Sidee u Shaqayn Jirtay Diyaaraddii Cajiibka ahayd ee Somali Airline Sideese loosoo Celin karaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 12

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +2

    Weriye Nuur

  • @Liban-farah2023
    @Liban-farah2023 ปีที่แล้ว +1

    Anigoo barta aviation management maareynta maamulka hawada iyo duyuuradaha haduu Allah nafta igu simo waxaa igu ballan ah inaan diyaarad somali airlines soo celiyo
    Wax walbo ay igu qaadato amni darro walbo iyo circumstances walbo jirto 💪🏼🇸🇴💪🏼 Somaliyeey hala taageero hawadeena iyo duulimaadkeena mahadsanidiin .

  • @naimahassanosmanfarah3885
    @naimahassanosmanfarah3885 ปีที่แล้ว

    Allahumma barik. This is my intelligent and highly educated father and taliyo to the wider somali community. May Allah ( swt ) protect you and keep the enemy and jiin at bay. SubhanAllah.

  • @hassanm.3579
    @hassanm.3579 ปีที่แล้ว

    Mar kale iyo barrnaamij SSTV aanay ka fiirsan. Intaad shirkad dayuuradeed, oo markeedii horeba tacbaan ahayd aad su'aalayso sidii lagu soo celin lahaa, malaha waxaa kaaga haboonayd inaad raadiso sidee "Wadan map ka aduunyada ka dhacay loogu soo celiyaa" just a thought..

  • @hassannur7443
    @hassannur7443 ปีที่แล้ว +3

    Maxay cajiib ku ahayd? Sideed ku ogaatay inay cajiib aheyd? Somali Airlines, hal diyaarad oo Boeing 707 and hal Fokker ayay laheed.
    1988 ayaa waxay soo ijaaratay hal diyaarad oo Aitbus 310 ah. The Somali language is incredibly in accurate. What is the reason?

    • @shukrisaid336
      @shukrisaid336 ปีที่แล้ว +4

      Hassannur waxaan ka xumahay inaad sidaa u hadashid ood tiraahdid somali Airlines hal diyaarad oo Aitbus 310 ah bey ahayd wll diyaaradii xiligaas jirtay xataa nooceedii oo kale oo dunida isaga goosheeysa miyaan haysanaa?
      Somali Airlines hadaan haysan lahayn Ethiopian Airlines nalakuma gumeeysteen dadkeena rakaabka ahna bahdil iyo boob layskuguma dareen xabashida gaajada ahna diyaaradooda maanaan raacneen ee madaxweeyne caadila oo sharaftii iyo magacii somali Airlines soo celiya Allaah ha na siiyo.

    • @hassannur7443
      @hassannur7443 ปีที่แล้ว

      @@shukrisaid336 walaal, adiga diyaarad ayaad ka hadleeysaa. Somalia is finished. Waxaan reer galbeedka soo dhoodhoobeen ee dowlad lagu sheegaayo wax jira ma aha. Somalia afar qabiil oo mid walba dowlad yahay ayaa ka jira hal Hawiye, laba Daarood, hal raxanweyn iyo hal Isaaq. Waxaasna Daarood ayaa ka dambeeyay. Waxaan federaalka lagu sheego oo cadawga Somalia soo dhiseen oo aan la badalin Somalia Qaran noqonmeyso.

    • @hassanm.3579
      @hassanm.3579 ปีที่แล้ว

      @@shukrisaid336 "Lax walba shilelkay is dhigtaa, lagu gowracaa"

  • @abukarfarole7384
    @abukarfarole7384 ปีที่แล้ว

    I lost my father when Somali airline lost 😢😢😢 anyone know about that Somali airline can give me information because I wanna know about my father

  • @somalilandnew
    @somalilandnew ปีที่แล้ว

    qadadweyn wax walaba way xumeeyen! qayrkiin ka hadha

  • @abdillahi7943
    @abdillahi7943 ปีที่แล้ว

    Fokkerka waqoyiga lagusooriday waxaa duuliye ka'ahaa aderkey 'ahmed Mahamed sahal' AU.