Subxanallah` Gabar somali ah oo oday 72 jir gaal ah Qabo oo Calafdoon wiil somali ka radineso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 458

  • @fartahaajiali9173
    @fartahaajiali9173 10 หลายเดือนก่อน +18

    Sister Naima waxaad tahay gabar wanaagsan,qalbi wanaagsan,dabecad wanaagsan,all your personality wanaagsan masha Allah.
    Waxaase kaa dhiman xijaab wanaagsan insha Allah.

    • @yaasiinhassan2127
      @yaasiinhassan2127 10 หลายเดือนก่อน +3

      Insha alaah xijaabkana way gashan insha alaah

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 9 หลายเดือนก่อน

      Madaxeeda waa asturan yahay way xaragoonaysaa iska daz

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 9 หลายเดือนก่อน +23

    Iyadu iney hor dhimaneyso miyeey ogtahay dembigeesa allaha dhaafo waxa xunna tii kadhex baxda allaha ka dhigo أللهم آمين

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 9 หลายเดือนก่อน +9

    لاإله الا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اللهم إني أسألك حسن الخاتمة

  • @ardocumar6779
    @ardocumar6779 9 หลายเดือนก่อน +6

    Mashllaah wiilka wacdinayoow iyo gabadha barnaamijka daadihinaysa allaha idin xifdiyo
    Gabadhana allaha hanuuniyo haday insibathy

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 9 หลายเดือนก่อน

      Ameen ya allah 🤲🏾

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 9 หลายเดือนก่อน +10

    اشهد ان لا اله الا الله وأشهد أن محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah waa sidaa si loo fahamsiiyo nasteexryo qofka biniaadanka thank you so much guys

  • @abdiabdielmihibo3472
    @abdiabdielmihibo3472 10 หลายเดือนก่อน +9

    Suubxanallah allaha akbar tan muslim ka dheer shaaydamadde waaye allaha soo xadeeyo ameen inshallah

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 10 หลายเดือนก่อน +6

    Sheekha waanadiisa qiimaha badan qaado wll

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 9 หลายเดือนก่อน +13

    Nacimay qolkaaga ha yska xumayn gabadhan wexey ku hadleyso diinteenu maqabto waana dembi weyn subxaanalllaaah سبحان الله

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 9 หลายเดือนก่อน +6

    آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xaran weligaada gaal lama qiiyano

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 9 หลายเดือนก่อน +4

    ونعم باالله العلي العظيم الحمد لله على كل حال يارب العالمين استفغر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmassud2985
    @ahmedmassud2985 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah walaal aad baan kaaga mahadcelinaayaa. Dadaalkaaga islaamnimada adiga iyo gabadha somaliyeed

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 9 หลายเดือนก่อน +4

    Naciima qof walba ha qaabilin waxaa noo kale waa wax ka baxsan diinta islaamka isu keen calafdoon xalaal ah

  • @OsmanBordey-wp8jb
    @OsmanBordey-wp8jb 10 หลายเดือนก่อน +6

    Subxanallah ,allow lacagta malagudida😢, maharka miqa logadigaa ninka Somaliga ah

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 10 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahay utoobadkeen..gaal kumaqabikaro.

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 10 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa dhimanayh first

    • @mahadihassan5203
      @mahadihassan5203 9 หลายเดือนก่อน +1

      Waa iga weyn yahay in loo dhinto bay moodaa inay ka hor maree ma oga
      Tan kale xaaran bay kula joogtaa

  • @HanadTaliye-i5r
    @HanadTaliye-i5r 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sh, wacdigaga midaan aad istaqaanan is astuurdheh kheekh

  • @zahramohamoud8835
    @zahramohamoud8835 10 หลายเดือนก่อน +3

    Bismilaahi
    Yaab Waaba doqonimadii oo qof ah war ileen tanoo kale
    Indha adagaa sidee ku kentay
    Shekadan miskiin
    Hantidisa u u diiday naag tii cunuga u dhashay iyadoo an waxba u dhalin a yey rabtaa in ay lacag ka qadato war aduunyadiii way dhamaatay
    Naag nin qabo o dhahaysa nin kale an guursado an rabaa
    Bismilaahi

  • @ah1114
    @ah1114 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah tabaraka Allah Nimco wllo khayr allah ku siyeeyo adiga iyo sheekha aad keenteenba

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 8 หลายเดือนก่อน

    Naima mashallah you did your part. This Dunyah is a short journey. Ya Rabi protect the Ummah

  • @noor-fw2hm
    @noor-fw2hm 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah nacimo walalo adigana Allah hakudhowo Ajar lasokobi karin Allah kusiyo sida dinta udhowrti Allah kahudhowro Aad ayan ugu faraxnay wallahi shekhena asigana mid lamid Allah noxafido

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waligaaba lacag iyo guryo tabco, waala dhiman xoolahaagana dad uunbaa leh adna waxaad hormarsataad leedehee wax xalaala ku dadaal, nabigu scw wuxuu yidhi aduunka ku ahaada sidii nin jid goynaya , dunidu waa imtixaan iska ilaali inaad ku dhacdo, bangigaaga runta ah aakjiruu kuu yaal ee sii buuxso.

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 10 หลายเดือนก่อน +3

    Imaanka maxaan dhahaa subxanallah allahu manajeynaa ayada armay ka hor xijabadaa uun

  • @doone9873
    @doone9873 9 หลายเดือนก่อน +5

    Allow cafi gabarta walal u duceya ninka gaal ah ayey rabta inuu marka uu dhinto lacagtisa hesho walal adunka wa akhiro saman waxan waxan waxa ka daran aya la arki dona marka gabarta please haloo duceyo in ale xaqa tuso lacagta wa xaran loo jedo

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 9 หลายเดือนก่อน

      Gaalka u bakhtiyey dheh dhintey ma Musliba adi sax wax qoreyso

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 10 หลายเดือนก่อน +4

    Indha adkaa qoftu gaal waayee kulaha xadana u iqaba 😂
    Tuugo ilaahay ka furatay

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 4 หลายเดือนก่อน

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sharmuuto kaa indha adag.

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 9 หลายเดือนก่อน +3

    Allaah wax ka qarsoon ma jiraan ,rabi udowbad keen waxa ku qeyrbadan wiil somaliyed xalaal ah shanta waqti dukada irsaqada Allaa bixiyo Rabi talo saaro xumaanta iska daa .xage laguso jira ila inte si nolaneysa ?

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 9 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallah inay ka hor dhimanayso. Maxay ka Ogtahay

  • @MuhsinAbdijabar-vp3df
    @MuhsinAbdijabar-vp3df 9 หลายเดือนก่อน +1

    Iney kahordhimankarto ma ma ogomiya wayelkale miyaa dhinto

  • @makkaaabdulkadir4779
    @makkaaabdulkadir4779 7 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله
    الإسلام يعلي ولا يعلا عليه

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h 9 หลายเดือนก่อน +5

    Naa aqlaaq daradan waa maxay alla ka cabso waxan joji

  • @SiciidOmar-f2g
    @SiciidOmar-f2g 4 หลายเดือนก่อน

    Gabdha yar anaa lacag guusiinayaa isgadaa dheh🎉🎉🎉

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 9 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaana allaah xishood kii iyo xurmadii iyo diintii maxaa laga tagey ilaahay ha soo hadeeyo inanta subxaana allaah

  • @qalbiinahassaninahassan8079
    @qalbiinahassaninahassan8079 10 หลายเดือนก่อน +6

    SUBXAALLAH SUBXAALLAH ILHEY HA DAMBI DHAAAF YA RABI SUBXAALLAH Allahu Akbar Allahu Akbar Alla ka cabsi ma jiro ya rabi no dambi dhaaaf Allahu Akbar 😭

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 9 หลายเดือนก่อน

      Tan waxay u eg thy oromo lkn oroman sidan uma indho adka nicimana qeyr malaha Waa lamid

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa mid xunsanaysa qoftaan alle ha ku sohadeeyo

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waa qof iska reerbaadiyaa teeda kalena talana maheeyso waa iska jaahilad

    • @HiboAhmed-lu1zj
      @HiboAhmed-lu1zj 9 หลายเดือนก่อน +2

      Naktaan hg ceer waaye south suudan ayey shaqaalo ka ahaan jirtay wa herbaadiyo caadiya😅😅

    • @iskoonaking8665
      @iskoonaking8665 9 หลายเดือนก่อน

      @@HiboAhmed-lu1zj waa qof is caayneeyso waana kamuuqataa ineey tahay qof jaahilada

    • @viozone
      @viozone 9 หลายเดือนก่อน

      Yaa kuway diisayay waxaas kuwa hg cuqdada kudileen ayaad kujirtaa ​@@HiboAhmed-lu1zj

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 9 หลายเดือนก่อน +3

    yaahuu kiinee hor dhiman doona bisinka

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 9 หลายเดือนก่อน

      Gaal yaa ubaneeyay? Iyadaaba laga yaabaa ineey hordhimato Gabadh yar waaye wey shaqeeysan kartaa maxaa waalay Qiyaano maxaa ugeeystay aduunkaa waa 2 maalmood.

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo qoftaan leh gaal 72 hit ah ayaan guursan waa qof wareersan yay waqtiga kaadhumin

  • @mamxamudAdan
    @mamxamudAdan 4 หลายเดือนก่อน

    نعم

  • @MXuurahe
    @MXuurahe 9 หลายเดือนก่อน +2

    xareen iyo xalalmiya masha taal wa gabara qayri qabto ah

  • @luulsheekhcabdi7045
    @luulsheekhcabdi7045 9 หลายเดือนก่อน +2

    Qoorta Qari walaal naciima igana raali ahoow shugran mahadsanid

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 10 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanalaah miyey og tahay iyadu inuu ka hor dhimanayo oo iyadu ka danbaynayso.teeda kale iyadu 2 nin see u wada guursanaysaa.tani way buktaa xaga caqliga dabiici maaha

  • @halimamohamed1133
    @halimamohamed1133 9 หลายเดือนก่อน +3

    Hadii u rabo ayaduu qiyaanayn oo wuu isticmaalin
    Like a tool
    Gal yaa ka qiyaano badan
    Iyadu waxay moodaysa in ay ka aqli badantahay lakiin he is using her

  • @hassanmaalim5439
    @hassanmaalim5439 10 หลายเดือนก่อน +6

    Lacag gawadhis hoyadeed uu udiiide maa adi lagusiina Halimo?😅

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 9 หลายเดือนก่อน

    Naciimo maasha'allaah . Si fiican baad u waaniseen . Sheekhad Naciimo , dee adigana naga qari luqunta dheer ee quruxda badan . Ajarka badso oo intaasna ku darso . Tuuggii adiga kuma daayeen kkkkkkk . I cafi walaal.

  • @ZeynabAbdullahi-ci2fw
    @ZeynabAbdullahi-ci2fw 8 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah taani wexe halaage raga somaliyeed caruurta somaliyeed ayee dhumiiraabta ee daadka haku halaagiin

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 9 หลายเดือนก่อน +2

    Taneyto illaahay umada somaliyed ama raga somaliyed haka kqabto dayuusada xaaramiyada

  • @HalimaWasays
    @HalimaWasays 10 หลายเดือนก่อน +4

    Rag & dumarow dinta Alle swt yanan marti ka noqon

  • @AshaHajiahmed
    @AshaHajiahmed 9 หลายเดือนก่อน +1

    Adile ha isku dhiman teda kle hadu ku jecekyahy mukusiyo adigo lanol sheko illahow hamiga nucasa maga hay

  • @suleimanabdi5348
    @suleimanabdi5348 10 หลายเดือนก่อน +3

    indhoole miyaaa
    indheheeda. cml

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 9 หลายเดือนก่อน

      mayee waxbay gashatay

    • @NasiibFiican
      @NasiibFiican 9 หลายเดือนก่อน

      Waaba la yaabay balaayada foolxumada badan

  • @mohamedismaelahmed7614
    @mohamedismaelahmed7614 9 หลายเดือนก่อน +1

    tani waxba if iyo akhiro midnaba waxba kama ogaa

  • @mamxamudAdan
    @mamxamudAdan 4 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wax kajirah male

  • @Hafsa-ke2or
    @Hafsa-ke2or 9 หลายเดือนก่อน +3

    Lugaha diiqa lagashe soislami ninka nikah haladigto aqliga lacag kagale😢😮😮

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 10 หลายเดือนก่อน +4

    She devil 👿 look when she smiles 😁 😂😂😂 his 72 yrs old

    • @aminahussein-hassan522
      @aminahussein-hassan522 9 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@aminahussein-hassan522odagas liiska ka cunayo xaga danbe jeceli yihiine gaalado naagta futada la dubeyo dhuuso iyo xaarka ms ceshan karto gaaladu qaar ba jecele liiska lknse inta bdn futada jeceli yihiine waayo waa cinjir kala bax baxdo isaga futada u leefi sidiisi bu ku kacsanaa gaaladu wa sidasi waayo gabar soomali ah ba ila daris ah wiil yar oo gaalo ah ba qabo gabarta meel shirakada ka wada shaqeynaa waxay igu tidhi wiilashena somaliyed waa kuwaa fiican waayo futada xaarka ka soo baxo ama saxarada ku waydiinyaa inay ka istimaalan marka la isku galmoonayo meesha alle u sameyey ku ekaanyan lknse gaalado futada siilka iyo afka way ka istimaalyaan

    • @Ahmedali78458
      @Ahmedali78458 8 หลายเดือนก่อน

      She's devil,what about if he lives a long life

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v 9 หลายเดือนก่อน

    Adigu ma wadkaad la soo balantay markaad leedahay waxaan sugayaa intuu ka dhimanayo Subxaanallah Allah ha ku soo hanuunyo habo.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 9 หลายเดือนก่อน +2

    Salaamunqol Mineabi Raxiim😮

  • @Puntland1
    @Puntland1 10 หลายเดือนก่อน +8

    Midan caqli maleh. Hadu dhaqala ku qoro qof kale. Waxa kaliya aad kula xisabtami kartid wa WAXA U HAYSTO rer miyi tahrib kuso galay Europe oo anan aqon lahayn. Na ilahay ka cabso oo nin Xalal ah gurso dhaqalahagana gacantada ku sameyso. Hada waxad sameynaysid wa qod jirkeeda ka Ganacsanaysa waxba ma dhantid.

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 9 หลายเดือนก่อน +1

    HADAAD ADIGA KA HORMARTID KA WARAN OO AAD KA HORMARTID WAA MOORYAAN INEY DISHO SEY XOOLO INEY HESHO DIIN MALAHA

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 9 หลายเดือนก่อน +2

    WAA HAABARTA HUUR FAADHIID UWAADI NAADIIGA DIIB ISGUU NOOQO

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 9 หลายเดือนก่อน +3

    ODEEGA QAAYAN LAAKIIN YUUSAN ADIIGA KUU QAAYAAMIN EE ISKAA ILAALI WAA BEEN BAADAN YIIN GAALADI

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 10 หลายเดือนก่อน +3

    Asc waa xaaraan Gabar Muslimad ah oo la Degan 72 years old oo Gaal . Kuna heshiiyeen in ay isqabaan ninka maahan doqon oo Gabar uu San la seexan siduu usiin karaa lacag dhaxal Ah !!!!!
    Waa wax Qaldan oo aan marna xalaal meesha mataalo

  • @noahD1636
    @noahD1636 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekh, jazakom Allah

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 10 หลายเดือนก่อน +12

    Subhanallah Subhanallah this she is a god digger

    • @ahmedmohamudroble7133
      @ahmedmohamudroble7133 10 หลายเดือนก่อน +1

      Walaalo qoraal kaan wuu kaa khaldan yahay Iska tir gold digger saas loo qoraa

    • @nuursomaliofficial1648
      @nuursomaliofficial1648 9 หลายเดือนก่อน +2

      Gold digger dheh

    • @Sam-t4p4r
      @Sam-t4p4r 9 หลายเดือนก่อน

      Gold digger yahoo

    • @Sam-t4p4r
      @Sam-t4p4r 9 หลายเดือนก่อน

      Wa xaram, hawiye subxanallah

    • @marftoons5249
      @marftoons5249 9 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walaahi waa yaab

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 9 หลายเดือนก่อน +2

    Inanta.waxaan.kulalatalinayaa. ninka.gaallka.ah..eenaagtay.iskudiinta.ahayeen.xiyaamaya.adigon.ladiin..ahayn.siduu.kuu.siinkaara.adigu.se.haddi.aad.islamtahay.diintu.umaybanayn..sidee.uu.kugugalmodaa..xoolihiisu.kugumooqdaa.kanoqo.walaashay.adigoo.lamida.malaayinka.haweene.muslimka.ah.eekuqananacsan.diintooda.iyo.raga.muslimka.ah.ee.ilaahay.ubaneeyay..lacagtu.waxay.qiimaleedahay.majiro

  • @maslah345
    @maslah345 10 หลายเดือนก่อน +2

    Khaimad wayn oo indha cad

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ajar ha idinka siiyo sheekha iyo naciimaba

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 9 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah yaa cadiim allaha namooti waa sheekale

  • @mamudxun1027
    @mamudxun1027 10 หลายเดือนก่อน +3

    Gabartaan waxaykujirtaa qabla islaam ninka leedahay waa iqabaa maqabo ee waaqayaano loobareeray alaahuma naheenaa

  • @yusufhassan589
    @yusufhassan589 9 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallaah waa gabar gaalnimo ku dhacday nin gaal ah gabar muslim mana guursan karto gabadhaan waa gabadh indha cadahay

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 9 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallaah gabarey adiga iyo isaga yaa horta dhimanaaya teeda kale mustaqbal kaagi aaway sow adiga nolol ninbaad ubaahan tahay ilmaad ubaahan tahay

  • @saidmuse6904
    @saidmuse6904 9 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah ya rabi.Ilaahow cebtena astur.

  • @cibadomuse-xj2hc
    @cibadomuse-xj2hc 9 หลายเดือนก่อน +1

    Idinkana illaahay Ajarbadan ha idinka siiyo

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkii hormarayo

  • @luulsheekhcabdi7045
    @luulsheekhcabdi7045 9 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxaaga waad asturtay waanan ku faraxsanahay walaal naciima

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 8 หลายเดือนก่อน

    Saqajaamad waayee naciimo abaayo waxaan cml hala wadin sheekadan

  • @queenfatimanz
    @queenfatimanz 10 หลายเดือนก่อน +3

    TANI WEY HURDAYSA GAAL SIYAASIDIISA QURUNKA AH WALEE MA.FAHANSABID INTA AY WAX SUGAYSO IYADA UN YUUSAN HAWADA U DIRI

  • @zeynabahmed732
    @zeynabahmed732 9 หลายเดือนก่อน +1

    ODAYGA CARUUR DOON MIYA?

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 9 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah walaal quraanka baro iyo tafsiirkiisa iyagaa aduun oo dhan ka qiimabadan

  • @Halimo.Mohamed
    @Halimo.Mohamed 9 หลายเดือนก่อน +1

    amoo asafa inshuurence feliyey oo uu dili rabaa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 9 หลายเดือนก่อน +1

    Say idhaheeda bahal dalqalada ugu ekeysiisay hantida maadhey cimrigaaga adiyo asaga keehprmaridono maada og axmaqad

  • @madinaabdi3673
    @madinaabdi3673 9 หลายเดือนก่อน +1

    ‏جزاكم الله خير الجزاء جزاكم الله خير الجزاء ما شاء الله تبارك الله ما شاء الله الله❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 10 หลายเดือนก่อน +4

    Bisinka reer xamar lacag jeclaa😅

  • @kadijaali7014
    @kadijaali7014 9 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 9 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂😂😂subxanalaah ilaahayoow na astur ❤🇸🇴

  • @noahD1636
    @noahD1636 8 หลายเดือนก่อน

    Naciima well done

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 9 หลายเดือนก่อน +1

    See loogu raadinyaa nin mid beyba la joogtye mxuuse ku flyaa nin og iney okay la joogto mey shaqeysto intey xaaraan sugeyso qof geeri horeyn se rbaa og .

  • @munaawad3874
    @munaawad3874 10 หลายเดือนก่อน +3

    Amaad ka hor dhimataa adi

  • @hodanhappyahmed9618
    @hodanhappyahmed9618 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaaaah sheekh jasakalh khyrkad wado😢

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah. Gabadha ninku arintiisii buu ku fushadaye yaa magdhow ayada ka siinaaya ninka.

  • @suubanyareyosman4133
    @suubanyareyosman4133 10 หลายเดือนก่อน +3

    xasbunalaah wa nicmul wakiil

  • @HabibaAhmedOmar
    @HabibaAhmedOmar 10 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah alla ka cabsi ma jiro yaa rabii

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kulahaa inaan dhaxlo yaan rabaa markuu dhinto odoga balse kumay dharsan inay ayada dhiman karto

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 9 หลายเดือนก่อน +2

    الله يسحمنا لنا ولكم ولجميع المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات يا رب العالمين 💖🤲💖🤲💖🤲💖🤲💖🤲💖🤲🤲💖

  • @omarmahmud8345
    @omarmahmud8345 10 หลายเดือนก่อน +3

    Armay ayadu ka hor dhimataa?

    • @yasminfarah9140
      @yasminfarah9140 10 หลายเดือนก่อน +1

      Haa, inuu kahordhimaanayo ayay qalbiga gashatay. Maba oga malagu inuuna aqoon yar iyo wayn.

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay ha ka soo hadeeyo

  • @abdulahmed-b4i
    @abdulahmed-b4i 9 หลายเดือนก่อน +1

    Siday ku riyoneyso waxaa waye odayga guurso oo hadhow dhaxal
    Lakiin iyada wa la isticmaalaa
    Mana gursanayo nincadan ah tan oo kale ma taqano
    Cadaanku wa reer magaal
    Ran
    Meel walba ayuu ka isticmalaa
    Waa mid raqiis ah

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 9 หลายเดือนก่อน +2

    Naagta filimanta hindida iyo musalsalada carabta ayey badsatey