NUUR GOOSAAR OO DHAANTO U QAADAY XAASKIISA AROOSKA NUUR GOOSAAR JIGJIGA 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 380

  • @nabadiyonolol8637
    @nabadiyonolol8637 ปีที่แล้ว +111

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Like saar 💙
    الله ❤💙💙

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 ปีที่แล้ว +30

    Wiilkaan qosolkiisaa ka helaaa ❤❤❤🎉🎉

  • @mudugboy7227
    @mudugboy7227 ปีที่แล้ว +28

    Abwaan da yar weeye iyo fanaan qof dhif ah baa intaa noqonkara dadiisa iyo erayadiisu isma laha wan taageraa❤

  • @XaliimoCabdulQaadir-c1e
    @XaliimoCabdulQaadir-c1e 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waw nin ogadena bas ba sa yeli karo barakoba❤

  • @NuurDonkaNuurDonka
    @NuurDonkaNuurDonka ปีที่แล้ว +20

    Xudundii sayidkaaa xalaal dhalad yaaa salaaaam abwaaan nuur goosaar iyo marwo ayaaan barakoooba ❤💯

  • @MaryanDagan
    @MaryanDagan 10 หลายเดือนก่อน +11

    Wilka yarkah wa fariid cod qurxon bowe gulyso ale rerka hkubrkeyo ubad badan slixina kla hela ugaden dhigenii dhanto laguma garo farom puntlnd❤

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 ปีที่แล้ว +12

    Mashaa Allah hambalyo abwaan iyo fanaan nuur gosaar iyo marwadisa Reerki isku nastee isku nagada Allah haydinka dhigo

  • @shabcaancraxmaan-hw7vu
    @shabcaancraxmaan-hw7vu ปีที่แล้ว +4

    Mashalaa abwaan nuur xareed iyo marwo ayaan ilahay haiskukiindaayo. Oo awlad khayr qabtana ilaahay ha idinsiiyo aaamiin

  • @MOHAMUD-h2z
    @MOHAMUD-h2z ปีที่แล้ว +13

    Xaal aduun mooga nimaan xaas lahayn💯💯👍👍👍

  • @luuliiyluuliiy4794
    @luuliiyluuliiy4794 ปีที่แล้ว +31

    Wiil ogadeno saas dhaanto igu amaano haleesoo raadiyo 😂😢❤

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 ปีที่แล้ว +5

    Man sha Allaah hanbalyo hanbalyo hanbalyo nuur gooseer iyo marwadiisa Ayaan iku khayra 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @AyaanleShariif
    @AyaanleShariif ปีที่แล้ว +3

    Goat dhaanta codka dahabiga ee Miisanka culus Allh kuxafido bro

  • @Kathar1464
    @Kathar1464 8 หลายเดือนก่อน +6

    Deserves 10M already what a dhaanto dhashii sayidka

  • @Najaxdheeman-t8e
    @Najaxdheeman-t8e 9 หลายเดือนก่อน +14

    Wiil ogaadena halay raadiyo ❤😭 oodhanta iqadaa from 🐎👊🦁😂😂

    • @AmusedLargeWaterfall-hf2qz
      @AmusedLargeWaterfall-hf2qz 9 หลายเดือนก่อน +2

      Ana aman iyo sharaf k haye garaadada ugaadhyahan na waan kadHashaye maxad iladahay 😊😂❤

  • @AamiinMaxamad
    @AamiinMaxamad 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ww my rere abtigey bahgarii❤❤

  • @XamdaMuxumed-p7r
    @XamdaMuxumed-p7r ปีที่แล้ว +7

    HAMPLYO Hamplyo Ree Nuur dhisma oo dhaqma Hno❤🎉❤

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 หลายเดือนก่อน

    Masha allah alaha ha haku barakeyo Rerka cuusb

  • @najiibhassan
    @najiibhassan ปีที่แล้ว +8

    Sayid nur dhalay aaa Tolow sayid nuurku ma kanagiba sayid nuur kaldha ýâřë ❤😂

  • @alikhaakh3428
    @alikhaakh3428 ปีที่แล้ว +6

    She’s a lucky girl illaahay ha isu kiin barakeeyo

  • @aminafarahaminafarah4655
    @aminafarahaminafarah4655 ปีที่แล้ว +17

    Mnsha allaah reerkii dhisma ee dhaqma allaah ha idinka yeello walahi waan jeclahay dhamaan dhalinyarada soo maaliyeed lkn kuwa ogadeen gaar ayayba iga siiyihiin siiba abwaaninta, fanaaninta iyo kooxaha kalaba🇬🇲🇬🇲🇬🇲🥰🥰

  • @SimonKyaloMutemi-lq3ud
    @SimonKyaloMutemi-lq3ud ปีที่แล้ว +13

    This guy is poet that the difference.

  • @EagerCroquet-vf5vj
    @EagerCroquet-vf5vj 11 หลายเดือนก่อน +16

    Wllhi xaal aduun ma ogi
    😂😂

  • @FutoXar
    @FutoXar 2 หลายเดือนก่อน

    Nuur goosar xabadaadii waad ka tuntaye❤❤❤

  • @abdirahmanmohamed47976
    @abdirahmanmohamed47976 ปีที่แล้ว +6

    Nin Kan waa abwaan welcome sxb to hargaysa ❤

    • @nasrarabi7643
      @nasrarabi7643 ปีที่แล้ว +3

      Wuu iman walalo hargaysa waayo hargaysa iyo DDS waa wiil iyo abti

    • @abdirahmanmohamed47976
      @abdirahmanmohamed47976 ปีที่แล้ว

      @@nasrarabi7643haa wll kuso dhawaynayna wuu iman hargaisa waa hoygii fanka

  • @abdinasiraden3690
    @abdinasiraden3690 ปีที่แล้ว +18

    Commentigi oogu horeeyey like ta ha ila dhaafin ❤

  • @mohamedabdulkaremadan1161
    @mohamedabdulkaremadan1161 ปีที่แล้ว +5

    Bata, Baraara oo Barakooba♥️

  • @cabdulqaadircabdulqaadir4394
    @cabdulqaadircabdulqaadir4394 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo hambalyo abwaan nuur goosaar iyo xaaskiisa🎉🎉👏👏🎉🎉

  • @ogboy1795
    @ogboy1795 9 หลายเดือนก่อน

    Salaan sare Abwaankena Da'da yar nuur Goosaar Yetekabaru.

  • @AbdiJarati-n6v
    @AbdiJarati-n6v ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah hambalyo Abwaan adiyo dumaashi ubad khayr qaba kala heela Amaan dhaaftay gurigi lagu nasto allaha idinka yeelo Amiin

  • @shamsamohamed8323
    @shamsamohamed8323 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo abwan Noor gusar 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Drcartan
    @Drcartan ปีที่แล้ว +2

    Mshaaaa allaaaah dhaqma oo dhisma qowska cusub❤

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 ปีที่แล้ว +1

    Wooooooooooow
    Wa dhanto cajiib ah
    Marwadi nogobeed

  • @cabdinuur4140
    @cabdinuur4140 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤ aadya aaaad. Aroos shidan. Nuur dhaanto hmblyo

  • @mawliidbadri
    @mawliidbadri ปีที่แล้ว +5

    Xaal aduun ma oga ala abawaanku muxuu helay erayo ragii ka horeeyay ay waayen

  • @Garaad-e9p
    @Garaad-e9p ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abwaan hampplyo ninkan wan taageera wlalalayaal

  • @Cabdirisaaq_rissta-24
    @Cabdirisaaq_rissta-24 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nin ragged wlhi siduuu arooskisa ugu xaragoday bal eega😮

  • @ShafiiMaxamud
    @ShafiiMaxamud ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah aroos wacan guuul guuul abwan nuur

  • @USTAD-SHARMA
    @USTAD-SHARMA ปีที่แล้ว +9

    Gabadhaaas BASAL iyo BARADHO la isku Shiilay baaa laga rabaaa inay kariso😂😂😂😂
    Alle ha barakeyo reer.ka..

    • @AyuubAyuub-c4y
      @AyuubAyuub-c4y 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @CanabMuse-k5v
    @CanabMuse-k5v ปีที่แล้ว +1

    Masha aallh guulaysta reerkii lagu nasteee lagunagaado noqda

  • @XasanMoha3273-qz9bh
    @XasanMoha3273-qz9bh ปีที่แล้ว +2

    M.a reerkii dhisma oo dharma Allah ha kadhigo insha Allah

  • @MacalinCaddaabe
    @MacalinCaddaabe 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siraadxasan9642
    @siraadxasan9642 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abwaan nuur goosar iyo marwadiisa isku waara idamka allah ❤

  • @JaamacCabdi-pp8id
    @JaamacCabdi-pp8id ปีที่แล้ว +2

    Abwanka abwaanada alla yaacisag

  • @IqroHasan-y6i
    @IqroHasan-y6i 11 หลายเดือนก่อน

    Abwaan nuur gosaar hambalyo kuu wii iskuu waaro alaha idin ka dhigo

  • @HasmeMustafe
    @HasmeMustafe ปีที่แล้ว +2

    Hada anu rer hargysa hadan nahy nur kosar waxan ka sugyna dhantadi rer somalilnd❤❤❤

  • @LiibaanmaxamuudSalaad
    @LiibaanmaxamuudSalaad 9 หลายเดือนก่อน +2

    Cunugaan waa bahal xaga dhaantadana waaa shushubtaa maba ku adkaato codna waa 100%200

  • @AbuukarCabdi-g3c
    @AbuukarCabdi-g3c 2 หลายเดือนก่อน

    Ninxiriir.aan.laheen.xaqa.dumar.ma.oga❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 5 หลายเดือนก่อน +1

    😂❤😂❤😅😊❤😂😂 komenti okey waan kuu maleeyaah NAFTA

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ilahay barkayo reer cusub

  • @Nurani.1
    @Nurani.1 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo hambalyo abwaan nuur goosar❤🎉

  • @AbuukarCabdi-g3c
    @AbuukarCabdi-g3c 2 หลายเดือนก่อน

    Mo oga xeerka maanta iyo.xaa wo.leedaay.mo.oga

  • @kaafi_ahmed6934
    @kaafi_ahmed6934 4 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo abwaan nuur goosaar iskuwara abid❤

  • @yussufomar-mg4gh
    @yussufomar-mg4gh ปีที่แล้ว +1

    Abwaan Noor hambalyo hambalyo my brother ❤❤❤❤

  • @NajmoclkaafiAbdi
    @NajmoclkaafiAbdi ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo abwaan nuur iyo marwadiisa ayaan❤🎉

  • @amuunahmed9498
    @amuunahmed9498 ปีที่แล้ว +2

    Kuu Nagow gurigaaga wllshy ❤

  • @WalalQali-j9u
    @WalalQali-j9u 2 หลายเดือนก่อน

    Masha. allah❤❤❤

  • @qadraismaciil7805
    @qadraismaciil7805 ปีที่แล้ว +1

    Axsan yaa dhanto m.a hambalyo hambalyo abwaane❤❤❤

  • @ayaancabdiraxmaan4974
    @ayaancabdiraxmaan4974 6 หลายเดือนก่อน

    Gabdh kastoo ayaan ladhoho waa fariid Dhaanto iyo amaanba wey mudanthy

  • @xasbadbaado5523
    @xasbadbaado5523 ปีที่แล้ว +2

    Dhaantada malabkaa iyo murtidu waxay katimaadaa walaalehen dds jira oo jooga

  • @aminmhassan3601
    @aminmhassan3601 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah congratulations my brother

  • @calicatar818
    @calicatar818 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo abwaan nuur gosaar❤❤❤

  • @HawoBille
    @HawoBille ปีที่แล้ว +2

    Congratulations bruh

  • @wonboy9737
    @wonboy9737 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wllkey Abwaan nuur goosar ❤❤

  • @suleimanhassan3095
    @suleimanhassan3095 7 หลายเดือนก่อน

    Abwaan Nuur Goosaar Wuxuu isku Darsaday Wixii Hibo Fanku lahaa:- Erayo, Laxan iyo Luuq.
    Waan Fankii oo qof laga dhigay.

  • @nageeyemuhumed2156
    @nageeyemuhumed2156 ปีที่แล้ว +2

    hambalyo hambalyo ❤❤❤❤ abwaaan alaha isku kiin daayo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Halima-j9n8n
    @Halima-j9n8n ปีที่แล้ว +1

    Mashalaa bawaan nuur hambalyo❤❤❤❤Marwo ayaan❤

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO ปีที่แล้ว

    Masha alllah alllah ha'idanka raali noqdo

  • @hamseabdimuhumed7057
    @hamseabdimuhumed7057 ปีที่แล้ว +1

    Ayy wooow what adhaanto ❤

  • @farhanyareinagabayre1135
    @farhanyareinagabayre1135 ปีที่แล้ว +2

    Hmblyo hmblyo hmblyo hmblyo hmblyo hmblyo hmblyo hmblyo ❤

  • @fadxacabdi-co6tj
    @fadxacabdi-co6tj ปีที่แล้ว

    HampaLyo hampaLyo wllky nuur iyo wlshy Ayaan iskuwara ubadkhayr qabana kaLaheLa hampaLyo ku jeer

  • @KhalidPhotography-
    @KhalidPhotography- ปีที่แล้ว

    Hambalyo sxbky nuur iyo marwadiisa Ayaan is ku waaro

  • @GoldBaldwin-x6k
    @GoldBaldwin-x6k 4 หลายเดือนก่อน +4

    Schoen Shore

  • @SuadaSuubby
    @SuadaSuubby ปีที่แล้ว

    M a keep going borther💞♥️♥️♥️♥️♥️

  • @asmaciise5985
    @asmaciise5985 4 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @AyuubAyuub-c4y
    @AyuubAyuub-c4y 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah hambalyo hambalyo ❤

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 ปีที่แล้ว +1

    Wooow Masha’Allah ❤❤❤

  • @GeescadHaadir
    @GeescadHaadir ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤

  • @ifraaxaxmad2217
    @ifraaxaxmad2217 ปีที่แล้ว

    Masha allah hambalyo hambaly abwaan

  • @CumaribrahimAbdi
    @CumaribrahimAbdi ปีที่แล้ว

    Mansh alh abwan xg walbo wa laga salamay

  • @NicimoKhalifDiriue
    @NicimoKhalifDiriue 9 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo 1:49

  • @issaadan9002
    @issaadan9002 ปีที่แล้ว

    Congratulations 🎉🎉🎉 abwan Nuur

  • @xassancalixuseen1158
    @xassancalixuseen1158 ปีที่แล้ว

    Mashaah hambalyo abwaan nuur goosaar

  • @abdullahiabdinoor3490
    @abdullahiabdinoor3490 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Hambalyo the legend of the century

  • @AbdikadirAbdii-ow8bg
    @AbdikadirAbdii-ow8bg ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Mubarak

  • @xareedxareed456
    @xareedxareed456 10 หลายเดือนก่อน

    Cajiib abwaankee sameyey 😮

  • @nasiyaabdirahman2125
    @nasiyaabdirahman2125 27 วันที่ผ่านมา

    Xaas nimaan lahayn xaal aduuun ma oga😂😂😂

  • @xamdicabdijimcaale8692
    @xamdicabdijimcaale8692 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo hambalyo ❤❤❤❤

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 6 หลายเดือนก่อน

    Allah xalal aduun amalgam wa run

  • @muusebiic5957
    @muusebiic5957 ปีที่แล้ว +2

    Qof kaste oo daarood ah waa seedigaa abwaane
    😂😂

  • @bilanXaji
    @bilanXaji ปีที่แล้ว +2

    Hanbalyo❤❤❤

  • @DEEQOWAHMED55
    @DEEQOWAHMED55 ปีที่แล้ว +1

    Saaas waaye iskaabulo sun waye😂😊🎉😊

  • @DahabCabdi-q6r
    @DahabCabdi-q6r ปีที่แล้ว +2

    Mashlh dhisma odhaqma

  • @Nimcoabdilahi-l6z
    @Nimcoabdilahi-l6z 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤
    3:31

  • @hassanjirow-wm4wi
    @hassanjirow-wm4wi ปีที่แล้ว

    Aroos wacan walalkey nuur goosar

  • @CumarShariif-f1b
    @CumarShariif-f1b 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤11❤nuur gooraasa

  • @BishaarFarxaan-ps8eu
    @BishaarFarxaan-ps8eu ปีที่แล้ว

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo

  • @yartanuura
    @yartanuura ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hambalyo 🎉🎉❤

  • @aarkadoollo9908
    @aarkadoollo9908 หลายเดือนก่อน +1

    Horta gabdahena somaliyed iyo arooska ma best friends ba inta comment ka bixinasa wa hablo maxa kujeceshin arooska? 7ba galka arooska ayey ka jecelyin ana ina fahmey darenkine xita ano sababta garan. Waina ogadigna 7bari o aroos ah

  • @farhiyaqalbi9758
    @farhiyaqalbi9758 ปีที่แล้ว

    Mashallah. Hambalyo. Ddhisma. Oodhaqma❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @DeeqacismaanBeeleeye-qb2dg
    @DeeqacismaanBeeleeye-qb2dg 9 หลายเดือนก่อน

    Maan sha allaaha❤