Allaha unaxariisto maxamed axmed kuluc iyo dhamaanba fanaantii intii dhimatay ,waa jiil inaga tagay iyo taariikh aanla inloobi karin, golden age of the whole time 😢😢😢😢😢😢
Cajiib waar ma ana walaan mise kabanka heesayaa ”bal ka waran hadii cumar dhuule kaban kuu tumo ” ka dib maxamed axmed kulucna kuu heeso”Goblan talo aduunyooy
Waa hees aad u dabacsan cudka jiibta iyo jeenta erayada la'isku jaangooyaay. walee kuluc allah ha u naxariistee fanaanbuu ahaa
Hibo Alle SWT siiyey iyo xirfad tii ugu sarreysey fannaan u dhow xataa inuu soo marayo jiilkan iyo jiilka ku xiga. Musharaf Maxammet Axmet Kuluc AUN
Allaha unaxariisto maxamed axmed kuluc iyo dhamaanba fanaantii intii dhimatay ,waa jiil inaga tagay iyo taariikh aanla inloobi karin, golden age of the whole time 😢😢😢😢😢😢
Legend CTW Kaddib heestaan waxaa Looga haray Cabdiwali kingeero .
Jiil ina sagootiyay Allaha u wada naxariisto dhamaantood
Innaba caadi maaha.
Cajiib waar ma ana walaan mise kabanka heesayaa ”bal ka waran hadii cumar dhuule kaban kuu tumo ” ka dib maxamed axmed kulucna kuu heeso”Goblan talo aduunyooy
Midhaha waxa leh Macalin Hadhuub ama Ismaaciil Cagaf wll ee halkaas ku noqo sxp
Hees ad umacan were lackin erayada ismacil cagaf ba leh