Deg Deg S/Land Oo Xiriirka U Jaraysa Turkiga, Xasan Sheekh Oo Dagaal Hor leh Ku Dhawaaqay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

ความคิดเห็น • 32

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 3 หลายเดือนก่อน +7

    Allaha Xafido MW Xasan,Shacabka Somalia Iyo Ciidanga Xooga Dalka So,malia 🇸🇴 Guul Insha Allah! 🇸🇴

  • @Abdiqaadir-ut7os
    @Abdiqaadir-ut7os 3 หลายเดือนก่อน +14

    First one 😂🎉

  • @JibrilSheikh-gk7dk
    @JibrilSheikh-gk7dk 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kawarijta cagta xalamariyo insha Allah ciidamada militariga Somalia guull

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah Dal Xureye Madaxwyne Xasan Sheikh Maxamuud Allah Ku Xafido

  • @hawoali120
    @hawoali120 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah labada belod oo walaha ah Allaha dhexdoda nabad dhigo. Aamiin aamiin yaarabi

  • @NaasirCabdi-ii6sn
    @NaasirCabdi-ii6sn 3 หลายเดือนก่อน +1

    Md Kenya bad ayuu galay markuu arimihii Ukraine galay

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 หลายเดือนก่อน

    WAA ADUUNYO GADUUN, TUULO LEH XIRIIRKAAN U JARI TURKEY.

  • @Terza56
    @Terza56 3 หลายเดือนก่อน +2

    😮😮wey waasheen somaliland😂😂😂 odeyaashan cimrigooda dhamaadey o hadana dhibka u jooga ma dhintaan miyaa baastariinta dalka laga yureynaa Subxaanalaahi

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliya dalka iib maaha iyo waa iib ayay isu hayaan.turki waa nadaa bada aan gadanee waa dhul samaroone iyo ciise waa caqli ii door xabashi ayuu doonayaa inuu gumaysto 00 130 milyan soo dagaammn waqooyiga dalka soomaaliyeed. Ee xorta ah.

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhhhhhhhhh Nin isirkiisa Amxaaro ubadalay maa Turkey isu taagi karta. Kkkkkkkkk waxani wax la dhageeysan karo maaha. Kkkkkkkkaaaaay

  • @siciidmaxamed2281
    @siciidmaxamed2281 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kkk

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 3 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi waa wareeray

  • @Bargellimited
    @Bargellimited 3 หลายเดือนก่อน

    a s c grat tv cod kiina malamaqlaayo maxadhacay

  • @Secularism25
    @Secularism25 3 หลายเดือนก่อน

    Corruption will never end Mogadishu is drowning and instead of building good roads for the capital 20M$ disappeared and end up in bank accounts for corrupted politician😢

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 หลายเดือนก่อน

    TURKEY AYADAA LOO BAAHAN YAHAY EE CIDINA UMA BAAHNA.

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 3 หลายเดือนก่อน

    Dhuuso biixi markii horeba dowlad macquul ah ma ahayn oo cidna dowlad uma aqoonsaneyn duqsi turkiga korkooda ka buubay waxba kama dhibayo xiriir goynta Dhuuso biixi kama duwana arintiisa

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln 3 หลายเดือนก่อน

    Mar haddii Somaliland xiriirka u Jareyso dowladdo kale, macneheedu waxay tahay:
    1. Hore ayaa loo ictiraafsanaa.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 หลายเดือนก่อน

    Xiriir waxaa jara doowlad la aqoon sanyahaye xariifkaas idinla jooga oo dadkiina umiciinaya faraha ka qaada

  • @faizamediamedia181
    @faizamediamedia181 3 หลายเดือนก่อน

    Qunsulkeeeee😀😀😀😀😀

  • @Kimodadon
    @Kimodadon 3 หลายเดือนก่อน

    A hahahahahahah
    Yaa xiriir la lahaay Somali Liin😂

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan dadba rumodi dona😢

  • @basheyasin4101
    @basheyasin4101 3 หลายเดือนก่อน

    Been wayna graad tv mee xiriirka la jaray

  • @abdelkadir1243
    @abdelkadir1243 3 หลายเดือนก่อน

    Qaali foetal waali snm

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland oo xiriirka u jareysa Turkish kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 3 หลายเดือนก่อน +1

    Riwaayadan maxay ahayd slnd baa xidhiidh u jartay Turkish kulahaa

  • @faizamediamedia181
    @faizamediamedia181 3 หลายเดือนก่อน +1

    😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkk sheekoow Sheekh nin curyaan ah oo sabool ah tamar badana aan lahayn weliba lugo la ayaa loo lahayn wuxuu ayu carano lugba ma laher Maxaa carartaa waxay xidhiidh u karaat waxba facto Uganda jiraan murqaanlande

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 3 หลายเดือนก่อน

    نحن ندعوا بسلام لكل لدالصوماليين وان تنسوا خلافاتهم بين الصوماليين.

  • @xasancismaan9851
    @xasancismaan9851 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan najaaso Alshabaab dagaal qorsho fiican kuma qaadaye dagaalo sokeeye ayuu sii hurinaya ilahey dalka iyo dadka haka qabto xabbad sokeye haku dhacdo ilahey idinkiis

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk