SHEEKADII FADUMO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 ปีที่แล้ว +6

    Farax khiyamo ma dayo xalimana aqli ma yeelato subaxna allah 😳😢

  • @sacdiyaxooshey5626
    @sacdiyaxooshey5626 ปีที่แล้ว +3

    Agoon waa xanuun adèero xuna way jiraan sàa waatan gabadhan ka sheekaynaysa balse saw rabigii uumay agoontaa ma joogo allaw kuu gargaar ❤

  • @Maaida9
    @Maaida9 ปีที่แล้ว +3

    Sheekooyinka faadumo waa jeclhy❤☝️

  • @ahmedfoule1125
    @ahmedfoule1125 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo a des belles histoires 🎉

  • @Nastani91
    @Nastani91 ปีที่แล้ว

    Anaga so oganaynee nala wadaag ama asaga oon ogeyn tak Nairobi kor kala soco wadba roontahay in adan ilma udhalin talo gabdhoooooooy markaad garoob tahay ood ilma kale haysato kan aad guursanaysid ilma iska ilaali inta aad fahmayso in nin fcn yahay anan ku qeyanayn abaayo adna alle haku fududeyo ❤

  • @zeinabomar-mc5jf
    @zeinabomar-mc5jf ปีที่แล้ว +1

    Dadka buka xagaa ka soo gurtsn horta wllo gabdheey nin iimanla weeye been kugula noole Aakhirro u dir

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan taajir ahay xataa nin lacag masiinayo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr ปีที่แล้ว +1

    Kenya Tagoo warka soo hubi
    Bal lacagta jooji waxa kaaga soobaa
    Arag way kala Cadaan Ninkaa
    Aribtiisu waa Fadalan lacag ku shubo

  • @gabdhasanadka5198
    @gabdhasanadka5198 ปีที่แล้ว +1

    Iska fur hadii aad nin rabto mid meesha joogto joogo guurso

  • @khadraahmed6227
    @khadraahmed6227 ปีที่แล้ว

    Hortaa Nagahan Shekeyaa haben walbaa Danka le ma le miyaa😮😊 2:29

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker ปีที่แล้ว +1

    Yes you mama TOMADOW DAUGTER ABD AND MAMA BOTHS TOMADOW 😂

  • @xaliimonabadid2498
    @xaliimonabadid2498 ปีที่แล้ว

    Alpaaapada bLqaaa

  • @sahraadanali-ne8pb
    @sahraadanali-ne8pb ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @theverycoolrobloxkid4912
    @theverycoolrobloxkid4912 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂Cabdulqaadir waa iga qoslisay

  • @theverycoolrobloxkid4912
    @theverycoolrobloxkid4912 ปีที่แล้ว +1

    Maasho alaah

  • @CAWO-KULUL
    @CAWO-KULUL ปีที่แล้ว +2

    Naa eri oo meel walba ka Block garee, waayo rajo ma laha, kan oo kale anigaa soo arkay, markaa mar qudha dhulka la goo, dibna haw raadin biilkana maanta howgu dambayso, waa hadaad talo qaadanayso hadii kale wax waxan oo dhan ka daran baad arki doontaa

  • @muscab.12.3ahmedfarax.4-lt1qr
    @muscab.12.3ahmedfarax.4-lt1qr ปีที่แล้ว +1

    Walala waxa ku odhan laha waxa waliba sida uugu fiican uhbaso dan talabo qad

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว +1

    Wuu kugu suubiyay

  • @fadumoadem6587
    @fadumoadem6587 ปีที่แล้ว

    block sar lacagtana ka joji

  • @hodanmohamed9268
    @hodanmohamed9268 ปีที่แล้ว

    Nin lacag lama siiyo

  • @farduwsmohamad629
    @farduwsmohamad629 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan kula tali gabadhaa 5 bilood oo dadax qaado xabiib yurub waa nacay halkan ayaan dooneynaa in aan ku noolaada si degdeg ah ayuu kuu dirayaa. Baby cash haween ah ayuu dooneynaa niyadna kuuma hayo ninkaasi

  • @MunaIbrahim-n6d
    @MunaIbrahim-n6d ปีที่แล้ว

    nag kasto qodba siro lagu hela way rafda ilahy qimaha ukusoyo laskama qado

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 ปีที่แล้ว

    Hakaxeyne baloog warqada furiinkana adigu udir😡😡😡

  • @theverycoolrobloxkid4912
    @theverycoolrobloxkid4912 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedfoule1125
    @ahmedfoule1125 ปีที่แล้ว

    C'est pas possible

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว

    Ninka waligaa ha ka xayn biulkana 100$ooga dhig isagaa soo wada baxayee

  • @MohamudHassan-ds6fs
    @MohamudHassan-ds6fs ปีที่แล้ว

    Xmd

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 ปีที่แล้ว

    Naa waxa uska qayri

  • @theverycoolrobloxkid4912
    @theverycoolrobloxkid4912 ปีที่แล้ว

    Maye

  • @theverycoolrobloxkid4912
    @theverycoolrobloxkid4912 ปีที่แล้ว

    Iska buri walaal ka tasho

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว

    Waxaan ku dhahay block saar

  • @theverycoolrobloxkid4912
    @theverycoolrobloxkid4912 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatimahirsi4138
    @fatimahirsi4138 ปีที่แล้ว

    Asc dhamtiin

  • @muscab.12.3ahmedfarax.4-lt1qr
    @muscab.12.3ahmedfarax.4-lt1qr ปีที่แล้ว +1

    Lagama mar mi karo lakiin waa raya fiican

  • @theverycoolrobloxkid4912
    @theverycoolrobloxkid4912 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂