“Kornayl Cabdillaahi Xaaji Siciid Wuxuu Noqday Shahiidkii u Horeeyey ee SNM u Dhinta” Muj.Digtoorka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • “Kornayl Cabdillaahi Xaaji Siciid Wuxuu Noqday Shahiidkii u Horeeyey ee SNM u Dhinta” Muj.Maxamed Ismaaciil Digtoorka

ความคิดเห็น • 88

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 ปีที่แล้ว +5

    Taariikhdu isma qariso waana laga waramayaa waligeedbana Rag uun baa u guntada ,Intii u dhimatay ilaahay ha u naxariisto inta noolna ilaahay haka jisaai siiyo ,laakiin Qalbi mida iyo isku duubni ayaa guushaa lgu gaadhay ,iyo Afweyne iyo kooxdiisii oo Qabiil Gaara in ay madhin karto isugu sheekaysay una aabo yeelayn mid yar iyo mid weyn ,iyo Aqoon la,aan aanu Aqoonba u lahayn Reerka Reer sheekh isaxaaq Afweyne,

  • @mukhtaarfarax8238
    @mukhtaarfarax8238 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahayi cimriiga haa kudheereyo mujaahid

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah u naxaristo all snm amiin amiin

  • @Ayee76
    @Ayee76 7 หลายเดือนก่อน

    Allah haa ko naxarestoo adeero🦅❤️

  • @cabdihaashi9254
    @cabdihaashi9254 3 ปีที่แล้ว +4

    Ale hawnaxariisto mujaahidiinti iyo waalidkayba aaamin

  • @siciidmaxamed6188
    @siciidmaxamed6188 2 ปีที่แล้ว

    Mujaahidkii ugu horeeyay ee snm ka dhintay wuxuu ahaa mj hilaac maxamuud

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah. Horta weriyaha wareysigan sameeyey wuu mahadsanyahay Mohamoud Abdi Ismail Digtoorka mujaahid weyn arimo badan oo aan baadi doon ugu jiray ayuu maanta ii xaqiijiyey waanan rumeystay liano macalina wuu ii ahaan jiray, ilaahay haku xafido caafimaad san, ilaahayna hakaa jasaai siiyo halgankii dheeraa ee aad soo gashay, alxamdulilah maanta Somaliland oo xor ah in aad hawadeeda cabayso waxa fiican in dhalinyaradu ka faaiidaystaan waxa wadanka qaaliga ah loo soo maray, Allow noo dhawr Somaliland iyo shacabkeeda, nabad, cilmi iyo horumar inshallah

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 ปีที่แล้ว +2

    "Old storytellers never die. They disappear into their own story.” 🎯✔👏👏👏

  • @BIGGMOECAESAR
    @BIGGMOECAESAR 3 ปีที่แล้ว +4

    Our history classes should be taught thus instead of how the British Empire ruled the world. #Somaliland Ha Noolato

  • @abdoa7191
    @abdoa7191 2 ปีที่แล้ว

    Waan salaamayaa Diktoorka. Waxan kuu soo jeedinayaa inaad buug ka qorto sheekadaa si uu u noqdo kayd mustaqbalka ay la socdaan taariikhdaa qaaliga ah.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 ปีที่แล้ว

    Fadaln qaybta labaad nasoo xasuusi ama notification noo soo dir inshallah/

  • @saiddalmar
    @saiddalmar 3 ปีที่แล้ว +1

    ilahay ha unaxariisto adeerkay cabdilahi xaaji siciid xaqbu ku dhintay geeridiisiina waxay sababtay somaliland ta maanta aanu xoriyada iyo nabadda ku haysano

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 4 หลายเดือนก่อน

    WALLAAHI BAANU SHAHIID U AHAYN E BEEN HAYSKUGU SHEEKAYNINA UMADDANA HA WAREERINNINA INTAASI DHIBAATO UGU FILANE SNM WAXAY AHAAYEEN SHAYAADIIN UMADDAN LOO SOO DIRAY SSDF USC IYO WIXII LA MID AHAABA MAANTA DHULKII SOOMAALIYEED DHAMMAAN INUU FARAHA KA BAXO AYUU U DHOWYAHAY DAWLADNA LOOMA OGGOLA XAGGA SHAHIIDKA WAA QOFKII LAGU DILO JIDKA ILAAHAY IYO ISAGOO U DAGAALLAMAYAA INEY KALIMADA LAA'ILAAHA ILLALLAAH MUXAMMADAN RASUULALLAAH, QABYAALAD IYO QUDHUN AYAAD DABADA HAYSAAN ILAAHAY U NOQDA OO WAXAAD KUJIRTAAN KA BAXA❤❤😂😂

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 3 ปีที่แล้ว +3

    No more union Somalia

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว +2

    Heer sare habkay dadkani u shaqaynayeen, way ka badiyeen hay'adihii nabadsugidda & basaasiinta ee Somalia iyo Djibouti. Waxa isku xidhnaa aqoonyahanka, saraakiisha mileteriga ilaa wasiiradii Siyaad Barre (sida Cumar Carte, Siilaanyo iwm) ilaa mdxwyne ku xigeenkii Siyaad Barre (Ina Cali Abokor). Waa sheeko soo bilaabantay 1961kii, marba heer soo maraysay. Dad baa mooda in 1991 uun lagu ambaaburay gooni u goosadka.

  • @abdifatahyousef5344
    @abdifatahyousef5344 3 ปีที่แล้ว

    Adeer cabdillaahi xaaji siciid aw cabdi "feeraysane" allah ha unaxariisto iyo dhamaan intii kale dalkan xoreyntiisa udhimateyba.

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 3 ปีที่แล้ว +4

    Odaygani waa war-gal

  • @mmcc4347
    @mmcc4347 3 ปีที่แล้ว +4

    Odaygu taariikh fiican ayuu ka warramayaa lkn wariye kayse maaha weriyr profission ah oo odaygii taariikhda kasoo wada saari maayo

    • @sismail120
      @sismail120 3 ปีที่แล้ว +1

      Illaahay caqliga hakuu daayo

  • @faaraxcali6198
    @faaraxcali6198 3 ปีที่แล้ว +1

    Haqiimatirin shahiidnima.
    Iska hubi waxa shahiid lagunoqdo.
    Dib u fiiri diintaada dadka ay u taqaano shahiid.

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 3 ปีที่แล้ว

      Shahiidnimadaa kaa qaldan adiga laftaada

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว

      qofka xoolihiisa iyo noloshiisa marka uudifaacayo waa shahiid xadiiska sobaro faqashtu xolahana waydhacayen dad bilaadambiyana way xasuuqayen

  • @maqademaqade7361
    @maqademaqade7361 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa xaqiiq waxa uu ka hadlay oo dhami

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 3 ปีที่แล้ว

    Axmed xaashi cabdi ga uu sheegayo uu leeyahay kaligii baan ka garanay jaamacada moscow wuu noolyahay waana xay waa ENG jooga emarat.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq waxa ah Taariikhda maantu in ay tahay Siyaasadii shalay, part 2 in aad ka samayso ayay hayd.

  • @Haamud
    @Haamud 3 ปีที่แล้ว +1

    Walee Faqash iyo Mareexaanba, maalin cad ayaanu ka adkaanay. Guul Duriyadda

    • @MubYus
      @MubYus 3 ปีที่แล้ว

      Odaygan waa xogogaal

    • @MubYus
      @MubYus 3 ปีที่แล้ว

      =n

  • @abdi1502
    @abdi1502 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa oday khalkhala kan waraysanayaana waa dayday,dalkii waa laxoreeyey kulahaa

    • @samsamm5996
      @samsamm5996 3 ปีที่แล้ว

      Wuu isku dhex yaaxay kkkkkkkk

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 3 ปีที่แล้ว

      Miyaad ka xun tahay arrimahaas. Ha dhegeysan anagay noo socdaane. Mise kuwii dhulka laga xoreeyey baad tahay.

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว

      @@Between-earth-and-sky waar sifiican ayaad ugu jawaabtay inaadeer waa hadhaagii faqashta oo iska keensoo dhigaya halayska ilaaliyo

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 2 ปีที่แล้ว

    Waa ayaan daro in qof muslin ah lagu sifeeyo in uu u dhimatay jabhad qabiilya ee aysan u dhiman diinta ilaahay darteed.ogaada qof walba waxii uu u dhintay yaa lagu soo saari.qofka haddii xoolihiisa,gurigiisa,diintiisa loogu yimaado waa uu ku shahiidayaa,intaas waxii ka soo hara qofkii ku dhinta asagaa yaqaan meeshuu ka baxaayo.

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 3 ปีที่แล้ว +1

    Snm waa taariikh fiican hadaan la qabyaaladayn oo keyse digaale kharibin

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 3 ปีที่แล้ว

      Mujaahid Oday Keyse dhaaf waa reer Burco e hhhh

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

      Inuu qaribo ayaad jeclaanlahayd wax kaloo aad ku eedaysana waad garanwayday ducufyahaw.

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimmohamed2561 qadaadweynta ayaa inasoo dhexgalasee halayska ilaaliyo

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 3 ปีที่แล้ว +1

    Snm ba waxa sharafta ja qaaday ninkan
    Qabyaaladu dishay ee digaale yaab

  • @Tungaabtv
    @Tungaabtv 3 ปีที่แล้ว +1

    Viva SNM

  • @kadisxb2507
    @kadisxb2507 3 ปีที่แล้ว

    saab tv barnaamij yo taxana ah sameeye oo magac u sameeya

  • @mukhtaarfarax8238
    @mukhtaarfarax8238 2 ปีที่แล้ว

    Snm gul

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว

    commentiga waxa soqoraya qaar kamida hadhaagii faqashta wayo ninka snm tii aflagaadaynayaa maaha inaga halayska ilaaliyo guuuul SNM guuuuuul somaliland from hargaysa

  • @mukhtaarfarax8238
    @mukhtaarfarax8238 2 ปีที่แล้ว

    Snm

  • @MaxamuudxasanbiyowMaxamuudxasa
    @MaxamuudxasanbiyowMaxamuudxasa หลายเดือนก่อน

    Neefkaan dadka ka horwad

  • @eidsalahismail5497
    @eidsalahismail5497 3 ปีที่แล้ว +6

    Viva somaliland cadawgu hajabo

    • @axmeddaahir9459
      @axmeddaahir9459 3 ปีที่แล้ว

      Qudhmis

    • @faaraxcali6198
      @faaraxcali6198 3 ปีที่แล้ว

      Viva somali weyn, cadawgeed hajabo

    • @eidsalahismail5497
      @eidsalahismail5497 3 ปีที่แล้ว

      @@faaraxcali6198 somali Wayne qarax down somalia

    • @faaraxcali6198
      @faaraxcali6198 3 ปีที่แล้ว +1

      @@eidsalahismail5497 quraan miyey akhrin jirtay SNM. Qarax miyaa qarax ka fiican

  • @LibanMahmud
    @LibanMahmud ปีที่แล้ว

    Aduunka lama arag odatashan walwlan cashurti wadanka kusoo barten. Way caytamayan. Waxbarasho bilaasha .30 sano ayey been😂noo sheegayan

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk walowayntaa

  • @abdisalamabdirahman895
    @abdisalamabdirahman895 3 ปีที่แล้ว +1

    Ina aw siciid Snm muuu ahayn ciidamadii Somalia ayuu aha gaani Bana toogtay

    • @faaraxladane2460
      @faaraxladane2460 3 ปีที่แล้ว +1

      marba hadii la toogtay ogow waxaa loo dilay
      Waxay tahay s.n.m

    • @ridwaann3762
      @ridwaann3762 3 ปีที่แล้ว

      Ina Aw Saciid, waad maqashay reeer Xamar buu ahaa. Halkii halganku Muqdisho ka bilaabmay buu joogay..

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 3 ปีที่แล้ว +3

      Col. Cabdillaahi X Siciid waa Saraakiishii Inqilaabkii 1961-kii qayb ka ahaa. Halkaana waa laga soo raacay. Ninkani waa halka dabkii SNM ka bilawday waana sababtii dedejisay in Saraakiishu Itoobiya u talaabaan.

    • @mmcc4347
      @mmcc4347 3 ปีที่แล้ว +3

      Ninkan goob jooga ahaa ee kuu warramaya dhegayso isagaa kuu sheegaya wuxu ahaaye.
      Col: A/lahi aw siciid dilkiisu waa sababaha ugu waaweyn ee halganku ka bilaabmay

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 3 ปีที่แล้ว +1

      Wuxuu ku yidhi Lixle iyo Ismaaciil Cali Abokor waxay yidhaahdeen nin adag oo Burco SNM u jooga baa la rabaa. Markaas bay Cabdillaahi X Siciid AUN oo Meel adag oo Xuduud ah jooga magacaabeen soona bedeleen. Ogow Saraakiishii Inqilaabka ee 1961- na wuu ku jiraye.

  • @adansaid961
    @adansaid961 3 ปีที่แล้ว

    Waxba.dagaalku.ma.taro.laakin.dadbaa.dhiiran.oo.iska.jecel.dagaalka

    • @ahmedadam4489
      @ahmedadam4489 3 ปีที่แล้ว

      dagaalku waxtar waa leeyahay, madaxda kibirta ee dhegahoodu waxba maqli waayaan, ayuu dhegaha u furaa. Ilsaamku marka uu jihaadka baneeyay waxa lagu qaadaya waa madax kibir badan oo dhib aad u weyn ku hayaa bulshada, oo diiday inay wanaagga islaamka qaataan , dadka ay adoomada ka dhiganayaan u dayaan inay noqdaan Adoomo Allah (sw)

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 3 ปีที่แล้ว

      Ninkani war ma hayo waa reer xamarkii canjeelada iyo diiqa iyo doorada uun ka sheekayn jiray oo kale. Hadaan Jihaad jirin ma Islaam baa fidi lahaa mise ummadda ayaa kala leexan lahayd?

    • @adansaid961
      @adansaid961 3 ปีที่แล้ว

      @@Between-earth-and-sky saaxib.wax.hubso.waxan.ka.hadlayey.dagaalka.muslimiinta.dhexdooda.siiba.kan.soomali.dhex.maray.jihaadku.waa.jiraa.siiba.xiligii.asxaabta.buu.xooganaa.hada.muslimku.waa.daciif..aduunka.quwado.gaalo.ah.baa.haysta

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 3 ปีที่แล้ว

      @@adansaid961 Maxaan hubsadaa kor iyo hoosba waan kuu fahansanahaye. Dagaalka Soomaalida iyo kan muslimska laftiisa ayuu jihaadku ku jiraa. Markaas taas fahan. Jihaadku maaha uun diin la fidiyo.

    • @adansaid961
      @adansaid961 3 ปีที่แล้ว

      @@Between-earth-and-sky wan.fahmey.dagaalka.miyaad.jeceshahay.xabad.ban.kugu.dhicin.xanuunkeeda.kkk.am.drone.baney.kugu.jarjarine