70 jir Kooxda AS lacago siin Jiray oo Maanta xukun adag lagu riday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dambiile Cali Xuseen Isxaaq ku xukuntay 7 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed oo $3,000 oo dollar ah.

ความคิดเห็น • 98

  • @Assa-t1z
    @Assa-t1z 4 หลายเดือนก่อน +22

    Duqa iska daaya wax cilana tihine acudu billah lan xabsigu ku dhimana ufursa haaya

    • @muqiirsalmaan
      @muqiirsalmaan 4 หลายเดือนก่อน +7

      😂😂😂😂

    • @halimahassan1981
      @halimahassan1981 3 หลายเดือนก่อน

      Duqa magaalada ayuu qasaayey waa in xabsiga loo taxaabaa 😅😅😅

  • @hikmarashid1729
    @hikmarashid1729 4 หลายเดือนก่อน +2

    SubxanaAllah 😢 wayel ka iska cafiya please ALLAHU AKBAR MAY ALLAH MAKE IT EASY FOR him InshaAllah

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 หลายเดือนก่อน +7

    Gadomiye saalax waa lagend😂

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 4 หลายเดือนก่อน +1

    Haduu weer xaakim noqdo ari 🐐 xaq malahan , kuwii dadka qali jiray haday wasiiro taliyaal sirdoon yahiin waa maxay dadka la radinayo 😂😂😂 maxaa been la isku sheegay moryaan ayaa xakim laga dhigay yab maxaa dad la baaday oo caga juglayn lacag loga qatay

  • @AbdiAden-o8k
    @AbdiAden-o8k 4 หลายเดือนก่อน +6

    Walee sharci islaaam maada ku xukumin

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 4 หลายเดือนก่อน +7

    Ninkaan wuxuu u egyahay nin wax qarinaaya

  • @Darul.quranTV
    @Darul.quranTV 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin tuugsa 5line maxow ku sameynaa

  • @Suleeqoa
    @Suleeqoa 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waxe raban aye noshegayan war hada cid cireysan ama cadalada run tahay robow xira odagan maskinka ah ha ceersanine waladan cadalaba aqan somaliya

    • @karlesk6498
      @karlesk6498 4 หลายเดือนก่อน

      Kuwa wasiirada ah iyo talilaasha intooda badan waqtigii dowladii (abdullahi Yusuf Ahmed ) dadka ayaay argagixisada u qali jireen

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 4 หลายเดือนก่อน

    Walhi dadka somaaliyed ee xamar dagan
    Dhib ayaa haysta illahy hakaasaree
    70 jirkiisii hduu ka shaqeenyo gumaadka shacabka ama la shaqeenyo koox arxan daran
    Misna 20 jirkiikina isku dhex qarxinyaa maxaa somaaliya u hadhay

  • @ibrahimdirie5561
    @ibrahimdirie5561 4 หลายเดือนก่อน +13

    Kan xakim mahan mana yaqano su'al weydinta sharciga ah

  • @MuhammadYousaf-l9q
    @MuhammadYousaf-l9q 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waar odayga iskadaaya

  • @ibraahimhassey5378
    @ibraahimhassey5378 4 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhh ar soomali illah hacaafiyo dhaman waa wada xanuunsan yihiine

  • @Cadanishow
    @Cadanishow 4 หลายเดือนก่อน +1

    4 sim muxu ku kala falayey wale wax qaldaan aya mesha ka socda😢

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 4 หลายเดือนก่อน +6

    Bal inkaartaan nagu habsatay fiiriya. 😢😢😢😢

  • @bario1091
    @bario1091 4 หลายเดือนก่อน +2

    Meeqo account ayaad furatey intaad nooleed kulahaa hada madhintey

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 4 หลายเดือนก่อน

      kkkkk daqiiqadee la weydiiyey su,aasha ah meeqa account ayaad leedahay?? kkkkkkk

    • @bario1091
      @bario1091 4 หลายเดือนก่อน

      @@nnpcat625 Sifiican udhegeyso

    • @NajmaMaxamed-bg3fd
      @NajmaMaxamed-bg3fd 4 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂😂 waxa kugu daran in uu furtay 8 sim card dhahayna ilowsha qabaa😂😂😂😂 ilaho nacafiy

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 4 หลายเดือนก่อน +3

    Cadaalad daro

  • @LiibaanLb-h2x
    @LiibaanLb-h2x 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa u maleynaaa😂

  • @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
    @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 4 หลายเดือนก่อน +1

    Acuudi bilaah ilaah dartii udhaaf odayga intaas uu danbi laheen uu qalqalay ciroolaha kaxishooda xukunka dagdaga bari ilaah ayaakula xisabtamayo

  • @LeyloLeyloyussuf
    @LeyloLeyloyussuf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Duqa iska dayaa wllyalalow maskinka wayeel wye

  • @adanmaalim8802
    @adanmaalim8802 4 หลายเดือนก่อน +3

    😅😂maskaxdey Aya gubatay 😅

    • @NajmaMaxamed-bg3fd
      @NajmaMaxamed-bg3fd 4 หลายเดือนก่อน

      Hhhh 8 sim card na wa laheesta markasne

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 4 หลายเดือนก่อน +1

    Odayga jaah wareer ku riday halayabina wa umalyna su ugu hayay😂

  • @anwarmohamed9335
    @anwarmohamed9335 4 หลายเดือนก่อน +8

    2026 xeerka so baxay boo dhahaya dhageysta g maxkamada korma lagaaray ma wareertay g d miye
    mise aniga 2 sano xage ku maqna 2024 unba oga isoo sheega walaladeey wan naxsanahay waan iska shagiye ma nool nahay
    😮😮😂😂

    • @ramlamaxamedabukar6886
      @ramlamaxamedabukar6886 4 หลายเดือนก่อน +5

      Hortaada layaabay anibo😅😅😅😂😂 gudoomiyaha inuu naga horeeyo madhicikartoo

    • @ismhan2398
      @ismhan2398 4 หลายเดือนก่อน +3

      Waxan isiri dhagahada miya

    • @Ibrahimka38
      @Ibrahimka38 4 หลายเดือนก่อน +1

      Sharciga wuxuu soo baxay 21/02/2026😂😂😂

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga 5 mar ayan dib ogu labte koley dag dag badan aya kujire aqrintisa marka gudomiyaha aqbarta aqrinaye dag dag na wa camal sheydhan bahasha daganan wax ay ku dhanto malahan

    • @deqtoon
      @deqtoon 4 หลายเดือนก่อน

      war adi waad danbeysa soo dhaqso waa lagatagaye

  • @NajmaMaxamed-bg3fd
    @NajmaMaxamed-bg3fd 4 หลายเดือนก่อน

    Waa fiican tahay 8 sim aa samesehee ilowshana wa qabtaa miyaa so u fiiri hayo day wuxuu is leyahay cunugaan yaro koofida weyn been wad u shegi kartaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Saada-d1i
    @Saada-d1i 4 หลายเดือนก่อน +1

    War reer somalia waxa degane dad daadoda garenene

  • @faisalformerchannel5228
    @faisalformerchannel5228 4 หลายเดือนก่อน

    Walahi ninkaan sida uu dadka wax u weydiiyo i don’t like it 😢😢
    suaalo gadis ah waaye all his questions 🤔

  • @mohamedabdulle6317
    @mohamedabdulle6317 4 หลายเดือนก่อน

    Waayeelkaan maa gaari wadikaro maxa licence ugu sameyseen Aaway Taraafikadii

  • @CabdiFaarax-o9o
    @CabdiFaarax-o9o 3 หลายเดือนก่อน

    Wa yeelkan iska daya plz ha iska tus bixsade 20 jirada so qabta 😢😢😢

  • @CaanJaamac
    @CaanJaamac 3 หลายเดือนก่อน

    Intaad xeer ciqaab aad wadaan oo kutubka quranka kasii jeedan saas ayad isaga daba wareegaysaan

  • @lagendarygamer349
    @lagendarygamer349 4 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan markii maxkamada lakeeno maxeey Horta isku boo boo jeeyaan ama isku maahsiiyaan 😂😂😂

  • @SuheibCumar
    @SuheibCumar 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @nevergiveup4012
    @nevergiveup4012 4 หลายเดือนก่อน

    Odaygan haday wax kaqaadanayeena xoogbay kaga qaadayeene maad iska daysaan dadka waawayn lama dhibe

  • @hodhanabdi2007
    @hodhanabdi2007 4 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @DhibaTada
    @DhibaTada 4 หลายเดือนก่อน

    soo baxey 2026 ku lahaa... Eebow cade weli lama gaarin taariikhdaas.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 4 หลายเดือนก่อน +5

    Walayabay somali bahalo aya ku sodulay

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 4 หลายเดือนก่อน +4

    Show badanaa 5 siim siduu u sameystey haduu madaxa ka xanuun sanyahay

    • @drhd1043
      @drhd1043 4 หลายเดือนก่อน +1

      Film waaye😂

    • @nasro7666
      @nasro7666 4 หลายเดือนก่อน +1

      Iskada miskin

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 4 หลายเดือนก่อน

      Ku sii daree, 8 sano inuu baagamuundo ahaa ayuu sheegtay.

  • @mohamedabdulle6317
    @mohamedabdulle6317 4 หลายเดือนก่อน

    Ayantu Matan Hindiya Faraceedu Galaa mase waa midkale

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waaba kuwa ugu daran kan oo kale waa isi segeger caadi

  • @SamiiraFayaxmire
    @SamiiraFayaxmire 4 หลายเดือนก่อน

    Walal taariiqdaad sheegtay lamagaadhin 26dh laba sanaa kahadhaye waxaan lagadhain maxad loogu xukumay odayga illaahay dartii usii daaya waxba ma oga waaba qof waqti jira e siidaaya yaaaaa allaaaaah

  • @hannanhappy4746
    @hannanhappy4746 4 หลายเดือนก่อน

    Cimrigan muu u shaqaynayay ku wuxushta dad qalashada

  • @FatherGg-kk5rw
    @FatherGg-kk5rw 4 หลายเดือนก่อน

    Dadkan bahalow ayey noqdey odegan sirbaa kudugan😅

  • @LaylaAxmed-qs4ld
    @LaylaAxmed-qs4ld 4 หลายเดือนก่อน

    Shamuure wllki kawaeyn

  • @hanihappy6475
    @hanihappy6475 4 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan la yaabay ninkaan waa Shabab

  • @balletiofficial5722
    @balletiofficial5722 4 หลายเดือนก่อน +1

    Odaygan masaakiina ka leexda islaam matihiin
    Allah sidiisoo kale gablan allah ha idinka😢

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 4 หลายเดือนก่อน +1

      Haduu muskiin yahay muxuu shan mobile ku kala sameynayey?

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 4 หลายเดือนก่อน

      Astaqfurullah maxaad u hawareysa smada subxanallah

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 4 หลายเดือนก่อน

      @@maryamcumar5895 waa shabaab ayaan u maleynayaa

  • @YacquubNuur-re6fw
    @YacquubNuur-re6fw 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waakuwii usc 1991keentay xamar odaygaan tuuga xamar degaan kumalaha usc qasaaraheey noo keentay

    • @HealthyToday24
      @HealthyToday24 4 หลายเดือนก่อน +1

      😂 adinka yaa alshabbab idinka badan cawaanyahay karaan ku kooban
      General caydid ayad habeen walbo ku qaeawdaa

  • @mohamedahmedbihi5153
    @mohamedahmedbihi5153 4 หลายเดือนก่อน

    Shamuuri aabihii😅😅😅😅😅

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 4 หลายเดือนก่อน

    Xerka u ku xukume odayga wuxu so bexe lawada kun iyo lix iyo lawatanka ma wa la garin waqtiga mise aniga maleye 5 mar ayan ku celiye inan dib u xaqijiyo

    • @NajmaMaxamed-bg3fd
      @NajmaMaxamed-bg3fd 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂 O'Day 8 sim heysta oo ilowsho badan ka sheke

  • @YuusufHassan-r1k
    @YuusufHassan-r1k 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @maariya4a185
    @maariya4a185 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @XabiiboArtks
    @XabiiboArtks 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @HusseinNAbdi
    @HusseinNAbdi 4 หลายเดือนก่อน

    Waa 70 jir iyo 1960 buu dhashay sideey isuqabataa?

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 4 หลายเดือนก่อน +6

      1953 u dhahay inu dhashay waa 71 jir

  • @maariya4a185
    @maariya4a185 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 4 หลายเดือนก่อน +3

    Bisinka odeyga iska dhafa

  • @خديجهمحمد-ض7ط
    @خديجهمحمد-ض7ط 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 4 หลายเดือนก่อน

    Gudoomiye 2026ka Lama Gaarine See Qodab u soo baxay ?

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 หลายเดือนก่อน +3

    hawiye 90 iyo 15jir waa wada shabaab aamin malaha

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 4 หลายเดือนก่อน +3

      Haweye xiqdi naceb Iyo habaar wax looga qaadi Waa nacab hawiye u dhimo bacaac

  • @bario1091
    @bario1091 4 หลายเดือนก่อน

    Odega maxaa lagu heestaa

  • @xasandavid7952
    @xasandavid7952 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @AminaAhmed-i3j
    @AminaAhmed-i3j 4 หลายเดือนก่อน

    Deyniile
    Waa
    Hoyga
    Argagaxisada.

    • @huseinalasow5550
      @huseinalasow5550 4 หลายเดือนก่อน

      Habarta wayey dhila ku dhashe

  • @kahiyemohammed8556
    @kahiyemohammed8556 4 หลายเดือนก่อน +3

    Warya duqa daya subxanallah 😢😢😢

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 4 หลายเดือนก่อน

    Telefon afar sim qadayo majiro...odayga runta hashego

    • @farxiyodaahir8038
      @farxiyodaahir8038 4 หลายเดือนก่อน

      Subxanalah

    • @Siciid-z7f
      @Siciid-z7f 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wujira wll qli HOOYADAY bawadata wll

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 4 หลายเดือนก่อน +1

    odeyga dhaha koroto halaga geliyo sifiican u sheegi waxa uu qarinayo

    • @ashanur7166
      @ashanur7166 4 หลายเดือนก่อน +3

      Adi halagaga dhajiyo bi it nillaaah

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 4 หลายเดือนก่อน

      @@ashanur7166 casha shabaab adiga halaga dhejiyo isha allah waxaa tahey dameer aan fakarin dadkaga haweye lagu gumaada shabab gabar darood Iyo gabar isaaq saa umahadasho

    • @farxiyodaahir8038
      @farxiyodaahir8038 4 หลายเดือนก่อน +2

      Subxanalah

    • @ayaanmuhumed174
      @ayaanmuhumed174 4 หลายเดือนก่อน +1

      Suxanana lallah

    • @farhiyobile
      @farhiyobile 4 หลายเดือนก่อน +3

      Magacaaga ayay shaydaanimada ka muuqataa adiga miyuu magafe kaa gali markaa waayeel 80 jir sas ku leedahy😏