5:00 Asc asxbta dhamaan, Salaan kadib cidiii ubaahan book'ga sbuucan eee 'the five people you meet in heaven' link'gaan hakala soo dagto. Mhdsnd drive.google.com/file/d/1UM9x1tYSzpS6qDlfxhFLQ53w8qV9aFSv/view?usp=drivesdk
Masha Allah Walahi muuqaaladaadu Aad bay u fiican yihiin Xaga dhiiri galinta soo jeedinta iyo waliba qaabka aad usamaysay video editing so beautiful Kheyr baan kuu rajaynayaa wllo
Hamada asxaapttada dagdag baa ku jira buugii maba daawanayn isla markiiba waa carareen Lkn ani videoga si sax aa u dhamayesta Waxaan ahay qofkii ugu horeeyay oo buug of the week ka hadlay Marka abaalkaygu waa maxay
Awdheere markaa waxaaga fiirsanaayo in la iga qaso ma duunayo hadag dagin inta aadan bixin love saar waxaa ku tari kardid neh isaga dar doqoni kuma salaanto bro 😂😂😂😂
mnsha allah walaalkay waan soconaa 1.2 baan marayan insha allah 1m ayaa inoo balan insha allah aniguna dariiga ayaan ku soo jirnaa hmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
5:00
Asc asxbta dhamaan,
Salaan kadib cidiii ubaahan book'ga sbuucan eee 'the five people you meet in heaven' link'gaan hakala soo dagto.
Mhdsnd
drive.google.com/file/d/1UM9x1tYSzpS6qDlfxhFLQ53w8qV9aFSv/view?usp=drivesdk
Mahadsanid masuul
@@hamadaibrahim7424
Owdheere mhdsnd isku lihin,
Sharci aaka yaal ogoow🤓
@@Aalaa252 Mahadsanid Ustaaad
Mᴀʜᴀᴅsᴀɴɪᴅ ᴍᴀsᴜʟ
مهم جدا مهم جدا 🕐🕐🕐🕐
Awdheere editing skill-kaagii Tadawur ama hormar wayn baa ku socda, Mansha'Allah. Halkaas kasiiwad sxp. For me ur the best Somali content creator.
Mahadsanid masuul
Owdheere nashqada guriga waad naga badashay wan ku caajisnay adna waad na fahan tay mahadsanid Owdheere
Macalin ow dheere waa ku salamay adiga iyo ayeeyo Qurux.
Aniga iyo dhaga jabiye waa ku salamynaa😘
Best TH-cam 🇮🇹🤛
manta wxa jogna 11K wxa no balan ah 100K 😍🖐️🏽
0:42 ficilkaas dhacaayo waa ghost ama reer aakhiraad hayoow gurikan iska carar brother qolkaaga cabsi cabsi cml✊🏽
🤣🤣🤣🤣
3:10 hooyada shala is aragny😂
The one and only Hamada owdheere hormar ku rajeynaa💯✊
Masha allaah waxbadan ayan kaa faaiday bro mahadsanid
Nio illaah haku daayo LOVE ii saar
Masha Allah
Walahi muuqaaladaadu Aad bay u fiican yihiin
Xaga dhiiri galinta soo jeedinta iyo waliba qaabka aad usamaysay video editing so beautiful
Kheyr baan kuu rajaynayaa wllo
Oow dheere best TH-camr Somali aan arko waa adiga wlhi sida xikmada leh aad u hadashid amaba aad barnaamijka usoo jeedisid waa habka ugu wcn waxa tahy hadii qof ku dayo ley dhaho qofka aanku dayan lahaa keep going wll qali🙋♂️doqon kuma soo salanto
Mahadsanid masuul. Waa ku faraxsanahy hadalkaaga shrafta leh wll
@@hamadaibrahim7424 masulow xafidullah owdheere hormar wcn✍️
Xeerka Xanaaq joojinta 72 waa I anfacay 😇 THANKS BROTHER 🥰
Keep going zhp Horumar inta ka badan bn kuu rajeyan
Aw dheere I think inaa movie aso ah daawaday🙌. My all time favorite book is: THE 7 HABITATS OF HIGHLY EFFECTIVE PEOPLE.
Yes asogo Filin ah aa jiro 👊🏾♥️
Thank you sharing you favorite book
Hamadda ibrahim keep doing wht you are doing bro really it matters to me noloshu kuma xumayso
Keep going
Masha sxb qalalaadka noo soo gudbi
Owdheere nin rageed baa tahee casharada akhriska iyo motivation ka quseeya soobadi
Xeerkaan waa i anfacay walaal. Waxa aan rajeenayaa in aan nolosheeda ku dabaqo. Oo aan ka faa iideesto I.A.
Mahadsanid ❤❤
Daddy with love💕
That's my plan 📚 in this week
Waxaa muhiim ah
Inaad sameysato xeerfican
Oo kusiisameeya caado fiican
Si aad ugaarto horumar fiican
👍👍 Waa hadal muhiim ah
🙏🙏 Mahadsanid walal
First comment oowdheere like ii Saar and rebly
Sharci aa ka yaalo
Awdheere liBax 2 Ma ahan
Hor mar ayaa noo balan Ah ❤🔥
Yess awdheere this is mine thankz bro
Hamada asxaapttada dagdag baa ku jira buugii maba daawanayn isla markiiba waa carareen
Lkn ani videoga si sax aa u dhamayesta
Waxaan ahay qofkii ugu horeeyay oo buug of the week ka hadlay
Marka abaalkaygu waa maxay
Waa ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh. Lkn waa lagaaga soo hormaray. Commentka 1aad arag
Zxp owdheere 🤣funny thy wlhi somali cilmi ka buxo thy zxp alle haku barakeyo
Awdheere🤣
wan ku wataa walaalka❤
Legend Horey Usoco Seasonkan Naga Qurxi
Madax sare
Xamada
Nin an tageero
Aw gabe sidaado kale rajenaa inaa balayo unoqdo ayeeyadane awooowgee ujogo hade garobtahay 🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇦🇪🇸🇪🇦🇪🇸🇪🇦🇪🇸love Spanish
Awdheere manta lga bilawo Ustaad ayad ii tahy ust.waxan ku leyahay horay u soci
Buuga asagoo free ah mala helaayAA HAMADA CAAQOW
Horumar wanaagsan.
Owdheere ugu dambeynti wad fadhisatay ahhh
Hamada waxaa ka mid thy you tube bada yar ooo an wax k faido wlhi malin walpo wan soo firiyaa ina wax soo dhigtay wll
Allaa yaxfiiiid 🙏🙏🙏💯
Korbaan usii soconaa allaha mahada leh
Awdhere wxn ku arka maclin cusub o nlzhyda kuso biray inad thy m.a allah ku xafido wll
Madaxdeyda ✊🔥
Short Video lkn Waqti kubaxay
Qofka ugu mihimsan qarniga 21
#hamada Ibraahim# 🙋♂️👊👐🙏✅
Xamaada Masuul aan taageero Kow ayaan kaala soo bolaaba inaan halkaan kula soo gaaro aad ayaan ugufaraxsana horay u soco masuul
Ustad Awdheere Wan Ku Salamay✋
Bruv walhi i like ur edition masha allh,,,,,, may allh protect you and blessing you ❤❤🤲🏾🎁
Deeb work buugas aqrinaya malmhan si howlkar unoqdo zxp
Muqaalka soo koob hadi la idhho waxan oran lahaa “Wax yaroo macan”😂
Useful content and intertwining 🌚
Xeerka ugu qurxoon xeerka 72 saac.
xeerku soo ushaqeeye saaxiib muuqalkan faaio wayn malahan oo waxba kama fahminba
msha allh awdheere horey usoco 💯❤️
Asc sxb
Sxb waxan jeclaan lahaa inaad inooso badiso muuqaalo ku saabsan meerayaasha iyo galaxyada
Mahadsanid Mr nopel
Thanks for the Book pro 😇
Keep going owdheere 🙌🙌🙌
Awdheere markaa waxaaga fiirsanaayo in la iga qaso ma duunayo hadag dagin inta aadan bixin love saar waxaa ku tari kardid neh isaga dar doqoni kuma salaanto bro 😂😂😂😂
mnsha allah walaalkay waan soconaa 1.2 baan marayan insha allah 1m ayaa inoo balan insha allah aniguna dariiga ayaan ku soo jirnaa hmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
War Awdheere taariikhda tataarka kasoo hadal plz 🙏
Waad mahadsan thy owdhere 💯💯
caddoyinka xun xun waxaa kamida in sawir gabar lugu dhagsado darbiga. maybe 🤣 🤣 love you man
wow m.a hamaada best editin ❤💓
Peace✌ Owdheere
Wan idin saLaamey asxaabta #awdheere😂😂 Ee halkan ku jirto dhamaantin✋✋🥰❤️👍👍👍
Keep going bro
Awdheere ayaydaa ma u qubaysay baryahan lama arage koopkii kafeega ahaana waad ilowday maanta
Awdheere see cml hee surwaalkii fanaaninta soo xiratayaa😃
please awdheere sxb waxan kaa codsanaynaa aniga iyo qaar kaloo aamusanba sida aad luuqada engilesh ku baratay mahadsanid
Zxp fidiyaw yada nocasa nosoo badi dhiba hakugu ahate
Aw dheere mahadsanid
Awdheere ku salamy kptn
0:54 focus baa tahay
Anigu hosow ayaan u mahadceelinaya wiilka wanagsan ee wax badan an ka aroorsanayo ayu ii tusay
♥️🙌🏾🤣
I like ur video from hosow pro🙏🏼❤️
Horay usoco walal hamada
3:00 😂😂😂💯
M.a waku wataa aw dheere
Macalin aw.dhere manta subax aya duubaysa miaa
0:48 🤣
Thanks for advice bro 🇸🇴❤💪
Nin iska jeclhy thy wlh😘😘😂
hamaada ibraahim sxp muqalo story no soo gudpi ps
Awdheere keep going niO✅❣
Brother maad sameysid Q&A HALMAALIN
Forever hamada horay usoco lipx🤞🥰
Thks bro❤️
Season 2 episode shidan wali kama haye macalin hamaada ❤️
Role model✊
Månes - måndag
Tyr - Tisdag
Oden - Onssdag
Tors - Torsdag
Frejan - Fredag
Lögar - Lördag
Sols - Söndag
Hamaada
M.a sxpay ayeeyo koris
cwa la iga horeeya
Hamada🤚
Nio wllhi editing kaada wali wa m.a
Akhii batnaamij nooga soo diyaari falastiin" Jerusalem
Mä nautin suuresti sinun videoista wlh walaalo olet inspiroiva NOOLOW HOREYNA U SOCO!!
Ai kiitos paljon rks♥️☺️. Arvostan
Sida galaxy andromida iyo galaxyu kale in aad video inogaso samayso ban jeclaan laha becouse i like meeraasha
Pin igu qabo hamaada 🏳
Wlhi maxaa jeclahay inaad hormar gaarto ku jeclahay walal
Wllkeyga💙
Walhi qof aqoon leh bad tahay
Hory
AW DHEERE ASXAABTA CUSUB BAAN KAMID AHAY.HADII AAT NAGU DHAANTID CILIMIGA LUQADA JIRKA AMA BODY LANGUAGE-KA WAXA LADHAHO WAXAAN JECLAAY INAAT MUUQAAL NOOGA SAMAYSID,
Soo dhawow wll. InshaAllah