Maati dumar iyo caruurba iskugu jirta ayaa arab loo geystey ee ogaadeen wax arab maatidooda u geystey ma jirto sidaa darteed waa in ogaadeen aan lagala goorgoortamin arinkaa waa in Ama magtii maatida oo gaar Ahi iyo waliba magdhaw xaal ah miiska la dul dhigo
Qadka ethiopia 🇪🇹 hala joojiyo waayo dawlada federal iyada waxaan kadanbeysa
QAATH MA ISTAAGAYO
Ethiopia 🇪🇹 VIVA PRESIDENT MAHMOUD AL-MAXRUUZ MADAXWADAHA SOOMAALIYALAAND 🇸🇴
DAGAALKIIY WAXAA LOO RARAY REER OGSOONEH IYO REER WARLAAWEH
sidaas bay u muuqataa; hadaladii odayaasha ayaad laga dareemayey in la heshiinayey, basle gacan saddexaad meesha ku soo gashay
Waar maaha maalintaadii. Ee. Dhuumo 😊
Maati dumar iyo caruurba iskugu jirta ayaa arab loo geystey ee ogaadeen wax arab maatidooda u geystey ma jirto sidaa darteed waa in ogaadeen aan lagala goorgoortamin arinkaa waa in Ama magtii maatida oo gaar Ahi iyo waliba magdhaw xaal ah miiska la dul dhigo
Isaaqu marqaanka iyo hadalkuba wuu ku badanyahay waxeey oran jireen xamar baanu qabsaneeynaa dhulbahante baana ku tuntay oo burburiyey iyagoo idilba intaas beey ahaayeen wixii eey mujaahid oran jireen waa la'qaawiyey waxeey noqdeen jabhado iyo maleeshiyo beeleedyo meel kasta oohintooda ayaa baxeeysa
Oohinta yaan lagaa dareemin. Barahayga ha ka dul barooran ee tuladaadu ha ku qaado kuma xasuusniye.
Illahay iyo aadanuhuba way ogyihiin in aanu ciidamada qaranka aydaan Jabin ee waxii dhacay waa macruuf
Waxan idin sheegaya saxafada waa namimiyayal oo waa ragi nabi maxamed kushergay ee marki uu murugooday ay suratul nuun aykusoo degtay oo leeflefayaal ee yanay idin hoosaasin waxba halayelanina ee dantina raaca waxa iska celiya oo dalka xoreeya
Waad iska booteeyneeysaan itoobiya iska hadal lagama yaqaano waxaa laga yaqaanaa askaaxin iyo baqdin galin iyo inaan laga hadlin wixii lagu yeelo cayaar baad wadaan
Maliin ayaad qaara.
Sidii lascanood
Ba la qixinaya idoor