'GUUL-DARO IYO KHILAAF SIYAASADEED'

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ค. 2024
  • #SUBSCRIBE
    SOURCE: HAARETZ www.haaretz.com/israel-news/2...
    Gaza Division operations and airstrikes in the first hours of October 7 were based on limited information. The first long moments after the Hamas attack was launched were chaotic. Reports were coming in, with their significance not always clear. When their meaning was understood, it was realized that something horrific had taken place.
    Communication networks could not keep up with the flow of information, as was the case for soldiers sending these reports. However, the message conveyed at 11:22 A.M. across the Gaza Division network was understood by everyone. "Not a single vehicle can return to Gaza" was the order.
    At this point, the IDF was not aware of the extent of kidnapping along the Gaza border, but it did know that many people were involved. Thus, it was entirely clear what that message meant, and what the fate of some of the kidnapped people would be.
    This was not the first order given by the division with the intent of foiling kidnapping even at the expense of the lives of the kidnapped, a procedure known in the army as the "Hannibal procedure."
    Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
    Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
    ⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
    Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
    The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
    Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.com/world/middle-...
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 66

  • @Anab-cb6my
    @Anab-cb6my 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ismael Gele Allah hanaga qabto shartiisa soomaalida asigaa kala diley😢

  • @haboon180
    @haboon180 18 วันที่ผ่านมา +2

    Cise 1967 ka hor, Calisabix iyo Dikhil ayey bakhtiga ku cuni jireen. Waa wax uu faransiisku gacata ku sameeyey 1967.

    • @mahamoudhassan2012
      @mahamoudhassan2012 17 วันที่ผ่านมา

      @@haboon180 xanuune baa kou Haye Allah bari inou kadouqaadi.amine

    • @user-ox7qq8es8m
      @user-ox7qq8es8m 17 วันที่ผ่านมา

      Uqdaad iyo qabyalaad aya ka buuxdan ee beesha sharafta leh ee somaliyeed afkaaga uraaya ka leexi
      Reerka Ciise ummada somaliyeed halked ka jirto sificaan ayan uga dharagsan nahay
      Jabuuti, Gubaan iyo Sitti
      Dhul hodaan ah ayay joogan
      Nimaankas qiimo badan ayay somalida ku dheex leeyihin

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 17 วันที่ผ่านมา +1

    Geele turub ayuu Soomaalida la ciyaari jiray ilaa isaga daadkii usoo galay.
    Dawladda Soomaaliya waa in ay Jabuuti ku amarto in ay joojiso baasoorada ay siineyso gooni Goosadka.

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 5 วันที่ผ่านมา

    Amin ha nogen arbi

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 17 วันที่ผ่านมา

    Soo koob koob bro
    10minutes around

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 18 วันที่ผ่านมา +1

    Sida xalka aan somaliland kulatalin lahaa waa Dowladaha ictiraaf raadiska balse Awwod leh sida Taiwan 🇹🇼 inay somaliland dhahdo baasaboor Qaas ah o ayada masuul katahay nasii kudhaha o cadeeynayo inaa somalilander tahay balse si Caawinaad ah o kamid ah xurnimo doon ahaan isku caawisaan.

  • @user-jw7qj4zj7l
    @user-jw7qj4zj7l 18 วันที่ผ่านมา

    Wa Sax

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 16 วันที่ผ่านมา +1

    MUUSE BIIXI, SOOL WE KA GO'DAY MAANTANA AWDAL AYA GO'DAY, MUUSE BIIXI WA ASKARI DIKTATOR AH, BEESHISA DOONAYO IN UU UMMADDA KALE SANKA UGA DURO, HADDABA MAROODIJEEX KALIGEED HA IS CABIIDSATO.

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 17 วันที่ผ่านมา

    Dulmiga Allah naftisa bu ka xarimay mesha la gu galo ma libaanto wana lagu baba aa bal an sugno somaliya iyo jabuti halkau ku dan beyaan Insh Allah.Bal firi waxay ku hayistan jamuriyada Somalilaan sidee wax u qabsataan anagu an nolaano ee idinku ha dhaqaqina anaga idin mamulayina oo khayirad kina qadanayina subxanalaa subxanalaa kkkkkkkk indho adkaa faqash

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 5 วันที่ผ่านมา

    Illal drirwish😊

  • @LJama6119
    @LJama6119 17 วันที่ผ่านมา

    jawaabta suaalahaaga dhageyso. jabuuti adigaa ka wareystay iyagoon idin la joogin. lakiin ma rabtid in jabuuti wax laga sheego.

  • @abdilahiayuu4362
    @abdilahiayuu4362 17 วันที่ผ่านมา

    Somalia Ma waxaa Madaxweyne Ka Ah Ismail Cumar geele

  • @Haawo-fm4cz
    @Haawo-fm4cz 17 วันที่ผ่านมา

    War anagaa yaab nay dadka intuu war laraadsado buu hadana difaacayaa maad keento dad difaaca intaadan dadka war laraadan filinka dhex dhexaadka jooji jaale

  • @faqiabdullahi9304
    @faqiabdullahi9304 18 วันที่ผ่านมา

    Asc hadalka ayad ka hor istagtay guuled sir badan ayu qarxin rabay waxa ila quman wareysiga inad dhameys tirtid

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 17 วันที่ผ่านมา

    Kani waa faaruq, wixii la waydiiyayba kamu hadal ee sheeko dumar ayuu inooga sheekeeyay.

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 5 วันที่ผ่านมา

    Bath sugar ma ku iran ma bash qabil ma galna

  • @FOOTY277
    @FOOTY277 17 วันที่ผ่านมา

    Aqoonyahan sheego sida dameerkana u hadal neef.

  • @user-ho9ht6nv3w
    @user-ho9ht6nv3w 17 วันที่ผ่านมา

    Brith somali wixi isaaq ahi subcrbta ha kala laaabtan haday dawadanba

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 17 วันที่ผ่านมา

    U jeedada dhan ee damaca Itoobiya kadambeeyaa waxaa weeye badda Soomaaliya anigaa ilaalinayo ee halaygu soo wareejiyo.
    Hadda dawladda Soomaaliya waatan arinka fahantay ee Turkiga heshiiska ciidan badeena lagu dhisayo la gashay.
    Waar Soomaaliyeey Itoobiya waxba idinma ogola

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 18 วันที่ผ่านมา

    Asc Cabdixafiid muxuu ka wadaa midka ku qasbaya?

    • @safariexpresstv
      @safariexpresstv 17 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂 Waa cilmaawi. Xidbiga uu ka tirsanyay waa CIMAWIYIIN. Waxay Amiin sanyihiin In lakala saaro Diin Islamka iyo Siyaasada.

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 5 วันที่ผ่านมา

    Naaca barlamnka nabulion Ana ka deer aga deer

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 5 วันที่ผ่านมา

    Amu napolin nogo yoga cissa

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 18 วันที่ผ่านมา +3

    Somaliland ha noolaarto 😂😮

    • @falisa576
      @falisa576 17 วันที่ผ่านมา +2

      Somali+somali.land+dhulkodi

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 17 วันที่ผ่านมา

    NINKANI MA LABA DOWLADOOD AYUU UKALA YAQAANAA? WAA MAXAY SOOMAALIYA IYO SLAND? SIDEEBUU U HADLAYAA? MIDA KALE AF SOMALIGA MABA YAQAANO.!!!

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh
    Ayaan.weli.arkin.ciilwalaal

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 17 วันที่ผ่านมา

    Soomaalida eaxaan dhihilahaa dhukiina allah.inituso asagaan granada uguadkeystaa bleynamarikairin labamaro ninkaa xornimo dhulkaagaad ugunoolaabkartas fakarkega

  • @haashimmohamedelmi7880
    @haashimmohamedelmi7880 17 วันที่ผ่านมา

    Wariyuhu wuxuu banaanka soo dhigay wajiga dhabta ah ee Ismaciil C Geele..

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 18 วันที่ผ่านมา

    Baranamijyo cuullus aad soo bandhigtaa gudoomiye hallka kawad

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 18 วันที่ผ่านมา

    Nnki warkii Wuuka hor Joogsadey uu Oranlaha Waryaha reer jabuuti

  • @user-ho9ht6nv3w
    @user-ho9ht6nv3w 17 วันที่ผ่านมา

    War ninkan abdixafid la yidha ma tihid dhex taa waa in lagula ogaado sababta oo ah arimaha somalida reer konfureed unbad soo casuunta qadiyadooda nooso bandhigta

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz 17 วันที่ผ่านมา

    Aduunyo qasan

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 5 วันที่ผ่านมา

    Annaku Dan hal fance

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 5 วันที่ผ่านมา

    About gay gatho mis kenyati jubba😊

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 18 วันที่ผ่านมา

    Xaqdarada.ayaa.iskudiray

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 18 วันที่ผ่านมา

    Passport ayey ku meeraysataa waar Somaliland waxay ku falayso passport xun oo DJaputi leedahay maree wax kle mays lahysiin 😂😂😂😂😂

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 5 วันที่ผ่านมา

    Hanaku kenyata wa redne obviously male ee cagota cone basto

  • @user-ho9ht6nv3w
    @user-ho9ht6nv3w 17 วันที่ผ่านมา

    War muse ma madaxweyno nimo darteed ayuu umada dhan qadiyadeeda ku soo celini midnimo war umada wax run iyo faido uga hadla nacala idinku taale

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 17 วันที่ผ่านมา

    Aksatali eaasaxsaxsax faragalintajabuuti aykuheysay iyosrynopkalailaalinkatin maragtaa butburkiisoomaaliya eaxaakadanbeeyey jabuuti jabuuti soomaaliyey xadka waagudubtet soomaalidiiku ismaaaiilcumargeele baadiidey waxaan waakahadley marqaaimaiigatahey maxaad igudishay igudhavdry. Magarashafetfasd iidiifantahey arinkaaxafid waznsoisheegareen soomaali ismadiidanz eewaaleyskufiidanyahey qai rqpre aabe abstisaaq. Yixgcgh

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 18 วันที่ผ่านมา

    Maxamed.siyaad.datadeer
    Maahee.ee.cismaciil.ayaa.ah

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 18 วันที่ผ่านมา

    Dana.ayaa.hore.usheegay

  • @user-jw7qj4zj7l
    @user-jw7qj4zj7l 18 วันที่ผ่านมา +3

    Madaxweyne Ismcil Cumar Gele Wa Laba Wajile

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 17 วันที่ผ่านมา

    Ninku somali maaha miyaa hadalkuu cunayaa sxb afka baro inta aanad wareysi bixin

  • @Arsenalfc108
    @Arsenalfc108 17 วันที่ผ่านมา

    I don't understand what he is talking about. I disagree he's is a political annalise

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 18 วันที่ผ่านมา

    Somaliland passport ayaan ku tagay jabouti

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 18 วันที่ผ่านมา

    Walaalkey ma wuxuu aamansan yahay fikrada reer galbeedka ku duraan diinta Islaamka, cidi naguma qasbin ee Allan ku adeecaynaa

    • @safariexpresstv
      @safariexpresstv 17 วันที่ผ่านมา

      Waa cilmaawi. Xidbiga uu ka tirsanyay waa CIMAWIYIIN. Waxay Amiin sanyihiin In lakala saaro Diin Islamka iyo Siyaasada.

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 18 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi waa macquul.
    Waa hadal sax ah.

    • @siedmeash515
      @siedmeash515 17 วันที่ผ่านมา

      Maxaa sax ah

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 5 วันที่ผ่านมา

    Annaku mashed nogota

  • @adanabdulkadir9237
    @adanabdulkadir9237 5 วันที่ผ่านมา

    And

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 18 วันที่ผ่านมา +2

    Baasaboorka Taageero ah aay Taiwan masuul katahay ama dowlado kale.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 18 วันที่ผ่านมา

    Beenta.iskada.abdifitaahs

  • @haboon180
    @haboon180 18 วันที่ผ่านมา +1

    Cise xoraynta Djibouti waxba kama ogayn. Sibraar ayey biyaha ku dhamin jireen. Faqash iyo moryan Talyangu sameeyey oo kale.

    • @mahamoudhassan2012
      @mahamoudhassan2012 17 วันที่ผ่านมา

      Xanuun baa kou Haye amine allahoy ka qad

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 15 วันที่ผ่านมา

    Iam Somali my country Somalia 🇸🇴 what is the land??? Kkkkkkk wariye is ka hagaaji. Hadal ka. QABIIL KA ISAAQA. OO. RABA. IN. AY. SAMAROON. IYO CIISE. DHUL KOODA IIBSADAAN. OO. AQOONSI. AAN LA QOON WAXA UU YAHAY KU RAADSADSAN. KKKK. MA. SIYAASAD BAA. KKKKKKK. ADEER. SOMALIA 🇸🇴 SOMALIDA DAGAN DALKAA. WAA. QABIILO ??? QABIIL ? QABIIL? IIBSAN KARA. HADII. UU JIRO. BAL AAN ARAGNO. KKKKKK MA. MUUSE BIIXI. BAA. IIBSAN KARA SAMAROON IYO CIISE DHUL KOODA MISE. ABIY AXMED BAA DAL KA SOMALIA 🇸🇴 IIBSAN KARA KKKKKKK

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 18 วันที่ผ่านมา +1

    Djabouti.waa.lugooyada.somaliya.ilaaheey
    Ayaan
    Udacweynay

  • @haboon180
    @haboon180 18 วันที่ผ่านมา

    Cise waa sida faqash iyo moryan waa wax uu gumaysigu sameeyey. Waqtigoodi ayaa dhamaaday.

  • @haboon180
    @haboon180 18 วันที่ผ่านมา

    Cise hal xafad oo ah ta todobaad ayey Djibouti ka dagaan, sida Canfartu Arxiba uga degto. Magalada Djibouti waa magalo Isaq. Waxan cise iyo canfar waxa sameeyey Faransiska 1967. Djibouti waxa uu ka bedelay xeebta somalida, waxa uu u bixiyey canfar iyo cise.

    • @dodo6860
      @dodo6860 18 วันที่ผ่านมา

      Hurdada kakac markana hadal

  • @user-xj5xx4iq5s
    @user-xj5xx4iq5s 18 วันที่ผ่านมา

    Waar shaqsi basaaboor jabuuti ka doontay hhhhhh ma somalilanad nimada ayay qarinaysaa ninkaa sida caruurta u hadlayo maan fahmin laakiin halka ay hawli inoogu dhamaato ayaynu sugaynaa kuligeen somaliyeey meel xun baad na gaadhsiiseene

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 18 วันที่ผ่านมา +1

    TH-cam atahy maxaa iskaaga dhigtaa tv caalamiya tankale Somaliland waa maamul kamida Somalia 🇸🇴 inee ictiraaf hesho waxaa kadhaw Irland

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 16 วันที่ผ่านมา

    Somaliya waxa maxweene ka ah ISMACIL Omar Geele Somaliyeey waxba ha wareerina