BARO INAAD MAYA ORAN KARTID ADIGA OO CULEYS IS DAREENSIIN.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 23

  • @SahraXasan-n1z
    @SahraXasan-n1z 2 วันที่ผ่านมา +1

    Okay shukran xbbti❤

  • @YaasmiinAlrahman
    @YaasmiinAlrahman 2 วันที่ผ่านมา +2

    Salaama meeyay maanta xagee aaday
    Insha Allh waxaan qori doonaa buug mustaqbalka dedna waxaan iniigu Keena doonaa hadyad ahaan ❤baraa iyo salaama❤

    • @CawayskaMataanaha
      @CawayskaMataanaha  2 วันที่ผ่านมา +1

      @@YaasmiinAlrahman insha allah abaayo qaali allaha ku sharfo shukran 💋❤️❤️❤️

  • @Boqoradisamirka
    @Boqoradisamirka 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maya waxaan bilaabay inan adegsado 2025 ilaa daba yaqadi 2024 waxana ku guulestay slef awareness and slef decipline ❤️

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 4 วันที่ผ่านมา +2

    First time I've seen this amazing channel waad ka soo daahay gbdhahan quruxda badan warm thanks girls halkaas kasii wada dadaalka 🎉❤😮

  • @Shariifasharaf
    @Shariifasharaf 5 วันที่ผ่านมา +4

    Gabar aan jeclahay videoyadeda👌🤍

  • @NajmaDagan-g9x
    @NajmaDagan-g9x 4 วันที่ผ่านมา +1

    Mardhow ayaan ku soo biiray channelkan aad ugu farxay gabdhahayga inaan dhageysto ixtiram ayaan nii hayaa❤🎉

  • @SaidAli-gr8ss
    @SaidAli-gr8ss 5 วันที่ผ่านมา +1

    Gabdhaheena guuleysta insha allh

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 5 วันที่ผ่านมา +1

    Barajamal mhdsn❤

  • @axmedcabdilahi-nu9xp
    @axmedcabdilahi-nu9xp 5 วันที่ผ่านมา +2

    Ok wllo

  • @MarianMarianAbdirahman
    @MarianMarianAbdirahman 5 วันที่ผ่านมา +2

    Thankswll❤

  • @saabiriinbashiir6969
    @saabiriinbashiir6969 4 วันที่ผ่านมา

    Abayoyin Horey UsocDa MadsaniDiin ❤

  • @SalmanzinhoJr
    @SalmanzinhoJr 4 วันที่ผ่านมา

    Thanks❤️

  • @NimcoMohamed-ow6vw
    @NimcoMohamed-ow6vw 4 วันที่ผ่านมา

    Ma idinku cusbi wlle samdki labad idna bilowdey wax badana wan idinka faiday mahadsanidinn حزاكن لله❤💐👑

  • @Nalka127
    @Nalka127 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👍

  • @IfraahMahamed-t2d
    @IfraahMahamed-t2d 3 วันที่ผ่านมา +2

    Barashada aan maya bartay wax badan ka fa iiday malinki igu horeysay an maya dhahay xogaa wee igu adkeed maxa Maya udhahday amuu qofka ka xumada wac ee wa kusamena dheh hada waxa idhaha is adkeey maxa kugu dhacay adiga doqon matahay malin walbo heegan le ma ahanee hola ku taalo hoshada qabso hadana aniga iscananta marka wxaan ka fa'iiday qofka marku rabo inan wax uwabto inuu idhaho goorme jaanis ledahay awalna ima weydiin jirin waxaas iqabo haye hada so bax haye
    Barashada Maya halagu dadaalo naftaadaa qiimo ku yelaneeso.

    • @hooyobisho
      @hooyobisho 3 วันที่ผ่านมา +1

      Wlhi anaa hada ku sugan xaaladaas maya wey igu adagtahay ee walal maxa kaa caawiyay inaad xaaladaas ka baxdid

    • @IfraahMahamed-t2d
      @IfraahMahamed-t2d 3 วันที่ผ่านมา

      @@hooyobisho waxa iga caawiyay inaan nolosheyda qaabeyay oo jadwal sameestay midcibaado mid wax barasho mid wax aqris iyo hal malin oo fasax ah oo waxa aan magaalada uga baahanay aan ku doonto qofka wax iiga baahdana Malinaas ayaan uqabtaa.
      Abayo disaas sameey waad guleysane insha allah

    • @hooyobisho
      @hooyobisho 3 วันที่ผ่านมา

      @@IfraahMahamed-t2d insha allah abayo wan isku dayaayaa wxan isku arka hadan maya dhaho in aan xaasid ahay ama inaan qof fican aheen oo dadka cawineen lkn hada jadwalkeyga 2025 wey ku jirtaa òo qodob kamida qodobada aan u qortay ahdaafteyda sanadka weey igu jirtaa inan barta sida maya loo dhaho insha aallah abyo tahnks

    • @IfraahMahamed-t2d
      @IfraahMahamed-t2d 3 วันที่ผ่านมา

      Anigaba sidasaan isku arki jiray lkn xasid matihin abyo illahey wuu kuu jedaa mallin usame aad qofka ku bahan aad wax ugu qabato adi qofna hacaawinin laguma dhihin ee qofkan bar inaad mashquli karto malin walbo hadaa diyaar ahaatid waxa lagu arkaya inan qof waxbayahay tahay marka wa la qabsanee is adkee

  • @Sihaamabdimahamed-rp9nq
    @Sihaamabdimahamed-rp9nq 5 วันที่ผ่านมา

    Hadaan awoodo hablahan 1M ayn garsiin lahaa❤😊

    • @CawayskaMataanaha
      @CawayskaMataanaha  4 วันที่ผ่านมา

      @@Sihaamabdimahamed-rp9nq shukran xbbti waan gaaraynaa insha allah