Qisadii FADUMO MAHAMUD KABAHA U XIRATAY ODAGII XAASIDKA AHAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @asmashaqle4569
    @asmashaqle4569 ปีที่แล้ว +1

    Cbdiqadir wll waxan ubahanahy inan inilawadago qiso sanunbadan xagen inigala xidhidhikara

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 ปีที่แล้ว +3

    Subxaana laahi gabdhaha yar yar ee guurka garaneenin ama nimanka habaaran u gacangalay waxaa fiican ineey dhasha iska ilaaliyaan inteey 2 naf silci lahaayeen ayada ha silicdo

  • @saadiaahmed1256
    @saadiaahmed1256 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalh sheekooyinka gabdhahan soo gudbiyaan waxaa la yaabaa rag wada xanuunsanaya uun Bay ka soo hadlaan, umadaan xanuunsanaya oo la rafaadinayo xagay joogaan, dumarkaan intaas la bahdilayo waa dumar caynkee ah, ilaahow ha na tusin waxan oo kale, soomaali oo dhan maskaxiyan Bay u dhaawacan yihiin subxaanalah meel aan ku yaabaa joogaa.

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

      Of course waa intii ay dhibaato qabsatto.
      90% waa ok qoysaska

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaas biniadanmahan
    Subxanalaah

  • @DaahirCXaraf
    @DaahirCXaraf ปีที่แล้ว +2

    Ma adoon baa tahay markaa

  • @zxtremefc2642
    @zxtremefc2642 ปีที่แล้ว +1

    Team adkatay keep going brother we love you 🥰

  • @zadri7225
    @zadri7225 ปีที่แล้ว +2

    Naagahan base lasilcinaya xagay jogaan ohadana. Nimanki an kana tagayn iskana celinayn

  • @amiraomar2765
    @amiraomar2765 ปีที่แล้ว +1

    Wa qorqode😅

  • @amaalmohamedbihi5269
    @amaalmohamedbihi5269 ปีที่แล้ว

    Teamka aadka ujeclhy

  • @asmamuuse1373
    @asmamuuse1373 ปีที่แล้ว

    Teem Adkaatay👋♥️🔥❤️‍🔥

  • @fatmasheikhuna7403
    @fatmasheikhuna7403 ปีที่แล้ว

    ❤❤ tem adkatay waan idin salamay

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 ปีที่แล้ว

    Faadumo sheko macaan waanjeclahy sheekadeeda

  • @bashiirmacalin2646
    @bashiirmacalin2646 ปีที่แล้ว

    Asc sxp abdi kadir waa idinsalamyA adiga iyo hablha sharafta lleh ee barnemijkan runtii aadban ugu xidhanhay lkn lkn tiktok ima shaqeyo wadanka aan jogo lkn wxn idinku dhiri galinyaa inaad badi saan

  • @FgDg-c2e
    @FgDg-c2e ปีที่แล้ว

    xile gube xun waaye

  • @mokhtarabdi5129
    @mokhtarabdi5129 ปีที่แล้ว

    Lama dhagaysan karo

  • @mohammedalsomali2726
    @mohammedalsomali2726 ปีที่แล้ว

    Waxa la yidhi hadaanad foorarsan cidi ku fuuli mayso. Inantani waa doqon.

  • @stronktimmyispro7022
    @stronktimmyispro7022 ปีที่แล้ว

    Team adkaatayoow laydinku dhufay

  • @DaahirCXaraf
    @DaahirCXaraf ปีที่แล้ว

    Sanbacad waaka darantahay

  • @deqadegan
    @deqadegan ปีที่แล้ว

    Sheekooyinka maad marwalbo soo gelisaan walaalo dadkale ayaa chanelo u sameeystay dadka tiktok heesan anigoo kale ayaa ku daawan lahaa

  • @nimojama5086
    @nimojama5086 ปีที่แล้ว

    Evill

  • @nimoyusufabdillahi4868
    @nimoyusufabdillahi4868 ปีที่แล้ว

    Inanta yar carur bay ahyd wlhi

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 ปีที่แล้ว

    Canada ku arkey naag daris nahey ninka qol kale seexad wuu xirta waliba qolka ayda caruurta iskala seexat 😢😢gaari ma wadato dhaqaale wuu siiya caadi u haysta try inaan dhaho ok mahan laakiin asaga base aaminsan tahey

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 ปีที่แล้ว

    Miskiin

  • @fadumoshinosharaf
    @fadumoshinosharaf ปีที่แล้ว

    Balli doole Aya layiraa

  • @DaahirCXaraf
    @DaahirCXaraf ปีที่แล้ว

    Balidoogle