Maashaa alaah sheekh Maxamed sheekh cumar Dirir sheekh daaci ah weeyaan runtii aad iyo aad ayaan ujeclahay dadaalka iyo shaqada diinta islaamka ee uu marwalba utaaganyahay ilaahay ha barakeeyo cimrigana ilaahay ha ubarakeeyo iyo cilmiga diiniga aamiin aamiin aamiin yaa rabi yaa kariim ما شاء الله شيخ محمد شيخ عمر درر با رك الله فيك
Maasha Allah, waan ku raaxeystaa wacdiga Sh.Dirir.
Jazzaaka Allah
Maashaa alaah sheekh Maxamed sheekh cumar Dirir sheekh daaci ah weeyaan runtii aad iyo aad ayaan ujeclahay dadaalka iyo shaqada diinta islaamka ee uu marwalba utaaganyahay ilaahay ha barakeeyo cimrigana ilaahay ha ubarakeeyo iyo cilmiga diiniga aamiin aamiin aamiin yaa rabi yaa kariim
ما شاء الله شيخ محمد شيخ عمر درر با رك الله فيك
Jazaka allahu kheyran sheikhana
Allah haku karameyo
Culumadu bararujinta ha badiyan
JAZAA AKALLAAHU KHEYR SHEEKH MUXAMMAD SHEEKH CUMAR DIRIR
Alle haku Sharfo Sheikh Dirir Maanshalaah
Maansha alla
Shheekhoow ajar iyo xasanaad alle ha ka siiyo
Masha Allah..ilaahay ha ina badbaadiyo
Ciid Mubarak kuligiin
Jasaakallaahu khayr shiikh maxamed cumar dirir illaahay haku xifdiyo anagana hanagu anfaco
Mashallah ilahay haku xafido sheekh dirir
Eid mubarak.sheekh dirir
Amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allah Allah haynagu anfaco dhamaanteen
MaashaaAllah
Mashallah
Scw scw scw scw ❤❤❤
Eid wanagsan
بركا الله فك يا شيخنا الفاضل والله يحفظك والله ما قصرتا
الحمد لله رب العالمين
ماشاءلله تبارك الله
Eid Mubarak dadkaygii iyo dalkaygii
Ciid mubaarak wll
اللهم صلي وسلم وبارك على النبي محمد صلى الله عليه وسلم
اللهم امين يارب العالمين مين يا رب العالمين امين يارب العالمين مين يا رب العالمين امين يارب العالمين مين يا رب العالمين امين يارب
Shekh Diiri waxa uu tafsiira kala Sar saraa kalmeda
Ilaahay Shiikha ha inoo Xifdiyo.
Wadankeena Somaliland ha inoo Xifdiyo.
Waanu ku Xamdi naqnay. "Xaar Maajana" waxba ma qaadayo oo Nabad, Diinta iyo Somaliland waa ilaashanaynaa.
Kkk marka feels loo heesayo gorayada ad u heeseysa maxaa farmajo kuu dhimey
Dalinyarada meelufura ay wax ku bartaan oo firiiya lacag geliya waad haysataane mese wadaadadu lacag ma bixiyaan mid lasiiyo mooyee dalinyarada maalgeliya oo wax laqabta
Moch alleh
Bb
Ma garanayo cidii akhrin fikirkeygan lakiin bulshadeena majority Qaad ayey cunaan oo drugs aduunka mamnuuc ka ah akhlaaqdii iyo dhaqaalihiina baabi’iyey mise wixii inagu cusub ayuun baynaan ogoleyn oon ka dagaalameynaa qaad iyo khamri waxba isma dhaamaaan!!!
Wa runtaa isagaba ka ba daran jadku
Waar. Qooaluudka. Hargeysa
Lagu. Faafinaayoo. Maxaad
Uga. Hadliweydeen. Xasuuqa. Sool
Alle na. Wuxuu. Sheegey. Ninka
Aan. Diinteyda. Baray. Ee. Si. Daacada. Umada. Ugaadhsiin
Cadaabta. Isagaa. Ugu. Hooseynaayo.