Deg Deg Cirro Oo Xaduudka Ka Xiray Itoobiya, Xariirka Somalia & Eritrea, Turkiga Oo Ka Farxiyay DFS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Mahadsenid Garaad TV. Insha Allah, Soomaaliya way guuleysaneeysaa. Guul Horumarka Umada Soomaaliyeed. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @RbleFiicane
      @RbleFiicane 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Xasan Xabaalo Qote intuu Joogo Ģuuli dhicimayso

    • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
      @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Adad umahad santahay somaaliya aan mideeyno haquusan rajadaada waadgaree

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ciro Waa ku saxan yahay in uu u xirto xuduuda udhaxeysa itoobiya, wayo xabashi lama aaminikaro waa mas good ah

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Cagjar waa munaafaq 2 wajiile ah Odayaasha nabadoonada markii hore wuusoo dhaweeyay iney yimaadaan shirqool buu udhigay markeysoogaleena waa laqabtay

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    VIVa Garaad TV Horay U Soco

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha.alaah waso dhaweyheynaaaa guuuuul

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😂اريتريا لها قرار تابت واتفاقياتها مع الصومال نفذت من طرف واحد والصومال لم تنفذ وعدها مع اريتريا ، فلماذا حسن ما له قرار تابت 😂

  • @MaxamadMuuse-b2e
    @MaxamadMuuse-b2e 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aad ayaan usoo dhawaynayaa in laxidho xuduudka hadii lajoojinaayo qaadka hadii aan lajoojin qaadka macro maleh wixiikale

  • @MoustaphaHassan-x4d
    @MoustaphaHassan-x4d 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    soumaliya wa dad cadow is goah

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ader Ahmed gaada naraw ader qabil iyo qaran maal mada galaan

  • @Sarta100
    @Sarta100 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Itoibiya waa cadaw waa in cirro iyo xasan ay wada hadlaan oo jabuuti geele dhexdha aadiyaa loona midoobaa cadawga soomasliyeed inuu laayo xoogna ku qacmbdmsado dalka oo dhan laga hortagsa garguurte waa in uu ka baxaa heshiiskii doqonimada ahas uu u saxiixay bada soomasliyeed dalkana la keenaa ciidamada masar iyo eratareeya turki oo qasan noqday laga tala baxaa isla msrkaa soomasli u midowdaa cadawga gudaha ixo dibeda ee raba inuu laayo badahana boobo garguurte oo og in lagu lasyay gedo ciidan wua in uu eryaa xabashida masar uu keenaa dslkana laga sasraa xabashida si degdeg..

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😂الريس الصومالي حسن شيخ ، انه مسكين ضايع ما له قرار ثابت في موضع وانه يكذب نفسه بنفسه بتكرار ومرات عديده لماذا ؟ لانه مريض عقليا كما نراه الان ، ولا يملك مساعدين بتصحيح اخطايه المتكررة ،😅

  • @Sarta100
    @Sarta100 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan soomaali waa ceebeeÿey jabuuti marka laga reebo kuwa noo dhiw wsa masar iyo eratareeya oo abaalkii guday laskin xasan garguurte waa oday biuqay talo makeh waa uu ku wacad furay dhigiisii soomaaluna waxow u gacan geliyax xabashi oo weli bahfilsysa soomasli una aqoonsaneyn dal jira xadan dsd nasha maraduu isaga xasray ysshuu shurgas ku raac dowonimo badan.

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa wax Lagu Qoslo cirro oo Ethiopia 🇪🇹 xaduuda ka xiray ma jiraa maanta Qof sooomaali ah oo Leh wadaniyadaas ama kartidaas ama awoodaas War umada Khiyaaliga ka dhaaf

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maamulka axmed geeda naar dheh
    Wax jubaland ladhaho oo lagu miday san yahay ma jir tee kkkkkkkl

  • @arabfarasle
    @arabfarasle 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sax waa in uu wax ku qaato dhawaqa kasoo yeedhay eretaria.
    Oo ha baraarugo si,uu ugarto dalka cadawgiisa ah iyo dalka saxibkii ah
    Dalka mudan inuu garab siiyo.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aaway 60,000,000 èe Axmed Madobe Abudabe u tiil?

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliya Iyo Itoobiya Xurgufti Ka Dhexeysay Hadey Ka Heshiiyen Maaha Inay La Gafuur Tuuran Dowladaha Kale Waa Masar Iyo Itoobiye Somaliye Dalkiinu Dagaal Haka Dhoco Ama Colaada Isku Sii Haaya Weligiin

  • @husseinosman3393
    @husseinosman3393 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Run ahaantii dds waxay dan ugu jirtaa in xuduuda somalilaan laxidho.
    Xuduuda waxaa ka faa'daysta iiidoorka oo kaliya

  • @IdrisAlikorow-my1ld
    @IdrisAlikorow-my1ld 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Benale,muxu haysta ciro ?

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horjoogaha kooxxda Kismaayo ee markasta is cusbooneyaiiya A/ Madoobe 1 &2&3 horjooge kaligii isdoorte kaligii talis waa in lasooqabto oo godka jilicow liinta kucabo inta cimrigii kaharsan

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaasaan shiikh maxaamuud kaasoon daaraada uu khaabooh niin xuumaan baas uu jeedaah baada uuga kiiraanaayooh.

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya qaadka iyo diyaaradaha ka jooji m.w. ciro ogaaaden iyo Somalian waa itoobiyo waxa uu rabo ineey soomaali is dhameeyso oodhulka qaato

  • @husseinosman3393
    @husseinosman3393 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dds waa in buffer zone ka samayso gudaha soomaalilaan

  • @Tawakalhabiba
    @Tawakalhabiba 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaso oyinayadhigay xududbatirahdena silkahoyadincgala

  • @husseinosman3393
    @husseinosman3393 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii soomaalilaan dhaqanxumida sii wado waain cadaadis milatari lasaaro
    Sidii cabdi iiiley

  • @LadnaDahir-g7c
    @LadnaDahir-g7c 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wanku hanbalyaynayaa madaxwayna haa cusub ee somalilandhii manta iyoo barii baa inaY xidhoo xuduuda itopiya lagabilabo geestiir ilaa buuhodlee dad iyoo duunyabaa way nacalaf Qaadeen Ree itoobiya halanagarafoo waxiiguudahaa joogaaa

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂xasan sheikh waa nin laad laada oo samada ka soo lusha somaliyey😅,goor uu soo dhicina mooyaan😅.

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qofka Aragtida Gaabana Sidada Wax U Arka

  • @husseinosman3393
    @husseinosman3393 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dds ayaa xuduuda xidhataye
    Ciro muxuu xidhayaa

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    soomaaliand haiska tarxiisho itoobiya yeey sirtina ugudbin iska tarxila

  • @a.j2428
    @a.j2428 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saaxiib ciro xaduudka ma xirin ee waxaa xiray ciidanka federaalka itoobiya, sababtuna waxay tahay
    dagaalka ka dhcay kilinka ciidanka somaliland ayuu gudaha ugalayey kilinka oo dagaalka ku milmay
    markaa federaalka itoobiya ayaa xirtay xaduudka si'aan ciidanka somaliland usoo gudbi xaduudka.

  • @husseinosman3393
    @husseinosman3393 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa in Ciro lasoo la soo qabtaa
    Marka uu bali gubadle yimaado

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ader Ahmed madobe naaf iyo maal wan uhureyna, ader mcn rer nairobi waa diyar naaf iyo maalba

  • @BintoAli-v6g
    @BintoAli-v6g 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamsow dhiqa lugaha.lugu lalinaya amandhow kajog

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alow sahal amuuruha soomaaliya waxay ku jirtaa jaahwareer siyaasadeed iyo dagaalo qabiil oo dan u ah shisheeyaha waxaas oo dhan waxaa sabab u ah hogaan xumada bal ninkan eega xasan sheekh diyaar uun buu. Saaran yahay

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa dawladda somaliland waa inay joojisaa gaadiidka qaadka ka keena dalka ethiopia.
    2.0. Waxan dhahayaa qaadka dalka ethiopia wuu sumeysan yahay waana xaaraan in la keeno dhamnaan somaliland.
    3.0. Xukuumaddu waa inay ka keento qaadka dalka kenya oo ka caafimaad badan kana jaban.
    4.0. Xukuunaddu Waa inay u jihaysataa Sidii qaadka miiroogga looga beeri lahaa somaliland.
    5.0. Xukuumaddu waa inay u jihaysato sidii khudradda looga beeri lahaa dalka oo dhan.
    6.0. Meelkastaba ay ka baxayso khudraddu dhammaan dalka oo dhan waa in laga beero oo lagu maal gelliyo dhaqaalaha ku baxaya micno darrada inooga baxaya dalka ethiopia.
    Xukuumaddu waa inay joojiso dhaqaalaha dhiig baxa ah ee ku baxaya qaadka sumaysan iyo khudradda sumaysan ee ka timaadda dalka ethiopia.
    Waxaynu joojineynaa 700.0 oo million oo ku baxda qaadka sumaysan iyo khudradda sumaysan ee ka timaadda dalka ethiopia.
    Xukuumaddu waa inay ka fakartaa dhiig baxa dhaqaalaha ee ku baxaya waxaynu dalkeena ka soo saari karno oo si fudud inoogu keydinaya 700.0 oo million oo doollars sanad kastaba.
    Xukuumaddu waa inay xusto dhiig baxa dhaqaalaha inagaga baxaya dawladda ethiopia.

  • @RbleFiicane
    @RbleFiicane 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wariye ku sheegani Cudur Axmed Madoobe ayaa haya Mooryaan Horgale ayaabaaad tahay Xasan dhiiqo waxba kama Qaadi karo Waa laan dheere Daarood ah.

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhiiqo Yahaw Ooyin Wax Ma Idin Qabaneyso Axmad AlShabab Iyo Itoobiya Dabada Ha Ku Wato Waa La Soo Qaaba doona

  • @PatriciaHammond-p7r
    @PatriciaHammond-p7r 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nach diesem Video ist mein Freund überzeugt, dass wir unsere eigene Comedy-Show machen können. Ich denke, es ist einen Versuch wert💝

  • @MouhiyadinIdajaa
    @MouhiyadinIdajaa 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaaleh

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale beenaale beenaale.