IDIRISKA II TAABO AYAAN KUSO DARAY LASTIIGI XABADKA BIG GAME

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2022

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @ibraahimmaxamed4539
    @ibraahimmaxamed4539 ปีที่แล้ว +903

    idirska iitaabo inta ila taageerta like saara🤣🤣

    • @saciidocali6407
      @saciidocali6407 ปีที่แล้ว +1

      Ani Ayaa kula taageero

    • @fatuushaliadan244
      @fatuushaliadan244 ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅😅😅😅😅

    • @saciidocali6407
      @saciidocali6407 ปีที่แล้ว +3

      @@fatuushaliadan244 ma taageertaa idiriiska iitabo Haa ama may ani Haa

    • @user-eg7vf8tf9w
      @user-eg7vf8tf9w 7 หลายเดือนก่อน

      Ani kula taageero

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +346

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @lisandromartinez5837
    @lisandromartinez5837 ปีที่แล้ว +261

    Hda aragto magaca nabigeena maxamed scw scw ❤ like sara ♥

  • @khadarmaxamed3748
    @khadarmaxamed3748 ปีที่แล้ว +85

    Team idiriska is muujiya like 👍 saara

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +88

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW🕋❤🥹

    • @canabcali2003
      @canabcali2003 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaah walaashey
      Adiguna Xijaabka xidho please oo timahaga qari

  • @caddeloverabar
    @caddeloverabar ปีที่แล้ว +82

    Qofkii ugu wanaaga badanaa ugu frxada badanaa
    Ducadiisa nu kujoognaa mataqanaa nabi mxamed
    N n k 💯🤲🤲🤲❤❤😇😇🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @suuro7093
      @suuro7093 ปีที่แล้ว

      Salla Allahu caleyhi wasalim

  • @caddeloverabar
    @caddeloverabar ปีที่แล้ว +220

    Idiriska funny waye yaa igu raacay😂😂

    • @fihiimacabdi6980
      @fihiimacabdi6980 ปีที่แล้ว

      Ani.aboowe.idirs.iitaabo.2kale.wayiskusoobaxayaan..kaftan.baara.ciyaarta.haduuka.maqan.yahayi.macasonkor.maaha.kkkkkkkk

    • @cimraannuur7367
      @cimraannuur7367 ปีที่แล้ว

      Aniga

  • @jamalabdi4946
    @jamalabdi4946 ปีที่แล้ว +51

    Baba no so badi 😂😂😂 dhaylada lastiigan ayaa ka fiican 😁

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki ปีที่แล้ว +59

    The besst person Ever The Most Knowledge Able & The most shine all created prophet Muhamed Scw Scw ﷺﷺ!!😩💝☝🏼

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +103

    murugta bilaa Sababta Ah waa Salaad la.aanta🥺 dhalin yaro salada hala ilaaliyo🥺🥺

  • @muzamilhajji8048
    @muzamilhajji8048 ปีที่แล้ว +72

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفىﷺ

  • @aadanali7107
    @aadanali7107 ปีที่แล้ว +164

    Vedio idiriska ku jirin nuur maleh yaa ila arky tolka😂😂😂😂😂

  • @xamseapdi
    @xamseapdi ปีที่แล้ว +306

    INTA IDIRISKA DARTII KUDAAWANAYSA LIKE SAARA😍

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +32

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiraxmaan0
    @abdiraxmaan0 ปีที่แล้ว +59

    Idiriska funny 😂 6:50 7:10 8:40 12:23 13:17 17:04

  • @fanaxjeey7990
    @fanaxjeey7990 ปีที่แล้ว +89

    Yaa igu racsan in lasoo badiyo lastigan like Saar👍

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 ปีที่แล้ว +14

    inta jiifka ku dawaneysa veidogan waan idin salmaya waxay idin tahay wangsn apyo 👩&apowe 👲

    • @somalia641
      @somalia641 ปีที่แล้ว

      Waan kaa qaaday

  • @barbaraaldag4807
    @barbaraaldag4807 ปีที่แล้ว +17

    Baaba jey ninka idiriska legend waaye 💯🔥💪🏿

  • @suleiman23
    @suleiman23 ปีที่แล้ว +82

    Best challenge ever plz again suleiman kenya 😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdimalikhersi1441
      @abdimalikhersi1441 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @luqaafoqaawane8311
      @luqaafoqaawane8311 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @barcelona9682
      @barcelona9682 ปีที่แล้ว

      idiriska🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈

  • @hassanyusuf77
    @hassanyusuf77 ปีที่แล้ว +18

    Qosolka waa iga dhamaaday waliba inaan ooyo iga soo dhawaatay 😂😂😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +59

    Three legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo this is challenges hard 💯😋💪💪

  • @Inahusein
    @Inahusein ปีที่แล้ว +12

    Babajeey keep going insha allah meshad rabto gareysaa wll ❤🥰

  • @mustafekhaliif619
    @mustafekhaliif619 ปีที่แล้ว +13

    Waad naga qosliseen wlllhi sooo badiya challlenge 🤣🤣🤣🤣

  • @amiiroinajama967
    @amiiroinajama967 ปีที่แล้ว +11

    Idiriska iga qosliyey ani kkk big fun😂😂

  • @mahamudmudey657
    @mahamudmudey657 ปีที่แล้ว +85

    3 legends 💪

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys ปีที่แล้ว +3

    idiriska ninka kaliye iga qosliya best comedian weyan🤣🤣

  • @c.kariimbashiirxuseen
    @c.kariimbashiirxuseen ปีที่แล้ว +12

    Bast challenge wallahi 😂😂😂 markale noogusoo celiya blz codsi weye baaba 🥰🥰🥰 3 ligands 🥰🥰

  • @Liido
    @Liido ปีที่แล้ว +10

    Marki labaad aan fiirsaday muuqaal kaan qosolka iga dhamaaday idiriska😂😂😂😂

  • @fatmamuktar226
    @fatmamuktar226 ปีที่แล้ว +22

    alla idiriska kaptanka baga nafuuriye ku soo celi 2 wxad ku Xijisaa mursal iyo kaptanka '🤣🤣🤣

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 ปีที่แล้ว

      War qosolkoow igadhameeyey walhi imtixaan waaye saan uqolyaayey waadaalay naasa kuyaal kulahaa dhaalo cunee naasa intee ku hureee hhhhhh

  • @somalifilms4k62
    @somalifilms4k62 ปีที่แล้ว +5

    Idiriska: Ma yeerin ma yeerin
    BABA JEY: Aad iyo aad u yeertay
    🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr ปีที่แล้ว +16

    idiriska so funny wlhei😂😂

  • @carafad05
    @carafad05 ปีที่แล้ว +1

    Laastiiga lacagta Aya La Raba fanaanadaha siiba ciyaar tan African Nigeria youtuber ah Aya keenay

  • @ahmedahmed-tk5pr
    @ahmedahmed-tk5pr ปีที่แล้ว +8

    Captain io idiriska wlHi Dad talent leh waaye 😂😂😂😂
    Captain io idiris waan daawade mana qoslay 😂😂😂

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 ปีที่แล้ว +12

    War alaabtaan soo badiyay Tan Aan ku Heestaa 😂

  • @mane1510
    @mane1510 ปีที่แล้ว +1

    qosolka ayaa udhiman gaarey keep goin asxbta baaba and idiriska and kbtn bara waa idin wataa noolaada🥰

  • @maxamuud12345
    @maxamuud12345 ปีที่แล้ว +1

    Idiriska iyo kabtan baara iyo baabajey allah nagama qaado caawa qosol igu disheen

  • @saeidqtr5527
    @saeidqtr5527 ปีที่แล้ว +32

    ماء شاء الله تبارك الله 👌👌👌

  • @maxamedcade8250
    @maxamedcade8250 ปีที่แล้ว +19

    baabajey kaptan baara idiriska waan idin wataa gar iyo gardaro pig lagend ✌️🔥

  • @apazibrhm57
    @apazibrhm57 ปีที่แล้ว

    Congratulations idiris 100k❤️

  • @hajihogaamo6833
    @hajihogaamo6833 ปีที่แล้ว

    Wlhi idiriska ii taabo qosolka buu iga dhamayey babajey iyo baarnaa waa labbo nin oo legend ah

  • @abdiqaniqudka2827
    @abdiqaniqudka2827 ปีที่แล้ว +12

    Team idiriska itaabo ❤👋

  • @najiibmohamed261
    @najiibmohamed261 ปีที่แล้ว +6

    Baabajeey wllh thanks a million saa uqoslaaye waadaalay😅😅🤣🤣

  • @mankeycadde1718
    @mankeycadde1718 ปีที่แล้ว

    Ayuuto iga dhig kulahaa idiriska iitaabo wllhi funny waayeh 🤣🤣

  • @yusufmohamud4066
    @yusufmohamud4066 ปีที่แล้ว +4

    waan idhiin koriye kadibna waa idhinka aarsaha miyaa kulahaa idiriska 😅😅😅😅 wlhi legend waaye ninka

  • @badbunny5698
    @badbunny5698 ปีที่แล้ว +10

    3legends keep going ❤

  • @mahadhajji605
    @mahadhajji605 ปีที่แล้ว +4

    Waan idin wataa team kan ciyartan cml soo badiya 😄 🤣 😂 😆

  • @abdirisaaq2510
    @abdirisaaq2510 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh saaaid uqoslay wllaHi Adereska iitaaabo comedy 🤣 😆 😂

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 ปีที่แล้ว

    Idriska hambalyo for 100k keep going bro

  • @Cm_Ahmed
    @Cm_Ahmed ปีที่แล้ว +3

    Absolutely kan Comedy waa dhaafay..... wuxu istaahilaa Part-2 Part-3 Part-4 lkn ha la isku naxariisto

  • @yaayacade4070
    @yaayacade4070 ปีที่แล้ว +4

    Kaptain baara inta taagerto like 👍 saara

  • @qaniempire4914
    @qaniempire4914 ปีที่แล้ว +2

    Baaba wanku salaamay
    Waana marki igu horeeysay aan comment soo bixiyo
    Wxa tahy wll qalbi furan leh m.a
    Keep Going Baaba

  • @zaydaadankheyrow8336
    @zaydaadankheyrow8336 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo idiriska iitaabo 100 kun horay usoco bro

  • @shukridaud5736
    @shukridaud5736 ปีที่แล้ว +5

    Part two plz baba 😅😂😂

  • @gacalcabdul1752
    @gacalcabdul1752 ปีที่แล้ว +5

    Waa iga qosliseen caawa 😂😂😂 ma dheelaayi kulahaa

  • @cabdikariinlakarbaay1066
    @cabdikariinlakarbaay1066 ปีที่แล้ว +1

    Walaal hore usocda waxaan idinrajeenaa hormar wanaagsan kiibgoowin👍👍👍👍

  • @faysalogle7040
    @faysalogle7040 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh sadax legend full recpect🙏🙏❤

  • @qawaraxdahir7772
    @qawaraxdahir7772 ปีที่แล้ว +3

    Cawa dhaylo majirto miya waa busarad qolku cawa baabo jay ❤

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed ปีที่แล้ว +3

    Team idiriska is muujiya💪🏼❤

  • @hamadiboyihamadiboyi6270
    @hamadiboyihamadiboyi6270 ปีที่แล้ว

    idiriska itabo funny waye wllhi 💪 wan wataa

  • @asmahussein5083
    @asmahussein5083 ปีที่แล้ว

    Wlh Idiriska wan iska jeclahay, funny iyo daacad waaye

  • @Fananayman563
    @Fananayman563 ปีที่แล้ว +4

    We are team idiriska ❤🎉

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa qoslay😂Subhanalah 😢

  • @nnimcocabdigarad2391
    @nnimcocabdigarad2391 ปีที่แล้ว

    Soo badiya baaba keep goin

  • @mabruukabukar6682
    @mabruukabukar6682 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂 idirska wlhi caawa waa iga qosliyay madheelaayi aykaltuumoo ar iidiriskaa wlhi funny waaye

  • @xirsiaxmed6160
    @xirsiaxmed6160 ปีที่แล้ว +3

    Walahi idiriska waa qosol soconaya inta ila tagerta iso raca🤣😂

  • @ahalammohmed1256
    @ahalammohmed1256 ปีที่แล้ว +11

    Idiska waa funny aykaltumoy kulaa 😂😂😂

  • @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075
    @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075 ปีที่แล้ว

    Guul wacan oo ah TH-cam kiisa

  • @maxameddeeq8549
    @maxameddeeq8549 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk sxb baaba hada waan kuwadaa sxb meeqa ayaan kaa cod sanaayay sxb Alle ha ikaa xafido sxb

  • @Funny_Family960
    @Funny_Family960 ปีที่แล้ว +6

    Baaba part2 kaasugeena🙏🙏🤟

  • @abdirahmaangurey8863
    @abdirahmaangurey8863 ปีที่แล้ว +5

    Idirska dartiis inta udawaneyso likes sara

  • @ibrahimabdi4476
    @ibrahimabdi4476 ปีที่แล้ว

    Keep going baba jeye

  • @mohamemoumin
    @mohamemoumin ปีที่แล้ว

    Diigtorre noowad siidhiga iyo lastigaba waan idin salamay adi iyo kabtankaba iyo ninka badalay dhayladi catosh yare idirizka hhhhh dhaman azxabta kugu xiidhan iyo adigaba waxan idin leeyahay wakhti wacan iyo qosol wacan

  • @abdulrahmanofficial9861
    @abdulrahmanofficial9861 ปีที่แล้ว +5

    Hadan isku dayo hal xidhaalaha wuxuu u dhacayaa sidan 24:58
    80 adhi ah =$80
    3 geel ah =150
    17 lo ah =$170
    Waxan rajaynayaa inan saxay ✌️

  • @maaman4792
    @maaman4792 ปีที่แล้ว +4

    Babajey dheylo io cunoow hada firsaneyno bahi Lena qabaneyso challengegan noo so badi aa afka ka qosolnee 👋

  • @ayaanleawgadiid8032
    @ayaanleawgadiid8032 ปีที่แล้ว

    Baab jeey inta taageerta love saara

  • @mohamedkaliif9211
    @mohamedkaliif9211 ปีที่แล้ว

    idiriska i taabo wan wataa fantastic 😅😆😀 naasaha uga deee🤣

  • @HassanMohamed-ul2qr
    @HassanMohamed-ul2qr ปีที่แล้ว +22

    Les Trois personnes magnifiques keep goings 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Avacado.A
      @Avacado.A ปีที่แล้ว

      Soomaligaaga iskaga hadal niyow aniga xitaa af ruush maalin walba soo qoraa qofna like iima saaro eee

    • @shakrashorts
      @shakrashorts ปีที่แล้ว

      Oui, ils sont très drôles😀

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว

      Habartaane waa dhihi lahed

    • @Avacado.A
      @Avacado.A ปีที่แล้ว

      @@darishore814 what!!!

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla ปีที่แล้ว +4

    17:05 naasaha ka garaac kulaha idirsika qosol badna😂😂😂

  • @mohamedfarah4278
    @mohamedfarah4278 ปีที่แล้ว +2

    Wlahi idriska funny waaaye saaa u qoslayey dadka ila yaaby😅😂😅😂😅

  • @hurdayefarax9375
    @hurdayefarax9375 ปีที่แล้ว

    Funny wye wlhi baaba part 2 soo sameya sdexdiina😄😄

  • @ibrahimyare4317
    @ibrahimyare4317 ปีที่แล้ว +5

    Waxay noqo donta insha allah
    17 lo ah oo jooga 170 iyo 3 geel ah oo jooga 150 iyo 80 ari ah oo jooga 80 waxa rejeyna ina noqdo guuleystaha insha allah...

  • @mohamuthturkish8412
    @mohamuthturkish8412 ปีที่แล้ว +3

    Intii caawaa ilaqososhaay ismuujiya😁

  • @abdirahmanahmed8945
    @abdirahmanahmed8945 ปีที่แล้ว

    Ciyaartan daawadayasha ufiicanthy e soo badiya

  • @abdiweliibrahim5080
    @abdiweliibrahim5080 ปีที่แล้ว

    Baba jey jawabta hal xiraalaha waxa weeye
    #Geela waxad ka iibsanaysaa 3 geel halki geelna qiimihisu yahy $50 Qiimaha 3da geel waa $150
    #lo'da waxad ka iibsaneysaa 17 xabo halki Lo'ana qiimahedu waa $10 qiimaha 17da lo'da ah $170
    #Ariga waxad ka iibsaneysaa 80 xabo halki arina qiimihisu wa $1 Qiimaha 80ka Ari waa $80
    TOTALKA XOOLAHA WAXAN HEYSTAA 100 NEEF OO ISUGU JIRA ARI,LO' IYO GEEL QIIMAHANA WAA $400
    ONE LOVE SOMALI MAXAMED🇸🇴❤️

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂kilyshaa Ibararey Saan Uwoslaayey Caawa

  • @xogtamaldahan
    @xogtamaldahan ปีที่แล้ว +4

    17 neef sac/ lo' ah = 170
    3 neef geel ah = 150
    80 neef ari ah = 80
    Total = 100 neef / $ 400
    Lacagta anaa xaq u yeeshay Sxp

  • @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075
    @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075 ปีที่แล้ว

    Asalamucaleykum_ayuhaal_muslimuun _ walalayal baabajey iga gaarsiiya guul wacan

  • @zakariayuusuf676
    @zakariayuusuf676 ปีที่แล้ว

    Keep going my team

  • @maxamedmayaw0149
    @maxamedmayaw0149 ปีที่แล้ว +7

    Baabajeeyoow saa cawa u qoslay weligeey intaa video yadaada daawanaayey uma qoslin baaba part 2 kaa sugeynaa 😂😂

  • @mireyare8895
    @mireyare8895 ปีที่แล้ว +4

    Idiriska waa 😍 lagu rabay

  • @bakaryusuf2226
    @bakaryusuf2226 ปีที่แล้ว +1

    100k hambalyo idriiska waad gashay zxp dabaal dega waa habeen dambe

  • @zakariamohamed3014
    @zakariamohamed3014 ปีที่แล้ว

    Alla saaka Wlhi qosol baan u bakhtiyey😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanibrahim4951
    @abdirahmanibrahim4951 ปีที่แล้ว +3

    Wallahi idiriska funny waaye 😁😁

  • @maxamed4213
    @maxamed4213 ปีที่แล้ว

    Wlhi cawe nio geeri isababi gaadhen sidan uqoslayy wliba Idiriska wlhi waa funny dhafy ninkas the lagend

  • @anwaranelka8510
    @anwaranelka8510 ปีที่แล้ว

    Part 2 plz wll Baaba

  • @yahyeabdiaziz1256
    @yahyeabdiaziz1256 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣🤣ay kaltuumoooy 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @obdirahmann__2287
    @obdirahmann__2287 ปีที่แล้ว +3

    Magacayga:Abdirahman Ahmed Ducaale
    Su'aashu Waxay Noqonaysaa Sida tan:
    17 Neef Oo Lo' Ah=170$
    3 Neef Oo Geel Ah=50$
    80 Neef Oo Ari Ah=80$
    Qiimaha Dhamaantood 100 Neef = 400$
    Asxaabta Like Isaara please si Uu U Arko Baaba❤️

  • @sharmakeabdiabshir7032
    @sharmakeabdiabshir7032 ปีที่แล้ว

    Two legends baa is helay

  • @calidheemanhofashiyal
    @calidheemanhofashiyal ปีที่แล้ว

    Yes babajey

  • @shariifohassan4949
    @shariifohassan4949 ปีที่แล้ว

    Baaba jeey qiyanada jooji waladhimaa uu kudhahay idiriska waana run asxabeey fiiriya qiyanadaas