Fadliga Soonka maalinta Carrafo qofkaan xajka joogin(Barito 9 ka dil-xija) New 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Qofka muslimka ah ee aan xaajiga ahayn ee aan taagnayn buurta carrafo waxaa laga rabaa inuu soomo maalinka Carrafo ee barito ku aadan,waxayna fadliga soonka maalinkaas dambi dhaaf u tahay dambigii kaa dhacay sanadkii tagay iyo dambiga kaa dhici doona sanadka soo socda hadaysan ahayn kabaa,ir.
    Halaga faaidaysto fadliga maalinkaas.
    Somali Ogaden State

ความคิดเห็น •