Somali waa qaade iyo qarshe yaa ducada ka aqbalaya shuruudaha ducada cid buuxisay ma jirto 34 sano bay lahaayeen ilaahoow wadanka nabad nooga dhig wali waa la is necebyahay oo heshiis lama aha
Idaygu doorki hoor waxba kama qabsan marka hada qabyadi buu dhameystiraya ee habaarka ka daaya idinka doortaye, War dadkani illoowsho dhawa soowtey shaley lahaayen Farmajoow soo bax oo aad u sacbineyseen alleylehee abaal kiina buu idin waraabshay xassan sheikh
Lalaakaha waxaad moogtahay in soomaali oo dhan ay ilaahay ay baryeen oo ay kii khayama uusan kafaa idan oo ale uu ka qabannayyo xasana istarog baa ku dhacayyee lcgtuna waa lcg qaran
Xariif xasan la leeyaya kan jabuuti ayaa talo qaldan soo siiyay oo kuyiri inta aad xilka hayso wax walba dhac laakin somaliya ka socon mayso hada lacag uu dhalkena ka dhacay ayaa lagu xayiray iswisarland
Adne saa hadalka usoo qurxeeyse maa kusooqatintey gobal hala aado sabab, soomaliya meel meesha kale dhaanto maleh wax muqdisho lagawaye putland laga helimayee
Amin,amin,
Masiibo degdeg ah rabbi ha ku rido xasan iyo caruurtiisa,xaasaskiisa,qarabadiisa
amin amiin ya rabbi
Amiin
حسبنا الله ونعم الوكيل
دعاء المظلوم مستجابه😔
Waa shacabkii wadanka laha kooxba nafta ku dhibtaye ilaahay waa xaqa soore ilaahay dulmanaha habarkiisa ma soo celiyo Allah inoo sakhiro
Somali cidii dhibaataynayso iyo dibudhackukeenayso Allah nagagafilow 😢😢😢😢
Subxanallaah allah SWT halaka baqo habarka ma fiicno dowlada waloo duceeya
Still wali dad baa saas kutaageera kwrn!
Aamiin Yaa Allah Walaahi wuuu dhibay sanadkan dadkii dhan Xassan Sheeq Allaha naga qabto mid kafiican Allaha nookeeno🤲🙏
Lailaha ila laahu mahamedu rasuulilaah aloow aan soomali na habaarin qof walba wuxuu kasbaduu helaa shar iyo khayr
Wali kaxdi haduw galay Waa loyaba xasan sheekhasha Waa dad culuma ah
Inaa lilaahi wa inaa ilaahu raajucuun waaryaarehee amuurtaanoo kale
Amin Yaa Rab
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
😭😭😭😭😭
Somali waa qaade iyo qarshe yaa ducada ka aqbalaya shuruudaha ducada cid buuxisay ma jirto 34 sano bay lahaayeen ilaahoow wadanka nabad nooga dhig wali waa la is necebyahay oo heshiis lama aha
Nin baa laga sheegay
HKARAAMO SEEYINA HABAAR LAYGKARI WAAYE
REER BANAADIRI
BAA HABAAR WAXUGATARIWAAYEY
ODAGAAN
MABA
OONAYEE MIKAN KA WEEN OO OONAYA OO HABAARAYEY
WAXKAMA TARAYO
BAL ADIGU MAANTA IYO
BERI SHAAYDAAN HABAAR OO CAAY WAXMAKA DHIBAYO
ODAYGAA HORE
DEKADUU KA HABAARAMAYEY
Kkkkk in my bed with dhafdhag 50th is going abaab albaaka aabe ogahay talaado in his house inshaalaah 😂❤🎉😢😮😅😊😅
Yaa ‘Allaah ka daaya habaarka !!!
Xax wlh wan ilmeyay odayasha iyo matada 😂😂😂😂😂
ala yaarabi qofkan xaqatus habaari maynoo hooyo soomaali yeed iyo caruur soomaali yeed baa fiirsanayee
Subxaana laah tariikh wuxu qaatay aan horey loo arag inka hawiye xukuma
WAR SHACABOW WAR IN UUSAN CIDNA U DAAHAAN MADAXWEEYNE HASSAN OO UUSAN QUMANAAN WAAN OGNAHAYE,BAL HABAARKA KADAAYA OO DUCO UGU BADALA IN ILAAHAY SOOHANUUNIYO DADKIISANA UU DHIBTA KADAAYO.
Idaygu doorki hoor waxba kama qabsan marka hada qabyadi buu dhameystiraya ee habaarka ka daaya idinka doortaye,
War dadkani illoowsho dhawa soowtey shaley lahaayen Farmajoow soo bax oo aad u sacbineyseen alleylehee abaal kiina buu idin waraabshay xassan sheikh
Subxaanallaah ŵar odayaasha xasannoow woxooda u daa
Xasan asagoo nool haduusan xubin ba mar la jarin wuu ayaan badan yahay 😱😱😱😱
Ilaahey aa ka weyn shartooda iyo habaarkooda.
Bisinkooow Mahalkaaseey Mareeysaa War ka daaya
Sheekhaal 😂😂😂 shiiqnimadii may ku noqdeen sow ayagii isu bixiyay 1991 aakhiro moog shiiqaal maaha ee waa shay khaashay
Kan hawaar makaraayo umadaa lagu soo saliday illaahey ayaana kaqabankara umada
Habaar ama duco waxaa ka horreeya in Allaah aqbalo: xaq miyaa mase waa xaqdarro.
Xassan dhiiqo yaan Lagu sheegin ina sheekh waa gaf waa shaydaan sharloow Ah 😂
😢😢😢😢😢
Xasbunallaah War ka daaya War Xasanoow Isfuro oo umadaan La Hadal
Iimaankaa laga qaadaye geeridu ma fogee waxaan xaqu naasa xaguu ku wadaa??
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Subxana lllah habar ma ficno mesha carwadi talex ku talay 1991 ayey dagen gurigena awowgey meshas ku yalay
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjh
Wagii waa ayaga lahaa
Farmaajow filada kasoo bax
Hada waxay taaganyihiin
Habaar iyo catoow iyo calaacal
Bal aan dhoowro
Waayaha
Mahadsanid
Laakaha
Lalaakaha waxaad moogtahay in soomaali oo dhan ay ilaahay ay baryeen oo ay kii khayama uusan kafaa idan oo ale uu ka qabannayyo xasana istarog baa ku dhacayyee lcgtuna waa lcg qaran
❤❤❤❤ guusha somaaliya waxaa ay bilabanaysa bisha sonqaad ee aamin aamiin somaaliya
Amiin amiin amiin
Walahi hubka in la isku dilo waxaa ka xoog badan habaarka shiiqashu asalkoodu waa dad culuma ah oo masaakiin ah ee maxaa laga rabaa waa yaabee!!
Ama habara ama iska daya nin kani waa madax wayne ilaahay haso hadeyo madax waynaha iyo shicibkaba
Scw Scw Scw Scw ❤❤
Ceeb, walaal , aabe ooyaya oo aabe kale habaaraya wax lagu qoslo wallaahi ma’aha subxaanallaah. Habaarku dhulka madhaco, waa calool xumo wallaahi.
Madaxda lama habare walaoduceyaa walaalyaaal ilahy kacabsada
Haduu bara kicinayo maatadiisii ma ma duco ayuu awooda illahay ayuu gacmaha hoosdhigtaye
Xariif xasan la leeyaya kan jabuuti ayaa talo qaldan soo siiyay oo kuyiri inta aad xilka hayso wax walba dhac laakin somaliya ka socon mayso hada lacag uu dhalkena ka dhacay ayaa lagu xayiray iswisarland
WLAHI WAAN OOYAY MASAAKIINTAAS SIDUU U GALAY.BURANBURKA MASAAKIINTA LA OOYAY.
maxaa kuqosleesaa wax lagu qoslo meesha mayaala odaygaas hadalkiisa waan la ilmeeyay wlhi habaarka qofka madluumka waa la qbalaa
Cimraan walaal meesha waa car wada aay daganaayeen
Cimraan maxaa ku qoslee manta?
Wallee waa yabka yabkesa tanokali waleygeyn namaso mariin farmajow vilada kasobax mataney dashay iiyaa war walalayalow waxa u yahayba mw Hassan sheik mahamud wan atgnayi laken habarka kadaya habarkas allow somali haa u qabaan oo masiibu hanagu ridiin yaa rabi yaa raxmanow raxiimow ret sheeqaalna xaqodaa uso dicii
May kaxda ma aha waxa ladhaha carwada
Baranbur habar aha mojira kkkkk
😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa yaab
Adne saa hadalka usoo qurxeeyse maa kusooqatintey gobal hala aado sabab, soomaliya meel meesha kale dhaanto maleh wax muqdisho lagawaye putland laga helimayee
Hadob kadaray isawesalan ayaa lacagati Logan xayiray wa lagalay waku bilawatay
Madaxwenaha aa waladay maisdhaday
Dal xaraashe allow umada ka qabo😂😊
No waxaas waadambi habaar waaxaaraan xasan halaiska qabto shalay maxaa loodooranaayo walaogaaye somali waa abaalkeeda qabiil manta meel haidingeeyo kuwad xasanoow dhamantood iibso
Dhamaan intii habaarameyso shartooda ilaahey haku celsho
Dulmi ayaad awal ku doorateen hadana idinkaa cabaadaya (maxamado so bax sow idinkii lahaa oo Xasan garabsiinayey .Shalayna waad tallo xumeydeen maantana waad orod gaabantihiin
Sheekhaal Ethiopia ka timid oo xamar uu dagaal ka jiro soo degtay guryaha iyo dhulka dawlada is kama laho illaahow waxaan xaqeega aheen ha i gelin
Cimraan laakaha ! Qosolkii baa ka
Habaar habaar maahee xaqaa habaara hadow ka xaqdaranyahay waa qabaa hadii kalena shartooda ilaahey haku celsho
Xasan sheekh soomaali dhan way naceen oo waxuu u taray majirto dhulalkoodu dhacayaa deegaanada dhululkaas iibsanayaa hadda dhaqaala xumo soo wajahday xoogan, habaarkaasna wuu ku dhaci, iilahay inuu ka badbaadiyo ma ogiye kama fakanayo habarkaas 😂
Dhulka dowlada llahed subxana lllah xasan iyo hawiye ma isqabtan miya kkkk darood ki dhistay xamar wey baxene ku heshiya dheh Dhulka kkkkk dulmigi darodka soo baxay somali wey isbaratay
Qofka quraanka kudhagan ee ilaahay uyeedhay ma dhib yara xasanow ilaahay ummada hakaa qabto 😡😡
Cimraanow kax sheekhaal xagey joogtaa hadii reer aakharaad dhulkii loogu tagay 😂
😢😢😢😢😢