Mujahid maxamed xuseen(uraag)wuxuu kagubay faQashtii in kabadan 10 tangi iyo 2bey bey !!!'mujahidkaa hibada alle siiyey waa mid dhif iyo nadir dunida ku ah.
Umad wada mujaahida waxa halka ina dhigay lascanood Xabadu ka socota abtiyal inshalah daya waxan oo qabiil somali land la yirahdo i noo Bixiya Inaga daaya mujahidkan walaten
Ragaas ayeynu maanta ku hurudnaa cidina waxba uma oga halkii fadhiga lacag iyo wax ka qiima badanba lagu siin lahaa ayuu maanta dikada berbera dhex taaganyahay maxaa nin geesiya Somaliland bahdishay fulaygii xiligaana been ayuu wax ku cunaa aduunyoy aabaha was
REERKA HABARYOONIS WAA WADA MUJAAHID WAA WADA GEESI MA JIRTO CID KALE OO SHEEGAN KARTA SNM WIXII AAN HABARYOONIS AHAYN WAA SHACAB WIXII AWAL AMA HABARJECLO AMA ARAB EE SHEEGTA SNM WAA BEEN SNM WAA HABARYOONIS MA JIRO SARKAAL CIIDAGALE AH OO KU DHINTEY SNM INA KOODBUUR WAXAA DISHEY KANEECO GUUL HABARYOONIS IYO SNM
Mujahid maxamed xuseen(uraag)wuxuu kagubay faQashtii in kabadan 10 tangi iyo 2bey bey !!!'mujahidkaa hibada alle siiyey waa mid dhif iyo nadir dunida ku ah.
Maxamed uraaga waa ninkii dilay shaarubkii habaryoonis jinka ku dhuftay legendary nooloow
Salan gobed both of Them muj maxd nin wax badan ogg
In badan ayay jimce raac nagu wareeriyene maanta ayad ragii khatarta ahaa keenten
Asc first one and comment thanks
TAATIKH DU WAA MUDNANTA KOWAD EE UMADEENA DALKAN DHIBAA LO DOMARAY XIJIRO RAG QOFKASTA HA ILAASHADO QARANIMADEENAAA
Waa ninkii jiibka ku dhuftay Maydho Caydiid, Xasan Aar, Shaarub iwm Hargeysa iyo Berbera dhexdooda
Kuwaa aad sheegeysa waxay ahaayeen ragii iimaan laanta ku soo weeraray berbera marka sida dumarka ha u hadline iyaba imisa ciisevmuuse ah ayay xaqdaro ku laayeen mujahidku abaalkooda ayu mariyey iyago dacar budhuq maatida ku baadhanaya
ma dagaalkii hy berbera ku qabsatay ayaad sheegaysaa
Ninkani SNM tii Hore nin waaya badan u soo joogey
Waa maxaned xuseen gacmayare
Dagaalkaa buyraha galbeedka aad usoo badi inder waa daaalka ugu xogta yar inta snm dagaal ka shekaynayaysay waayo ragii galay ayaa dhamaadayba imika.
Ilahay an kacabsano dhamanten mana aha ina lagufaano daadinta dhiiga musliminta
Mujaahid maxamed uraag waa SNM tii runta ahayd jimce raac baa na walaye waa kuwan ragii snm aslakedi shiishyahan mohmed uraaga
Muj halkaa inaga hubi muuse biixi 1983 xamar buu joogay snm 1985 buu ku soo biiray
good job 👏 wakhtiga muuse faqash buu ahaa brother
@@abdirahmanceerigabo4838 jaaahil jaahil qofka xamar jogey faqash ma aheyn faqash macnaheeda waa isaaq diid aniga wax ma qriyo muse waa isaaq
Aakhiro maxaa xisaabbtaal
KOL HADAAD KU BILOWDAY,
KU DUUGAN
WAXBA HANOO WARAMIN EE ISKA JOOJI.
Umad wada mujaahida waxa halka ina dhigay lascanood Xabadu ka socota abtiyal inshalah daya waxan oo qabiil somali land la yirahdo i noo Bixiya Inaga daaya mujahidkan walaten
TAARIKH IYO XINJIRAYNU QARAN KU NAHAY AN ILASHANO DALKEENA
Sarkaal muu ahayn ee ninkani askartii SNM buu ahaa
Saraakiishii dhexe buu ahaa. Madaxii Jiibabka iyo tawaangida 4aad buu ahaa
Mashaala mujaahid SNM Guul iyo ayaay gaadhay ku raaxayso somaliland
Fariid ninrageeda ah farxad iyo gobonimadaad usoohalgantay kunaalootayee kunolaw abed yaa rageedii
Xog iyo taariikhdu ma dhamaatiyaa
32 sano kasoo wareegaye
Beenta joojiya
Faqash waa la baabiyaye maxaad sheegi
Waxaa qalas baa ka danbeeyaya iyo kulis hoos kasii
10 tangi iyo 2 beebe waa hanti badan oo ka baxday qarankii soomaaliyeed halasoo xidho ninkan oo hala maxkabadeeyo
U kaalay waaa caadiye adigu gacantaada ku kaxeeee
Why now ?
Waligii meel xabad lagu ridayo ma istaagin
Caruurey ba ma kaa xaasidnimaa mise waa kaa aqoon xabad ridisteed xataa wu dhafay 13 kaare ayuu gubay xaasidyahaw o waliba run ah
uraaga in badan baan sheekooyinkiisa snm maqlay waa raga xusida u bahan
Kani riwaayad waaye rnshg
halgankii xalaasha ahaa
Ninkan wa ke mujahidinta kulyay dhubato maydho caydid sharuba halila wadgo halku kunolyahay
Imikaba hadad kala jaraysaan sidii kii hore iska haysta
Ragaas ayeynu maanta ku hurudnaa cidina waxba uma oga halkii fadhiga lacag iyo wax ka qiima badanba lagu siin lahaa ayuu maanta dikada berbera dhex taaganyahay maxaa nin geesiya Somaliland bahdishay fulaygii xiligaana been ayuu wax ku cunaa aduunyoy aabaha was
Beenta dadka Daa waxa ky maqlaya ragii going joogayaasha ahaa