Mujahid ibrahim Caydid oo kahadlay Siyasiyin rer S,land ah oo la dagaamaya Citiraafka Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Mustafe Indhotaag, waa channel ka shaqeeya. siyaasadda iyo arrimaha bulshada Soomaaliyeed,
    sido kale soo gudbinaa, Taarikhihii hore ee dhulka soomaalida, Xayaysiisyada. kala soco wararkii u dambeeyay ee arimaha bulshada. daawo
    Mustafa Indhotag. It's a channel that works. Somali politics and social issues,
    also submit, the past history of the Somali land, advertisements.
    Follow the latest news on social issues
    Follow my page Thanks
    / mustafeindhotaag

ความคิดเห็น • 17

  • @galebmuna871
    @galebmuna871 7 วันที่ผ่านมา +2

    MachAllah ibraahim Caydiid Gessi qaran Noloow ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 7 วันที่ผ่านมา +2

    Wadani waaqii warqad ay ku ashqateynayo xildhibanadi UK ayaa lahayaa

  • @AhmedHapane
    @AhmedHapane 7 วันที่ผ่านมา +2

    Khaylahakusiiyo muj ibarahim caydiid

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 7 วันที่ผ่านมา +3

    Mustafa indhotaag geese garan ayaad tahay welcome to xagiiga iyo mujahid Ibrahim caydiid labadiinuba waad salamaantihiin bay

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Reer Somalilandow maanta doorasho maaha waa AFTI oo la mid ah jabkii 1960kii aynu dawladeenii ku tuuray Xamar iyo in aynu dawladeenaa dhiiga aynu ku soo celinay ee horumartay aynu dhisano, maanta Shantii Somaliyeed inakaa ugu fiican markaa muwaadin ha u codayn Xisbiga Huwanta Wadani oo burburka Somaliland ka shaqaynaya.

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 7 วันที่ผ่านมา +1

    Mansh Allah Mansh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul mudane Madaxwayine Muuse Biixi Cabdi gesi halyey qaraan guuuuuul kulmiye insh Allah guuuuuul ❤ ❤

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 7 วันที่ผ่านมา +3

    Waar hala qabqabto cadawga wadani maxaa laga eeganayaa waar miyaa laynaqataaray waar sidani simaaha war waxan anogo shacakii ihi ma eegankarayno

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul iyo Gobonimo somaliland iyo in ay iska ilaliyaan xusbiga wadai oo mamumul gobled somali italya ka donaya kuna daglmay ka digtoonoda somaliland ❤❤❤

  • @MulxMaydMM
    @MulxMaydMM 7 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuul iyo Gobanimo Mujaahid Ibrahim Caydiid geesi Qaran. Waa la doogiye yaan la dacaroon. Waxaanu leenahey Dawalad Mafiyadan Qaranka ha ka qabto jeelasha ha lagu kuro tuugta Illahey iyo umadiisa tona ka go'ay😱

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadii Wadani lacag ku siiyey, Ka cun oo ka codee, adoo Somaliland u hiilinaya.

  • @عليحسين-ق2ج8ح
    @عليحسين-ق2ج8ح 7 วันที่ผ่านมา +1

    Mujaahid Ibrahim caydiid alla yacisak

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 7 วันที่ผ่านมา +2

    💛💚💛💚🤝💚💛👍💯💚💛

  • @Abdi-h4y
    @Abdi-h4y 7 วันที่ผ่านมา +1

    Suwdigii,carabiga garan,wayey

  • @IbraahinAxmed-t7k
    @IbraahinAxmed-t7k 7 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 7 วันที่ผ่านมา +2

    Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤❤❤❤