dareen baad igu abuurtay waliba inaan wax qabsan karo hadii aan la imaado dadaalkaasi

  • @asmadaganiloveawdalsallal1620
    @asmadaganiloveawdalsallal1620 8 ปีที่แล้ว

    masha allh kan madax Wayne halagadhiigo

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 8 หลายเดือนก่อน

    Somali dadka nooca wey ku yaryihiin, Waan u baahanahay

  • @abdiosmanahmed8623
    @abdiosmanahmed8623 7 ปีที่แล้ว +2

    mahamed omar nin aan ku faano

  • @kingofthejungle6928
    @kingofthejungle6928 8 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @gabarsomaliyeed7241
    @gabarsomaliyeed7241 4 ปีที่แล้ว

    Mohamed omer waa shaqsiga kaliya e noloshyda waxka badaley runtii wn ilmeeyaaa video yada maxamed markaan daawado qaybtood runtii wn ilmeeyaa noloshyda wax badan ayuuka badaley wn rajeyn maalin inuu inaan maxamed la kulmidoono

  • @cabdidahirdhagaxow9674
    @cabdidahirdhagaxow9674 6 ปีที่แล้ว +2

    Rht

  • @aliabdillaahi9320
    @aliabdillaahi9320 8 ปีที่แล้ว

    aad ayan ugu mahad celinya mxmed hlkaa ksii wad pro.

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 8 ปีที่แล้ว

    MANSHAALLAH .

  • @munmo9363
    @munmo9363 5 ปีที่แล้ว

    I love mohamed thanks for ever

  • @0o603
    @0o603 9 ปีที่แล้ว +1

    waa nin caqli nadan... sxb halkaa kaga wad

  • @hasanhp3674
    @hasanhp3674 8 ปีที่แล้ว +1

    .

  • @aadandaud6757
    @aadandaud6757 4 ปีที่แล้ว

    hello

  • @azamuzaid4066
    @azamuzaid4066 8 ปีที่แล้ว +2

    where can I get from his email or fb ? jazakalah

    • @abdulazizali176
      @abdulazizali176 8 ปีที่แล้ว

      wll waxa jira page uu Ku leeyahey Facebook ga waxaad Ku qori kartaa Mohamed Omer waanad ka heli kartaa wax kasta oo uu rapo in uu la share gareeyo dhalinyarada somaliyeed . 👌👌

    • @azamuzaid4066
      @azamuzaid4066 8 ปีที่แล้ว

      +Abdulaziz Ali jazakallah Akhi igot it

    • @abdulazizali176
      @abdulazizali176 8 ปีที่แล้ว

      +Azam Uzaid Dhamaanteenpa
      u r wlcm

    • @azamuzaid4066
      @azamuzaid4066 8 ปีที่แล้ว

      +Abdulaziz Ali ameen Akhi

    • @saadeid8889
      @saadeid8889 5 ปีที่แล้ว +1

      252634739778

  • @hiradmedia3458
    @hiradmedia3458 5 ปีที่แล้ว

    mahad sanid wllkay. macadkaasenu kuhelaa. waxaan kalasohadalo nosheeg. wll. 0633934549. wtahAbb kaas. waan kusuganaa mohamed

  • @huseanahmed9671
    @huseanahmed9671 7 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah

    • @abdixamidyuusuf8609
      @abdixamidyuusuf8609 4 ปีที่แล้ว

      maan sha allh waan u mahad celinayaa ustaad maxamed cumar
      laakiin ustaad ka waxaan leeyahay mar nagu soo booqo magaalada laascaanood wali kumahayno ustaad.