Haddii aan wax ka yidhaa jinka horta saddex qaab buu u jiraa Kuwo waa xamaarato oo way siqaan Kuwo kale way duulaan Qolo kalena way isku jiraan macnaha wajiga ayey ka yihiin libaax qaarka danbana faras oo kale Jinku muslim iyo gaal ba way leeyihiin Way inna arkaan innagu se ma aragno badanaana waxay soo baxaan habeenkii oo shaqaystaan Ibliis waa mid iyaga ka mida sida quraanka lagu sheegay jannada ayuu deganaa laakiin waa la fogeeyey Garan maayo halkay ku noolaayeen intaan aadam la abuurin Wuxuun baanse ogahay in jinka iyo malaaigtuba ka abuur horreeyeen bani'aadamka Jinka waxa laga abuuray dab halka malaaigta laga abuuray nuur iyo iftiin Intaan ka akhriyey
Qolooyinkan koofiya yar Anbiyada Ilaahay Soo Diray ayey Isku Dayaayey In ay Qiyaanaan oo Ilaahay u WAXYOONAYEY. Marka dadkaan maxaad u Maleyneysaa .dadka dhiigooda Iyo Maalkoodana in uu u Banaan yahay ayey Rumeysan Yihiin 🙈
Fatxiya qurux ilhy sidan ku jeclhay o lagu jecelyhay haku jeclaado ❤
❤❤ Masha Allah illaahay Caqliga haku siyadiyo ,Yuhuuda wax walba isku dayeen siday u guuleysan lahaayeen Illaahay Shartoda hanaga Qabto insha Allah 😊
Amin yaarabi
Aamiin yaarabi 🤲
Fathiya abayo mashallah wallahi you have pure heart ❤️ that’s why I love you and how you support your people 👍👍👍👍and Muslim around the world
Allaha shartooda naga qabto aamiin yaarabi
Subxaanallah Allow na badbaadi
Farxiyaay ma xasuusataa mar la dhihi jirey number baa dadka kagu soo wacaa kadibna qofkii ka jawaabaa wuu dhintaa.bergaasba na tijaabaa socotey.
Khatar baa la gu jiraa. Probably that's why they changed the phone batteried we cannot even see what's in backside of our phones.
Wllhi meelahan puntland area barteenkeeda ayey aad ugu jirtaa lithium,waana ka Emirates ay halkaa samada dhigteen waxayna ka wakiil yihiin Emirates Israel nimaanka carabta ah ee qadhmuunki waa dilaaalayaasha nidaamka zahnuuniyada wllhi.
Walaaley reerka ma shayaadiin baa la shaqaysa
Waa run waa wax dhicikarta
Maashaa allaah
Wan ku salaamay habo❤ ani ilaa xalay waxanba ka ba qayay mobile 📱 kayga 😂 arinku pager kuma eka
Waa ruunta iyo dee talalkana raaca hadaa wajaga labaad baa laa balabyaa somalidaa dagalka gooje cade waa ku jiiraan qoryaa cusub baa laa tiijabnyaan wax kasta cusub baa somalia baa iska leh marka wake up 😊
Yaa HaLa Yaa Fathia
Haa waan xasuustaa magaaladii soconasey
Ilhy sharkooda hanaga badbaadiyo
You are right, even wireless devices and some iPhones exploded.
Abaayo iska jir xitaa wax jiro dad u shaqeeyo. Oo Rufiyaamo ah
❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤
Balad xaawo bay ahyd hbo meesha magaalada guuraysa lagu arky
True
Waan xasuustaas magaalo ayaa noo timid oo la arkay. Sax.
Maya waxey eheed BARBARA waaye
Abaayo
لا حول ولا قوة الا بالله
Haddii aan wax ka yidhaa jinka horta saddex qaab buu u jiraa
Kuwo waa xamaarato oo way siqaan
Kuwo kale way duulaan
Qolo kalena way isku jiraan macnaha wajiga ayey ka yihiin libaax qaarka danbana faras oo kale
Jinku muslim iyo gaal ba way leeyihiin
Way inna arkaan innagu se ma aragno badanaana waxay soo baxaan habeenkii oo shaqaystaan
Ibliis waa mid iyaga ka mida sida quraanka lagu sheegay jannada ayuu deganaa laakiin waa la fogeeyey
Garan maayo halkay ku noolaayeen intaan aadam la abuurin
Wuxuun baanse ogahay in jinka iyo malaaigtuba ka abuur horreeyeen bani'aadamka
Jinka waxa laga abuuray dab halka malaaigta laga abuuray nuur iyo iftiin
Intaan ka akhriyey
Asc
🎉kkk magalada guuraysay waati lashegayay
Your own smart tv ayaa lagaa daawanayaa adoo fadhigaaga fadhiya yuhuudna way joogtaa somaliya hargaysana haday la fadhiyaan muuse biixi
Yaa meelkasto ayey joogan. Ani reer. Muqdisho ayaan ahey.
Kkk cabsi cabsi
Sheeko humaate telephonka hala tuuro! Reer kaan wa sheydamiin!
Somali hadii nahay we have no fighting chance adunkii miino ayaa text message laiskugu soo diroyaa anaka ne toreey iyo qodxo ayaan isku xagxaganeenaa!
Dhibta somali haysta lacagti telfonaday kaga jirta allow sahal amuraha
Iran Ayaa Lagu Soo Sameeyay
Begerka
Maxaad ka hadlaysaa? Iran ma iyada is weeraraysa ileen Hizbullah waa iyaka? Taiwan ayaa lagusoo sameeyey
Intaanad waxba soo qorin horta,bal wax soo akhriyo wax soo baadh ilayn lama rabo inaad iska hadasho oo aad waxa aad doonto ku hadasho.
Qolooyinkan koofiya yar Anbiyada Ilaahay Soo Diray ayey Isku Dayaayey
In ay Qiyaanaan oo Ilaahay u WAXYOONAYEY. Marka dadkaan maxaad u Maleyneysaa .dadka dhiigooda Iyo Maalkoodana in uu u Banaan yahay ayey Rumeysan Yihiin 🙈
Bisinka bisinka
Maa comonication warqado loo bedalo inta xal kale laga helayo
Bisinka bisinka