Madaxda Soomaliyeed Maxaa Ku Saliday Ku Hadalka Luuqad Aanay Aqoon?🤔 Israeel Oo Cadaysatay 😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Seattle, WA
    Tabarak Store
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Faribault, MN 55021
    301 Central Ave N
    Djibouti Fashion
    +1 (507) 351-0887
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Toronto, Canada
    Huda +1 (647) 687-7528
    Only As WhatsApp
    Ottowa, Canada
    Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    Only As WhatsApp
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Cardiff, England
    Hinda Abdulahi
    07425732823
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    EUROPE
    France
    Amina
    33758217616
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Hargaysa
    Nadiira Aden
    +252 63 4327297
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

ความคิดเห็น • 164

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  วันที่ผ่านมา +9

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Seattle, WA
    Tabarak Store
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Faribault, MN 55021
    301 Central Ave N
    Djibouti Fashion
    +1 (507) 351-0887
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Toronto, Canada
    Huda +1 (647) 687-7528
    Only As WhatsApp
    Ottowa, Canada
    Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    Only As WhatsApp
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Cardiff, England
    Hinda Abdulahi
    07425732823
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    EUROPE
    France
    Amina
    33758217616
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Hargaysa
    Nadiira Aden
    +252 63 4327297
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

  • @Nej-mj7fk
    @Nej-mj7fk วันที่ผ่านมา +6

    They might not even want to hire assistant and interpreter. We lack perfection. Who even uses paper statements? He should have electronic devices where he, his assistant and the interpreter have access to.

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 วันที่ผ่านมา +13

    Siyaad bare dawladi kama dambayn inkaatoon maqlay siyad bare English iyo carabi labada wuu ku hadli jiray isagaa isbaray ma hubo waan maqlay

    • @ayanmhmed9692
      @ayanmhmed9692 วันที่ผ่านมา +1

      Siyaad bare jaahil aan waligii school galin buu ahaa

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw วันที่ผ่านมา +1

      Siiyada baare ma kiwadanka dumiye baa dawlada aha inkartis wata 40 saano qaraxa iyo kufsiga socdo

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Af talyani wuu yaqaanay oo ku hadli jiray TH-cam baad ka dhex arki kartaa isagoo mas'uuliyiin talyaana la hadlayya

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Abo siyad nin wax bartay ayuu aha cid kasto Aya og ee buldanana ma ahen

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxa aad tahay kulay Xaarood kuwaas ba ila imika afwayne bare u calacala

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 วันที่ผ่านมา +8

    America ayaa la dagaalamaysa libnaan iyo Gaza yuhuud cid ka filaysani ma jirtee reer galbeed oo dhan baa u hiilinaya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n วันที่ผ่านมา +1

      Ha niyad jabin illaahay aya lajira Mujaahidiinta insha Allah 😢

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille วันที่ผ่านมา +4

    Allaah is the best planer. Koofiyaxuna Waa beenaalle yaaal, iyo Xulufadooda

  • @Hirsi25
    @Hirsi25 วันที่ผ่านมา +8

    Broken in English😂😂😂😂

    • @AbshirAwad
      @AbshirAwad วันที่ผ่านมา +3

      In Somalia, when u talk a gathering Or addressing audiences you must mixed English and somali lanaguage otherwise audiences won't respect you. The moment you speak English they repsect you😂😂😂
      English and knowledge is synonymous in Somalia...

    • @HibaSiyat
      @HibaSiyat วันที่ผ่านมา +1

      @@AbshirAwad😳beeenta jooji luqad kuhadalkeda xushmad luguma helaayo

    • @AbshirAwad
      @AbshirAwad วันที่ผ่านมา

      @@HibaSiyat i have been every major city in Somalia walaal, beentu waa xaaraan.. Dadku qofka english ku hadla belo ayeey uhystaan. Juwo Carbi dadka ku khalda iyo Engliah. Dadku waa caamo

    • @Humanity894
      @Humanity894 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@HibaSiyathe’s spitting facts 😅

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 วันที่ผ่านมา +3

    Chinese leaders come over to America they speak their language! Speaking in English is not sign of smartness but to put yourself in that position unprepared clueless what is that point of going all the way there?! Very embarrassing

  • @anisaosman743
    @anisaosman743 วันที่ผ่านมา +3

    Fathiyay waxan jeclaan lahaa video gada inu arko Xamze😅😅😅 War u sheer gareya ha is arko oo ha is maqlee😅😅!

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 วันที่ผ่านมา +4

    Shame on him 😂😂😂

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt วันที่ผ่านมา +3

    Geyiga Somalida may aadan halkaasbey nimanliita oo qabiil iskumariya joogane cidkalana iskamadhicinkarane wa dhul aan Rag lahayne orda iskaqaata

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 วันที่ผ่านมา +3

    David Anaa iska leh yaan layga taaban 😂😂😂😂 ciil ayuu ku dilay balaayada

  • @mariakhalif3615
    @mariakhalif3615 วันที่ผ่านมา +3

    Yuhuudu waligood dad dhagar iyo khayaana badan bay ahayeen xata xiligi nabiga aaminad iyo heshiisna mayqanan nabiga yuhudi khaybar markay khayaano iyo balan ka bax dhagar ka dayn wayen bu ladagalay

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 วันที่ผ่านมา +2

    Dee ilbaxnimada ka raadiyaan from geeljire qurankiisa galaha ka bartay to marxuun 😂😂😂😂😂😂 muu soomali garanayo ku hadlo maxa qahray

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy วันที่ผ่านมา +2

    Fadxiya intay walaalahooda daba tagnayeen ayey karamadoodi ku Seegen oo Calamkii Cay UGA baxeen

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 วันที่ผ่านมา +2

    Madaxweeynaha Turkiga mar walba luuqadiisu ku hadlaa, waana la turjumaa. Sidani waa ceeb

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂 😂💯👌 marxuunkii xamse ahaa waxii hellay baan la yaabay! Marxuun bare hore ayaad dhimatay waa lagu aasay gormaad soo nolaatay ? markuum rabbi haku raxariisto 😂👌

  • @Iman2359
    @Iman2359 วันที่ผ่านมา +2

    carab wa rufiyano u kala jajuuso Yahuuda iyo reer galbedka

  • @MyGoalisJannah
    @MyGoalisJannah วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂my sister you are so funny 🤣 ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 วันที่ผ่านมา +2

    Maxa dhacey manta
    Yaa is qaawiyay 😂😂
    Farxiya Waa ku salamey

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 วันที่ผ่านมา +2

    Kkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂alaha habo aad baan ugu qoslay

  • @Fadumo816
    @Fadumo816 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂David anaa iskaleh yaan leeyga taaban😂😂😂

  • @doog880
    @doog880 วันที่ผ่านมา +2

    😅😅😅😅😅😅 run farxiyaay 5 badhyoodle

  • @NoRainNoFlowersz
    @NoRainNoFlowersz วันที่ผ่านมา +2

    29:01 waxkastaba wa aqanaa 😁😂....know it all

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 วันที่ผ่านมา +2

    Inama sabiilu callall amumiin

  • @MOHAMEDALIMOUSSE
    @MOHAMEDALIMOUSSE วันที่ผ่านมา +2

    War heedhe cawa yaa qosol raba 😂😂

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 วันที่ผ่านมา +2

    I speak English 😂😂😂😂😂

  • @Hodaneey
    @Hodaneey วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂 ala qosol iguma hadhin wuu ina ceebeyay muu afkiisa iskaga hadlo uun 😮😮 ala farxiya ya noga dhiga madexweyne Muse mawduca kama dhex bixin kkk dhawaqaa ka yara xuma 😂 😂 😂😂😂 oo jawaabtu dheraa ala englisch u für school

    • @Hodaneey
      @Hodaneey วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 anaga wax aragnay . Way oo talaay waa shirki walal ya Allah dheh sidan maqlay

  • @AbshirAwad
    @AbshirAwad วันที่ผ่านมา +1

    In Somalia, when u talk a gathering Or addressing audiences you must mixed English and somali lanaguage otherwise audiences won't respect you. The moment you speak English they repsect you😂😂😂
    English and knowledge is synonymous in Somalia... In Somalia, when u talk a gathering Or addressing audiences you must mixed English and somali lanaguage otherwise audiences won't respect you. The moment you speak English they repsect you😂😂😂
    English and knowledge is synonymous in Somalia...

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 วันที่ผ่านมา +2

    Walee fatxiyaay nimankan somaaliyeed ilkaha maahee inaad ku cunto ee waa far iyo suul la idinku qaad waa la yiraahdo muxuu yiri bisibka waa wada dawarsi halkaa la soo taagay saaxiib nin caqli leh baa turjubaan qabsada , ayagoo dhan waa jaahiliin la soo mutuxay qaali

    • @sofiamansur4815
      @sofiamansur4815 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid habo macaan qaali noolow

  • @Beehives24
    @Beehives24 วันที่ผ่านมา +2

    😅😅 I'm not going to lie, but the prime minister was not prepared for these interviews. I noticed that he speaks good Arabic. He should stick with the Arabic language he knows better.

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 วันที่ผ่านมา +1

      Tarjumaan inay qabsadaan waaye way na ceeneeyeen Waa Markii 4aad oo arintaan dhacayso in taan kawarqabo ceeb allaha asturo

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  วันที่ผ่านมา +7

      This was the UN. They have interpreters for every language, he should have used his mother tongue

  • @fatinabdirahmanabdirahman8012
    @fatinabdirahmanabdirahman8012 วันที่ผ่านมา +1

    I couldn’t watch it Wlhi. It’s so embarrassing

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt วันที่ผ่านมา +1

    Farax wa farax asagoo indhah buruskuleh calalojacdadsan candarertoleh buu islaweyn yahay

  • @AishaMustaphe
    @AishaMustaphe วันที่ผ่านมา +1

    Hbo noosoo badi ugu yaran practice hno noqotee dhalinyaradena wdanka joga😂😂

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 วันที่ผ่านมา +1

    Confidence la’aan isku kalsoni la’an waye! Average Somali markii uu arko cadaan lack of oxygen hits the brain! Wa gariirayaan!

  • @shamis9060
    @shamis9060 วันที่ผ่านมา +1

    I like the way you promoting your sister's products , qoyanee wax ka baro Fatxiya oo hablo isjecel oo kor isku qaada noqda.

  • @MOHAMEDALIMOUSSE
    @MOHAMEDALIMOUSSE วันที่ผ่านมา +2

    Alla cawa waan fuuray

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madaxdeen dhibta jirta waxa weeyan protocol ka position ka lama dhamaystiro qofka madaxda ahi speech writer maleh interview ama debate questions ka lagma sii eego team prepared ah oo odhaah kasta oo uu ku hadlayo iyo Q&A usii diyaariya maleh qofkan madaxda ah wax kastuu ku hadlayo in lasii diyaariyo weeyaan inaga waxaas oo dhan waa laga booday.... Leaders ka caalamku iyagoo luqadahan lagu hadlo native speakers ah ayeey team dhan qudbadooda iyo jawaabatood diyaariya waa shameful sidani😢 mida kale one luqad oo ay madaxdeenu fluent ku yihiin ma jirto oo ay ku xaragoon karaan markay ku hadlayan
    Waxa jiray last year wasiir aan u malaynayo inuu ahaa finance minister ayaa Qatar ka qayb galay debate wallahi indho qarsi baa ka dhacay🤫🫣
    Hada device ayuu xidhan kari lahaa dhegta u sii waadixisa suaasha jawaabtana u sheegta🫣

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 วันที่ผ่านมา +1

    Carabigiisii muu ku hadlo tii uu General assembly ka jeediyey baaa xanuun ahayd😂😂

  • @FarhiaAden-bd5go
    @FarhiaAden-bd5go วันที่ผ่านมา +1

    Fathia love you sis waxaba ka qaldan niminkiii somaliyeed

  • @falastiinahmed6539
    @falastiinahmed6539 วันที่ผ่านมา +1

    Farmaajo he knows English and you know that e kudar dad ka aad dacayadeyneyso unbeykatahay

  • @mohammedhussengire6099
    @mohammedhussengire6099 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxdu waa natijada shacabka. Khaladku waa dadka qabyalada odyahan kuso doranaya! Odyihi canaha reeraha uulisi laha ayay waraqo intaay uudhiben dhiqada galinayan iiyaguna waraqihi ayay check lacag laguso qato moden OÖ way kuso tuugsanayan Shacabka haladhalilo. Waxay iiyagu samaynayan Ayan anagi uuxishonayna. Wtf

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 วันที่ผ่านมา +1

    Haa in aad turjumaan qabsato waxay ka macnatahay in aad tahay qof luuqadiisa ixtiraamaya.

  • @HodanSugule
    @HodanSugule วันที่ผ่านมา +1

    Akhas turkiga miyaanay arag waligiis luuqado kale kuma hdl tiisu meelwalba kaga hdlaaa waana sharaftiisa akhas ceeb udhinta ma idin dhahaa

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 วันที่ผ่านมา +1

    Mar hadad dowlad matalayso afkaga lagu hadlaa si aad sifiican ugu hadasho sida Turikiga iyo Iran xitaa hadad fluently ku tahay luuqada shisheye

  • @lulalihassan981
    @lulalihassan981 วันที่ผ่านมา +1

    Xamse gaburihi laqufay inu raacan monday ee manola

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 วันที่ผ่านมา +1

    Beentii Daarood ka aqriyeen waye daris baa la dilay iyga wax dilay iygana cabaad kodii meel walbo ka baxayo

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey วันที่ผ่านมา +1

    Ceeb badanaa madaxda qaar wey ka qashaafaan ingiriiskooda jajaban oo turjubaan bay wataan afkooda bay iyagoo indhaha isku qaqabanaya oo muujinaya oo kalsooni ka muuqato laakiin umad maskax mas leh oo iswada qaniinaysa ma ceeb bay wax u arkaan 😂😂😂

  • @ismahanabdi9389
    @ismahanabdi9389 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah. Kuwa Somalida meesha fadhiya maxaa u caawin waayeen , hadaay luqada yaqaanaan

  • @bilanahmed5816
    @bilanahmed5816 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Oo ma ceebaa luuqad aanad u dhalan hadii aad jajabiso ileen taadii maahee mihiimadu wa in lagu fahmo uun

  • @ayaanlooyarkadumarka9212
    @ayaanlooyarkadumarka9212 วันที่ผ่านมา +1

    Mid walbaa wuxuu isleeyey hadaad tarjubaan qabsatid in sifiican loogu dawarin waaayo😅 ma aaminao cadkale biyo sacabadaadaa looga dhargaa ayaan maqlijiray imika waa dawarsi afkaagaa looga dhargaaa 😅.

  • @kabelfamous8173
    @kabelfamous8173 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wll yurub no so dir karemaka madowa ga indhaha fadalan

  • @kabelfamous8173
    @kabelfamous8173 วันที่ผ่านมา +1

    Fathiya naga daa dacayada anigu Barbaraan ku dhashaye 😂😂😂

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 วันที่ผ่านมา +1

    Should be fired kulahaa, intay boqolaal qof dilaan ayaa xil xataa laga qaadin.

  • @Mmmmmmmm-s9z
    @Mmmmmmmm-s9z วันที่ผ่านมา +1

    Hamza aad buu yaqaanaa Arabiga engilsh ma ya qaano
    Maxaa u geeyey adiga ina abtigaa iska daa

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 วันที่ผ่านมา +1

    Masuul been beeney wlhi wa run😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey วันที่ผ่านมา +1

    Ma aha ingriis baan aqaan anigaba kama wadaan
    ee waysan is aaminayn oo buufis iyo iimaan la 'aan baa isugu darmay

  • @safiyohasan1427
    @safiyohasan1427 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 I’m so ashamed to be Somali

  • @zainabadan9710
    @zainabadan9710 วันที่ผ่านมา +1

    Ayago dhan ba sida warqado usita 😂😂

  • @NadirYusuf-ym4po
    @NadirYusuf-ym4po วันที่ผ่านมา +1

    Waan jidhidhicooday.😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 วันที่ผ่านมา +1

    Iyagaa isku xooga badan soomalidu

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 วันที่ผ่านมา +1

    Fadhal mealth 😅😅😅

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 วันที่ผ่านมา +1

    Late down 😂😂😂😂😂😂Allah beerka

  • @KhadraIsmacil-z5x
    @KhadraIsmacil-z5x วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryanmohamud6113
    @maryanmohamud6113 วันที่ผ่านมา +1

    Alla maxaan caawa qoslay 😂😂

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 วันที่ผ่านมา +1

    Kuwaan baadiyay ka yimaadeen

  • @ilaahowgafkenaiyogerideena5005
    @ilaahowgafkenaiyogerideena5005 วันที่ผ่านมา +1

    Walahi wa iga qosliday 😅❤

  • @SahraMizan
    @SahraMizan วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂 ala beerka

  • @farhiyaibar8786
    @farhiyaibar8786 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂 all beerka

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 วันที่ผ่านมา +1

    Horrible!

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik วันที่ผ่านมา +1

    Luuqadu aqoon maha
    Afsomali ha kuhadlaan

    • @fs292
      @fs292 วันที่ผ่านมา

      Sax. Hal nin madaxda Yurub oo dhan ama kuwa kale Rurki China iyo cid walba. Waa yaqaaniin English, balse dadkoida iyo afkooda ayey qiimeynayaan.
      Kuwan se, turjumaanku waa kaa oqoon badan yahay bay diidayaan 😂😂

  • @landahassan3616
    @landahassan3616 วันที่ผ่านมา

    salam fadxiya cabsiye aad ban kudawada markad duleste jijidaiso wanan qosla ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalmohamed6918
    @amalmohamed6918 วันที่ผ่านมา

    This is so funny😂😂😂 They should watch MBS and some of the Arab leaders being interviewed. They always have a translator despite the fact they are highly educated in the west.

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 วันที่ผ่านมา

    He speaks arabic I don’t understand why he chosen English,

  • @mustihaji97
    @mustihaji97 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @leylaabdi-ym1tz
    @leylaabdi-ym1tz 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farxiyo fany aa tahay walaasheey si fiican aan u qoslay wlhi

  • @fatinabdirahmanabdirahman8012
    @fatinabdirahmanabdirahman8012 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @inaNoor-
    @inaNoor- วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 Farhiya I love you, maanta qosolkii aduunka. Have you seen the big man (dhaqan celis) with Bac and tac la shir yimi anaga yaab aragnay 😢

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ummadii Somaliyeed inkaar baa ku dhacday midabkoodii bay ka cararayyaan, da'doodii bey ka cararayyaan, afkoodii, wadankoodii, caruurahoodii, reerahoodii forever wey cararayyaan.

  • @saadaabdi4153
    @saadaabdi4153 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habaryar manta qosol ayaa ikudishay walahi qosol kariir ikidactay waxaana madax noo aah😂😂

  • @fathiaabdi7300
    @fathiaabdi7300 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 วันที่ผ่านมา

    Luuqada ma aqoonba waxinu qorbo joogey waa wali meelad kadhalishan baa wayseen

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 วันที่ผ่านมา

    Wallee qaxii habeen walba waa nalagu soo garaaci jirey abahayna wuu dhuuntey hooyadey waxay ku dhihi jireen ninkii mee

  • @MushtaaqinaMohaolow
    @MushtaaqinaMohaolow วันที่ผ่านมา

    Alla habo Fatxiyay manta qosol baan dhimn gaaray😂😂😂

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fathiya lamadhaho roble wa hamza abdi bare

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 วันที่ผ่านมา

    Xamse waa wadaad carabigu yaqaana inuu tujuman soo kaxaystay ahayd 😂😂 qaar jaahiliina oo afaaro qabiil kusoo raacayna wayla socdaan Oo assistent bay u ahaayen

  • @munasaeed2632
    @munasaeed2632 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sooqabo muusa juudan iyo ina kaahin naagta xamse amaantay farmaajana cayday anagu waanu kunaqaanaa

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 วันที่ผ่านมา

    Yahuudu ma oga miyaa in illaahay uu nacladay.mise way maqleen in la nacladay oo halkaas bay ka gubanayaan

  • @mohamedaden2791
    @mohamedaden2791 วันที่ผ่านมา

    Ministers 1960s ayaa ka fiicnaa kuwan imika.

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 วันที่ผ่านมา +1

    Adigu waxaad is moodaa in aad wax walba taqaan siyaasad iyo wax aadan shaqo ku lahayn ayaad ka warantaa yuhuud carab dad aanad aqoon waxaad tahay gabadh xanuusanaysa oo .il adag mana khajishid ragii somaliyeed ayaad ku khafiiftay haday cidi badwiyad tahay adiga ayey kugu dhantahay rumayso hays moodin sidaad isu taqaan waligaa mays daawatay wallaahi waan kuu naxaa isla taab adhiga ayaad ku raaci jirtay qori lugud wsli maad il bixin mana waala sideenana maaha cafimaad ayaan kuu rajaynayaa

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  วันที่ผ่านมา +2

      Madaxdaada iyo Qabiilkaaga aad isku dhedhejiso ee aan danba kaa lahayn oo dhan uunbaan ka caqli, karti iyo garasho fiicnahay. Intaasi igu filan qataneey. Adna waadigan idaawanaya ee iga dhamaanla’😂

    • @kaltuunadam9857
      @kaltuunadam9857 วันที่ผ่านมา

      Naa miyad walln tahy gabadhane waa bicide maxaa quruldug geeyay lol

    • @nuuriinahmed459
      @nuuriinahmed459 วันที่ผ่านมา

      Fathia she is smart qaladkiyo saxaba way sheegtaa waanay ku saxsantay
      Dadka dadka matalyana way ka dhexeeyaan soomaali oodhan waayo jaahilkaa luuqad aanu lahayn jajabinayaa waa soomaali ayaa dhibaysa 😂😂😂

    • @Fartun-j7p
      @Fartun-j7p 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkkk😂

    • @Fartun-j7p
      @Fartun-j7p 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadaanahay Somali dhibka nahaysta wax ma aqrino qof Somali ah oo wax aqrinayaa waa yaryahay

  • @Husseinfmd
    @Husseinfmd วันที่ผ่านมา

    This is a Viral video wlhi 😂😂😂

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 วันที่ผ่านมา

    Omar cabdirashid iyo Hassan khayre

  • @hoodosaleeban4984
    @hoodosaleeban4984 วันที่ผ่านมา

    😮farxiya cabsiiye hore u soco saa xiiib

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 วันที่ผ่านมา +2

    Tarjumaan ceeb ma aha balse umadeenaa khalad kafahmay Dadka ay xirfadoodu tahay in la shaqaalaysiiyo balmaxaa udiiday

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ama fijaan dheh luqada reer waqooyi ee hibrowga ah

  • @UbahAbdelkarim
    @UbahAbdelkarim วันที่ผ่านมา

    walaahi waan maqley yaan leyga taaban 😅

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qoftaan waan heclahay bakteeri fuusto la eg bey shaah ku soo shubataa booska qaadkuu ugu jiraa

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 วันที่ผ่านมา

    So embarrassment