Waxaan aaminsanahay in Exmadaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo is charismatic leadership and wise man. Charismatic management or leadership is a form of professional guidance or management built on a foundation of strong communication skills and persuasiveness. Exmadaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa nin Qaran,islamarkaana u siman yihiin Dadka Soomaaliyeed oo dhan,waa waddani leh Qab iyo Damiir Soomaalinimo, islamarkaana jecel Dadkiisa iyo Dalkiisa.
Wlhi MW. Farmajo , Allah ha xifdiyee , waa nin nasiib badan oo Allah uu jecelyahay waayo ceebtaan iyo dhibaatadaan maanta dalka ku jiro ayaa Allah ka badbaadiyey inuu masuuliyaddeeda dhabarka loo saaro ; maalin kheer ku jirta asagoo nadiif ah ayuu talada dalka wareejiyay.... dad banu aadam ah ayaa hoggaanka loo qaban karaa , laakin DUGAAG oo weji banu aadam keliya leh looma talin karo ayagana ma talin karaan mana tashan karaan!!!!!!!!!! .
Wax aan fidno iyo isku Dirka Beelaha soomaaliyeed kama shaqeeyan kuwa wadanka xukuma Mar jubaland lagu duulo iyo Mar Gedo lagu duulo iyo iska horkeenka bulshada gobolada Dhexe Laakiin Teendhada Afisyoni baa lagu Kala bixi donaa sanad ka Dib.
Asc anigana talan haya dadka somaliyeed way is jecelyihiin lkn waxa xumaday mamulka madaxda ogu sareysa somaliya 1 mw XASAN 2 raysul wazare xamse talo way ku fashilmeen ha is casileen somaliya waxay ubahan tahay bad bada qaran
Kan maalintii Somalia tilaabo loo baahnaa qaato, guul gaarto warqad xun ayuu soo qoraa, malinti heshiiska Turkey, maalinti UN kursi laga helay, maalintii deynta la caafiyay, maanta oo itopiya dhulka laga saaray, midwalba warqad xun soo qoray. Farmajo waa ceebtii ugu weyneed Somalia ku dhacday ee nin kale keensada Daaroodow.
Farmaajo riyu kujiraa, marba lagu sirmay wuxu yahay wala ogaaday. Hogaan xumo jilicsanaan, kaligi taliye jilicsan, wadaniyad been ah. Somalida waxaan kula talin lahaa in aysan say xasan culusow ugu khaldameen ay san ugu khaldamin ee qof wax qaban kara raadsadaan
Hadeey wiilashii sida foosha xun loo dilay saa u dhibeeyso, muxuu uga hadli waayay wiilashii mareexaan askarta ahaa guriceel beesha cayr ku gowracday waagii u madaweyne ahaa? juuq kama dhihin taas
Allaahu ha u naxariisto wiilashaas dalka u shaqeynayey kuwii dileyna allaah hasoo qabto aaaamiun
Xabiibul malaayiinka ummada soomaaliyed ee mohamed farmaajo guuleyso inshallaha waligaaga ❤❤❤
Farmaajo hakugaban waa madaxweyne qaran ❤❤❤❤❤❤❤
MUDANE. MW FARMAAJO XABIIBUL MALAAYIIN ALLE. HAKUBARAKEEYO
Nabadii kamadambayn xabiibi malayiin xafidulaah farmajo guulayso insha.allah soonoqo markale soomaliya kuubahan
Waa runtii qolyahan jooga wax aan qabyaalad ahayn kama shaqeeyaan.
Hooyadaa u sheeg, Hawiye wuu danwyatwy baxa xeryihii qaxootiga caano booraha ku laabta
@@IHatemumafiq
Maxaad u catamaysa
Daadufyahow
@ Xeryaha qaxootiga idinkiibaa nagu soo buuxiyay. Hadaad wadanka joogi lahaydeen xeryahan iskaga jiri lahayn😂
@ Lkn ogow siyaasiga aad qabyaalada ku taageerayso waxba kuuma hayo
Mahadsanid Mudane Madaxweyne FARMAAJO. Masse ogtahay gadaashaa ineynaan Nadabddii kaadambeynin Dabna lamadhidan ❤👏
AXA AXA AXA AXA allow unxriso inti dhimtay aaamin aaamin yaarabi ✅️
Soomaalidiid ilaahey soomaaliya haka qabto subxanallah
XABIIBUL MALAAYIIN INSHA ALLAH SOO NOQO ADOO NABAD AH, DALKAN IYO CADOWGIISABA ADIGUUN BAA FAHMAYEE SOO NOQO INSHA ALLAH.
Waxaan aaminsanahay in Exmadaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo is charismatic leadership and wise man.
Charismatic management or leadership is a form of professional guidance or management built on a foundation of strong communication skills and persuasiveness.
Exmadaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa nin Qaran,islamarkaana u siman yihiin Dadka Soomaaliyeed oo dhan,waa waddani leh Qab iyo Damiir Soomaalinimo, islamarkaana jecel Dadkiisa iyo Dalkiisa.
MADAXWEYNE FARMAAJO WAAN KU TABNAY ILLAAHEY HANOO SOO KAA CELIYO ADIGOO NABAD AH
XABIIBAL MALAYEEN MAHAMED ABDULLAAHI FARMAAJO GUUL IYO GOBANIMO INSHALLAAH
So noqo BABA❤🎉 we nid u
Manshallah jamac guuleysa
Aac 🦂🐒🐒🪰🪰🦂🐒 dulmi iyo dullinimo baa laga galay farmaajo ❤🇸🇴 wadani sharaf soomaaliyeed raba yuu ahaa balse kuwa maanta umada vurburiyey ayaa lugaga qabtey marka cano kacaba qoys qoys ha u googo,do fafuuro xun dheh cadowguna dusha ha idin kafuulu waxaad kageshaan 🪰🦂🐒🦂👎🏻🦂🐒🪰🦂🐒🦂
Waa gaamiye sax boqolkii boqol farmaajo
Allaha kala qaboojiyo dadka walaalaha ah 😢😢😢
Mudane farmaajo
Tuug wax ah wax dadka leynayo
Farmaajo
Waa xalal iyo sharaf leg
Galladoow adaa kow ka ah qabyaaladda,nin jeclaysiga iyo dulmiga aad carabkaaga ku gasho alaha ku waafajiyo.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
mahaduu miyirsaday shalay waa tuu isku dilayeye mahaduu soonaaxay mise bahashii ayaa ka baxday
Farmaajo dalkaa ubaahn
xabashi afsoomaali bartay xaarmaajo
Wlhi MW. Farmajo , Allah ha xifdiyee , waa nin nasiib badan oo Allah uu jecelyahay waayo ceebtaan iyo dhibaatadaan maanta dalka ku jiro ayaa Allah ka badbaadiyey inuu masuuliyaddeeda dhabarka loo saaro ; maalin kheer ku jirta asagoo nadiif ah ayuu talada dalka wareejiyay.... dad banu aadam ah ayaa hoggaanka loo qaban karaa , laakin DUGAAG oo weji banu aadam keliya leh looma talin karo ayagana ma talin karaan mana tashan karaan!!!!!!!!!! .
Dhamaan laxanka muuska miraha waa fikaagi
Wax aan fidno iyo isku Dirka Beelaha soomaaliyeed kama shaqeeyan kuwa wadanka xukuma Mar jubaland lagu duulo iyo Mar Gedo lagu duulo iyo iska horkeenka bulshada gobolada Dhexe Laakiin Teendhada Afisyoni baa lagu Kala bixi donaa sanad ka Dib.
Waar waa farmaajo wa kii aad shalay caayaysay jaamacaw
Asc anigana talan haya dadka somaliyeed way is jecelyihiin lkn waxa xumaday mamulka madaxda ogu sareysa somaliya 1 mw XASAN 2 raysul wazare xamse talo way ku fashilmeen ha is casileen somaliya waxay ubahan tahay bad bada qaran
Doqon ki ogaden ka ahaa jaamac, xeryihii qoxootigi caano booraha oo jalalaqsi ayaa u xiistey duli yahoow
Kan maalintii Somalia tilaabo loo baahnaa qaato, guul gaarto warqad xun ayuu soo qoraa, malinti heshiiska Turkey, maalinti UN kursi laga helay, maalintii deynta la caafiyay, maanta oo itopiya dhulka laga saaray, midwalba warqad xun soo qoray. Farmajo waa ceebtii ugu weyneed Somalia ku dhacday ee nin kale keensada Daaroodow.
Faemajo bad nabadeed soo saarey wa iska huuha iyo sheeko xariir
Waxaa sábado ay munaafiqiin uu hogaaminayo xasan shurunshuur ayaa sababay man dhamaankarto intuu kursigaas fadhiyo sidaas iyo si kadaran ayaan sugaynaa bale hadii aad nabad rabtaan hallo noqodo allaah waxaan waa wax aynu galabsanay marka mujri ii tan baa laynaku cadaabay marka doobada haloonoqdo
Xabiibu.malaayin.soonoqo.adiga.oo.nabad.ah
Farmaajo riyu kujiraa, marba lagu sirmay wuxu yahay wala ogaaday. Hogaan xumo jilicsanaan, kaligi taliye jilicsan, wadaniyad been ah. Somalida waxaan kula talin lahaa in aysan say xasan culusow ugu khaldameen ay san ugu khaldamin ee qof wax qaban kara raadsadaan
warye madaxweynahani ninkii soomaali ufiicnaa buu ahaa laakiin shalay waad kushideysay adigoo caqligaaga gaaban ku kala saari kari waayey sax iyo khalad. Jaamac galad
Hadeey wiilashii sida foosha xun loo dilay saa u dhibeeyso, muxuu uga hadli waayay wiilashii mareexaan askarta ahaa guriceel beesha cayr ku gowracday waagii u madaweyne ahaa? juuq kama dhihin taas
GUURGURTE Iyo FARMAAJ waxa ismadhan.
1) Guurgurte waa qaa'in wadan tuuuug ah wadankii xaraashtey HANTI aruursi Ku JIRA.
2) Farmaajo waa keligii taliye shake badan anan wacyiga soomaliya la socon.
Umadan ilaah baa u maqan... Soomaliyay isku Tashada
Farmajo khain tug ah weye isaga kuwi la shaqaynayay e nisa ayuba nolasha ku asay iyo Suna waljameca o u xasuqay kuwaa ma arko miya Farmajo
Farmaajo waa mareexaan, duli aan dadnimo lahayn baa tahay, 1991 baa loo laabaa maxaad kadheefteen.
❤❤❤❤FARMAJO ALENOODAYO WAA MADAX WAYNE QARAN
Jaamacoow Farmaajo muxuu uga reebay ciidankii Xoogga Dalka ee Xabashidu ku laysay Dooloow mise kuwaasi ciidanka qaranka maahayn?
Ciidankaan waxaa laayey Xsaan oo Asagoo ku yiri diyaarad Soo rida
Kuwa soomaali isku direya ee ukala saarey hawiye iyo daarood isaaq alshabaab iyagoo soomaaliya godku ku ridey awey wiilashii xooga dalka soomaaliyeed ee usoo tababarey farmaajo iney dalka shisheeye ka difaacaan yaa cuney yaa dhameeyey wiilashii isaaq alshabaab iyo jabuuti gadra xeed soomaaliya yaa isku dhameenaya isaaq iyo jabuuti oo haysta Sadiq joon soomaaliya siyaasadeeda waxa laga maamulaa hargeysa iyo jabuti soomaaliya marka laysku diro hawiye iyo daarood marka leysku dhameeyo hawiye iyo daarood ma isaaq ayaa dalka u hadhaya soomaali yaa umaqan cidna ilaaheybaa umaqan wiilashii soomaaliyeed waa laysku dhameeyey soomaali caqlilaay kiinya iyo itoobiya hakukala qaybsadaan oo Haku qaataan ileen waad heshiinqeydeen siyaasad ayaa idin dishey foolxun
Handcap farmaajo warkiisa miyaad wadadaa
Lagaa resay qaa"inkiiyow😊
Jaamac adaba dagaal ooga ah maxakasad iskadhigeysa dacad somali ah lakii fidiyogi kanka hareer qabiilada ayaad dabkadhax huneysay jamac nacas afkaad dagaalka ku hurineysay ayad ayqd dacadnimo beena ah isga dhigeysaa sunhaku dishaa jiirxun baakugu yaal yahooo
Isagaaba Ka danbeeyay dagaaladii raaskaanbooni, isagaa Kula taliyay Hassan sheekh inu weeraro jubbaland