SOMALIYA OO KA HADASHAY SAFIIRADII KASO QAYB GALAY DOORASHADII SOMALILAND EE SIDA WAYN LO BOGADIYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul guul iyo gobanimo
    Soomaliland
    Caadow kaa Allhaajebiyo

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    VIVA Somaliland Republic

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa runtii profesarku mr xasan sheekh wuu ogolyahay si waiba xad dhaaf ah gooni isutaaga dir waqooye midaas far waa wayn ku qoro

    • @SacadMusa
      @SacadMusa ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      si somalinadu usii jirto waxa Moqadisho ku waajiba in ay faraha kala baxdo somaliland

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheekh waa ogyahay arinta bada isaga na bixiyaya waa ruun

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomaliland way socotay
    Miiyaad cayriii

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gull sland❤

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekadani Dawacadda waxaan u fahamay Xukun Hawiye Aamini maayo. Waxna ma Xukumi karaan.

  • @abdisamadmohamed8662
    @abdisamadmohamed8662 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dastuur haddii la badalaayo soo ma ahan dowlada soo soaoto 2026,ee Hassan Sheekh waa in uu ku dhaqmo Dastuurka lagu doortey.

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa shekadih 1991 somali waxaa halkah dhigay waa kuwih somalih burburiyay 1991

  • @SacadMusa
    @SacadMusa ชั่วโมงที่ผ่านมา

    si somalinadu usii jirto waxa Moqadisho ku waajiba in ay faraha kala baxdo somaliland

  • @mohamedhaybe
    @mohamedhaybe ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaalayaal waa laga Soo gudbay casrigii gumastahii qabiilka aan weli ka quusan xukunkii jaahiliga ahaa waxaan idin dhihi lahaa samir iyo imaan la qabsada casriga isbedelka .

  • @NiemaDjirdeh
    @NiemaDjirdeh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkanixataa waqooyi iyo koonfur waxqaybsada marabou wuxuudoonayaa sidiihore inlayskudhiibo waarninkugeesisanaa

  • @abdiali319
    @abdiali319 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waar sacab kuma qarin kartaan xaqiiqada ka jirta Somaliland ee xaarku idinku dhegye xaasidnimada iska daaya.

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waqooyi bari tashatay waqooyi gabeedna ka tashade sida hargaysa mudisho uga tashatay ...... waxaana lugu danbeyn doonaa andulus waxii kadhacay oo kale waalaydin waayi doonaa

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Prf inaga Hubbi halkaa. Qaxqax qax

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland independence country located eastern Africa inay tahy ayuu odaygaasi qiray wxba fiqi ayuuna meelahasi ka ooyin guusha uugaadhay qaranka Somaliland iyo doorshada Somaliland kadhacday 13 November calamka oodhan ayaaba qiray

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allhayoow. Qof Daacada Allhayoow Qof Daalina Deeqdaada ha u simin. Kkk

  • @dhuuxdigaleduale3922
    @dhuuxdigaleduale3922 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka I ma riyo ayey Ku jiraan, Somaliland oo 91 ugu dambaysey Somalia ayey hadal Hayaan, waxaan idin leennahay, danihinna Ka hadla oo Ka tashaday.

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fully. Kkkk

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SOMALI AMA ENGLISH MIDKOOD WARKA KU SHEEGA , MAXAAD ISKUGU QASEYSAAN LABADA AF

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beenta kama Ajooddo prf qabiili...

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar xishooda oo dadka beenta ka daaya.

  • @Khadarawyuusuf
    @Khadarawyuusuf ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar afgaal iyo afmuslin miduun kuwada hadla

  • @dhuuxdigaleduale3922
    @dhuuxdigaleduale3922 57 นาทีที่ผ่านมา

    Ajandaha Somaliland maxaa looga xun yahay, ee dadka meeshan Ka ha hadlaya oo qaarkood u muuqdaan, dadkii Somaliland Ka gooyey Somalia, weli ma Cid baa dhegeysta dadkii Soomaali' Kala diray?

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali land waa hooyadii Xoriyada 2dii Gobol koonfur iyo Waqooyi Xorobay 1960kii. Ma jiro DDS, NFD Iyo Jabouti ma imaan. Hargeysa iyo Mogadisho iyaga xaq u leh halka ay Siyaasad doonanaan. Codka somali land

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lay Xukumi maayo ... Oo yaad xumibaa u Jawaaba. Prf waa Duq qaldan..Dalxa waa Xildhibaankii aqalul ciidka qaatay. Hhhh

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halkee baa ay ku nooshahay soomaalida aad sheegayso?somaali somaali waa u sun iyo waabay ma maqashay baan ku idhi

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DIIQA iyo dawacada ma Ethiopia ayaa idin daarteY waagii baydhabo baa tiri Mr keynaan? Dog to somebody will be hunting dogs. Hh, ogaada taas.

  • @Khadarawyuusuf
    @Khadarawyuusuf ชั่วโมงที่ผ่านมา

    S,land guul

  • @Cabdirxman110
    @Cabdirxman110 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar tashada oo tiina daryeela anaga hanagu mash quulana idinku soo noqon mayno marbaad nakhiyaanteen oo idinku soo lu gonay imika hana sugina somaliland 1000 sano haday gaarayso waa muqadas lasoo noqoshada jamhuurada somaliland

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War meeshan Somaliland laga hadli maayo dad falan baad tihiin eh.
      Ninkan wuxu ka hadlayaa in Xassan Sheikh la socdo oo rabo in Somaliland gooni isu taagto.
      Intaasi buu ninkani sheegayaa uun.

  • @Khadarawyuusuf
    @Khadarawyuusuf ชั่วโมงที่ผ่านมา

    S.land cay iyo amaan midna uma baahna waxwalba horaa loogu yidhi

  • @issaal-hashemi4581
    @issaal-hashemi4581 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    You do not listen to yourself... You are saying going back to 1960, and you know Somaliland cade us different. Somaliland was not part if you Somalia. So first look at yourself and your nifaq and hassad before your criticize others!
    لا تنه عن خلق وتأأتى مثله عا. عليكم اذا فعلتم عظيم
    You need to be truthful and recognize. Hargeisa and Mogadishu were equal partners. First thing for you to think of this first .....

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hadal haamo lagama buuxsho hhhh waxoodu waa laab la kacay lugose kuma joogo somaliland socotay waan tashaday ee tasho kii la doortaa waa reer somaliland shicib baa doortay hadduu ku shaqayn waayo doonista shicibkana hadhcad baa laga soo saarayaa madaxtooyada talada shicibkaa leh ha moodin xinka u xaydan xumaanta midda kale ninkaad kabo ka tolanayso kabahiisa eeg horaa loo yidhi hhhhhhhhhhhhhhhhh