Xalqadii 3aad buuga Adkaysi iyo fadeexadii Badda.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 14

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 23 วันที่ผ่านมา

    Arinkaa badda khuseeyay ee cabdiraxmaan saxiixay wuxuu ahaa khalad wayn waanuu ku degdegay MOU gaa

  • @MUUMIN252
    @MUUMIN252 หลายเดือนก่อน +1

    You are gold voice masha allah ❤ keep going pro😊

  • @AlikhadarAli
    @AlikhadarAli 29 วันที่ผ่านมา +1

    ILMO BILILIQO MOORIYAAN HAYEY FARMAAJO WUU SOO LAABAN

  • @GuledIbrahimcumar
    @GuledIbrahimcumar 26 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wll magacayga waa gulled
    Waxaan ku suganahay muqdisho waxaan ka codsanayaa in aad iga gaarsiiso siyaasiga in uu i cafiyo wayow waan u gafay waliba waxaan ku tilmaamay wax uusan
    Aniga dad kale shaqo kuma lihi
    Balse aniga ahaan waxaan ka codsanaa in aad iga gaarsiiso
    Mahadsanid wll

  • @marshmula4273
    @marshmula4273 หลายเดือนก่อน

    waad mahadsantahy wll

  • @CADCEED-q6f
    @CADCEED-q6f หลายเดือนก่อน

    Sxb gulayso cod dahabi ah baa ledahay hormar badan baad samaynkartaa✌️

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 11 วันที่ผ่านมา

    Bah kaabadan iyo biyaba weey kuhafiyaan

  • @abdikariin5471
    @abdikariin5471 หลายเดือนก่อน

    Music ga kadhaaf masuul video ga!

  • @khalidsayid3934
    @khalidsayid3934 หลายเดือนก่อน

    Isaga saxiixay oo horay sheegay midaas ma indhahaa la hayay mise wax akhriskaa dhibayay

    • @wariyecagadahab4112
      @wariyecagadahab4112  หลายเดือนก่อน

      Myy wll wuu saxiixay lkn warqada kumaba qorneen in bad laiibinayo , dadka been laga dhaadhiciyy oo keliya.

    • @khalidsayid3934
      @khalidsayid3934 หลายเดือนก่อน +1

      @wariyecagadahab4112
      Cidna warqad aan waxba kuqornayn oo madhan ma sixiixayso adba wad fahmi kartaa

    • @khalidsayid3934
      @khalidsayid3934 23 วันที่ผ่านมา

      @@wariyecagadahab4112 miyaad aragtay warqadii lagu heshiisiiyay