Wadanka mandooriyah laga mam nuucin lagama yaabo in kufsiga si fudud ku dhamado sharci hadad rabtana kitabka Alle & sunada R scw ayaa yaal diinteenu wa kamil meeshey sarta ka qurunsantahay lama abaaryo aqlaqda yan nalooga dhelin dad af kar shisheye wato yay noogu soo gaban
Maamoyinka alle ha ino daayee si fiican ayay u hadlen muhiimadooduna waa in la sameyo sharci ama qodobo qofka dambilaha lagu ciqabo waxase laga yabaa in dad dano gaar ah lihi ku dhex jiran ee hala cadeyo
Waxba xamar ma yaaliin waa meel ay ku nool yihiin dad qalbi jabsan waxaan tegey muuqdisho October 2022 waa meel maran oo ah hoyga geerida waa been waxaa ay sheegeyso
Subhanallah allahumanajeynaa
Kuwa dumarka iyo caruurta tacdiyeenaayo xaqa alaha ka soo saaro cuqubo waaye tan🥺😭
Askariyadu waa gabadh fcn alle haa barakeyo
ASC caalamka majiro askariyad dhextagan shoshal midiyah hadan oranaysa ee ma madaxdeenaan ayaa ugu ilbaxsan
Masha Allah waa runteed gewadha
Wadanka mandooriyah laga mam nuucin lagama yaabo in kufsiga si fudud ku dhamado sharci hadad rabtana kitabka Alle & sunada R scw ayaa yaal diinteenu wa kamil meeshey sarta ka qurunsantahay lama abaaryo aqlaqda yan nalooga dhelin dad af kar shisheye wato yay noogu soo gaban
Basaboorka gub run hadey ka thy oo qurbo kaso gurtay kkk
MASHA ALLA waa ruunteed askariyadu
Khadiijo guulwade waa ka caratey meesha hadalka dhibaya midani waa Oromo af/ somaliga baratey
Maamoyinka alle ha ino daayee si fiican ayay u hadlen muhiimadooduna waa in la sameyo sharci ama qodobo qofka dambilaha lagu ciqabo waxase laga yabaa in dad dano gaar ah lihi ku dhex jiran ee hala cadeyo
Show ayey meesha kuheysaa darajo la boobey ayey qeyb katahey
Midani muufada dubijirtey General laga dhigey 50 sano jir baad tahey maxaad u guursanweydey ??
Howdoodin Naagta Keentay in lagu is guursadan warkeeduna waa cadyahay
Adeer luqadada kuqoro darbiga
Luqad iyo ajende gaalo hanoo faanin
Dumarkii oo furka tuuray iska tuura heeryada caruurta iyo dumarka iyo dadka laga tirade badanyahay hala difaaco .
Dhoore wadanka waxaad u timid Aabe shadow ah
Waxba xamar ma yaaliin waa meel ay ku nool yihiin dad qalbi jabsan waxaan tegey muuqdisho October 2022 waa meel maran oo ah hoyga geerida waa been waxaa ay sheegeyso
I hate khadiija diiriye baq Baqley habartaaas