MEEDAY DAHABADAYDII BY DEEQ DHEEQ IYO HEES MACAN AT CABI MIRE SHOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • MEEDAY DAHABADAYDII BY DEEQ DHEEQ IYO HEES MACAN AT CABI MIRE SHOW

ความคิดเห็น • 47

  • @abdinasiroogle1794
    @abdinasiroogle1794 5 ปีที่แล้ว +7

    Waa Dhaxal Soomaalida ka dhaxeeyo murtida lkn Ha la xuso Abwaanki Heesta lahaa iyo fanaanki ku luuqeyn jiray ee digfeer

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug5835 5 ปีที่แล้ว +8

    Heestan waxaa horay u qaaday Allah u naxariistee fanaankii fanaaniinta axmed yasiin digfeer allah yaraxma my favourite song🌺😍😍

  • @kinghassan7046
    @kinghassan7046 7 ปีที่แล้ว +3

    Wwww xasustii axmad yasin digfeer alaha unaxaristo yan lahilmamin in laxuso legendna dii hore oo magacoda lagu soqoro mesha

  • @aminhawiya4099
    @aminhawiya4099 7 ปีที่แล้ว +2

    yaasalaam. xasuustii digfeer alaha unaxarrsto dheeg waadkeentay laakiin muusga karay saaxiib noolw adga iyo xaaskaaguba ayaañ toromti

  • @cabdiwali6738
    @cabdiwali6738 7 ปีที่แล้ว +6

    heesta sidaasan ku iibsaday Ninkan waa fanaan Buuxa Magacii

    • @masaalhassan9708
      @masaalhassan9708 7 ปีที่แล้ว +1

      cabdi wali
      #Deeq #Dheeg ba la dhaha wll

    • @mahdiiman
      @mahdiiman 6 ปีที่แล้ว +1

      Waa dhal fanaan

    • @aishaayanle1780
      @aishaayanle1780 5 ปีที่แล้ว +2

      Heesta fanaankeenii weenaa ee digfeer baa lahaa waa heestii uu kulla baxay digfeer ee waxay aheed in la xuso marxuumka alle hakuu naxariisto digteer fanaan qaali ahh

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 7 ปีที่แล้ว +4

    Alfanan Deeq Dheeg ee horey uu soco bro !!

    • @munayusuf1634
      @munayusuf1634 7 ปีที่แล้ว

      god jobb deeq dheeg fanan buuxaaa

  • @hawaarowanaagu5071
    @hawaarowanaagu5071 7 ปีที่แล้ว +3

    Yaa Salaam ..
    Halkeedii ayuu dhigay..

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 6 ปีที่แล้ว +1

    Wooow wlhi hesatan fanka ugu jaclahay wad la kentay

  • @mahaddawiiltube8032
    @mahaddawiiltube8032 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestan caawaan Si Niyada u dhagaysthy jcyl jacayl ayaan Dareemay iyo Dahabadaydii waayo waayo 👉❤️Cadawgaa U Noolow gaaboooooooy👈

  • @keivahmed972
    @keivahmed972 7 หลายเดือนก่อน

    Music🔥🔥🔥👌

  • @nimcoaadan8359
    @nimcoaadan8359 6 ปีที่แล้ว +4

    WlhY isaGiipad mooda fanaankeni wayna Ale haw naxariiste DiGfeeR

  • @c.qaadirmohamed4403
    @c.qaadirmohamed4403 4 ปีที่แล้ว +2

    inta dumer jeclaadaa dookhu iga habaabo sida aan dardanahy iska daba wareegtee 🙏🙏🙏

  • @fariixaquruxsan3134
    @fariixaquruxsan3134 7 ปีที่แล้ว +2

    xusuus axmed yasiin digfeer alle ha u naxaristo

  • @shukriraage6316
    @shukriraage6316 7 ปีที่แล้ว +1

    masa dalayo dhacay digfeer awada.galay xasuus axmed yasiiin digfeer

  • @xyssinkeydiid6555
    @xyssinkeydiid6555 7 ปีที่แล้ว +1

    xusuuso IHN digfeer
    SIFIICAN AYAAD U CASRIYEESAY...GOOD JOB

  • @xyssinkeydiid6555
    @xyssinkeydiid6555 7 ปีที่แล้ว +1

    waa hees shidan INA NABA CAADI MAAHA...DEEQ DHEEG
    ma ABWAAN DHEEG AYAA DHALAY horta???

  • @cabdisalamaxmed3806
    @cabdisalamaxmed3806 7 ปีที่แล้ว +3

    halkedu dhigay

  • @muzamilyare9531
    @muzamilyare9531 7 ปีที่แล้ว +2

    Xasus digfeer wale.xasus ayaa na.galisay

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 6 ปีที่แล้ว +1

    dhaalbaahaaata

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e 5 ปีที่แล้ว +1

    Talo waa tiirabi afrikoy ismahortan bada lii dhibay waa kusaxnaa isagana sixi karo inta dhiman soomali keenyana sidas laguhergelin madaxweyne budlan ina shar ma arke hadii kale yaa ladalin oo lariyon halanabd galo haladadalo itobiyo keenya kahoresay unaas nuujisay ninki fahmayna waa axmed ina shar ma arke waa qasab waxaa lahuren habaar lagu doorsan naas lanuugay kan labarkaday leesku raaca kan labarkaday una faadaxeya duul docesanaa doceeyo aniga waa isfahmena kuwan kufahmen rushey korkana kasarnow kama ceemano dadkena dhinac karacnay intahesta yeey idhafin af iyo qoralna alihi isiyaa kumahdin maskax fiyowba kumahdin inaan hadli karaan kumahdin muslim inaan ahay kumahdin inaa wax lawadagno hadana badalo inaan dariska kunikiyo dhalished iney garato dowladey hadan helo hodan baan ka ahay qurux iskuladana kudadasho iney kala qaado shukadana herkeliso intaas makuilaabi doonto soomali hadiririn wax kale hadifacin intaas samee diinta iyadaa kudifaceso waxaa ugufantaa adunka facaa shir hadu leeyahay adna yeelo uheyso balse diinta iyadaa kudifacda hadii aad usameso xuduud dhaqan kuugarsiyo guul fanaan siyasad waa kamabnuc doowlad muslim arosyada amniga iyo wax tarked halagu amano balse xududka yuu soogalin waa hadii muslim tihin gaaladaba hotelada geesay ruwayadna waa mid malaahi suuqyo lagu dhax dhisay ee yey jirin tiyaatir qaas mid bulshay oo nuucyo badan kulmiyo saqir kabir ishod qabaneso wixii kasocda markan leeyahay bulshada hadan looyelin xeetan qaas ah askar ilaaliso ee irid weyn nuucyo badan hoowla koley tahay mesjid musqulahana magacyada laga ilabin rag hawen bulshada inta gale iyada isku caqli celisa

  • @haashimabdi4268
    @haashimabdi4268 7 ปีที่แล้ว +2

    digfer allow unaxariso

  • @abshirmohamed5948
    @abshirmohamed5948 4 ปีที่แล้ว +1

    asxpta hala hxuso dig feer ayaalaha hilen h6estee lknh halkedu dhigey deeq dheeg

  • @cadnaanfx2790
    @cadnaanfx2790 4 ปีที่แล้ว +2

    intan dumar jeclada dokhu ila hababe

  • @abdibarrenooh7563
    @abdibarrenooh7563 5 ปีที่แล้ว +2

    Xoogaa codku waa u dhowyahay Lkn meelo waxaa jirtay ay kala dhacayso sida markuu leeyhy “duniba ma joogee”

  • @fariixaquruxsan3134
    @fariixaquruxsan3134 7 ปีที่แล้ว +9

    heesta magaceeda saxda ah waxaa la dhahaa dayaxiyo cadceeda xusa oo magaciisa soo qira

  • @axmmedali9157
    @axmmedali9157 7 ปีที่แล้ว

    Nice song

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 6 ปีที่แล้ว +1

    People

  • @cabdiwali6738
    @cabdiwali6738 7 ปีที่แล้ว

    fanka gal waa lagu dhagaysan karayaaye bro wwwwwww

  • @kadarhassan3303
    @kadarhassan3303 7 ปีที่แล้ว

    Ya salsaam.

  • @fatimaali8057
    @fatimaali8057 7 ปีที่แล้ว

    well said Ayan Musa

  • @abdijibaarmaxamuudaxmed8274
    @abdijibaarmaxamuudaxmed8274 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi Hlkedu dhigay

  • @moha-sports1
    @moha-sports1 7 ปีที่แล้ว

    Ninkan dheer heesta wuu ku ciyaaray

  • @cabdishakurcabdi.7373
    @cabdishakurcabdi.7373 4 ปีที่แล้ว

    uukubsaday heesta

  • @hamzearab528
    @hamzearab528 5 ปีที่แล้ว

    Heestani Hees lagu ciyaaroba maahee

  • @kidstoysfactory9888
    @kidstoysfactory9888 7 ปีที่แล้ว +2

    Heestan wuu kufsaday ninkan dheer, Ahmed Yasin RIP

  • @ali09ify
    @ali09ify 7 ปีที่แล้ว

    all the fanan from somaliland and it call somali festival
    and there is no original somali singer
    that's weird

    • @ayanmusa3441
      @ayanmusa3441 7 ปีที่แล้ว +6

      ali09ify yeah it's called Somali because they are Somali lol Somali is an ethnicity not a nationality lol Somalis live in 5nations ..learn the difference

    • @kadarhassan3303
      @kadarhassan3303 7 ปีที่แล้ว

      Ayan Musa sax😀😀😀

    • @telltale1129
      @telltale1129 7 ปีที่แล้ว

      Ayan Musa lool @ somali being an ethnic u dumb

    • @zakariagaheir
      @zakariagaheir 7 ปีที่แล้ว +1

      Ayan Musa you are drunk go home somaliland waligaa gaadhi meysiid ..don't hate because we successful....but hey thanks for recognising us as a separate independent nation thou 😉😉

    • @moha-sports1
      @moha-sports1 7 ปีที่แล้ว

      Kan heesta wuu ku ciyaaray