Daawo Farqiga U Dhaxeya Mujaahidinta Xms Iyo As Ka Dagaalanta Somalia Xaqiiq Dhab Ah~Sh Umal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
    © Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

ความคิดเห็น • 47

  • @IslaamMedia1
    @IslaamMedia1  2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Qisadan daawo aabe gabadhisa lagu hor dilay
    th-cam.com/video/GlGLircTwaY/w-d-xo.htmlsi=dax6mHwAFBfDFICo

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 10 นาทีที่ผ่านมา

      Mashallah 😍 Ilaahay sheekhyadeena xaqqa ka’hadsha ee dhiirigalinta aan ka gamban rabbi ha’inoo xafido oo cimrigiisa rabbi boqolaal sano ha’gaadhsiiyo oo sharka cadowga Islaamka haka xijaabo yarab🤲🏼🤲🏼

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 12 นาทีที่ผ่านมา +1

    Mashallah 😍 Ilaahay sheekhyadeena xaqqa ka’hadsha ee dhiirigalinta aan ka gamban rabbi ha’inoo xafido oo cimrigiisa rabbi boqolaal sano ha’gaadhsiiyo oo sharka cadowga Islaamka haka xijaabo yarab🤲🏼🤲🏼

  • @Sahragabow
    @Sahragabow 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Maashaa Allaah sh umal jazaakallaahu khayran maamo ☝️

    • @MohamedSalah-l8z
      @MohamedSalah-l8z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤😅😊😊😊😊😊

  • @DjMüllar
    @DjMüllar 48 นาทีที่ผ่านมา +1

    Masha Allah sheeq umal allah. Xafido ❤❤❤❤❤

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allahayow noo gar gaar.aamiin. scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah ku sharfo shriek Muhammad

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alle haku tuso xaqa sidaad ahyd 2005 iyo wixii ka horeeyay
    Wlhi billabi nin dimuqraadiyad udagaalaya uusan Muslim ahayn

  • @Fays2010
    @Fays2010 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Diinta Islaamka ayaa dhab u ah ilaalinta xaqa aadanaha, may kuwa xasuuqa shacabka ku faana. Israil dheh, AS dheh, Western dheh, Carab dheh ama Cajam cidna xaqa aadanaha kama ilaalin oga cidda ku dhaqanta diintan Islaamka. Diin Allah ku karaameeyey cid kasta oo ka run sheegtay, dullayn doonto cid kasta oo ka hor timi.
    Rumayso ama ha rumaysan, waase xaqiiq dhab ah.❤❤❤

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      XAQA AADANAHA WAXAA KA HORREEYA XAQA ILAAHAY SWT, MARKA AADANAHA LASOO GAARANA WAA KALA XAQ BADAN YAHAY
      1. RUSUSHA OO AH KUWII XAQA ILAAHAY SWT LASOO DIRAY IYO ANBIYADA
      2. MUSLIMIINTA.
      MARKAAS KADIB AYUU YIMAADDAAN XAQA AADANAHA KALE SI GUUD

  • @AhmedAbdi-fy3gt
    @AhmedAbdi-fy3gt 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ascww masha alaahu sheeq umal waxaad tahay nin qeer badan ilaahey cumrigaaga alaha dheereeyo anga oo dhan iyo inta muslim ah

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiiq

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Xamaas wa Mujaahidiin ❤❤❤❤
    Halka alshabab yihiin codow somalia loo soo diray waana eelaay iyo isaaq isku qarxiya hawiye

    • @DjMüllar
      @DjMüllar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa runtaa waliba sheeq Sunni aya kamid ah

    • @Mujaahid11
      @Mujaahid11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aabaha maraykan labadaba aragaixiso uyaqaanaa

    • @DjMüllar
      @DjMüllar ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Mujaahid11 Mareykanka iyo israaiil ayaba argagaxiso ah

    • @MaxamedNuur-t2o
      @MaxamedNuur-t2o 51 นาทีที่ผ่านมา +1

      Qofki dhaho xukunka alle kaligii ayaa leh qur,aanka hala isku xukumo gooemuu cadow iyo argagixisa noqdey!?

    • @Mujaahid11
      @Mujaahid11 50 นาทีที่ผ่านมา

      @@DjMüllar sax wllka lkn
      Dowlada soomaliya iyo dimuqraadiyad maxaa ka aaminsan thy

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaanallaah caydu ma banaana

  • @runneymohamedomar5237
    @runneymohamedomar5237 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xaqiq wayee mitas

  • @MUSLIMGIGACHAD2
    @MUSLIMGIGACHAD2 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somali yaa shisheeye amaanay

  • @haa8793
    @haa8793 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Anaga dumarka ah rag maiskubadalnaa ee somalia maxureysanaa regalbed iyo munafaq iyo shabab makaxureysanaa wadankena macanka badan ee ragu waaye

  • @AbdirahamanWajeer
    @AbdirahamanWajeer 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    gaal makalafecno utopia iyo israiil waiskumid

  • @Dhiirigaliyeec8cq
    @Dhiirigaliyeec8cq ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow adiga mahada iskale maa daama aad nagu islam iga dhigtay alx

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    lacag ayuu ka doorty aakiriidiisii
    Alle xaqa haku tuso

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jzk qayr laakiin sheeq masalkaas gaal awalbuusan muslin la tartamayne ashabaab soo gaalada ka maliidato quf muslina oo ashahaadanaya oo waliba ehel ahaana aysan meel kala jirin isku qarixinaya Alayleh ku waas baa u baahan in la waaniyo kolay yahuudii kaalmayn jirtayna iyagaa dagaal ku jira hada

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 54 นาทีที่ผ่านมา

    Hidler xitaa ilaahay ayaa ku saliday 6 milyan buu naga dilay bay dhahaan xitaa qaar buu mishiin ku shiiday bay dhahaan hadana waan sugeynaa balantii rabi

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 48 นาทีที่ผ่านมา

    Somalida dhan taa ha ogadaan waayo somalia waxaa lagu gumada dadka marasta ah qole shacabka u roon malahan, hana la isku diyaariyo xureynta dhulka somaliyeed, anaga ayaba gumeeysi ka daran reer falastiin ku jirna

  • @HassanRuuxaani
    @HassanRuuxaani ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tani waxa ay natusinee in shabaab ushaqeyaan yahuud oo ayan mujaahidiin eheyn

  • @haa8793
    @haa8793 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xaqiq waaye midaas shabab yahud shati somali xiran waaye ey regalbed watan

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      BEENAALE AYAAD TAHAY , FAHAMKAAGUNA WAA HOOSEEYEE , MAXAAYEELAY RAG DHUL IYO QOWMIYAD UDAGAALAMAYA AYAA KULA QIIMA BADAN , WAXAANA KULA XUN IN LOO DAGAALAMO KOR AHAANSHAHA KALAAMKA ALLAH!!!!!!!!!!

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ​@@lilcuzzwhitemoe
      Nacalaa kugu taal khawaarij aya tahy naarta gelaya intaad dhimanayso uun kaa xiga naarta waxad u shaqeeysa yahuud waxaana tahy adoon yahuud u adeegsato daadinta dhiiga muslinka somaliyed.
      Cuqdada qabiilkuna waa kuugu sii darsantahy

    • @haa8793
      @haa8793 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@lilcuzzwhitemoe OK waxan kaarabaa cadeyn shabab o werarayo rergalbedka duminaayo wadankena ee xalane carbal itus khwarijyahow diga muslimka baneystay

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@lilcuzzwhitemoe awalba khawaarijta diin shaqo kuma laheyn waryaa dadkaas waa dadka kaliyah ee xaqa ku taaqan

    • @Mujaahid11
      @Mujaahid11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Falanqeynta_musalsalada_Somalilacnad rabi kugu dhacdy hadaad taageerto dowlada riddada ee soomaliya

  • @nasriali5751
    @nasriali5751 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    sheekh waa runtaa isku mid ma ahn lkiin ogow arinkaas waxa uu ka yimid isku manhaj ma ahn qolana waa wahaabi dhiiga la fudud yhy qolada klena waa ikhwaani

  • @kaliddiriye
    @kaliddiriye 47 นาทีที่ผ่านมา

    Pure Hypocrisy ! Yaa soomalida xasuuqay Miyaynan Muslimin Ahayn ?
    I waisted 12 minutes of my life ☹️

  • @maden7818
    @maden7818 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sheydaan umul adigaa Soomaaliya ku beeray wahaabiyada khawaarijta alshabaab

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sheekha ha aflagaadayn Alle kabaq

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa shiikha kaliya ee alshabab runta u shaagay ee kuwa aad culimada u taqaan alshabab wa ka baqaan qabrida ayay dul joogaan

    • @noorahmedhirat4404
      @noorahmedhirat4404 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Suufiyo waa ahlu bidco dhibta maanta islaamka heysata waa iyaga

    • @maden7818
      @maden7818 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@noorahmedhirat4404
      Wahaabiyada Daacish oo xulufo la ah yuhuud iyo Mareykanka ayaa waxayna ku hanjabeen inay afgembi doonto maamulka Xamaas weyna gaalaysiiyeen ee Gaza ee kaga bogo kilipkaan hoose.
      داعش وهابية نهدد باسقاط حكم حماس في غزة تحقق من مقطع أدناه
      th-cam.com/video/rNQ05_duC_4/w-d-xo.htmlsi=0nuj-FmvZKftokNr

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 52 นาทีที่ผ่านมา

      DHAMMAAN IIMAAN LAAWAYAASHII ILAAHAY SWT SHAREECADIISA ISKUXUKUNKEEDA DIIDDANAA SIDA AHLU-KHURAAFAADKII , GAALA-RAACYADII IYO QABYAALADAYSTAYAASHII BILILIQAYSTAYAASHA AHAA AYAA HADALKA SHEIKHA SIXUN U' ADEEGSANAYA SAY USUURAD XUMEEYAAN RAGGA XAQ-UDIRIRKA AH LAAKIIN AHLU-BAADILOW OGAADA SOOMAALIDU INAY WELI HAYSATO MALAAYIIN QOF OO UTAAGAN INAY SAXAAN DADWEYNAHA AAD QALDAYSAAN.
      CANTARABAQASHKA IYO CADAAWADDA AAD HALKAAN KULASOO HABOWDEENA WAXAA LAYDIN KA YIRI :- XARAKATU-SHABAAB ALMUJAAHIDIIN HADAFKEEDA IYO HIGSIGEEDU BOQOL GOOR AYUU KA QIIMO BADAN YAHAY MIDKA XAMAAS , MAXAAYEELAY XAMAAS DAGAALKOODU WUXUU KU SALAYSAN YAHAY RAG ISKA DHICIN , QOWMIYAD IYO DHUL ,MEESHA ALSHABAAB DAGAALKEEDU KU SALAYSAN YAHAY KORYEELIDDA KALAAMKA ALLAH SWT.