Prof Axmed Ismaaciil Samatar & Khudbadii Sanadka "Waxaan Soo Ogaaday Inaan...!!"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah uu naxaaristo cali galayidh

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 11 ปีที่แล้ว +1

    Walaal yaa garanay heestan magaceeda iyo cid qaada---programm lagu so xidhay ee somaliland ---chilling song-- I love it. Please ii sheega---

  • @abdirizakmohamedhiiray4933
    @abdirizakmohamedhiiray4933 11 ปีที่แล้ว +1

    waan ku taageerayaa hadalaa axmed

  • @kloyhbv4906
    @kloyhbv4906 5 ปีที่แล้ว

    Dawood man has vision ,mission and values

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 2 หลายเดือนก่อน

    * Mooday

  • @KINGZ44four
    @KINGZ44four 11 ปีที่แล้ว

    Prof Ahmed samatar your country needs you!! Somaliland

  • @xeraale99
    @xeraale99 11 ปีที่แล้ว +2

    midka caynaaya pro samatar waa jaahil aan soomaalinimo aqoon runtuu sheegay pro samatar waana taageersanahay dhamaan ninkii qabiil ku nacayana asagey utaala

  • @mahdiaden27
    @mahdiaden27 11 ปีที่แล้ว

    waa hadalo qiimo leh Pro samatar reer xamar ma fahaysid

  • @abokor-abokor3682
    @abokor-abokor3682 11 ปีที่แล้ว +1

    Waa magaalo qaxoontiya

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 8 ปีที่แล้ว

    anigu nin rer muqdisho ah baan ahay qabiiliyan haddii loohadlo lkn muqdisho hawiye ma maamulee waxaa maamula abgaal oon waligood wax maamulin in lamaamulo mooyee waa dad ugu liita somali labo jeer bay madaxweyne hadda somalia kanoqdeen waa xassan shiiq iyo shiiqshariif majirto hal tuulo oo abgaal dago oo alshabaab laga xoreeyey xarardheere ilaa muqdisho majirto meel xataa baraarug kacaan kajiro oo ah in ay iska xoreeyaan alshabaab waxa kaleba ha,udanbeeyaane,xassan shiiq waatuu lahaa dhimashada iyo qaraxyada waa laqabsaney.

  • @bestyoutubechannel6893
    @bestyoutubechannel6893 9 ปีที่แล้ว +1

    anigu waxaan ahay nin reer ssc ah waad og tahay saanu isku hayno reer s.land iyo waxa sheegta hadana taasi keeni mayso inaanu xaqirno horumarka kasoconaya guud ahaan gobolada s.land run ahaantii pro anigu inbadanbaan dhagaystaa waa nin aan reer kaliya ahayne ah nin qaranimada soomaaliyeed jecel ahna nin khibrad iyo waayo arag nimo leh run ahaantii waaanu ugamahad celinaynaa pro dadaalka uu wado hakadaalin pro caasimadna walahay majirto waaruntaa waana hadal meel ku ool aha pro

  • @khalidmohamed6987
    @khalidmohamed6987 8 ปีที่แล้ว +1

    prof Its your Time Somaliland Dalkagi Hooyo Ayad Kuso labatay mar walba Gacmo Furan Dad an Ismamuli karayn oo Musuqmassuq hadheyey Maxad Ka Doni Somaliland Is Yours

  • @khaletabdilahimouze4864
    @khaletabdilahimouze4864 6 ปีที่แล้ว

    Caruur badan oo is wada leg oo qaaqaawan

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 2 หลายเดือนก่อน

    Maanta Muqdisho ka warran ? Ma Gebiley maad Monday? Adeer iska aamus!

  • @KINGZ44four
    @KINGZ44four 11 ปีที่แล้ว +1

    First of all , I'm not offended by it sxb , everyone is entitile to their opinion and that includes u , so in your eyes or opinion sland may not qualify or be a country , but to those millions who were born and live there now , it is a country..Just learn to show some respect sxb , cuz u have to earn it..And by the way , Somaliland is in Africa not europe lol.. Bless

  • @mohamednur4052
    @mohamednur4052 11 ปีที่แล้ว

    Profesorku waa ogaa waxaas iyo wax kadarani inay xamar yaalaan, dadkana isagaa ugu ildheer, maanta ina Ismacil samatorow kaama rumaysanayno waxan maan ogayn, ee waxaan ku oran lahaa iskadhaaf cantaabada oo dadkaaga dhinac karaac!

  • @MrThebigblackhole
    @MrThebigblackhole 11 ปีที่แล้ว +1

    is somaliland a country bro? really? where isit in Europe? by the way guys dont take this as an offence am just stating the truth! calm down ya'all!

  • @mohamedhussein1907
    @mohamedhussein1907 11 ปีที่แล้ว +1

    tuug baa tahay somaliland ayuu weligiis u ololeeynaayey wecelkaan

  • @hasanabdisalamibrahim8354
    @hasanabdisalamibrahim8354 8 ปีที่แล้ว +1

    wax miyuu dhalii layaa mase wuu caynaa nin kani

    • @gureygurey321
      @gureygurey321 7 ปีที่แล้ว

      hassan waa midaan layaabay waa nin wey wuxuu ku hadlaayo bal maqal . waa Stupid dad baa dhahaya waa Profs hadii loo Geeyo Vedio meesha u ka soo shaqeeyey waa layaabayan Gaalada

  • @wadani412
    @wadani412 11 ปีที่แล้ว

    Prof Samater geeesi aan runta ka gaban oo soomalinimadu kala waytahay wax walba.

  • @norhassan6679
    @norhassan6679 11 ปีที่แล้ว

    I don't understand the concern of this old man for Mogadishu but what he did for Somalia? Nothing so keep quite and enjoy in America.

  • @iidowgeedi1171
    @iidowgeedi1171 11 ปีที่แล้ว

    meeshaa kasoo jeedid aad xaaraanyahe ,, profsor kulahaa jaahilkaan hadow profsor yahay dadkow kasoo jeedona waa sidaan oo kale nacaladaan cml waaye stupidka

  • @deeqoadan8424
    @deeqoadan8424 7 ปีที่แล้ว

    iiahkabaq

  • @kloyhbv4906
    @kloyhbv4906 5 ปีที่แล้ว

    He is very cheap, quickly angry and plannerless man

  • @boseit28
    @boseit28 11 ปีที่แล้ว

    WAXAAN KU WEYDIIYAY HARGEYSA MAKAQATARSAN TAHAT XAMAR

    • @ZakSalah-r1v
      @ZakSalah-r1v 4 หลายเดือนก่อน

      Mantaba wakaa cayaya hargaysana siduu xamar ucayayo

  • @Bashi869
    @Bashi869 9 ปีที่แล้ว

    Prof Ahmed I Samantar waa nin qaaliya waa nin khibrad siyaasadeed leh oo aqoonyahana, Wasiirka biyaha iyo dhuxusha ee Puntland ayaanu umagacaabaynaa Prof Ali Kh Glarna ku xigeenkiisa ayaan ka dhigaynaa. Waa 2ba nin oo aad muhiim u ah Somaliana way u baahantahay.