MAGOOL CASHAQII KU DHAGATIRAA WITH LYRICS QAARAAMI XUL AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025
  • เพลง

ความคิดเห็น • 22

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 ปีที่แล้ว +6

    Raxmaanku haw naxariisto
    QU'EEN OF SOMALI VOICE
    AHUN. HALIIMO KHALIIF MAGOOL.

  • @HakimAdam9304
    @HakimAdam9304 26 วันที่ผ่านมา +1

    28/12/24 waa habeen, roob ayaa da,aya codkan dahabiga ee Magool ayaan dhagaysanaya anigo ku xasuusanaya dalkii hooyo🇸🇴

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 3 ปีที่แล้ว +7

    Awrkaaga dhaansada ma aha waa "oo uurkaaga dhaansada" Abwaanku isagaa naftiisa ka hadlaya. Mida kale Awr lama dhaansado ee ceel ayaa la dhaansada.

  • @AbdulkadirMNur
    @AbdulkadirMNur หลายเดือนก่อน +1

    Allow kuu naxariiso boqorraddii codka. Dib dambe loo maqli maayo ereyo, laxan, muusig iyo cod kanoo kale! Waa sida aan dib dambe loogu arkayn qarankii Soomaaliyeed ee dumay oo klae!

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว +2

    Xaliima Khaliif.. Magool.. alah raxma

  • @maxamedabdinour-dt1zf
    @maxamedabdinour-dt1zf ปีที่แล้ว +2

    waa mid ka mid ka mid ka ah heesaha lagu dhayo nabarada jacaylka oo lagu kaar jebiyo ladhka caashaqa habeenada uu soo laba kacleeyo haakah HADUU KALA FOGAAN DHACAY KALA DHIMASHO YAY IMAN waar hooy kala dhimasho yay iman! xaliimo eebe godka hakugu janeeyo aamiin

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว +2

    Caashaq , Jacayl aan ku dhego tirin ma aha Caaashaq

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 ปีที่แล้ว +3

    Mirihii xuseen aw faarax laxankii bashiir xadi codka xaliimo khaliif magool

    • @CabdleSicid-us3mp
      @CabdleSicid-us3mp 7 หลายเดือนก่อน

      Alleh ha u wada naxariisto dhamaantood aamiin

  • @cabdilahimaxamed2314
    @cabdilahimaxamed2314 2 ปีที่แล้ว +1

    Haduu kalafugan dhacay kala dhimasho yayiman

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 ปีที่แล้ว +1

    حليمه خليف مجول سكنت قلوب الناس بموهبتها الفريده، ،،،، الا يرحمها ويغفر لها

  • @AliAbdi-dj2ed
    @AliAbdi-dj2ed 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii kala foogaan uu dhacay kaladhimasho yey imaan

  • @looyaan323
    @looyaan323 ปีที่แล้ว +2

    Waxay ku jirtay Ruwaayadii hobal iyo ibleys 1969
    Abwaan xuseen ow faarax AUN 😢

    • @usamearwax2999
      @usamearwax2999 ปีที่แล้ว

      Beenta ka daa dadka wara wxe ku jirtey ruwayadi taladan larugun wa lagu rafada😂

    • @looyaan323
      @looyaan323 ปีที่แล้ว

      @@usamearwax2999 soo dhageyso BASHIIR XADI oo ah ninkii laxanka saaray aqoon gaaby yohow 😂

    • @usamearwax2999
      @usamearwax2999 ปีที่แล้ว

      @@looyaan323 beentada dadka alaha ka hayo walalkey😄

    • @looyaan323
      @looyaan323 ปีที่แล้ว

      @@usamearwax2999 waxba ma taqanide wax halagu baro bro 😁ninkii Laxanka saaray miya uga aqoon badantahay

  • @Abdisalanmohamoudahmedilkacase
    @Abdisalanmohamoudahmedilkacase 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alaya arxamuraximin halima khaliif magool

  • @Cartan7
    @Cartan7 2 ปีที่แล้ว +1

    waqooyi aa hees sameeyay

  • @mohamedeidbarkhad2971
    @mohamedeidbarkhad2971 4 ปีที่แล้ว +3

    Xxxxx