DAAWO Sheekh Maxamed idiris oo Si Kulul Uga Hadlay Arinta Mukhtaar Roobow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 111

  • @wearerddddd6862
    @wearerddddd6862 2 ปีที่แล้ว

    jasaa Allaahu khayr Allaha noo xafido dhamaan culumada soo maaliyeed

  • @libanali1626
    @libanali1626 2 ปีที่แล้ว +1

    Ictisaam waligiinba duub xidha ilaahay nooguma kiin dhiibo masuuliyad

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha barakeeyo Sheekh Maxamed Idiris

    • @wearerddddd6862
      @wearerddddd6862 2 ปีที่แล้ว

      aamiin aamiin Allaah ha barakeyo sheekh maxamad idiris

  • @a.ibrahim1689
    @a.ibrahim1689 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaaha sheeq maxamed runta ayuu kahadley xafid hulaah🤲🤲👍❤❤

    • @haweyohaji3493
      @haweyohaji3493 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah xafilah 👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @gameplan1759
    @gameplan1759 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh Maxamed qaatilkan weyn Muqtaar Raboow Abu Mansuur ma dhiigi shacabka & ardaydii Hargaha & Saamaha lagu xasuuqay, qaraxii Hotel Shaamow, Qaraxyadii Baydhaboee ay Mas'uuliyiinta & saraakiisha ku dhamaadeen sida Abdalla Deerow oo ahaa Afhayeenkii TNG ee Baarlamaanka hore lana dilay isagoo Salaad Jimco ka soo baxay miyaa si fudud dadka xaqooda looga cafin. Allaha sxwtc waa Xaakim Caadila ah, Waa Qafuurul Rixiim haddana Ciqaabul Shadiid ah. Dhiig qof Muslin ah daadshay Xaj & Cumro haddaad aado xitaa kaama dhaqo. Yaase Naxariis badane aheyn sameyn kara wuxuu rabo aanan ka aheyn Allaha sxwtc. Allah knows best.

  • @mahamodnuur849
    @mahamodnuur849 2 ปีที่แล้ว +1

    Guul rooboow somali

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 ปีที่แล้ว +7

    They supposed to create jobs and build streets.

  • @masuusow1093
    @masuusow1093 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheekhow hadii aan kitaabka lagu dhaqmeynin horomar lagaari maayo. Munaafiq nimada waxey ka bilaawanee culumaau diinka oo aan isku mooqif noqon karin. Ku kasta wuxuu keensanayaa DALIIL . FIKRADAHAAS WAXAA KEENEY ULUMADA FIRQOOYINKA DHAMAANTOODA NAAR BEY GAYAAN ILAA HAL FIRQA MOOYAANEE.

  • @deeqaadan6941
    @deeqaadan6941 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow diin hanoogu dhiibin roobow iyo kuwa argagixisada ee taageersan

  • @abukarjekey1485
    @abukarjekey1485 2 ปีที่แล้ว +4

    Wararkaan isbuucyo ayaa laga hadlaaa kaddib waaliska dhaafaaa waana warkasta oo qof lagu dhaliilayo

  • @osmansharif9607
    @osmansharif9607 2 ปีที่แล้ว +5

    wariyaha ciil ayuu u qabaa sheesh roowoow waxaan ku leeyahay sakiin dhunji, waxaa kale ayaan ku leeyahay wax soo baroo.

  • @AlRahmah-zi6vo
    @AlRahmah-zi6vo 2 ปีที่แล้ว

    Roobow alaha xafido

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiiku caruur buu korsadaaa ee suaalahaas ka yaree.

  • @saidkhalif1010
    @saidkhalif1010 2 ปีที่แล้ว +1

    Masajida maxa kaqabanan somlida mxayna kaogyihin xurmadisa? Sokuwi masajida qabil qabil isugu haystii somaha??

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax waa sida Sheikhu sheegay. Goor maan helaynaa dowlad qabiil walba wasiir helaayo? Macquul ma aha. Marka sidaas ayaan ku jiraynaa ilaa adduun gadoonka. Illahow inoo gargaar

  • @hodanxuseyn2284
    @hodanxuseyn2284 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh wagii hore diinta wan ka dhegaysan jiray wana jecla lkn. Marki FARMAAJO ku salidmay intu uu dowlada FARMAAJO hayey wan nacay sababto ah cadaaladii ayu ka leexda !!!!!!?????

  • @magmag584
    @magmag584 2 ปีที่แล้ว +6

    It's unacceptable. Allah may forgive what you have done to yourself but not what you have done to human. Mukhtar is responsible for the killing of innocents peoples. He has to be judge so shame on you Cheikh Mohamed. No one is above the law.

    • @JJ-is2we
      @JJ-is2we 2 ปีที่แล้ว

      I agree with you to certain point, we also need to hold others in the government position accountable which has blood in their hands!!

    • @a.k5759
      @a.k5759 2 ปีที่แล้ว

      I think that fake sheikh is alshabab himself. Unfortunately, there's too many of them amongst Somalis.

    • @abdishakuurabdi1873
      @abdishakuurabdi1873 2 ปีที่แล้ว

      @@a.k5759 fear allah

    • @a.k5759
      @a.k5759 2 ปีที่แล้ว

      ​@@abdishakuurabdi1873 hoyada u sheeg

    • @abdishakuurabdi1873
      @abdishakuurabdi1873 2 ปีที่แล้ว

      @@a.k5759 hooyadaa iyo jarartii ku dhashay was Alqushaaash ilaa alqushaaash ana waso hoyada iyo tii ilko yarta ahayd ee ku dhashay

  • @dabeyl22awale92
    @dabeyl22awale92 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa runtiis shiikha masha, allah

  • @haweyohaji3493
    @haweyohaji3493 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sax sax sax 👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dakanehuseinmacalim4144
    @dakanehuseinmacalim4144 2 ปีที่แล้ว +1

    Sh runta ayuu kahadladlay ilahey ha ka ajarsiyo

  • @Has-o9d
    @Has-o9d 2 ปีที่แล้ว

    Ahmed Madobe was a part of This group & now he is jubaland president & zakaria was the security chief of alshabab he was appointed somali Nisa intelligent why people blaming only Robow i don’t understand

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Sheekh

  • @deeqaadan6941
    @deeqaadan6941 2 ปีที่แล้ว

    Hadii diin laysku xukumayo roobow iyo kuwan alqaacida ee taageersanba diintu iyagay toogan lahayd

  • @libanali1626
    @libanali1626 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa ka galay soomaali waataad dhacday magaca ilaahay iyo diintaba waad ku shaqaysataa

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 ปีที่แล้ว +1

    Where’s 200 million from United Nation.

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 2 ปีที่แล้ว +2

    Guul🤲🤲💯❤roobow🥰🙏👏

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 2 ปีที่แล้ว +1

    حفظك الله ورعاه

  • @omarmohamedhassan9676
    @omarmohamedhassan9676 2 ปีที่แล้ว

    Sh. idiris Nin Hadalkiisa Qiimo Leh Ma ahan. Maskixiyan Uma Fiyoowo Ninkii Wax garad ah Bal Ufiirso Hadaladiisa iyo Waxa uu Taageero Adaa Yaawidoontit

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariye ilaahay ha ku tuso Zakariye Xaaji Ismaaciil oo kooxda u qaabilsanaa madax jabiska mise isagu Farmaajay ilma Adeer ahaayeen baad uga hadli waysay?

  • @deeqaadan6941
    @deeqaadan6941 2 ปีที่แล้ว

    Argagisada miyaa diin laga qaadanaa iyo danbiilayaasha soomaali dhameeyey warhayaay argagixiso xoog waydey buu ninkani ahaa wadadii aadan sunuu kusocdaa mar haduu roobow taageeray
    Waa wareey

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 2 ปีที่แล้ว

    WAR MIDKAAGAN WARIYAHA AH USTAG BAAD TAHAY SOMALIYA BARLAMAN KEEDA WAXAA KA MIDAHA KUWO KUMAANKUN DAD AH CUNAY

  • @kartida
    @kartida 2 ปีที่แล้ว

    Sh maxaad idisow goormeey duwlada fadaraaka soomaaliya agtaada muslimiin ka noqdeen c/laahi yuusuf iyo xasan sheekh maxay kuugu kaladuwan yihiin waa adiga gaalaysiinjiray c/laahi xasan uducaynayee

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan isaga maxaa ka quseeyo Somalia

  • @deeqaadan6941
    @deeqaadan6941 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay kabaq adigan hadlaya ee sheekha sheeganaya dadka soomaaliyeed way isdileen ma aanay heshiin ismana aaminayaan waxa wax lagu qaybsaday 4 baynti fayf si raar kasta xaqiisa uqaato hadii reer lasiiyo madax waynaha iyo dawladoo dhan reeraha kalena laqadiyo ama kuwo aan xaqa iyo baadililka midna garanayn oo derbijiifa loo.magacaabo ama kuwo argagixiso alshaaaba oo boqolaal soomaali qarxiyey oo waliba ku faanay mataas baa kula qurux badan oo aad taageeri mise hal shikhsi oo reerkiinad xukumadan ku aragtooo kutaageeri

  • @cabduraxmanmaxamedxaaslana9395
    @cabduraxmanmaxamedxaaslana9395 2 ปีที่แล้ว

    Suaalha wariyaha ma Salazar wax isaga ku abuuran oo dhawr jeer sheikh ug jawaabay ayuu ku celcelinayaa marka wariye aan biscayne weeye

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 ปีที่แล้ว +4

    HAL XAARAANA, NIRIG XALAALA MA DHASHO. Baarlamaankii xaaraanta lagu keenay ayaa raba inay cadaalad iyo xakh ka hadlaan.🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀

  • @Ahmed-om9dx
    @Ahmed-om9dx 2 ปีที่แล้ว

    Kan wariyuhu waa nacas niyaw shiikha dhiiqada kalatag eyohaw qoodhmuunka. Ahi

  • @adan10000
    @adan10000 2 ปีที่แล้ว +5

    Ethiopia has 100% right to protect its country and go after perpetrators upto Hiiraan. Marka Afgooyo and in Mogadishu. Because the new Somali Government nominated Alshabab members in top Security and Ministerial posts, the New Government led by Hasan Sheikh never condemned the Alshabab group attack inside Ethiopia 🇪🇹. So I will say Ethiopia has every right to defend itself. And trust me I am a Patriot Somali but want peace for Somalia, its immediate neighbouring countries and in the world. New Somali Government has clear links with Terror group Alshabab and the world need to know this.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 2 ปีที่แล้ว

      I absolutely disagree with you. Remember that Somalis are one if the situation becomes invasion. Ethiopia has no one single right to ger into Somali land or country. They are there because Somali government gave the pass card to be there. If they continue to be stupid hater neighbor only they will regret. Bye the way whoever you are grouw out of the colonial mentality.

    • @acazaam
      @acazaam 2 ปีที่แล้ว

      U come from apasenia

    • @adan10000
      @adan10000 2 ปีที่แล้ว

      Adigaa ka yimi meelaan la aqoon.

    • @acazaam
      @acazaam 2 ปีที่แล้ว

      @@adan10000 amxaarna yaa af somali nagu baray qashin ah
      Itopia dhulka somalida ay haysato kuuma muuqato sow maha

    • @adan10000
      @adan10000 2 ปีที่แล้ว

      @@acazaam mayee waxaa ii muuqda terror group khalkhal gelin raba regionka East Africa, iyo the world; iyo terror group Alshabab taking posts top security and ministers from Somali Government well known ines: Roobow, Mahad Salaad, another three ministers, head of security advisers etc.

  • @abdisaid5107
    @abdisaid5107 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhan cida uu yahay ayuu noo sheegay, marka Roobow uu diin unisbeeyay ninka ummada dhigoda xalaal saday show ike abeeso hoos Bay ka XARIIR SAN yihiin

  • @mohamedabdullahi8401
    @mohamedabdullahi8401 2 ปีที่แล้ว

    siden u qadanaa warkada iyo wac digada ado ka amusanaa wixii dhacay xiligii tacadiyada ee koxdii xilka kadagatay geysan jiren

  • @baashihaaji6661
    @baashihaaji6661 2 ปีที่แล้ว

    Shiiq Mathis raali waa tahay

  • @mohamoudmohamed1011
    @mohamoudmohamed1011 2 ปีที่แล้ว

    Aar kanaa as Duflaal Qariban aar kan Sheikh ha moodina Duufka

  • @deeqaadan6941
    @deeqaadan6941 2 ปีที่แล้ว

    Waxan ay maanta wadaan waa wixii siyaad bare ka hortegey ee gaalaysiinta iyo isqarxinta iyo diintoo siqaldan dadka looga dhaadhiciyo

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 2 ปีที่แล้ว

    Badacas gale adhiga aan kuwaydiyee c/ lahii yusuf ma gaal ayuu ahaa ama muslin ayuu ahaa ???

  • @abdiwahabnuh5390
    @abdiwahabnuh5390 2 ปีที่แล้ว

    sheekh dadka wacdi unbaa wax utarikara siyaasadana markaad kahadashid 1000 qof baa kulacnadi oo sikale wax u aragta marka bal warkaani Qiimee

  • @mohamedabdi-lo1mz
    @mohamedabdi-lo1mz 2 ปีที่แล้ว +1

    Kosoco sheikh

  • @abdiwahabnuh5390
    @abdiwahabnuh5390 2 ปีที่แล้ว

    Shekh siyaasada soomaaliya inaad iska daysid baa kuufiican waayo kolba koox baad iska eedaysaa umada unbaad ku kalafogaanaysaan waxba kordhinmayso siyaasadan aad kumashquushay ugu danbayntii ha ahaato dadka waxa idinkala gaara wacdi bas inbadan baan ku arkay Adigoo dhex boodaya siyaasadan foosha xun natiijadeeduna tahay ceeb iyo kalafogaansho iskga bax hadal haynta siyaasada soomalifa waasida kuufiican runtii oosumcadaada dhawri karta

  • @jamalahamd2413
    @jamalahamd2413 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh maxamad idris adiga wali kama aadan hadlin runta iyo diinta waxay ka leedahay sheekh muqtar roobow ku edeensan dadbadan naftooda beenlow baa tahay nin Danbigiisa ku cad oo aan la xukumin ayad leedahay wa la cafinkaraa subxanalaah sheikhyada ayaaba runta sheegi karin

  • @abumuctasimbinxusen6532
    @abumuctasimbinxusen6532 2 ปีที่แล้ว

    soo adigii lahaa I don't care about somaalia

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 2 ปีที่แล้ว

    adiga maxaa somali ka galay! Ereteria ka sheeke qotiyhawo ku adeegta diinta iyo khamiska!

  • @abdulkaadiraabi1986
    @abdulkaadiraabi1986 2 ปีที่แล้ว

    Ninka ciwaanka saaray waa kaadib BEENLOW AH

  • @sirdoonsarre1089
    @sirdoonsarre1089 2 ปีที่แล้ว

    Eritreankan uraya afka biijada ah leh buuqiisa iyo calaacalkiisa baddan! Aferwerki in loo raafo ayuu u bahan yahay. Abti baa loo yahay, ee arimaha Somalia ka dhex baxo!

    • @wearerddddd6862
      @wearerddddd6862 2 ปีที่แล้ว

      Wuxuu sheegay sheekhu waa run eratariyan adigu uma raafikartid waayo sheekhu waanin soomaali ay dhalen hooyo & ilmaheedu ma kala fogaadan sheekhu wuu unaxayaa wadanka Allaha noo xafido aamiin aamiin aamiin

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 2 ปีที่แล้ว +1

    Laftigisu so mujaahid ma ahaan jirin wahaabi ahaa 🤣🤣

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 2 ปีที่แล้ว

    Istaqfurulah maxaa nabadgalyo la sameynaa munafaq kuli shati sheikh ku qarabanayo maxaa hada keeney inuu nin walba uga halyaa markii hasan shiekh uu madax noqdey cajiim munafaqii aamusnaa waligiis intuu soo istagey masajid xataa ka qudbeyey farmajo oo slinty killer ahna loo nacamleeyo
    Illahey umadiisa ma dulmiyo dulmigana ma qarsoomo allaha idinka qabto umada qabiil nimada aa ku xasuuqdeen ala idinma qariyo saa sheikh qiin iyo munafaqba waa idinka hadashiiyey
    Xasbiyallah wa nimca wakiil
    Xasbiyallah wa nimca wakiil allaha umada idinka qabto

  • @abdulfathmohamoud2736
    @abdulfathmohamoud2736 2 ปีที่แล้ว

    Wariyaha dhiiqo jeclaa !!!
    Bar barad waaye 🤦‍♂️

  • @deeqaadan6941
    @deeqaadan6941 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan berigii hore taageersanaa ninkan hadlaya lakiin lsgabilaabo maanta dib uma taageeri doono diina kama dhegaysan doono
    Haday iswada qarinayaan oo ay taageersanyihiin indadka laqarxiyo oo laxasuuqo oo diin loodoonto argagixisada
    Waarkuwaa halayska ilaaliyo waa isku fekere roobow was murtad ninkii taageerana waa murtad

  • @msalad6532
    @msalad6532 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaaliyey ninkaan
    Maha somali , ee waa
    Dadka lugu beeray somalia waa in si qoto
    Dheer loo baaraa ninkaan

    • @husseinsaid5387
      @husseinsaid5387 2 ปีที่แล้ว +1

      Ninyahoow adiguba amaad ajnabi soomaali bartay tahay

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว

      @@husseinsaid5387 😂😂😂

  • @abdulfarah377
    @abdulfarah377 2 ปีที่แล้ว

    Cadaalada aad sheegayso shiiqow. Adaaba kasoo horjeeda maxaa yeelay ninkii dadka laayay magaca diinta ayaa leedahay diintii umada asaga haloo daba fariisto. Waana sabta keentay adiga iyo asaga rag aad kujirtaan inaad nacsiisaan dhalinyarada diintanadii suubanayd. Boqolaalkii uu laayay 9lmahoodii ayaa nool oo cadlad raadinaya.

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

    Soomali ilaahay baa umaqan

  • @nasracumar8199
    @nasracumar8199 2 ปีที่แล้ว

    Abaqarab

  • @xasancabdirashid8901
    @xasancabdirashid8901 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxb wariye
    Ninkan aad waraysanaso waa isku madarisad
    Salafiya jihadiya iyo salafiya jadiidiya
    Madarisa maxamed bu cabdiwahab
    Maba aaminsana inay somalidu muslintahay

    • @ismacilabdirashid3243
      @ismacilabdirashid3243 2 ปีที่แล้ว

      Subxanalah

    • @xasancabdirashid8901
      @xasancabdirashid8901 2 ปีที่แล้ว

      @@ismacilabdirashid3243
      سبحان الله وبحمده
      سبحان الله العظيم

    • @ismacilabdirashid3243
      @ismacilabdirashid3243 2 ปีที่แล้ว

      @@xasancabdirashid8901 walaow carabkaga la soco manta wa adun bari wa aakiroo

    • @xasancabdirashid8901
      @xasancabdirashid8901 2 ปีที่แล้ว

      @@ismacilabdirashid3243
      Dhaan inta iku magacawday salafiya koob ayeey cilmiga kuwada cabeen waxaan ualjeeda waa isku dariiqo
      Dacish ama shabaab iyo dhamaan wadada sakafiya sheeta kali faqiga udhaxeeyaa waa ( AK47 )

    • @ismacilabdirashid3243
      @ismacilabdirashid3243 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh ninyow cadi matihid

  • @badacasgale4169
    @badacasgale4169 2 ปีที่แล้ว +1

    kkk waxan miya sida culimo uwareysane ninkan waa kii cabdulaahi yuusuf gaal ka aminsanaa kkk.

  • @yahyehassanyahyepelle7801
    @yahyehassanyahyepelle7801 2 ปีที่แล้ว

    Sax

  • @nelmi7496
    @nelmi7496 2 ปีที่แล้ว

    🤢🤢🤢🤢🤢 Sheekhul kuli idiris wal calmaani wal marjuusi wal malcuuni