ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Arinkan Ka Digtoonaada Hablaha Ajanabka Guursadoow😢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ค. 2023

ความคิดเห็น • 152

  • @abdirahmanosman9154
    @abdirahmanosman9154 ปีที่แล้ว +11

    Walaashey dadkaan adaaba ka reysay xafiiskaan Lee usoo fadhiiso adoo shaahaga wato mansha allah

  • @faysalhussein3859
    @faysalhussein3859 ปีที่แล้ว +21

    love isn't just about finding the right person but creating a right relationship.❤

    • @faadumocabdulaahi3440
      @faadumocabdulaahi3440 ปีที่แล้ว +3

      That isn’t true, because he knows his duties the right person while the bad person can’t create a right relationship, so it is important to finding and get the right person

    • @faysalhussein3859
      @faysalhussein3859 ปีที่แล้ว

      @@faadumocabdulaahi3440 I welcome your thoughts. But this is not a place for discussion, it is a place for the whole community.
      If it is possible, it would be appropriate in a different place than this one.
      Thank you.

  • @Ali34388
    @Ali34388 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay haunaxariisto adeer kaa iyo walaal kaa danbidhaaf alaah hasiiyo janafirdawsa alaaha geeyo Samir iyo iimaan walaal 🤲🏼

  • @aminahassan3604
    @aminahassan3604 ปีที่แล้ว +2

    Fathia absie iindeer i knew jamac your brother he was honestman reward janaa farduusa Ameen. He was so nice

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u naxariisto walaalkaa Jaamac waan aqaanay wuxuu nala joogi jiray Addis Ababa wuxuu ahaa wiil fiican oo naxariis badan
    Samir iyo imaan allah hakaa siiyo

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 ปีที่แล้ว +6

    Salaam fatxiya soomaalida badankood waxay moodayaan nolashaba caruur dadka xoogaa weynaada waxay caruur u raadiyaan waa qalad sababtoo ah aduunkan hada ka joogo waa aduun xumaaday kuwa caruurta heystana waxay u dhalaan caruur badan waa qalad caruur yar si fiican loo koriyo baa ka fiican kuwa badan aan si fiican loo korin wabilahi tawfiiq.

  • @lulali6059
    @lulali6059 ปีที่แล้ว +4

    You are so funny, I like honesty. That’s true cadaanka the charges of service waa uu ka soo horeyaa, also dad kale wax ba uma ogola cadaaanka waa sidaas. Well said Abaayo.

    • @beerdilaacshe658
      @beerdilaacshe658 ปีที่แล้ว

      Soo adinka u nacamleen jiray cadaan na idinma ma raba raga somaliyed ma raba naag cadaan ku hamisa ilaa cabtoy aan ficil laheeb

  • @fadumoibrahim3803
    @fadumoibrahim3803 ปีที่แล้ว

    Amiin yaarbi abaayo

  • @samiyaamin5834
    @samiyaamin5834 ปีที่แล้ว

    Fadhiyay waan ku samay salan kadib Dib wlo hadad dhashid iyo hadii kale ma joogayo nin somali iyo hadanad dhalin mid illahay u sahlay mooyane❤

  • @yasminhuseen5805
    @yasminhuseen5805 ปีที่แล้ว +3

    Fahthia qiimo badan Alle caqliga haku barkeyo ❤

  • @faaaduma6876
    @faaaduma6876 ปีที่แล้ว +3

    This is really a sad story. Thank God justice was done for him.

  • @xamsebarre6692
    @xamsebarre6692 11 หลายเดือนก่อน

    Alle ha ku xafido

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 ปีที่แล้ว +2

    Run badanaa ina Mohamed Cabsiiye ❤

  • @user-pf6tk7ee8v
    @user-pf6tk7ee8v ปีที่แล้ว +1

    Authorship, Film producer, or any other ownership that Somalis participate, create must be honored and give incentives + promotion. I’m utterly shocked that Fathie, Knaan, Khadar “ Pirates” and others don’t get their money for the results. I have watched your movie and others too. You were all the best actors and yet you don’t get the rights you deserve. Please educate this topic more.
    “ Don’t sell yourself cheap “ I think this quote is handy here.
    Thank you everything you do.

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 ปีที่แล้ว +2

    Ninfiican buu ahaa oo daacada lkn nimanku ayaga gabdhihii dhameeyey miday dilaan iyo miday qalbijebiyaan kadhigay nimanka cad inta badanbaa fiiciin aduunka nimanka Soomalida iyo Carabka ugudaran noloshaba adoonsi bayka aminsanyihin

  • @somcana
    @somcana ปีที่แล้ว +1

    Maaha saas abaayo. Mida dadka jiran lasiiyo waa therapeutic dose. Wixii ka hooseeya therapeutic dose range wax kaama tarayaan wixii dhaafsana waa toxicity level. Therapeutic dose waa wax si quality loo soo sameeyay oo anficiisa bas heleesid. The more you increase the dosage it reaches toxic dose. This medication is central nervious system depressant. Marka in high dose it shuts down you breathing muscles. you literally die from suffocation. Lately street drugs can have one pill that has such a high dose that can kill an elephant let alone humans.

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +4

    Habo waad khaldan tahay xaqa uu ninku xaaskiisa ku leeyahay ayay tahay saddexdaa qodobba waa inay gurigii u xafido oo iyadu nafteeda u xafido waa in ay adeecdo sowjkeeda iyo inay ubadka ay u ilaaliso xaqa ay iyadu a ku leeyahay waa in meherkeeda uu siiyo xitaa isagoo qabo oon furriinba meesha ool uu meherkeeda siin karo waa in nafaqadeeda uu siiyo waxay cunayso, cabayso, xidhanayso iyo waxkasta oo ay u baahan tahay iyo in uu idanka marka ay weydiisato uu u ogolaado meesha ay rabto inay qabato.
    Diinteenu waa naxariis waa macaan waa nabad maaha in la isku gumeysto. Waxa kale oo jira xaq shuraako ah oo ka dhexeeya ninka iyo xaaskiisa
    1. Waa istimtaaca ama raaxada gogosha
    2.

  • @nimam7846
    @nimam7846 ปีที่แล้ว +1

    Fathia I have kids alx and I agree with you. I tell faraxs that I want that live style or I will be single the rest of my life😊

  • @NajmaH586
    @NajmaH586 ปีที่แล้ว +2

    At least caruurta maxay uga fakari waysay subxanallah caruurti ayay hooyo iyo aabo la’aan dgigtay

  • @NobleHomeHealthCarePortland
    @NobleHomeHealthCarePortland ปีที่แล้ว +1

    All that glitters not gold. Sometimes you might see them happy from outside but inside there’s a problem.
    Film jacel ah aya laisu jilaya marka bananka la joogo.

  • @fadumoibrahim3803
    @fadumoibrahim3803 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah abaayo macaan kkkk

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว +1

    Allah how naxariisto walalo

  • @AAAhmed-bw1ev
    @AAAhmed-bw1ev 11 หลายเดือนก่อน

    QOYAN micnaheetha ?

  • @farduusmohamoud2285
    @farduusmohamoud2285 11 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo hambalyo hambalyo masha allah❤❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +2

    Fatxiya wa sax Absolutely 💯 true rag badan somali we kudhacdey dilan xaaskoda we are not safe hdi layahay partners 😂😂😂 single life is best freedom only you think you self ❤️ no hurting no fear stress

    • @AbshirAwad
      @AbshirAwad ปีที่แล้ว

      If a woman takes man’s role and vice versa that type of relationship won’t work….Marka gabdhaha raba ineey ragga doorkooda cayaaraan waxaa ufiican ineey single iska ahaadaan..

    • @rukiyahanamahamoud482
      @rukiyahanamahamoud482 ปีที่แล้ว

      Why you living in fear??? Waad kuso noqan karta single life. ...waad xorobikarata abayooo

  • @maw6739
    @maw6739 ปีที่แล้ว +5

    Beautiful background I love it

  • @redbatff7331
    @redbatff7331 ปีที่แล้ว +1

    Is life insurance haram I am thinking of taking one but I am not sure if it’s halal can you pls find out

  • @lulali6059
    @lulali6059 ปีที่แล้ว

    Allaha akbar Abaayo walaalkaa Allaha u naxariisto.

  • @najshi8050
    @najshi8050 ปีที่แล้ว

    May Allah grant your dear brother the highest rank of jannah 🥹❤️

    • @adamisak1076
      @adamisak1076 ปีที่แล้ว

      😂wey baran donan o kabadin donan😂

  • @mustafeab7311
    @mustafeab7311 ปีที่แล้ว +11

    Cadaanku qof ayay udilaan dhaqaale iyo lacag dartii hadana waxay yidhaahdaan Lacagtu farxad ma keento waa dad waalan 😄

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂way is madhiyeen balaayadu

    • @faaaduma6876
      @faaaduma6876 ปีที่แล้ว +2

      Madowga maraykanka mayones ama ice cream darteed ayay kuudilayaan😂

  • @citybern1493
    @citybern1493 ปีที่แล้ว +1

    Maashaalaah ❤️ ❤️ ❤️

  • @aminahassan3604
    @aminahassan3604 ปีที่แล้ว

    Fathia my beautiful cousin

  • @fadumoibrahim3803
    @fadumoibrahim3803 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah abaayo ❤❤❤

  • @user-qd5sz1yu9i
    @user-qd5sz1yu9i ปีที่แล้ว

    M.a wll alle haku garab galo❤

  • @hanihirsiyussuf8796
    @hanihirsiyussuf8796 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah

  • @suadnour4324
    @suadnour4324 ปีที่แล้ว +4

    Walahi waad iga qoslisay xabad mad iska badhid😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fankafarah701
    @fankafarah701 ปีที่แล้ว

    Fadlan habo Australia Melbourne ma so gaadhay alaabta hinda please please please 🙏

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 ปีที่แล้ว +1

    Kaas guur maaha 😅wallo week. La isku imaanayo qofkaaga maaha inuu kaadheeraado 😂❤

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 ปีที่แล้ว

    Hallo dearling fatxiyay i am from Kenya special Nairobi qali also one of your pic fan intee kalaso xirira ❤love you sweetheart

  • @najma649
    @najma649 ปีที่แล้ว +1

    waa waxa fiican in

  • @hanefa283
    @hanefa283 ปีที่แล้ว

    ASSALAAMUCALEYKUM waxaan jeclaaday your Background ❤

  • @familjahmed8646
    @familjahmed8646 ปีที่แล้ว +1

    Fadxiya anigu ninka waxanba ku iraah hadadan ila dageyn jaw balse hada waan isbadalay culeyskisa maxa iso arkay part time kubiiray

  • @begreatfulleverythinguhave7966
    @begreatfulleverythinguhave7966 ปีที่แล้ว

    It's so true soomaali ba tiri dad iyo duurba waxadan filaynbaa kaga soo baxa.. wan jeclayhay in an dawado criminal cases

  • @najma649
    @najma649 ปีที่แล้ว +2

    dhaqaale ayuu ku aruur sadaa nin somaali ilmo makoriyo

  • @hanihirsiyussuf8796
    @hanihirsiyussuf8796 ปีที่แล้ว

    fatxiya.wa sax Mashaa Allaah

  • @tanadoahmed4317
    @tanadoahmed4317 ปีที่แล้ว +1

    Dhiiga qofka bini-aadamka marnaba ma qarsoomo ama ha dhawaato ama hadheetate wa a tii la ogaado qofkaas ilaahna kashifo.
    Somaliya caruurta iyo haweenka inta badan waxa dila dadka u dhow -dhow xitaa hadii laga shakiyo qofkaas lama baaro waxana keenaysa dawlad la'aanta iyo in aysan sharci ka ahayn Somalia in meydka lamariyo baaritan caafimad shahado dhimasho lagu xirin hadii dadku dhintaan sidaa darteed dad badano dhintay kuwi dilay aduunka ku xaragoonayan inlay sharci soo qabta ka baqimayaane!.

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 ปีที่แล้ว

    Hada shareecadu dhaxalka wax bay kasiisay hebel cali dacar iyo adigaba hadaad dhimataan cidina cid wax kaweydiin mayso wixii Allah sharciyeeyey.

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 ปีที่แล้ว

    Allah yarximahum Allahuma aamiin

  • @hamdabintuali-ey1eq
    @hamdabintuali-ey1eq ปีที่แล้ว +1

    Waa nasib alle nasib Hank hagagjiyo

  • @family-zx6mc
    @family-zx6mc ปีที่แล้ว +1

    Aniga caruurteyda waa koreen nina igamaba maqna

  • @iqrayacquub
    @iqrayacquub ปีที่แล้ว +4

    ala habo daacad illahey batahay marna dadka ayaa runta u shegta marna adiga is jaafa 😂😂😂 qosol kaga ayaan ku heysa❤ nowlo

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb ปีที่แล้ว +1

    Wlhi laf ishuris wa xaran😢😢

  • @bilanahmed5816
    @bilanahmed5816 ปีที่แล้ว

    Asc markaa fathia ma u ogoshay xaasas kale inuu qabo mar hadaad tidhi bishii mar ama labo aan wakhti qadano?

  • @bishiali1671
    @bishiali1671 ปีที่แล้ว

    Fartixa wllo hadii alle uu caruur ku siiyay qaar aayaa haysan oo dhakhtar kula taliyay inay marinadu xiranyihiin ama ugxantu tayayn ubaahantahy oo yiri beero marka ma dhalaysna mahan lkn bananka waa in la isku daraa ugxanta iyo shahwada marka dadka hadhaawicin waxay awoodaana ha nacsiin

  • @dekahaji
    @dekahaji ปีที่แล้ว

    Is it halal to have life insurance?

  • @hamdiabdi5063
    @hamdiabdi5063 ปีที่แล้ว

    Asc wll fatxiya ensures ma lagali karaa

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 ปีที่แล้ว

    Fathiay ninman badan oo somaliyeed ayaa Europ dumar
    Kooda ku dilay Norway ba haw
    Badnaate aniga magaalafada
    Nin Carba ayaa xaas kiisii ku dilay
    6 caruura ayay ka tegtay gabadh
    Somaliyeed ayaa haysa Caruur tii
    Isagiina life baa lagu xukumay

  • @Qaali12
    @Qaali12 ปีที่แล้ว

    Qalbi adakaa naagtu😢?

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 ปีที่แล้ว

    Islux luxa iyo isbayaca iskadayo si cadiya wax usogudbi qofwayn batehe inanyar matihide

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว +1

    Americansku intaa life insurance bey isku dilayyaan. I think life insurance is just wrong for precisely this reason.

  • @loveyourlife5236
    @loveyourlife5236 ปีที่แล้ว

    I like the Idea one week for your family and week for him

  • @munacumar6449
    @munacumar6449 ปีที่แล้ว

    ALLAW WAN KA MAGAN GALNAH YA raxmaaan😢😢cancel 🤲🤲🤲🤲😢

  • @ismahanabdi9389
    @ismahanabdi9389 ปีที่แล้ว

    I like that.

  • @tahlilali2201
    @tahlilali2201 ปีที่แล้ว

    What is the right love???
    Fathia

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 ปีที่แล้ว

    Aiiiiiiiiiim

  • @abdieleyehmcintyre-fy8ng
    @abdieleyehmcintyre-fy8ng ปีที่แล้ว +1

    Ingiriskaga iyo somaaligaga kalasaar,

  • @SsShdh-uo3jk
    @SsShdh-uo3jk ปีที่แล้ว

    Say Al Hamdulila

  • @ummaryam1
    @ummaryam1 ปีที่แล้ว +2

    I believe life insurance is xaraam. check with the culama

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  ปีที่แล้ว

      Ulima is divided on this

    • @Cadar49
      @Cadar49 ปีที่แล้ว

      Hhhh farxiya diinta islaam kaa ma iloowday in ninka naagtiisa dhaxlo oo dhaxal ku leeyahay haday ka hor dhimato waa lagu dhaxli mar walbo hadii lagu qabo ogow adna waad dhaxli

  • @loveyourlife5236
    @loveyourlife5236 ปีที่แล้ว

    WOW

  • @siyadbare3452
    @siyadbare3452 ปีที่แล้ว

    These big cup will never be left behind

  • @adamisak1076
    @adamisak1076 ปีที่แล้ว

    Asc sis ❤

  • @nimomohamoud5963
    @nimomohamoud5963 ปีที่แล้ว

    I like your honesty 😂

  • @naadiamohamud2097
    @naadiamohamud2097 ปีที่แล้ว

    waxa jira kuwo jooga usa o ku nool caruurta haay schoolka ge ha shakheysan kadibna nolosha cariiri ku jira farxiya sida wadanki ugu nool khurbaha

  • @83587
    @83587 ปีที่แล้ว +4

    Aqligeena dhalmuu ka bilowdaa wuu ku dhamaadaa

  • @maryanmuse379
    @maryanmuse379 ปีที่แล้ว

    Sister live insurance is haram😢

  • @najma649
    @najma649 ปีที่แล้ว +1

    fadxiyaay waa in saa lasameeyaa waa ra iyi wanaagsan oo waliba wax lakala seexdaa haduu beritoole haduu tago

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 ปีที่แล้ว +1

    Masonry is working with stone, not metal, Cabsiye.

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 ปีที่แล้ว

    hadaad wadadii ku soo dhacaday. Adiga iyo mid kale oo saaxiibtaa ah "shared husband" isla sameysta. Markaa adna weekend yeelo iyana week days.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  ปีที่แล้ว

      Orod dhuumo Dulayste calalka aad la wareegaysaan cidi wax ku fali maysee. Rag baa lo doonayaa ee wax u eeg oo siloon lama rabo🤣

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 ปีที่แล้ว

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel hayee, options-ka ku dar wax walba lagama didee

  • @gobbobatun6207
    @gobbobatun6207 11 หลายเดือนก่อน

    Adigana ka digtoonow ugu dambeen ajanib aya guursatay😂 🙈sedigay wajisambabna igu salan🙈

  • @khalidwarsame3537
    @khalidwarsame3537 ปีที่แล้ว

    Runtii aqoon Aya Ka muuqata, lkn caruur yeelo farabadan wa advice Ku siinayo😂😂😂

  • @dahabisak8383
    @dahabisak8383 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa fatxiya Abaayo qayr Allaha kusiiyo

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว

    Fathiya maad arkin famous life insurance oo dilay wiilkiisa iyo xaaskiisaba .

  • @bilana289
    @bilana289 ปีที่แล้ว +2

    Nin Somaliyeed ma caruur buu ku joogaya gabadh baa maalin dhawayd la ii shergeyayey 10 caruur ah lagaga tegey
    Madawga iyo Latino ga dilkoodu waa gang related lknse cadaanku waxay isu dilaan lacag life insurance iimaanka beela

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 ปีที่แล้ว

    Sidaas baa fiican mar hadaad guurgashay sidùu doonaba ha ahaadee caruurna dhashay yaa calaf dhaaday caruurtii kortay waa siddaa aad sheegtay daamaashaad mooyaane wax dande majiraan taan aqoon qiimaheeda ee meel walba gab leh iyadeey u taalaa halkaa ka wad

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 ปีที่แล้ว

    WellSaid Habo 💯% True 😂😂😂😂👏👏👏👏👏👏😄😄😄😄👏👏👏👏

  • @Yaab-anaa-arakay
    @Yaab-anaa-arakay ปีที่แล้ว

    😂😂 asagiibaa dhib isugeystay aaa, maninka baanaleh mise ilaaheey😢😮

  • @faadumocabdulaahi3440
    @faadumocabdulaahi3440 ปีที่แล้ว

    Fatxiya cabsiiye dumarka soomaaliyeed maba ogaan Karan herbal cali daycare wa a up hayso oo wayba ka qarsadaan bank yadooda Inyo Mel any wax u Ayaalan, mida kale wa imaan la’aan in Alf Haiti ka qaad and ku dished ma o wa lab hanging Inyo aduunyo LaGuardia raagayey oo calfa nayey. Allow Inman la’aan bank kaa Meagan Galway oo aduun Hana jeclysiin. Aduunku waa meek Kaliyah oo sashay Gaga Akihito logout diyaarsado, allow Khartoum’s wa wag San bank ku waydiisanay

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 ปีที่แล้ว +1

    Abti anaa ku le eg isu keen keen xamar ban jooga farxiyay

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 ปีที่แล้ว

    CNN BAAN KA AQRIYEY--WAA NASIIB DARO

  • @hibohussein2874
    @hibohussein2874 ปีที่แล้ว

    Inteey islaheyd lacag hel kamay fekerin caruurta ilaahay dhiiga ma qariyo ooxaqa kama qarsoona hada wey kadab goday xadhig

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 ปีที่แล้ว

    Hebel cali dacar in la xanaaneeyo buu rabaa , markaa waligeed ma xanaaneyn baa lagu jirayaa in wax loo qabto uun buu doonayaa , markaa inta aad jaariyad uun ahaan laheyd noolow nolol fiican cibaadeyso marba dalxiis yar tag taas baan anigu qabaa

  • @ismahanabdi9389
    @ismahanabdi9389 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @awaledahir2587
    @awaledahir2587 ปีที่แล้ว +1

    Hada Saacadu Waa 5.15 Anigoo Salaadii Subax Ka Soo Baxay Ban Videogan Daawaday Wad Iga Qoslisay Wll You So Funny Somali Learn How Biraha Loo Googooyo Si Gacmahu ku Waawaynadan ... 😂😂😂

  • @nimam7846
    @nimam7846 ปีที่แล้ว

    Hebel Cali dacar meel udego iyo jariyaad bu raba 😂😂

  • @hanefa283
    @hanefa283 ปีที่แล้ว

    HADA LOWYER UQABSO MAGDHAW WEYDIISO

  • @mariamhashim9014
    @mariamhashim9014 ปีที่แล้ว

    LIFE INSURANCE IS HARAM IN ISLAM SIS

  • @beerdilaacshe658
    @beerdilaacshe658 ปีที่แล้ว +2

    Fatxiya cabsiya Waa inaad afaraha raga somaliyed ka baxdaa adi iyo dumarka aad ka waashay
    Cadaanka iyo ajaanibta lee ka hadla raga somaliyed idin ma rabaan Gabdhaha tuuloyinka iyo baadiya jooga naga badan

    • @Hana-997
      @Hana-997 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk nin tashadey halkan fariin kuma reebo waayo waa mashquul

    • @niciiimaaragsan4888
      @niciiimaaragsan4888 ปีที่แล้ว

      @@Hana-997 😂

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 ปีที่แล้ว

      Gabadhaha baadiyaha jooga so kuwa masaakiintaa oo aad meelkasta ayago 8 caruur ah jiidaya uga dhaqaaqdeen ma ahan oo laamiyada yaanyada ku gadaya. Subhana allah

    • @beerdilaacshe658
      @beerdilaacshe658 ปีที่แล้ว

      @@rosemarie6347 naag laami ku gada si sharaf leh u Shaqeesanesa hadii la furana nin kale oo wangsan baa Allah siin lakin ajaanib naag xitaa hawesatay ma jira nin somaliyed oo caqli leh oo daneenaya

    • @beerdilaacshe658
      @beerdilaacshe658 ปีที่แล้ว

      @@Hana-997 habartaan ajaanibta fureen subscrip uma ihi lakiin nacnacdeeda lee mar mar fiiriya teeda kale gabdhoow waad badateen waa arin fiican inaad ajaanibta aadan lakiin afaraheena ka baxa oo magaca noo dhiga

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi reer galbeedka cabsi cabsi waa serial killers ❌

  • @NK.135
    @NK.135 ปีที่แล้ว

    Life insurance wa xaraan

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 9 หลายเดือนก่อน

    Masonry wa shaqoyinka dgaxa! Walaaloo