Aj Family Wuu La Hadlay Hooyadi Wiilka Ka Maqnaa Wuxuuna Dhahay Anigga Ma ihi Wiilkaaga Allh Kuu Sah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 71

  • @aminaanassfamily
    @aminaanassfamily  หลายเดือนก่อน +1

    Cadeeymo Badan Halkaan ku dhufo 👇🏼
    th-cam.com/video/8N6jIA2EUos/w-d-xo.htmlsi=rodPwu1jzXu4RPLG

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 หลายเดือนก่อน +7

    Islaanta meesha ka hadlaysa oo leh cidaan foolxumo iyo daruuf yuusan kaga cararin. Waa dad qurux badan oo ladan Baaraka Allah. Hooyada fikir ayaa dhibaateeyay waa hooyo qurux badan.

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 หลายเดือนก่อน +2

    Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim.
    Wiilkan hooyadi ka cararayow waxaan kugu oran lahaa hooyadaa u noqo oo ka farxi. Ilaahay baan kugu dhaariyey. Sheydaani waa cadaw iska naar, Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim, ee hooyadaa ka farxi u noqo. Ilaahayow ku saqir inaad hooyadaa u noqto ood raali gelisa. Amiin Amiin yarabi

  • @aishayusuf9595
    @aishayusuf9595 หลายเดือนก่อน +10

    Isagaa hooyadii kamodoow coulor ka IYO filter ka ha fiirininaha iyadaaba ka quruxbadan 100/100. Waa waayeel caloolxumo kuraagtay siday uraadinaysan wiilkeeda .

    • @BashiurOsmaan
      @BashiurOsmaan หลายเดือนก่อน

      ❤xaqiiq

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 หลายเดือนก่อน

      @@aishayusuf9595 Waa runtaa, iyadoo waayeel ayay ka qurux badantahay❤️.

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkan muxuu ku kala jecladey Harti Koobe iyo Gari Koobe Yantaar waa Geri Koobe Majeertena waa Harti Koobe Bilaa caleykum Wiil yahaw Allena ka baq oo Hooyo macan

  • @Cosob22
    @Cosob22 หลายเดือนก่อน +1

    Haikirina hooyo waa qaliya 😢😢😢😢lomaquro xuuman

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra หลายเดือนก่อน +5

    Ninkaan markuu yaraa dhuuniguu hooyadii ka raacay maantana dhuuni buu raacayaa subxaanallaah

    • @FartaXassn
      @FartaXassn หลายเดือนก่อน

      Alla hooyo miyaa la inkiri karaa aniga hooyadey ma noola hads lkn anoo aqaan ayana mid kake hadii ay i sheekato raaci lahaa wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @lulali6059
    @lulali6059 หลายเดือนก่อน +3

    Soo lagama yaabo inuu u egyahay familkaas sheeganayo. Haduu ahaa 9 jir markuu soo dhumayey waa quf weeyn oo hooyadiis iyo walaalahiis waa uu garanayaa. Haduu iska inkiraayo familkiisa asiga ayaa cadaab ku sugan.

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 หลายเดือนก่อน +3

    Ok habrahaan tik tooga waxna ma aqriyaan isku xishooda

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 หลายเดือนก่อน

    Allow AJ fahansii xaqa.

  • @ShobtoShariff
    @ShobtoShariff หลายเดือนก่อน

    Somaalida maxaa ka qaldan AJ wuxuu yiri ima dhalin qasab miyaa waan wixii faranko subhanallah

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 หลายเดือนก่อน

    Saxiix ninkaa malahan dhiiga daarood xitaa wajigaas wuxuu u ekyahay reer koonfur galberda waana soomaali ❤

    • @Mumtazqurux102
      @Mumtazqurux102 หลายเดือนก่อน

      Daarood calaamad gooni ah ma ku taal

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i หลายเดือนก่อน

    AJ. Walal. Indhahayka oohinba ku soo joogda mj. A Akhiro kuma racayan adaa runta og haday hooyada tahay u tag ka soo ducaysa hoos ahaan. Hadii kale qanci mamada 30 sanno oo yay say wa bilahi tolfiiq👌🤲🤲

  • @MawliidAlk
    @MawliidAlk หลายเดือนก่อน

    Wll hadiidin hooyo mcn waaqurux aduun iyo jano aaxiro sidaa hadaba hadafirin hooyo mcn 💋❤❤

  • @SaraBarry-t9y
    @SaraBarry-t9y หลายเดือนก่อน +2

    aniga wiilkaas kuma dambabi karo laga yaabee in uu yahay qof sixran

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql หลายเดือนก่อน

    Horta maamadaan wiilka kamaqan hausahlo Laakiin Soomaaliyeey danbiga halaiska daayo maamadaana wax ay fiirsatay majirto wiilkaana haku fogaanina arintana haloodaayo cida ay arinta quseyso wiilkaana stress ka kadaaya cidkastoo wuxuu fileen ku dhacana wuu qalqalaayaa taana waa wax caadiya

  • @abukarahmed2299
    @abukarahmed2299 หลายเดือนก่อน +1

    Aj Hooyadiisa hadey joogtto mey so hadasho

  • @IdilHasan-h5f
    @IdilHasan-h5f หลายเดือนก่อน

    Subxan Allah subxa n Allah subxa n Allah 😢😢

  • @ABDOURAHMAN-hw1tx
    @ABDOURAHMAN-hw1tx หลายเดือนก่อน +5

    I WANT TO SAY TO THE NAMED AJ IT IS TIME TO CHOOSE HEAVEN OR HELL ON JUDGMENT DAY AND LEAVE A GOOD MEMORY OF YOU ON EARTH WHILE YOU ARE ALIVE. PARENTS ARE VERY IMPORTANT AND THE MOTHER DESERVES MORE THAN THE FATHER BECAUSE SHE CARRIED YOU FOR 9 YEARS IN HER WOMMY AND AFTER SHE GAVE YOU HER MILK FOR MORE THAN 2 YEARS AND SHE ALWAYS LOVED YOU, THE MOTHER'S LOVE FOR HER CHILD IS VERY IMPORTANT AND SINCERE. ON THE LAST JUDGMENT DAY, YOUR MOTHER WAS ASKED IF YOU ARE HER SON AND NOT YOUR MOTHER. NOW ACCEPT YOUR MOTHER BECAUSE YOU LOOK A LOT LIKE YOUR SISTER’S DAUGHTER AND IT’S 100% YOUR MOTHER

    • @LEI581
      @LEI581 หลายเดือนก่อน

      💯

  • @ShukriAlAbasi
    @ShukriAlAbasi หลายเดือนก่อน +2

    Waa sax ma ah darood

  • @yuusufjaamac6495
    @yuusufjaamac6495 หลายเดือนก่อน +1

    Waa bahal bakhtiyey xayada alle kaaq axeeeey makana nin lagu sheegayaa

  • @nesterooymohamed6782
    @nesterooymohamed6782 หลายเดือนก่อน

    Xaywaan biniaadm ueeg oo dad ayaa aduunka kabuux bal eego hooyadii OO uukalumy ayuu hely misna wuu dafiray subxaana llaah anigan hooyo laanta iyo garabka igu banaan ee aan dareemayo xanuunka hooyo laanta waa mid ilaa aan kadhimanayo nabrkaasi igagoayn😢😢

    • @FartaXassn
      @FartaXassn หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi waa hooyo hooyo booskeesa cidna ma buuxiso ilaahay ha u naxariis hooyo hadii ilaahay kaa jeclaaday qalbigana ilaahay hakuu qaboojiyo

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 หลายเดือนก่อน +1

    Walalayaal Alle kabaqa umadana amaan iska siiya ninkaan haduu hooyadii in kirey oo dad dartiis walidkiis u inkirey waxaa laxisaabtamayo Alle uqubada walidka Aduun iyo Aakhiraba wey kaga soo baxee idinka layiri iyo shaki mahanee xaqiiqdi mahaysaan walalka muslinka wuxuu kugu leyahay waano haduu idiinka diido waa in aad kahartaan xisaabta Alle udaya idinka ogaada in Alle nacebyahay in dadka laceebeyo plz hakudanbabina Alle kabaqa arintaan kahara hadey been tahay oo mamada shaki kusocotana wiilkas qalad weyn ayaa kagasheen dadkiina warka wad wada cafis weydiista Alle iyo wiilkaba waayo reerkiisa ayaad kudireysaan ilmihiisa iyo bulshada dhibatadaas idinkaa sabab u ah arintaan Alle udaaya asagana Alle hakabaqo Hooyo waa qaali ee hakajabin qalbiga hadad tahay hooyadaa baari unoqo hadad aheena qanci adoo qalbigeeda dhoorayo

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf หลายเดือนก่อน

      Waa Runtaa Soomaali Maxaa ka Khaldan Subxaanalaah

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز หลายเดือนก่อน

    Ax waakanaxay hooyo masah lana eedooow hubso kaqaad cadaymo hooyooow hadaa adi tahay lacala waa cuquubo inaaa saas dhahdo calooshay ka ooynay saa ani ma aqaan wadan kama majoogo laakiin hooyaan ahay waa fah mikaraaa eedo marna ha dhihin raaso ani maahi hubso😢😢

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 หลายเดือนก่อน

    War soomalida dan waykalumen wallidkooda miya subxanallah

  • @RashiiMoha
    @RashiiMoha หลายเดือนก่อน

    Wlhi aad ayaan ugu calool xumooday hooyada ilmaheeda sida ay ujeceshahy oo ay u raadineyso sorrow aad wax loogu murugoodo wye

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi6754 หลายเดือนก่อน +1

    haddii laakiin cid kale ku soo sheegato ma keligaayaa taagnaanaya oo adeer, walal hooyo abti ma soo hadlaan.

  • @ShobtoShariff
    @ShobtoShariff หลายเดือนก่อน

    Dhalashada qasab ma ahan ee hooyada ha raadsato cunugeeda

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida ninkan qac yay ka yeer siiyeen kolay arintan samayn xun yay kuyeelan doontaa xitaa hadayna hooyadan dhalin

  • @FutoXar
    @FutoXar หลายเดือนก่อน

    Boqol maryooley ah baa ii eg , shalaydaan gabar baa I istaajisay oo imooday saxiibteed😂😂caadi iska dhiga, waraa Aj bar meel kuleeyahay privet ah😂😂

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819 หลายเดือนก่อน

    Waxaan waxa buunbuninaya dad Raba nolosha wiilkan iney carqalayeyan.😮

  • @BintuBile-y9u
    @BintuBile-y9u หลายเดือนก่อน

    hooyo macan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 หลายเดือนก่อน

    Subxallah

  • @qadiijoaxmed2513
    @qadiijoaxmed2513 หลายเดือนก่อน

    Benta daa wllo😅

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน +2

    gbadha yar uu dhalay hadii layaho hooyadataas dna ha looga qaado hadii hooyada rabtoweliikeeda hadayba haysogabdhaii uu dhalay maxay karabtaa taas yarmay ka qado dna
    maxay tidhi hoosta xababad laga dhuftay baan lacag ku gurtay waba tuugade bisinkee

  • @FatxiMaxamed-v4b
    @FatxiMaxamed-v4b หลายเดือนก่อน

    Wa casiwalid asago yar ayu casi ahay

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 หลายเดือนก่อน +1

    War habar gidiraay isku xishooda ok maxaa ka qaa daaysaan

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql หลายเดือนก่อน

    Horta dad badan oo isku ek ayaa jirto hore ayeeyna halkaan aan joogo uga dhacday ayna islahaan waayeen

  • @Cosob22
    @Cosob22 หลายเดือนก่อน

    Walala waxad u egatahaya bin culmaah

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 หลายเดือนก่อน

    Habrahaan waxna maqoraan waxna ma aqriyasn ee laayda dhan ilmaha wastiuraan

  • @Ubahmumin
    @Ubahmumin หลายเดือนก่อน

    Yaab subxaana llaah

  • @iskufilen3148
    @iskufilen3148 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ogshay. 1991 in raxanweyn ilmabadan Ay walidkood ka dhinteen ama dhumeen

  • @safiamohamed1631
    @safiamohamed1631 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi หลายเดือนก่อน

    Gabdhow waxay sheegtey 12 sano asagoo jiro in ay heshey wuxu ku dhahay idhaaf ha I sheegan buu ku dhahay

    • @Qaansoroobaad
      @Qaansoroobaad หลายเดือนก่อน

      Lkn cida hadiiba uu wiilku sidaan leeyahy maxay udaba cararayan mee iska dhaafaan

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi หลายเดือนก่อน

      @Qaansoroobaad waa wax la layaabo

  • @Ubahdahir1229
    @Ubahdahir1229 หลายเดือนก่อน

    waa ku dhaley khasaba miyaa.

  • @AhabhsBshshs
    @AhabhsBshshs หลายเดือนก่อน

    Hooyo murugeeysan waaye quxda ka maqan maxaytahay ma'am da ah oo wiilka maqan baysidaa u egtahay adiga sided u ekaanlaheeyd Hooyadaa. Sharaf ayaa kamuuqata garbaheedana gabdhaa la taagan inay wanaagsantahay dadkeeday ku dhaxjirtaa

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 หลายเดือนก่อน

    Wiilkaan hawiyaa dabadhigtaaybiskuxishooda

  • @Hal-xasleh
    @Hal-xasleh หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 หลายเดือนก่อน +1

    Beenta daaya wiilkaan kahara wiilkaan iska xishooda

  • @FatxiMaxamed-v4b
    @FatxiMaxamed-v4b หลายเดือนก่อน

    Ah asago filtrar lahayn firiya midakale Madow wan hoyadisa mamadana wayqurxantahay EE wayelnimada iyo darufta badiyo aya sidañ ugashay waxba yusan kafanin hoyadisa duliga

  • @kadra825
    @kadra825 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fardosaosmanibrahim3043
    @fardosaosmanibrahim3043 หลายเดือนก่อน

    Csw csw csw csw csw csw csw csw csw ❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 หลายเดือนก่อน

    Ax

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 หลายเดือนก่อน

    Habar gidiraay maxaa idin dabadhigaay habar gidiraay maxaa idin dabadhigaay

  • @umuclahimaxmudumuclahi
    @umuclahimaxmudumuclahi หลายเดือนก่อน

    ma dhaline maxaa ugu kab kabaysaan haddii uu biri layimado dadkiisa maxay samaynayaa dadkaan wadda qiroonayao yabe

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 หลายเดือนก่อน

    😭💔😭💔😭💔☝️🤲

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน +1

    isaga kuwii dhalay ilamderadiis eedooyinkiisa walalahiis iyoehelkiisimay soo hadalan islantan u shegan inay dhalin hadii kale walida hajoojiyo hooyadiisa haraali geliyo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน

    Horta somaliyey ilaah noga baqa idinma caynkarno oo waa waa layswaydunaya qiyamaha hadaan idin cayno mamadan iyo rer keeda gaajo idinma shegan gaajo na hayse wax nasiiya idinma dhihin foolxumodan aad sheegaysana waad nalaqavtan weliba qasqas baad isticmashan midabkena ayaan ku kalsonahay Hanna caayina wiilba naga maqan hoyadiina way u bahan tahay marka allaha idin malaha miyaa qofkii danbo na caydaa qabrigaan u fadhina caymayno hadan nahay d,m aqlaq yeesha carabkiina oo kala nagu yala maxa qaldan

  • @ABDOURAHMAN-hw1tx
    @ABDOURAHMAN-hw1tx หลายเดือนก่อน

    I WANT TO SAY TO THE NAMED AJ IT IS TIME TO CHOOSE HEAVEN OR HELL ON JUDGMENT DAY AND LEAVE A GOOD MEMORY OF YOU ON EARTH WHILE YOU ARE ALIVE. PARENTS ARE VERY IMPORTANT AND THE MOTHER DESERVES MORE THAN THE FATHER BECAUSE SHE CARRIED YOU FOR 9 YEARS IN HER WOMMY AND AFTER SHE GAVE YOU HER MILK FOR MORE THAN 2 YEARS AND SHE ALWAYS LOVED YOU, THE MOTHER'S LOVE FOR HER CHILD IS VERY IMPORTANT AND SINCERE. ON THE LAST JUDGMENT DAY, YOUR MOTHER WAS ASKED IF YOU ARE HER SON AND NOT YOUR MOTHER. NOW ACCEPT YOUR MOTHER BECAUSE YOU LOOK A LOT LIKE YOUR SISTER’S DAUGHTER AND IT’S 100% YOUR MOTHER