Waad riyootaye runtu waa maxay ? Q/24aad - Sh Siciid Maxamed Faarax - www.attaqwaa.so

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • www.attaqwaa.so

ความคิดเห็น • 44

  • @user-wm5mr7by7s
    @user-wm5mr7by7s 8 ปีที่แล้ว +6

    مشاء الله جزاك الله خيرا

    • @kristophersaul562
      @kristophersaul562 3 ปีที่แล้ว

      I know it is kinda randomly asking but do anybody know of a good site to stream newly released movies online?

  • @farxiyacabdulahi3641
    @farxiyacabdulahi3641 9 ปีที่แล้ว +3

    masha alaah yaa sheq jisaaka laah qeer

  • @amaalshiq3132
    @amaalshiq3132 8 ปีที่แล้ว +4

    mashaa allaah

  • @oldermmaahir3914
    @oldermmaahir3914 6 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay ha kaa abaal mariyo

  • @youngash6411
    @youngash6411 5 ปีที่แล้ว +5

    Barak allah feek sh

  • @maxamedyaresaalax3424
    @maxamedyaresaalax3424 6 ปีที่แล้ว +3

    sheekh

    • @mucadhasanmucadhasan1276
      @mucadhasanmucadhasan1276 4 ปีที่แล้ว

      Waxan ku riyaday cirka oo libax iyo mas madow isku dagalayan o la leyahy adonyo gadon waye anigane an dha hayo wa in an salada ciyow tukada inta an dhimanin sheeq riyadas mexey noqon karta

  • @xabiibacabdi4705
    @xabiibacabdi4705 4 ปีที่แล้ว +1

    Seeqow waaxan ku riiyoodya suurada amaana raasuulu iyo duc rabana dalmana afuusina wailama taaqa fiiralana wataraxamna nakunal minla qaasiirina waan xanuunsanhaya ifasira

  • @user-vu1ep6yq1s
    @user-vu1ep6yq1s 10 หลายเดือนก่อน

    Shiiqow waxaan ku riyooday hooyadey oo dhimaty mana noola markaan ku riyooday ale ha unaxariisto

  • @user-cu5yk7mn1j
    @user-cu5yk7mn1j 4 ปีที่แล้ว

    Shiikhawa waana kuriyooda anigoo xabalo dhexamaraya

  • @kcatoshkhalid1322
    @kcatoshkhalid1322 7 ปีที่แล้ว +3

    iyo gari cuseb ah

  • @gudoonmaxamuud8301
    @gudoonmaxamuud8301 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @xaawofaarax8152
    @xaawofaarax8152 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiik waxan kuriyòdaa anooqoslaya xoog ilaa an kutooso qoslkyga

  • @garamgaramyare5798
    @garamgaramyare5798 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh waxaan ku riyooday abtigay oo dhintay oo quraanka hadba meel iga warsanaayo oobi leh aayadaan xagee quraanka uga jirtaa waxna waan sheegaa qaarna waan aqoon waayaa marka maxay tahay

  • @hoodomaxamuudmaxamed8540
    @hoodomaxamuudmaxamed8540 3 ปีที่แล้ว

    Mashallh mashallh sheekh

  • @safacadeey5168
    @safacadeey5168 5 ปีที่แล้ว +5

    Ascm walaliyalow shikhan ayan rabaye sen ku helaa on kula xariira waxan ushegan lahaa riyo an arkaye blz igu cawiyaa iso jawaba

    • @ifraahqaalihaa190
      @ifraahqaalihaa190 4 ปีที่แล้ว

      Walaa sh khn ayn rabya wala sen ku hela

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว

      Sheekha halkee lagala xidhiidhaa?.

  • @kcatoshkhalid1322
    @kcatoshkhalid1322 7 ปีที่แล้ว +5

    shiqow waxaan kuriyote anigo datbadan ladokanayo

  • @cabdisomalilandcabdibashii8202
    @cabdisomalilandcabdibashii8202 7 ปีที่แล้ว +3

    Asc.sheikh. waxanku riyooday mas cad iyo mid madaw oo islaynaya .Aniga waxba riyada imayeelin balse xagaygay usoo ordayeen.sheikh

    • @amjadmoh4339
      @amjadmoh4339 6 ปีที่แล้ว

      cabdi somaliland cabdi bashiir wllo waa habeen kiyo maalinta weeye cimrigaagoo is guraya

    • @Maryama-h2v
      @Maryama-h2v 2 ปีที่แล้ว

      7

  • @tasliimmaxamuud6281
    @tasliimmaxamuud6281 4 ปีที่แล้ว

    masha AIIAH

  • @zahrujamucalim8162
    @zahrujamucalim8162 3 ปีที่แล้ว

    Waxn kuriyooday anigo 2gabdhood mantaano ah haysto oo janada laga kenay magcna ubabixi yey oo ah riyaaq&riyaan ifasir sheq

  • @SalahHassan-oz8jt
    @SalahHassan-oz8jt ปีที่แล้ว

    Asc waxaa jiro wiil aniga Ila dhashay oo jiro 3 ilaa 4 sano cunuga markasta oo uuseexdo cabaar yar haduu jifo wuu soo sasaa wuxuu dhahaa mascad ayaan arkaa marnaa waxa uu dhahaa wax madow oo weyn waxaa dareemee marka aad fiirinaysid in ay Wax soobursanayaan sheikh bal naga jahil bixi

  • @fardowsoibrahim5144
    @fardowsoibrahim5144 ปีที่แล้ว

    Asc shek

  • @deeqdaahir5744
    @deeqdaahir5744 4 ปีที่แล้ว

    Asc shekhe sicid labaryo ayan raba inad ifasirto midi waa anigo halabaya markan meel duura kulumay waxan radiya gurigi eedady markan horstagana wan sokaca midakalana waa anigo fooq adhi kuxerenaya marka sheekh ado raaliya igajawab

  • @hawaqudus6694
    @hawaqudus6694 2 ปีที่แล้ว

    Shikh waxan kuriyoda anigo gabar dhalay dhormar lamanaqabo

  • @deqoabdi1976
    @deqoabdi1976 5 ปีที่แล้ว +1

    😘💓💓💓💓

  • @waayobadan5575
    @waayobadan5575 3 ปีที่แล้ว

    Shiiqow riya isku araka kula wadagi laha halke kula wadaga ? isheg

  • @aminaafrah7935
    @aminaafrah7935 4 ปีที่แล้ว

    🧚👘

  • @xaawofaarax8152
    @xaawofaarax8152 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan kuriyoodaa anoo aad iyoaad uquslaya marmar na waanooyoo anoohurda

  • @aishonour5059
    @aishonour5059 4 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyiday xabsiga anigoo laiga sidaye

  • @zamrishchannel1196
    @zamrishchannel1196 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekow wxan kuriyoday anoo lacag fara badan laikenay oo sadaqa kubixinayo dhamantoda

    • @ifraahqaalihaa190
      @ifraahqaalihaa190 4 ปีที่แล้ว

      Wala shkhan rabya seen ku hele kara

    • @shukrimohaa5314
      @shukrimohaa5314 4 ปีที่แล้ว

      Walaal waa riyo wanagsan lacagta riyada ma wanagsana ilaa sadaqo laga bixinayo ama larabo in sadaqo laga bixiyo

  • @nurtomohamed857
    @nurtomohamed857 4 ปีที่แล้ว

    Asc