Xikmadaha nolosha ee ku duugan buugga Xilkas.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

ความคิดเห็น • 32

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah buuga xilkas Waxan odhan karaa waa buugii ugu fiicnaa uguna manfaca badnaa (idamka alle swt ) ee aan akhriyey sannadkan sii dhamaanaya ee 2022 inyar ayaa iga hadhsan dhamayntiisa wuu mahadsanyahay Qoraa cabdikariim Cismaan jaamac jasakkalaahu khayran .

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah illaahay caqliga iyo cilmigaba ha kuu siyaadiyo

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah 2024 waan aqrindona insha allaah

  • @khadraguleed7645
    @khadraguleed7645 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh aallah .waan aqariyey waana buug aad uqiima badan weeye .. mana arag weli . Buug .lamida. waan tamaniyey inaanku arko allxd ..hadana waan .ku guuleystay ...c/ salaana waan uga mahad cilinayaa . Waraysigan . Wanaagsan

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 ปีที่แล้ว +1

    Buuga dadka muslimiinta ayuu anfacayaa. Waa dhab hadalkaa.
    Tan kale buugu waa "sheeko" balse "tababarku" waa "practical+action". Love from Kenya Hereri Media.

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 ปีที่แล้ว +1

    Hereri media weriyee aanku xisaabtamo ilaahay haku xafido

  • @zeinabomarmohamed8741
    @zeinabomarmohamed8741 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah bulsho markuu qof waliba intiisa qabto,ama meel u wada jeedaan , ayay guulaysanayaan siduu aqoonyahankani sheegay.

  • @zeinabomarmohamed8741
    @zeinabomarmohamed8741 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah, waa buug aan u wada baahannahay.👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @NuurSayid-d5p
    @NuurSayid-d5p 8 หลายเดือนก่อน

    Wll buugan xagaan ka helayaa 👏😢

  • @hassanessa8655
    @hassanessa8655 หลายเดือนก่อน

    Waxaan akhriyay buuggan sanadkan 2024 dhammaadkiisa. Waa buug aad u saamayn badan oo xallad badan maadaama uu sheekooyin iyo aqoon-korodhsi badan ku ladhayo qoraagu waxyaabaha muhiimka ah ee hoggaaminta. Waan ku talin lahaa in la akhriyo.

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 ปีที่แล้ว

    👋 Waa Mahadsantihiin Weriye C/Salaan Hereri&Qoraa C/Karim Osman Jamac.

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 ปีที่แล้ว

    Buugan Waan haya

  • @TuseTechnology
    @TuseTechnology ปีที่แล้ว

    The best book I Read in this Year

  • @zeinabomarmohamed8741
    @zeinabomarmohamed8741 ปีที่แล้ว +2

    Hadaynu dadkeena heerka sare ka gaadhay hogaaminta, adeegsanno Soomaaliya wey guulaysan lahayd, wadan walbana dadkiisa ayaa soo saara.

  • @optimisticman1203
    @optimisticman1203 ปีที่แล้ว

    mashaa allah

  • @idrisjumale4963
    @idrisjumale4963 ปีที่แล้ว +3

    Hello Hereri, can you please ask the author where can we buy this?

    • @Faras_cade
      @Faras_cade ปีที่แล้ว

      Hema books

    • @idrisjumale4963
      @idrisjumale4963 ปีที่แล้ว

      Is this book available in North America, US and or Canada?

    • @mahamedsaid1679
      @mahamedsaid1679 ปีที่แล้ว

      Amazon waan Ka waayey

    • @abdalemaxamed3675
      @abdalemaxamed3675 ปีที่แล้ว

      Anaa isgoo celisa kaa gadayee intee kuugu soo hagaa jiyaaa bro

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว

    Waa buug qiimo badan.

  • @agesole4820
    @agesole4820 ปีที่แล้ว

    Mashallah keep going sxb

  • @mawliidaadanmuumin9382
    @mawliidaadanmuumin9382 ปีที่แล้ว

    Hereri waad fiicantahay lkn musical waxkale kubadal nio sida gabay iyo wixii wanaagsan

  • @abdihamdi9468
    @abdihamdi9468 ปีที่แล้ว

    Nairobi malaga heli karaa buuga ?

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq7858 ปีที่แล้ว +1

    Hereri qaabka uu wax u wareysto waa inuu isaguna buug ka qoraa anigu waan la tacajabee. Su'aal kasta oo aad maskaxda ku hayso oo aad isleedahay yaa kuu weydiiya bal waxa uu kaga jawaabo aragtide ayuu Hereri isaguna weydiinaya si uu maskaxdaada ku jiro.

  • @anisamahamedhassan6498
    @anisamahamedhassan6498 ปีที่แล้ว

    Mshlh buugas playstoreka halasogaliyo si aan uladagno isagoo pdf ah plz

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 ปีที่แล้ว

    Bugan xage ka heli kara hada nairobi joga wr i tilmaama mel lugu ibiyo

    • @isi-instituteforstrategici6715
      @isi-instituteforstrategici6715 ปีที่แล้ว

      Waxaa laga helayaa hadda Hargeisa - Hema Books, Sahanbooks... Fadlan cid Hargeisa ka imanaysa u soo diro.

  • @faadumoaxmed3297
    @faadumoaxmed3297 ปีที่แล้ว

    Xagee ka heli karaa buuga waxaan joogaa hargaysa

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 ปีที่แล้ว

    FARIID--SAAMAYNTAYDU WAA AMA AAN KU HAYN WAYNAHAY IN XAGA BIYAHA IYOO BAYADA XOOGA SAARO TAAS BAA AH DHADHANKAYGA II SOO DUCAYYA IN ILLAHAY II FUDUDEEYO MAADAAMA DHULKEENO YAHAY DHUL QALALAN BALSE WAA LEEYAHAY BIYO DHUL QURXANA WAA LAGA DHIGI KARAA. MEEL DALXIIS AAN U AADNO OO WAXTARLEH