KOOSHIN IYO AADAN MADOOBE:- "Gudoonka Golaha Shacabka waxuu ku takrifalay gunooyinkii xildhibaanada"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • KOOSHIN IYO AADAN MADOOBE:- "Gudoonka Golaha Shacabka waxuu ku takrifalay gunooyinkii xildhibaanada waxay aruursadaan bil kasta $27 kun oo dollar"

ความคิดเห็น • 90

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo หลายเดือนก่อน +11

    M.shaa alaah guulayso xil kooshin maantoo kale geesi daacadah oo dalka iyo dadka bad baadiyah baa loobaahn yahay ilaahay kasokow

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 หลายเดือนก่อน +5

    Xildhibaanadu iyagaa wadanka godka ku ridey kolleeyba qadar lama dhaafo ilaahoow wadanka noo badbaadi أللهم امين يارب العالمين 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน +8

    Geesi Runta u sheegay Maafiyada Argagixisada Damjadiid Xaraash Qaran Musiibo Qaran khaa'inu wadaniyiin dadka iyo dalka Soomaaliya bohol dheer ku ridey Lumiyey Rajadii iyo soo kabashadii dawladnimada

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 หลายเดือนก่อน +9

    Aadan Digsi markii 27500 dollar markii uu maqlay buu khalkhalay

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +7

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiazizXashi
    @AbdiazizXashi หลายเดือนก่อน +1

    Kooshin guulayso.laakiin hubkaas xasan sheekh weydii isagaa lahaaye

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 หลายเดือนก่อน +6

    Adan Madoibe. Tuugada maanta ma bilaabin in uu dhoco, lacag yar. balse waxa uu haystaa guryo ay leeyihiin muwaadiniin somaaliyeed.
    oo ay ka mid rahay fadumo jibrel.

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 หลายเดือนก่อน +1

      Hal guri waaye ee guryo ma'aha, gurigeedana waa loo celinaa hadduu Eebbe idmo. Anaga Reer Koonfur Galbeed uma dhalan reero isbaaro iyo dhacid.

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii หลายเดือนก่อน

      ​@warhada ninika halaga aamuso boobka dhahayo ma cidklaa⁉️yaawariiri1812

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr หลายเดือนก่อน

      ​@@Ladanabdii guri iyada lheen miye rabta naagtas ma hada so nolaatey mise wxeeda ku qabso ku qadimeysid😂

  • @user-zl2lv9zi8c
    @user-zl2lv9zi8c หลายเดือนก่อน

    Aadan modoobe si fiican ha idiin caburiyo xildhibaanow dalka wad khiyaanteen iyo dadkaba shalay dariinkii shacabka waa tixgalin waysren awalba si xalaal ah kuma soo bixin dhamaantiin mxad dal iyo dad u qabataan

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px หลายเดือนก่อน

    Kooshin mansha Allah ilahay haku xafido geesi hadal cad

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 หลายเดือนก่อน

    Walahi waa sax shukran shekh shariifow xasan shiiq fursadan inika siiyey Lakin hada garsiimo ayaa Lee dihiin 😢

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน +2

    Xilibanada sida ciyalka waye horta ma dhagestan video yada marke duban adunka xilibanadooda xitaa hade siyaa sad is ku hayan si aqlaaq leh uhadlan lkn kuwan aqoon ku mey iman qabiil ku imaden hadana diinta ka aradan yihiin ileen 5700 xarane cunaan mana xishoodan ileen imankiya daciifay 😡😡😡😡Sheme on parlamentet

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w หลายเดือนก่อน

    Idinkaa ugu wacan
    Biri tanoo kale Adna waa kusugaysaa ogooooooooow

  • @umurayaanmahamed4057
    @umurayaanmahamed4057 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah guulayso xildhibaane

  • @habonhajiabdi8693
    @habonhajiabdi8693 หลายเดือนก่อน

    Waa Xildhibaan Og Inuu Run Sheegayo

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i หลายเดือนก่อน

    Baarlamaan shacabka soomaaliyeed iyo dalkuba waxay u baahan yihiin badbaado
    Waa idinka badbaadadii qaranka iyo shacabka

  • @user-mr2fe1pp3x
    @user-mr2fe1pp3x หลายเดือนก่อน +1

    Somalia waa kasi daraysa malin ba maalinta kasi danbaysa

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน

    Waa kalab aadan sheeydaan umadda allah ka qabto aadan wecel naarta alle kug fageeyo amiiiiin🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc หลายเดือนก่อน +1

    Waar xildhibaanadani dulqaad badanaa ninkan gudoomiyaha laleeyahay. Sida uu ula dhaqmayo ciyaalkeena ulama dhaqano!! Subxaanallaah

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy หลายเดือนก่อน

    Hassan shiekh iyo shaydaan madoobe waa ma xishoodayaal tuug ah ee hadad xildhibaano xalaala tihiin labadoodaba xilka ka tuura oo soomali ka badbaadiya waxan dugaaga ah ilaahayna aan ka xishoonayn soomaliyana godka ku riday

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i หลายเดือนก่อน

    Ascwrwb
    Baarlamaanku waa codkii shacabka dadka iyo dalka

  • @user-ex2xu3ie9m
    @user-ex2xu3ie9m หลายเดือนก่อน

    Baarlamaan dalka haa labadbaadiyo bilaahi caleykum

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u หลายเดือนก่อน

    Xildhiibaan waxbartay oo wadankisa unaxa iyo xildhiibaan soo shaqo tagay laxisabtama doowlada lakin waxan idinka suugeenay mahan inladumiyo inta hada lahasto

  • @2daysago_
    @2daysago_ หลายเดือนก่อน +1

    275 oo min 100 dollar laga jaray bil walbo inalilaah😂
    Dowladan meelwalbo lacag ayey ka raadinayaan .....waxan baa hada dad taagerayaan oo dowlad utahay

  • @saja9892
    @saja9892 หลายเดือนก่อน +1

    Jaahil muxuu hogaamin karaa Maga shiikh ninkaan halaga dhaafo sheekhu sawka xaqa dadka gaarsiiya ma tuug baa aadan mufsid haloogu yeero

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanada waxaa Lago bahdilaa guriga baarlamaanka gudihiisa o loogo hanjabaa, sidaas darteed wax awood ah ey leeyihiin ma jirto

  • @muxyadiinibrahimahmed3251
    @muxyadiinibrahimahmed3251 หลายเดือนก่อน

    Sheekh aadan faaldhoow
    Ma ahan shiiq caadi ah
    Yaa qabanaya 4.5 buu ku joogaaye xilibaanaduna waa qaaiiniin kale badankoodu

  • @kooxdagurmad-bandsomalia7667
    @kooxdagurmad-bandsomalia7667 หลายเดือนก่อน

    Odeygan xilka uu hayo Ajende ayuu ka yaqaanaa

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 หลายเดือนก่อน

    Tuuga yahay yaad wax u qabatiin qaxooti yahay wax Xabsiga la dhigo ay waajib ah wax ka xun qaxooti daalim ah

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +1

    Adan moryan markih lah shegoh lacag wuu so bodah ilahay ku dulay tug ku waynaday in u xaran ku noladoh

    • @AbdiRahiimMohamed-uc4be
      @AbdiRahiimMohamed-uc4be หลายเดือนก่อน

      XILDHABAANADOOW ISKA QABTA AADAN MADOOWE OO AAN ILAAH KA CABSANEYNIN WAANA 70 JIR KU SHAQEEYO LAALUUSH FIIRSADA JEEBKIISA OO AAN DAN KA LAHEEN WAXA SOOMAALI DAN U AH EE KA TUURA MEESH

  • @sacdiyaomar1430
    @sacdiyaomar1430 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan Adan madoode maad ka tuurtaan meesha haduusan warkiina maqleynin

  • @user-qn8vb4ik8k
    @user-qn8vb4ik8k หลายเดือนก่อน

    🎉noolow xidhibaan waa ruñtaa soomaali waa walaalo laakiin dadxun baa isku diray hero xidhibaan hodon sanaag

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px หลายเดือนก่อน

    Walahi wa fadeexad gudomiye sidan ah tuug

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 หลายเดือนก่อน

    Waa waxaa Adan madobe uu isaga Cunaayo marabo in Laga hadalo 100 xiladhibanada Laga jarayo

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 หลายเดือนก่อน

    Ilayn qayladooda waa hunguri horaan kuugu sheegay in jeebkooda maran yahay

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 หลายเดือนก่อน

    ADEEY AHAYD IN WASAARADA AMNIGA WASIIR LAGAAGA DHIGO BACDAMAA AAD HOREY UGA SOO SHAQEYSEY

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanada haday baraarugeen waxse ma qaban doonaan

  • @maxamudladane-media
    @maxamudladane-media หลายเดือนก่อน

    Guulayso ildhibaan

  • @MaxamedCismaan-bd6cy
    @MaxamedCismaan-bd6cy หลายเดือนก่อน

    Makii lagahadlo wabaad xaday mishii ukajawaabilahaa ajandaha wadkabaxday

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 หลายเดือนก่อน

    Hubka eediisa waxaa leh itoobiya iyo jaajuusiinta la shaqeeya op nuuc walba leh

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 หลายเดือนก่อน

      Dawlada Saas ma dhihin hubkana Dawladda Ayaa wadatay itoopiyana ka keensatay ee Dawlada wadatay hubka maxaad Eeda uga leexin sxb ? hhhhh

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 หลายเดือนก่อน

      @@abdulahihussein8702 haddaad itoobiyaan tahay itoobiya waad difaaci kartaa, laakiin ogow in itoobiya hubkaan ay u soo galisay in ay soomaaliya kudhibaateyso

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 หลายเดือนก่อน

      @@abukardhaay8360 Shaqsi yadayda Adigoon weerarin Doodaada ma sheegi kartid miyaa ? itoopiya inay soo galisay cadawna tahay Hadaaban kugu Raaco sideen itoopiya ku eedayn karaa Anigo wax cadayna Arkin inay itoopiya soo galisay ileen Dawlada somaliya ma sheegin in inay itopiya soo galisay mana sheegin mana keenin Cida wadatay hubkan oo laga So qaaday taas badalkeeda Ciidanka somalia unba watay laguna arkay lagana Xoogay marka taas Dawladda somaliya Ayaa eedeeda iyo ceebteedaba dhex fadhida ee ka saar adiga hhhh

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    AAD BAAD U QALDAN TAHAY AFLAGAADADAADA DOWLADA EE AAD LEEDAHAY HEY ADO SHISHEEYE AYEY U ADEEG SADAAN XILDHIBAANADII KENYA

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 หลายเดือนก่อน

    Odaygan aadan lasagne ah badlands ku shubo ah allaha qabto

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i หลายเดือนก่อน

    😊

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 หลายเดือนก่อน

    Comments Kayga Gudoomiyaha baarlamaanka dalka Soomaaliyeed waa nin adag markii uu ka doido qaladaadka ay suubinayaan xildhibaanada qaar oona rabo in uu taladooda ku raaco waalan af lagaadada ka daba wado iyo mooshin.

  • @Beir-e2y
    @Beir-e2y หลายเดือนก่อน

    Tuug illah ka futay aadan digsi

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m หลายเดือนก่อน +1

    Xidhibanayahow ninkaa hadalka idinku celinayo adinkaa soo doradeen hadin caburiyo danahiisana ha idunkufulisto

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 หลายเดือนก่อน

    Gudoomiye waa tuug iiman la'a. Allaha ka abto sdan mugdi

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    BAX BOQOLKAAGAANA LATAGEE

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 หลายเดือนก่อน

    Tuug jaahil ah ayaay doorteen 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @umurayaanmahamed4057
    @umurayaanmahamed4057 หลายเดือนก่อน

    Adan madoobe «AJANDAHA WAA KA BAXDAY» kkkkk Difaac buu galay.

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px หลายเดือนก่อน

    Tuug Adan madobe 100 ka iska daa 😂😂😂

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 หลายเดือนก่อน

    hadaa ka hadashid lacagtaas waa kaa joojinaa hadalka ku lahaa yaab!

  • @user-eo1hu9ts9k
    @user-eo1hu9ts9k หลายเดือนก่อน

    Tuug. qarsan. Wabad. Lixsa

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 หลายเดือนก่อน

    Afaga cano lagu qabay libax libax dhalay

  • @user-ex2xu3ie9m
    @user-ex2xu3ie9m หลายเดือนก่อน

    War dalka haa qabta labada 80 jir

  • @gladkeep-zd7uh
    @gladkeep-zd7uh หลายเดือนก่อน

    War waa qoloma ninkan waa nin geesiye

    • @user-pr9gk2ye1b
      @user-pr9gk2ye1b หลายเดือนก่อน

      Garxajis habar yonis musa carre

  • @farhiyoabdisharif2258
    @farhiyoabdisharif2258 หลายเดือนก่อน

    AADAN MADDBE WAA TUUG EE ISKA QABTA INAAN LAGARIN XASAN DHIIQO IYO NAAGIHIISA TUUGADA WADANKA HALAGA

  • @sacdiyaomar1430
    @sacdiyaomar1430 หลายเดือนก่อน

    War Adan madoobe iyo Xamse ka tuura meesha

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 หลายเดือนก่อน

    Xidhibaanad nabadiidka ah ee ku matala Kooda qawaarijta iyo kuwa maafiyada ugus ee jaajuusta iyo dawa dhilifta itoobiya Dowlada fedaraalka waa ineey wax ka qabataa Dal kuna waa fedaraal😂😂😂😂

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad หลายเดือนก่อน

    Hadii baarlamaankiiba noqday guri Aadan Madoobe leeyahay sidee dal iyo dad loo badbaadinayaa waa yaabe?.. war xildhibaanow xaqiina garta oo odaygan iska tuura.. hadii kale meesha ha imanina oo iska daaya.

  • @abdisuleiman6087
    @abdisuleiman6087 หลายเดือนก่อน

    Barlamaanow aadan madoobe ka qabta dalka, hamsa waxba ma ahan waa magac uyaal ee ha ku mashquulina

  • @AbdifatahDAUDHassan-bb8zq
    @AbdifatahDAUDHassan-bb8zq หลายเดือนก่อน

    Wwww❤❤❤

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px หลายเดือนก่อน

    Ninka Adan madobe layiraho waa tuug ilahay ka fog

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

    Hees tii ar waa gaboobayee gacal maa ka gaari

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 หลายเดือนก่อน

    SOMALIA WAXAY U BAAHAN TAHAY DAD U SHAQEEYA UMA BAAHNA DAD KA SHAQEYSTA. ADAN MADOOBE LACAG BUU U YIMID MEESHA, HE DOESN'T CARE SOMALI SUCCESS NOQOTA

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px หลายเดือนก่อน

    Meshan dowlad majirto Somali kacdon halasameeyo mavio iskugu timi marku maqlay 100 wakhtigi wa dhamaday 😂😂😂

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 หลายเดือนก่อน

    Kooshin waa halyeey

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d หลายเดือนก่อน

    Cadowga umaada somaaliyeed wa isla dheexdeeda un been yaan laysku sheegin

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaankan si wanaagsan ayuu u hadlay. Walood uu tuug qalbi madoobe سود الله وجه isku dayay inuu hadalka ku xidho.
    Baarlamaan ku sheega iyo hogaankiisaba waa tuug khaa'in wadan badankood ilaa man raxima rabbah.
    Waxaana daliil u ah ineey iibsadaan codkooda iyagoo dooranaya qof aan ehel u ahayn wadanka iyo meelwalba ilaa kuwa yar mooyee.
    Iyagana waxaa lagu ciqaabay nin laa yaqra'a walaa yaktub oo hamiguusu yahay maxaan liqaa inuu ku amar taagleeyo. Hal mar mayna oran war adiga tuuganimo ayaa lagugu soo eedeeyay ee bal arinkan inta laga baadhayo inaga fariiso oo ku xigeenka hawsha hasii wado.
    Lkn xaqiiqda ayaa ah in qolaba qolada kale aay fara kahayso oo aan laysku dhicin.

  • @MahamedCabdicaraley
    @MahamedCabdicaraley หลายเดือนก่อน

    P😊

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Ceeb ala kuu dil aden madoobe, umada ala haka qabto,war xildhibaanadow aqoon idinkuma yaree is dhaafiya tuugan weliba jaahilka ah

  • @JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by
    @JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by หลายเดือนก่อน

    Aadan madoobe waa nin aan xishoon haddii xildhibaanku yiri 100 doolar ee nalaka Jaro maxaad ku qabataa waa soo booday oo yiri ha ka hadlin tuug ka indho adag weligey ma arag aadan digsi

  • @saja9892
    @saja9892 หลายเดือนก่อน

    Argagixiso fila soomaaliyey fadhidaa xaruntay kula fadhiyaan adiga xataa cidi kuma oga inaad lashaqaysid

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 หลายเดือนก่อน

    Comments madaxwayne goboleedyada weligood ayey danaystayaal yihiin weli Budlaan oo ka shaqayso bur burka dalka Farmaajo waa ay diideen in ay la,shaqeeyaan maxaad ugu ee deybaysaan madaxwayne Xasan Sheekh mise lacagtii ayaa idin ku yaraatay oo mar kale ayaad rabtaan in uu idiinku daro 6,000 kun ayaad ka dhigayeen wax shaqa ahna ma u haysaan shicibka waxaan been sheeg aan ahayn ma is taahishaan lacagtaas waa in laga dhigaa oo ciidamada loogu daraa iimaanka alaha idinka qaado waana idin wada habaareynaa.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    AA LAGUGU SUGEY

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 หลายเดือนก่อน

    Aaden madoobe iyo xasan dal xaraashe iyo xamse marxuun waxay ku sifiibeen tuuga nimo iyo ee ay umada Soomaaliyeed uhor seedin

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 หลายเดือนก่อน +1

    Waar odayga raxanweyn qaab gudoomiye ma leh tolow ma shabaab buu ka tarsinaan jiray oo ma kuwii isa soo dhibaa sida roobow?

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr หลายเดือนก่อน

      rooobow Qanis ma moodey mise kuwina bilaa dinta dukan

    • @HUSSEIN10764
      @HUSSEIN10764 หลายเดือนก่อน

      @@AliHusseinMohamed-ig3qr waar roobow waa dilaa ku faraxashay dhiiga muslimiinta oo argagixiso ah kadibna wuu isa soo dhiibay markay doonayeen inay isaga ku faraxashtaan

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr หลายเดือนก่อน

      @@HUSSEIN10764 Morgan imsa diley bal is weydii Af weyne imsa diley wlba dad culimo diinta ka xaq axmed madowe imsa diley sheegy roobow wxa ku heysto wa qabyalad cad

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i หลายเดือนก่อน

    Baarlamaan shacabka soomaaliyeed iyo dalkuba waxay u baahan yihiin badbaado
    Waa idinka badbaadadii qaranka iyo shacabka badbaadiya