Sadaam iyoTaariikhdii dagaal ee uu ku dhigay Maraykan iyo 30kii dawladood ee soo weeraray Ciraaq

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 79

  • @cabdilaahicabdirazaq8000
    @cabdilaahicabdirazaq8000 ปีที่แล้ว +4

    Geesi garab waayay ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo saddaam Xuseen

  • @aweesabdullahali1633
    @aweesabdullahali1633 ปีที่แล้ว +4

    Ustaadka ciyaalka xaafada waaye waan jeclahay siduu inoogu sharaxaayo 😅

  • @MullaMadar
    @MullaMadar ปีที่แล้ว +10

    *Mahadsanid* mudane nadaara
    Laakiin suxufi waxaan u baahanahay oo aan youtube-ka ka waayay
    Documentary-gi *dagaalkii ciraaq iyo kuweyt*
    oo ku dhawaad sadex qaybood ka koobnaa...
    Meel aanan ka raadin maleh
    Waan rajeynaa bal inaad inoo soo galiso hadey macquul tahay mahdsanid mrkle.

    • @ismacilcasir7716
      @ismacilcasir7716 8 หลายเดือนก่อน

      @nadaara show

    • @JaamacAdam
      @JaamacAdam 5 หลายเดือนก่อน

      Ma heshay hada waxd ku qorta hadadan helin dagalki khaliijka

  • @QoobjalowQoobjalow
    @QoobjalowQoobjalow 3 วันที่ผ่านมา

    Sadaam.geesi buu ahaa illaahay haw naxariisto

  • @abdirahmankanuu8450
    @abdirahmankanuu8450 ปีที่แล้ว +4

    Geesigii abid dunida soomaray
    Cilmi iyo aqli alle ugu deeqay
    Waa saadam xuseen
    Allow ku naxariiso janatul firdow kaa waraabi
    Allahu akbar

    • @theLight9481
      @theLight9481 ปีที่แล้ว

      Carab waxaa la yiraa luuqada Carabiga.
      Carabian waa qof ku hadla luuqada Carabida.
      Carabnimadu Isir Maahan.
      Carabnimadu qabiil maahan!
      Dadka carabta ah dhiig kama dhexeeyo , ee waxaa ka dhexeeyo luuqada carabiga oo kaliya.
      Carabnimow xal qaado!

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u naxariisto geesigii Islaamka

  • @safwansayid6338
    @safwansayid6338 ปีที่แล้ว +5

    waxaan jeclaan lahaa in aad noo soo gudbisid qaababkiii ciidamada soomaalida kuqabsadeen magaalooyinki soomaali galbeed si diridhaba jigjiga iyo godeey iyo quwadihii nagusoo duulay Mahadsanid

    • @theLight9481
      @theLight9481 ปีที่แล้ว

      Carab waxaa la yiraa luuqada Carabiga.
      Carabian waa qof ku hadla luuqada Carabida.
      Carabnimadu Isir Maahan.
      Carabnimadu qabiil maahan!
      Dadka carabta ah dhiig kama dhexeeyo , ee waxaa ka dhexeeyo luuqada carabiga oo kaliya.
      Carabnimow xal qaado!

  • @MaryamaAlii-g2u
    @MaryamaAlii-g2u 2 หลายเดือนก่อน

    Asc nadara Waa qiso cajiib ah

  • @pilotpsp999
    @pilotpsp999 ปีที่แล้ว +1

    wcs macalin nadaara mahadsanid

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allow unaxariiso geesiga islaamaka

  • @sabirabas3145
    @sabirabas3145 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Wariye Sare Nadaara Waad kumahadsantahay taarikhyada Aad nala Wadaagto Marwalbo Keep Going

  • @najibfarahahmed6109
    @najibfarahahmed6109 ปีที่แล้ว +1

    Rugcada saxafaded
    Barnamijyadada wan jeclahay qasata tariikhaha
    Inshaa allaah
    Macamil badan inan helnan rajeyneyna

  • @HassanMahamed-j2g
    @HassanMahamed-j2g 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله

  • @shariifali3082
    @shariifali3082 11 หลายเดือนก่อน

    سلام عليكم ورحمة وبركاته، abti waan kaga mahaadnaqaya barmamijka qimaha badan halka kawad wa bilaahli toowfiiq

  • @ZeynabaliMohamed-mn6hv
    @ZeynabaliMohamed-mn6hv 10 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha u naxariisto gesiga muslimiinta allaahu akbar

  • @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075
    @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075 ปีที่แล้ว +2

    Asalamucaleykum_ayuhaal_muslimuun _ walalayal waxan ka codsana tariiqda islaamka xaligi qalafada codmaniinta

  • @keyrowabdikadir6338
    @keyrowabdikadir6338 3 หลายเดือนก่อน

    Geesi geesi dhalay sadam ayuu ahaa

  • @salmamohammed5801
    @salmamohammed5801 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahadsanid, ayadoo 3 parts ah adoo ka hadlayo ayaa TH-cam ka fiirsaday hadda kahor ,mrkalaa u baahday lkn waalaga bixiyay waa waayay, waakaga mahadcelinayaa inaa noogudoo celisid oo aad marwalbo nala socodsiisid caalamka wxa ka dhacayo. Shukran jazakallahu kheyr

  • @shardiofficial
    @shardiofficial 7 หลายเดือนก่อน

    sadam allah ha u naxariisto tariiq fiican ayuu katagey

  • @Kaaposare
    @Kaaposare 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad.

  • @mohameddeeq8078
    @mohameddeeq8078 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaaaaaaaaaah

  • @SalmaanAdan-x1y
    @SalmaanAdan-x1y 9 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @user-ws2oy7gu7r
    @user-ws2oy7gu7r 4 หลายเดือนก่อน

    Noosoo.badi.wll

  • @xjadiidxjadiid2821
    @xjadiidxjadiid2821 ปีที่แล้ว

    Thank you ustaad waxbaan kaa kororsanaa

  • @user-ws2oy7gu7r
    @user-ws2oy7gu7r 4 หลายเดือนก่อน

    Wallpaper.mahadsanid noosoobadi barnaa.ijyada sadaam xusèen waana mahadsantahay

  • @libanabdullahimohamud9351
    @libanabdullahimohamud9351 ปีที่แล้ว

    Thanks nadara

  • @abdulrahmanmursal1615
    @abdulrahmanmursal1615 ปีที่แล้ว

    Geesi ayuu ahaa alle ha u naxriistee

  • @nuradinhusseinabdulle
    @nuradinhusseinabdulle 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Nadaara

  • @C.qaadirCumar-sh4mv
    @C.qaadirCumar-sh4mv ปีที่แล้ว

    Noo soo badi qisooyinka dadka islaamka

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 9 หลายเดือนก่อน

    JIMCE MUBAARIK WALAAL👋🐎🇲🇵🇩🇰🇪🇺

  • @saaidkhalif4416
    @saaidkhalif4416 ปีที่แล้ว

    Wcs ustaad,
    Allah kaa abaal mariyo. Waxaan kuu rajeynayaa caafimaad aad barnaamijyo sidan oo kale ah aad noogu soo gudbisid insha allah

    • @hanatzaki7984
      @hanatzaki7984 ปีที่แล้ว

      Mashallah waye waan ku xiraanahay

  • @saddaamxuseen6217
    @saddaamxuseen6217 ปีที่แล้ว

    mhsnid Mr nadaaro nin aanu ku xidhanhy Mr wlba 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-tu5tq9os1n
    @user-tu5tq9os1n ปีที่แล้ว

    M.a shukrn wall nadaara

  • @nuurcadowcabdullahinuurcad8437
    @nuurcadowcabdullahinuurcad8437 ปีที่แล้ว

    Sadam huusen geesi garab wayay alaha unaxaristo

  • @cabdiburukow2968
    @cabdiburukow2968 7 หลายเดือนก่อน

    Islam,ka,ayaga,lis,ku,intixamay,,ilahayow,uu,mada,islam,wax,fahan,si,xaqa,iyo,badilka,

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 10 หลายเดือนก่อน

    اللهم أعز الاسلام والمسلمين

    • @aliabdi-ww5jg
      @aliabdi-ww5jg 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin 😭😭😭😭

  • @safwansayid6338
    @safwansayid6338 ปีที่แล้ว

    wcs wr wb aad baan kaaga mahad celineyna barnamijyadada xiisa lahi ee aad noo soo diyaarisay

  • @rizakhiak3839
    @rizakhiak3839 ปีที่แล้ว

    Aad Baad u mahadsan tahay Weriye Nadaara.
    Barnaamij Xiiso badan ayuu ahaa runtii
    Waxaan Ka Faaiday Farsamooyinka Uu isticmaalay Saadaam xuseen oo ahaa nin aad u farsamo bdn

  • @mohameddeeq8078
    @mohameddeeq8078 ปีที่แล้ว

    Alaha u naxaristo

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว +1

    Waxay ahayd talo xumo weerarkii kuwayd lagu qaaday

  • @theLight9481
    @theLight9481 ปีที่แล้ว

    Carab waxaa la yiraa luuqada Carabiga.
    Carabian waa qof ku hadla luuqada Carabida.
    Carabnimadu Isir Maahan.
    Carabnimadu qabiil maahan!
    Dadka carabta ah dhiig kama dhexeeyo , ee waxaa ka dhexeeyo luuqada carabiga oo kaliya.
    Carabnimow xal qaado!

  • @ashkirsomali6432
    @ashkirsomali6432 2 หลายเดือนก่อน

  • @Mohamed-ww9ml
    @Mohamed-ww9ml ปีที่แล้ว +1

    Saddam xuseen runtii doqon buu ahaa
    Sababta u doqon u ahaana waa sababta ciidankii xooga badnaa ii ciraaq loo burburiyay

  • @awacabdi4114
    @awacabdi4114 ปีที่แล้ว

    😮

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk 🤣🤣👍👍 ugaas waan ku Salamay tuhuuda maxaay ku dhexeen wixii jug kugu dhaco nasiibkaa

  • @xasancabdile6413
    @xasancabdile6413 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 ปีที่แล้ว +1

    SADAM WUUKU QALDANAA INUU KUWEYD KUDUULO WAAYO DAGAALKAASI WUXUU AHAA MID INDHA LA’AAN AHAA OO QORSHE XUMO AHAA DHAXALKIISUNA WUXUU NOQDAY IN MAANTA SHIICO KATALISO DALKA CIRAAQ LAGUNA GUMAADO SUNIYIINTI DALKA XUKUMEYSAY WAANA SABABTA SHIICADU ISUGU FIDISAY BARIGA DHEXE CIRAAQNA LOOQEYBIYO SEDEX QEYBOOD SHIICO SUNI IYO KURDI KURDISHKUNA WUXUU GACAN SAAR LALEEYAHAY YUHUUDA

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 5 หลายเดือนก่อน

      Waa sax warkaas
      Dagaalkii u ku qaaday kuwait 🇰🇼 qalad buu ahaa

  • @Habiba-yn4gx
    @Habiba-yn4gx ปีที่แล้ว

    Balaayo waaye Ninkan

  • @nuura2816
    @nuura2816 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @mohamedsheriff109
    @mohamedsheriff109 ปีที่แล้ว

    Please noo sheeg sandakan iyo bishAa iyo Malinda?

  • @luulmohamedcumar3182
    @luulmohamedcumar3182 ปีที่แล้ว +1

    Sadam waa libax

  • @cumarcarab6015
    @cumarcarab6015 ปีที่แล้ว

    Walhy sadaam cajiib bu ahaa

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว

    Nadaara sxb barnaamijkan o buuxa maadso galisid wanka weyne youtubekee waa hore wuku jiraye hada walaga bixiyee

  • @fanaxwadani8209
    @fanaxwadani8209 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว

    Allow qabriga ku waasici halyey garab waayey buu ahaa

  • @mohamedhusseinibrahim2089
    @mohamedhusseinibrahim2089 ปีที่แล้ว

    Nadara docomentry ahan ka dhig program ka sida kii 11 sept cml tan kale waxan jeclan lahaa werarkii Iran iyo ciraaq inad program inoga sameyso sidan cml

  • @MohammedMohammed-ki1ct
    @MohammedMohammed-ki1ct ปีที่แล้ว

    Nadara

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 ปีที่แล้ว

    Nadaara wll waxaan U baahanahay Taarikhda aad hada ka hor ka hadashay Dagaalki kuweyd ilaa 4 qeyb ahaa
    Mr baan TH-cam ka ka Daawaday Hadase si kastaba o aan u Raadiyay wn waayay Please Aaway Videoyadaas aad kagag hadleysay Dagaalkaas

  • @KHAYRALLE
    @KHAYRALLE 2 หลายเดือนก่อน

    Nadaara oo ilayn sanad ka horna wad ku jirtay you tupe ka😂Gaza kugu partay anigu

  • @maxamed2879
    @maxamed2879 ปีที่แล้ว

    halkaasay shiicadu kaheshay jaaniska maata ciraaq kuhaysato

  • @saddaamxuseen6217
    @saddaamxuseen6217 ปีที่แล้ว

    wxa laga Baran kraa kalsoonida iny kusiiso awood aysn kusin krin dadka ku dhowdhow

  • @Sayidkhaliifa
    @Sayidkhaliifa หลายเดือนก่อน

    Waxaan daawade ka,ahaa dilkii loogaystay geesiyaashii islaamka sida sadam xuseen mucamar alqadaafi Cali cabdala saalax yaazir caraffat maxamed mursi iyo waliba ismaaciil haniya
    Waxaan rajaynayaa maalin uun inaan u,aari doono dhamaantood aana uga aari doono gaalada iyo daba dhilifyadooda

  • @caliaxmedmaxamed292
    @caliaxmedmaxamed292 ปีที่แล้ว

    wad mahadsantahay nadaara waan jeclaan lahay in wax kahadasho haday suuragal tahay dagaalki arbta iyo israel

  • @abdihamiidabdullaahi8109
    @abdihamiidabdullaahi8109 ปีที่แล้ว

    Inaa wadan muslim ah burburiso aa 2 rakacadood utukanee ilaahey kma aqbalinba 😢😢

    • @Muuse99
      @Muuse99 ปีที่แล้ว

      Inaa magaalo muslimiin yahuud iyo karishtaan kusoo dhaweesit aa wanaag eh miyaa nacala ku dhale

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 ปีที่แล้ว

    mahad sanid

  • @aliabdi-ww5jg
    @aliabdi-ww5jg 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭

  • @Twitter596
    @Twitter596 ปีที่แล้ว

    Allaha ha unaxariisto

  • @xasancabdile6413
    @xasancabdile6413 ปีที่แล้ว

    Kkk