Nesteexo Iyo Baraarujin Dr.Axmad X.Cabdiraxmaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Muxaadarooyin iyo Duruus Cusub Channelkan Baraarug Media
    / baraarug2011
    Sidoo kale ka Dhegeyso Quran,Tafsiir,Muxaadarooyin iyo Kutub www.baraarug.net

ความคิดเห็น • 72

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi 2 ปีที่แล้ว +10

    Maanta waxaan ku daawanayaa 11 sano kadib markaad dunidan ka tagtay anoo kugusoo xasuustay saaxiibkaagi 3aad ee shalay dunidan isna dulmiga lagusoo dhaafiyey kadib daalimiintii ku dilay dorraad markuu isna gacantooda ku baxay shalay💔 duni qarriban baa idinka danbaysay, waxaan Alle idiin waydiinayaa inaad ka nasateen dunidan dhibkeeda, Axmed, Cabdiqaadir iyo Cabdinasir saaxiibo aduunka dar ilaahay ku walaaloobey baad ahaydeene ilaahay janadiisa kuwii sariiro is hor dhigtee isku waraysta ahaada aamiin

  • @apaanduuleqanciye3758
    @apaanduuleqanciye3758 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle Ha janeeyo calimkenii😭

  • @lulamedia
    @lulamedia 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto adeer Diktoor/Sheekh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Maxamed Xirsi caawa xusuus ayaan galay

  • @shamsash2772
    @shamsash2772 3 ปีที่แล้ว +2

    Umu. Khalid. Ilaahaw. Janno. Fardawso. Ugu deeq. Shiikh. Ahmed. Xaaji. Aamiin

  • @sagalabdulahijanac6217
    @sagalabdulahijanac6217 ปีที่แล้ว +1

    Illahay ha ku naxaristo shiikh Ahmed

  • @dahirgaas7611
    @dahirgaas7611 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah. Sllah yarxam Shiekh De Axmed Xaaji Cabdiraxmaan.

  • @maxamedfarax3809
    @maxamedfarax3809 ปีที่แล้ว +1

    alahawnaxariisto janadii fardawsana hakawarabiyo amin

  • @zakaria3894
    @zakaria3894 3 หลายเดือนก่อน

    رحم الله الدكتور أحمد حاج عبد الرحمن رحمة واسعة وأسكنه الفردوس الاعلى

  • @mohamoudahmed7728
    @mohamoudahmed7728 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay janatul firdawza hakaa waraabiyo sheekhunaa
    All hakiu dambi dhaafo

  • @mohamedyassin8670
    @mohamedyassin8670 5 ปีที่แล้ว +5

    Allaha kuu Naxariisto Sheikh Axmed Xaaji Cabdirahman.

  • @xariircali7396
    @xariircali7396 2 ปีที่แล้ว +1

    alle ha unaxariisto shiikh

  • @hawosaid166
    @hawosaid166 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha unaxariisto sheikha janadii allaah geeyo

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 ปีที่แล้ว +2

    رحمه الله د. الشيخ أحمد حاج عبد الرحمن

  • @kadramahamud4088
    @kadramahamud4088 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaaahay qabriga ha u nuuriyo raxmaaanku hakuu naxariisto

  • @abdallaoficiallchannel3052
    @abdallaoficiallchannel3052 4 ปีที่แล้ว +7

    اللهم ارحمه رحمة واسعة وأدخله في فسيح جناته

  • @king-hj3mz
    @king-hj3mz 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxaaristo sheekh/Dr Axmed xaaji

  • @abdilaahimohamedahmed3511
    @abdilaahimohamedahmed3511 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha naxariisto caalim ay weyday umadda soomaaliyeed

  • @Theking-hs6qu
    @Theking-hs6qu 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha unaxristo

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 9 หลายเดือนก่อน

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว +3

    رحمه الله شيخ أحمد

  • @axmedabdirisaaq7976
    @axmedabdirisaaq7976 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahoow unaxariiso dr Axmed xaaji cabdiraxmaan

  • @mohamudali540
    @mohamudali540 7 ปีที่แล้ว +10

    ilaahaw unaxariiso sh axmed xaaji cabdiraxmaan

    • @yahyahonest2992
      @yahyahonest2992 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @shamsash2772
      @shamsash2772 3 ปีที่แล้ว

      Umu. Khalid. Ilaahayaw. Janno. Fadasa. Ugu. Bishaaree. Shikh. Ahmed. Haaji. Amiin

  • @zaynabzaynab2511
    @zaynabzaynab2511 3 ปีที่แล้ว +1

    illaahow u naxariiso sh axmad yaa rabi xarmaan

  • @sakariyeabuurka9100
    @sakariyeabuurka9100 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow unaxaristo Dr Ahmed xaaji cabdiraxmaan

  • @mubarakabdisalamahmed6167
    @mubarakabdisalamahmed6167 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow u naxariiso Dr Axmed xaaji cabdiraxaman
    Waxa uu ahaa caalim waqtigiisii noolaa

  • @kaltunduale649
    @kaltunduale649 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaaha raxman ka ahi janatu fardowsa ha kugu abaal mariyo adiga iyo dhamaan mutaqiintii iyo muminiintii kaa horeyseyba

  • @abdallaandikani2048
    @abdallaandikani2048 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow kuunaxariiso

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว +2

    رحمه الله تعالى فضيلة الشيخ العلامة الدكتور أحمد بن حاج بن عبد الرحمن

  • @maxamedsiciidfahiye
    @maxamedsiciidfahiye 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow u naxariiso
    DR axmed xaaji c/raxmaan

  • @ilkacseilkacze100
    @ilkacseilkacze100 5 ปีที่แล้ว +1

    alle haw naxriisto shiikh dr axmed xaaji cabdiraxmaan xaqiiiq wali ma ilaawin nastexdiii wanaagiii dhaqankii wanagsanaaaa♡♡♡

  • @bukharijaamac6615
    @bukharijaamac6615 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku naxaristo waxa ahayd cilmi soconaya shahid ayana Allah ku doortay

  • @mohamedaden7529
    @mohamedaden7529 2 ปีที่แล้ว

    alaaaaahu akibar alaah naxariistiisii hell insha allaah

  • @abdikanimahamed708
    @abdikanimahamed708 7 ปีที่แล้ว +4

    الله يرحمه كان عالم هدا الزمان في قرن الافريقي وكان زاهدا تقيا

  • @abdisalamjamadhahar4681
    @abdisalamjamadhahar4681 9 หลายเดือนก่อน

    ❤Allaha u naxariisto❤

  • @abdirahmanmohamed1385
    @abdirahmanmohamed1385 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay qabriga hakuunuriyo jannadiisa hakugeeyo

  • @samatarobsiiye6791
    @samatarobsiiye6791 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ya rahma

  • @khaledjamagazz3442
    @khaledjamagazz3442 6 ปีที่แล้ว +2

    Allah qabrig ha ku nuuro Sheikh Ahmed

  • @c.raxmanabshir8584
    @c.raxmanabshir8584 6 ปีที่แล้ว +2

    aamiiiin alle ha unaxariisto shiika

  • @abdisalanmustafe9690
    @abdisalanmustafe9690 7 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ha ku naxariisto

  • @user-ii3tn8dx9r
    @user-ii3tn8dx9r 2 ปีที่แล้ว +1

    رحمك الله

  • @ibrahimaxmed5778
    @ibrahimaxmed5778 7 ปีที่แล้ว +4

    Allow unaxariso

  • @ninwayn331
    @ninwayn331 6 ปีที่แล้ว +3

    رحمه الله رحمة واسعة

  • @somaligeesinimo5165
    @somaligeesinimo5165 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @ibra_ace
    @ibra_ace 4 ปีที่แล้ว +1

    yaa Allah u naxariisto oo janadii ka waraabi

  • @supernewking2297
    @supernewking2297 4 ปีที่แล้ว +2

    اللهم ارحمه وادخله فسيح جنته

  • @ameensuubane4784
    @ameensuubane4784 4 ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxariisto sheekha

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم ارحمه واغفر له

  • @tayosom2025
    @tayosom2025 6 ปีที่แล้ว +1

    dr axmed ilaahay naxariista hako siiyo ilaahay dartii ayan ko jecelnahay

  • @mohamedyasinahmed8741
    @mohamedyasinahmed8741 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto Abti

  • @abdirashidcatalonia8708
    @abdirashidcatalonia8708 2 ปีที่แล้ว

    alla yaraxma

  • @ckhaliqgooni4664
    @ckhaliqgooni4664 5 ปีที่แล้ว +2

    رحمةالله عليك

  • @InaBarkhadle
    @InaBarkhadle 4 ปีที่แล้ว

    Waxay ahayd musiibo wayn ay UGUS u gaystay culimada iyo umuda oo dhan Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo aniga Jannatul Firdowso haa igula kulmiyo Dr Axmed aamiin yaa Rabbi

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว

      AAMIIN AAMIIN.
      Ugus waxay ku dadaalaysaa umadan soomaaliyeed ehlul-cilmigeeda inay boqnaha-goyso, laakiin arinkaas wax dhacaya maaha ilaahay ayaa sharkooda inagaga filan

  • @marianali3366
    @marianali3366 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamin aarabi

  • @abdididajaber4396
    @abdididajaber4396 5 ปีที่แล้ว

    Raxmatullah caleeyhi

  • @ahmeddayib5655
    @ahmeddayib5655 6 ปีที่แล้ว

    ilahy ha u naxariisto

  • @maxkamadawareegta6324
    @maxkamadawareegta6324 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaan huba waqti xaadirkan waxad kujirta janooyinka raxmaanka mid kaamida ilhey hanogaka daba naxariisto shiikhaygi waxaad sabab utahay diinta ku faaftay geeska afrika gaar ahan umada somaliyey baraarujinteda jasakala kheyra jasa

    • @kamaalkamaaludiin9524
      @kamaalkamaaludiin9524 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc , walaale jannooyinka ilaahay baa leh, marka shiikha u rajeey, oo ugu duceey inuu ilaahay jannadiisa geeyo, lkn cidna ma hubto ee waa غيب , ilaahay hanoo wada danbi dhaafo

  • @suldaansuldaan1798
    @suldaansuldaan1798 6 ปีที่แล้ว +3

    kuwii dilayow ilaahey fircoon meesha naarta jahanabo lageeyo meel kawaran Allah ha idin kushubo

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan bosaso ayan ku arki jirey.
    Xataa safar waanu wada galnay 2011..
    Wadadki la dilay inuu yahay ma moodi jirin kkkkk..
    Alla ha unaxariisto wadaadka .gacan ka xaqdaran aya dishaye..aamiim..

  • @mohamedmoalin3443
    @mohamedmoalin3443 2 ปีที่แล้ว +2

    ejaibg

  • @mohamedahmedjamac444
    @mohamedahmedjamac444 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan FPI Amerika u shaqayn jiray ilaahay baa ummada dhaafshay shiikh nimuu Ku gabanjiray

    • @cabdallecabdikaafi4215
      @cabdallecabdikaafi4215 2 ปีที่แล้ว

      Ilaah ka cabso ninkaan nin wax badan og ayuu ahaaa yaraan taydii bn daris ahayn kuwa dadka laynaya ayuu Mar walba la doodi jiray Aakhir kii ayaga dilay. Marka wll haku gafin ninkaan

    • @abdiladiif1745
      @abdiladiif1745 2 ปีที่แล้ว

      War alle kacabso wll kajoog buhtaankana waadambi weyn ☝️☝️☝️

    • @xariircali7396
      @xariircali7396 2 ปีที่แล้ว

      war hadambaabin

    • @faafintakheyrka8590
      @faafintakheyrka8590 ปีที่แล้ว

      Warkii godane maad wadaa shiikha allah haunaxariisto

  • @abuubakarmohmed2205
    @abuubakarmohmed2205 2 ปีที่แล้ว +2

    اللهم ارحمه رحمة واسعة وأسكنه فسيح جناته يارب العالمين

  • @waayeelkajaqafsada4962
    @waayeelkajaqafsada4962 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto Dr Axmed Xaaji Cabdirixman